Aslam alaykum xabibti ilaahay ajar badan ha kaa siiyo Home sick ayaa na hayo Waanu faraxsanahay howsha quruxda badan ee aad noo hayso Waxaan moodaa in aan xamar joogo Waan ku caafimaad Man shaa Allah tabaraka raxmaan ilaahay ha ku xifdiyo Amin yaa rabil caalameen
Xafaadaa nasteeexo ladhahaa suuqa nasteexo maxaa u taagi waysa magaca jiiro maskiiin waxaa la dhahi jiraay xiligii dagalaada so keeyo oo ilaa airport ilaa siligaa American ka aay daganayeen dadka maskiinta ahay 1991 usom daganajiray oo taaddhoyinka ugu la jireen inkasto aan and wax badan mogahay nice to see from USA
Guulayso Baayo Aniga Waligay Mugdisho Maan Tagin Hadana Waan daawadaa Videoyada Quruxda Badan eed Noo Soo Duubto Mahadsanid Wlshy I Love You Dear ❤️❤️🌹
Please waan hubaa in aad oran doonto waan so dhameeyay lkn ma adan so dhameeyn xaafada tawakaya Madow iyo tawakaayo cagaar ee dharkenley Maxa yeelay waxaa so duubtay kaliya wadada mana kugu kali faayo lkn hadaad awoodo xaafada tawakaya madow labada dhinac so duub please gudaha ugal ma ahan muhiida laamiga Mac macaanka oo aad in badan so duubtay
Jiiro maskin maahan xaafad cusub ama aabasiib waa xaafad caan ah oo waagii dowladi dhexe jirtay la dhihi jiray ee waxa isku qadeysa qeebta siliga amerikanka ee la dhistay iyo xaafadi Hore ee jiiro maskiin o Hada loo yaqaan nasteexo waxeyna dhabarka ku haysa isbitaal madiino waa Xaafada ku dhashay 30 sano ka hor
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan
Masha Allah walahi walaal shaqa wanaagsan ayaad haysaa Rabi hakula garan galo amiin
MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. Amiin 🤲🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴🤲
Mashaa allaah thanks information sister thanks
Walaashey dharkenley ka soo hadal iyo macalin nuur
Mansha illaah than you sister abaayo school wadajir sare so duuba iyo siyaad
MashaAllah jazakaAllah kheyr abayo
Asc wrxb walaashey Jisakalah qeyr. Qeyr badan inshaa alaah
maansha alaah keep going sister
Masha Allaah keep going
Masha allah hambalyo wll
Maasha allaah
Mashallah keep going ❤❤💯
Masha Allah Hora Usoco
Aslam alaykum xabibti ilaahay ajar badan ha kaa siiyo
Home sick ayaa na hayo
Waanu faraxsanahay howsha quruxda badan ee aad noo hayso
Waxaan moodaa in aan xamar joogo
Waan ku caafimaad
Man shaa Allah tabaraka raxmaan ilaahay ha ku xifdiyo
Amin yaa rabil caalameen
Xafaadaa nasteeexo ladhahaa suuqa nasteexo maxaa u taagi waysa magaca jiiro maskiiin waxaa la dhahi jiraay xiligii dagalaada so keeyo oo ilaa airport ilaa siligaa American ka aay daganayeen dadka maskiinta ahay 1991 usom daganajiray oo taaddhoyinka ugu la jireen inkasto aan and wax badan mogahay nice to see from USA
Waa ku slm wa dadaashay lkn Qoimah si fcn uu sharax
Guulayso Baayo Aniga Waligay Mugdisho Maan Tagin Hadana Waan daawadaa Videoyada Quruxda Badan eed Noo Soo Duubto Mahadsanid Wlshy
I Love You Dear ❤️❤️🌹
Jiiro maskiin waxaa laga soo koobiyeeyay Xaafad ku taalo Degmada Yaaqshiid.
Kkkk jiro maskin meshey canka ku aheed madan tagin sifican u soo dub farmashiyo nastexo maba arkin mela kale ayad soo dubtay thnx lkn soo dhamestir
Jasiiro notag abayo dhulka raqiiska ah bulo calooleey notag
Please waan hubaa in aad oran doonto waan so dhameeyay lkn ma adan so dhameeyn xaafada tawakaya Madow iyo tawakaayo cagaar ee dharkenley Maxa yeelay waxaa so duubtay kaliya wadada mana kugu kali faayo lkn hadaad awoodo xaafada tawakaya madow labada dhinac so duub please gudaha ugal ma ahan muhiida laamiga Mac macaanka oo aad in badan so duubtay
Muqdisho waa wadada makka almukarama kaliya waa maxay meshaan bahalo galaynka ah
Waku mahadsantahay waxa aad qabato
Sacadiyo Masoo dubikartaa madiino suuq bocle &qiimaheda waxa lagado
Waa kan ee soo daawo ua-cam.com/video/fIK5d7kGkgU/v-deo.html
Thank you s
Jiiro maskin maahan xaafad cusub ama aabasiib waa xaafad caan ah oo waagii dowladi dhexe jirtay la dhihi jiray ee waxa isku qadeysa qeebta siliga amerikanka ee la dhistay iyo xaafadi Hore ee jiiro maskiin o Hada loo yaqaan nasteexo waxeyna dhabarka ku haysa isbitaal madiino waa Xaafada ku dhashay 30 sano ka hor
Would to know the price of land exactly in that place??
Suuqbocle ilaa xooj
Gobalada dadka kayimid muqdisho dhisanmayan kuwii horaba laga bililiqaystay qof walba wuu ka cabsana meel an cadalad olin 🤔🤔🤔🤔
Wax Laga biliqeestay ma jiraan wixi magac dowladeed dhulalkii iyo googafki dadki lahan jiray Laga xioogay baa waa leenhy dhahaysan gobolkiina maa joogtaan oo cadaalada sheegeyso kugu deeqdo