SUUQ LIIF HABEEN MUQDISHO 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 20

  • @Saidibrahim44
    @Saidibrahim44 4 дні тому

    Xafadaydii
    Suuq liif
    Amni waara iyo burwaqo baan u rajaynayaa
    Reer madiina oo dhan❤

  • @Huowhsjo.gwu12
    @Huowhsjo.gwu12 5 днів тому +4

    From yaqshiid towfiiq❤

  • @xifaaltangames
    @xifaaltangames 5 днів тому +3

    guuleyso sxb cawada qofkii ugu horeeyay oo muuqaal kaduubay xaafadeena tahay wlhi, weli cid sidaan uma duubin Guuleyso sxb xamar cid kaama xigto ku wareeg

  • @MohamedbashiirSalaad
    @MohamedbashiirSalaad 4 дні тому

    Basal aa😂😂😂 caadimatihiin noosoobadi saxiib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rasmifilmsvlogs5481
    @rasmifilmsvlogs5481 3 дні тому

    Xhargeysa welcom suuq liif

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale 5 днів тому

    AAD IYO AADBAA UMAHADSANTIHIIN X HARGEISA MASHAA ALLAH

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale 5 днів тому +1

    SAXIIBKA BULSHADA X HARGEISA MASHAA ALLAH

  • @Moha-114
    @Moha-114 4 дні тому

    tarjumaada laguu saaray waa qalad suuqaan waxaa la oran jiray Life Market oo la micnaha suuqii nolosha, dadka ayaa Market kii suuq u tarjumay halka kalmadii Life ka ahayd ay liif u badaleen oo dhawaqii khaldaye liifku ma ahan shiishkii la yaqiin

  • @SalmoXasan-n4w
    @SalmoXasan-n4w 5 днів тому +1

    Walhi funny a tihin sow adinka qudartii kala aqoon maxad cuntin wa talayaabee😂😂

  • @Cumarrasta
    @Cumarrasta 5 днів тому +1

    Sxb degmada kaaraan imow please next vedio

    • @mohjirde8855
      @mohjirde8855 5 днів тому

      Karan cabsi cabsi waye..

    • @CaliSalaad-pg9ce
      @CaliSalaad-pg9ce 5 днів тому

      Adiga dharkenley io kaaraan ka hadal yaa ku yiri adoo ciyaal gobal ah​@@mohjirde8855

  • @Laacibkaxafadda
    @Laacibkaxafadda 5 днів тому +1

    Jabana wacanaa
    😂😂

  • @MiishaInaali
    @MiishaInaali 5 днів тому

    Alla xafadeyda timi x hargesia 😂😂

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u 4 дні тому

    Habo KU RAXEYSO DHULKAGAG

  • @MRCASHMONEY2
    @MRCASHMONEY2 4 дні тому

    WAR XISHOODA QALDAMINTA WASAQDOODA OO RASHIINKS FRUT KA GACMAHODA WASAQDA AH KU TATABANAYAAN XATA MID BA DUL JIIFSADA
    WALAAHI DHAQAN MAGAALO SI LO QAATO WA ADEEG
    WALAAHIDA JOOJI MESHU MA AHAN DHUL CARBEED 😅😮😢😂ISAQOW QALDAN WAXII NILA DHAHAA QABTIIN

    • @Sahramohamed-f3u
      @Sahramohamed-f3u 4 дні тому

      ADIGA SOMALI MA TIHID WAXA TAHAY ITOBIYAN BARTEY LUYQADA RER HARGEYSA WAA SOMALI WADAN KANE AYAGAA LEH XAMAR WAA HARGEYSA HARGEYSANA WAA XAMAR EE NAGA DHAXBAX OROMA YAHOW OO XAASIDKA AH SOMALI ILAAHEY HAKA QABTO CADOWGA ISKU DIRA ADIGANE WAXA TAHAY ITOBIYAAN URBADAN

  • @mohamedali-vy9hn
    @mohamedali-vy9hn 5 днів тому +1

    Wa xafadi

  • @Saidibrahim44
    @Saidibrahim44 4 дні тому

    Xafadaydii
    Suuq liif
    Amni waara iyo burwaqo baan u rajaynayaa
    Reer madiina oo dhan❤