REER SOMALILAND OO KA HADLAY JABUTI OO ISKU DAYAYSA INAY KA HORTAGTO HESHISKA ETHIOPIA& HADALKI FIQI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 чер 2024
  • REER SOMALILAND OO KA HADLAY JABUTI OO ISKU DAYAYSA INAY KA HORTAGTO HESHISKA ETHIOPIA& HADALKI FIQI

КОМЕНТАРІ • 126

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 20 днів тому +5

    Waar Somaliland Cadowga iyo xaasidnimada waa ku faaiidnaa waayo qofka la xasdo ilaahay ayaa maciisa ah 🙏🏾

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 11 днів тому +2

    Brother Hamze Hariir, Thank you so much for your timely and in-depth analysis Abt the prevailing situation in our Country Somaliland and our Neighbors. The truth is that they are all against the the existence of Somaliland except our brothers in Ethiopia who accommodated us when the late ruthless dictator siyad Barre and his trigger happy colonels were committing Genocide in Somaliland. The fact that we speak the same language with the regime in muuqdisho and Djibouti does not mean that we are one, rather they are an avowed enemies of the highest order. Period!!!

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 20 днів тому +3

    Cadowga somalilan ha jabo insha allah
    AAMIIN Aamiiiiin

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 днів тому +3

    Anaguna hal cadawbaanu leenahay halkaa cadawna waa soomaali sidaa hala ogaado

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 20 днів тому +3

    Cadowga somalilan ha jabo insha allah

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 20 днів тому +2

    Xusbigii wadani wuxuu wataa wax Allaale iyo wixii soomaalind cadow ku ahaa ee dhibaatada nala doonaya soomaalind nabadeeda horumarkeeda cadowga soomaaliland baa ka xun xusbigii wadani kuwaasuu wataa. Wadani inaga ilaaliya

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 днів тому +2

    Soomaalilaan ilaahay uunbaa wax yeeli kara laakiin soomaali futo ku xaarle ah waxba mayeeli karto

  • @IbrahimAli-yr4um
    @IbrahimAli-yr4um 20 днів тому +2

    ❤❤❤

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 21 день тому +2

    Haye

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u 20 днів тому +2

    Adiga oo hadhaagii afweyne ah bay kuu dhamaatay waana lagaa takhalusayaa😂

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 20 днів тому +9

    Waryadha waa in madax weyne muuse loogu cesho ama Faysal cabdi warabe no wadani at all

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 17 днів тому +1

    Guuuuuuul Somaliland power ❤❤❤

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 20 днів тому +9

    Asc wax ay kaqqaadikaraan majirto reerahan leh isaaqbaa nagumaysto hakufekerina ina cariga smlnd

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 20 днів тому +7

    Somaliland ilahay ba garab tagan waxa harerah inaga xiga oo dhami waa inagu cadaw hoostoda ha la helan l

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 20 днів тому +3

    Saxibaden waa Etyopia iyo emirates onley ta ogada ilhayna inoma jebiyo cadawga debeda iyo kuwa gudahaba waana in layska qabta wixi inagu cadawa

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 днів тому +1

      Aamiin

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 20 днів тому

      WAA SAX. DALKA SOMAALIYA CIDDA KU FEKEREYSA INEY KALA GOYSO OO WELIBA CADOW SOO HOGAAMISO CADOWTINIMO KA WEYN MA JIRO MAR HORE AYEY AHEYD IN TALLAABO LEYDINKA QAADO.
      AL SHABAB IYAGU XUKUN AYEY DONAYAN LAAKIIN DALKA INEY KALA JARAAN UJEEDKODU MA AHA. SIDAA U GARTA HADALKA HADII AAD FAHMI WEYDAAN IN AFKA LEYDIIN GELIYO AYAA IMAAN DOONTA MAR DHOW.

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 14 днів тому +1

    Fiqi waa cadawga soomaalilaand,khader guuleed isna waa nin aan asal ahayn.

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 20 днів тому +2

    In kasta oo aan xeerinaayno isu ahaanshaha,hadana waan ka xumahay sida qalloocan ee wadani u dhaqmayaan. Waar la mid noqda oo la neef noqda dadkiina soomaalilaand
    .

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 20 днів тому +2

      Manoqonayaan sida wanaagsan waana shayaadiin badanbaan oo laynagu dhex darsaday

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 20 днів тому +1

    Maxay soomaaliya isugu sawiraysaa gacanka cadmeed ma iyadaale Anaku ma bada hindiya ayaanu kuhaysanaa faqash ayadoo kaliidata ayay nagahadhi doonaan

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 20 днів тому +1

    Somaliland ilahay ayaa ka taxadarey, guuleysta ayaan leenahay cid wax ka qaadi karo ayaaba iska yar.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 20 днів тому +1

    Cadowga Soomaaliland hajabo insha allaah

  • @nimosamater3429
    @nimosamater3429 19 днів тому +1

    Allow soolilaan no xifti ammi❤

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 20 днів тому +2

    Waxay cadow u arragtaa Somalland maxaayeelay 64 sannadood ayey ku fadhiyeen maalkeena oo ay innagu dul noolaayeen.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 20 днів тому

      Sc.
      Jaalle Faaduma maxaa risiq ah oo ka baxa Dhulka Isaaq?Faaduma wali lama arag oo lama sheegin badeeco laga keenay Ardi Isaaq oo la keeno gobalada kale ee soomaaliya.
      2.Soomaalilaan waa soomaaliya.Cadawna nooma aha oo dad soomaalu ah.Hadduu Xassan Shiikh yiri Reer soomaalilaan waa cadawga soomaalida kalw been buu sheegay oo reer sl.waa dadkanaga oo xadaw nooma ah.Soomaalilaan way jirtaa Insha Allaag wayna jiri doontaa.
      Tan kale dhawr bilois ka hor sootay lahaayeena aha wa aan isku nahay Irir Samaale?Irir Samaali iyo Dir ma shaqayn waayeen?

  • @abshiraden6193
    @abshiraden6193 7 днів тому

    Waa sax

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 20 днів тому +2

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @madarcali122
    @madarcali122 8 днів тому

    Cadowga Somaliland waxay adeegsanayaan xisbiga wadani oo cadowga la socda wadani ilahayba so saarii maayo

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 18 днів тому

    Walee xaasid ma aflaxo magafayaasha muqdisho dhex fadhiya iyo dictator ina Geelle Somaliland waxba kama qaadi karan dadka reer Somaliland maanta 100%90 waxay ku bararugsan yihiin in cadawgeed si ficaan isuu soo cadeeyay o dadkii hurday indhahooda wax ku arkeen cadawtinimada magafayaasha muqdisho iyo dictator ina Geelle waxan kula talin laha dadka reer Somaliland inay difaaca dalkooda iyo dalkooda u diyaar garoban guuuuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allahow dhawr inshaAllah aamiin yaa rabi.

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 20 днів тому

    ALLA IINGILIISHTII MAXAY JAJABIYEEN WAAR KA QABTA NIMANKII KAHAA WAY INA QABSANAYAANE

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 20 днів тому +1

    Jabuuti cuqubadii aygagashay umada soomaaliyeed ayaa haysa

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 20 днів тому

    Guul Somaliland faqash waxay cadaysatay nacaybka Somaliland waxaana la yaab leh inay leeyihiin ha go ina aan heshiino ...... wax dhici karana maaha... Guul Somaliland

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 6 днів тому

    Jabuuti waligeed inamarabto jabuuti iyada somaliya cadaw

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 20 днів тому

    Best debite

  • @grigorig1055
    @grigorig1055 21 день тому

    Bro! Stop stealing my content. This was my space. At least give credit to the space host.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 днів тому

    Yaa. Iyaaga. Ka. Caadoow Adan. Kii. Waa Bariga. Ku. Jiiray. Baa. Ka. Baxasan. Waayey. Yaaba. Ka. Aduunka

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 6 днів тому

    Somaaliya hadalba inagama dhexeeyo ee somalilaneey horta taa ogaada markaan waxaad ogaataan in lanugusoo maqanyahay markaa waa in aan marwalba diyaar u noqono diyaa iyo isku duubni dhabah waxaan odhan lahaa fagjinaada oo dhinac walba iska eega waxaan leeyahay somaliland waa lagu soo duulay makaa kakac fadhiga oo qofwalbow difaac dalka u diyaargarooba wa bilaahi tofiiq

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 20 днів тому

    WAAR UMADA KA DAAYA MUNAAFUQADA SOOMAALI WAA WALAAL

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm 20 днів тому

    Why all the talk about Somaliland while you don't talk about Somalia Kenya Somalia Ethiopia Somalia Djibouti Why is Somaliland the greatest calamity Why all this hatred against Somaliland

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 20 днів тому

    Waxaad moodaa inuu maqan yahay doorkii dawlada somaliland ee xagga war baahinta ee difaaca dalka meelkasta waxa ka hadlayaa waa shacab halka ay doorashada gudaha iyo mucaaradka ku mashquuleen masuuliyiintii la rabay ina ka hadlaan wax socda xafladaha hargaysa iyo mucaaradka oo loo jawaabo ayaad moodaa in xilka loogu dhiibay

  • @AhmedomerMohamoud
    @AhmedomerMohamoud 18 днів тому

    Djibouti waa cadowga koobaad ee somaliland waxa ay ku mashquulsanyihiin oo ay lacago aad ubadan ku bixiyeen ciidamo ladoonayo in galbeedka lasoo galiyo hala ogaado

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 20 днів тому

    Somaliland gool gool beednilah ❤❤❤

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 20 днів тому

    WAAR SOMALIYA REER SOMALILAND NOLOL UMA OGOLA, BAABAEENA AY JECEL YIHIIN!!!!!.WAAR WAA CADOW, WAAR TAAS HALA OGAADO!!!!!!!.

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 18 днів тому

    Sudxaanallh aloom cadowga .agaqabo

  • @madarcali122
    @madarcali122 8 днів тому

    Jabuuti waliigeedba cadow ayay ahayd

  • @fahima6186
    @fahima6186 13 днів тому

    Bakh bakhleeyse wallee tallabo sharciga waafaqsan ayaa laidinka qaadi🖐️😡been aan dhamaad laheeyn baad barateen iyo caruurta inaad waashaan qalasyadaas kaliya ayaa idinku filan🤔👍🏼

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 20 днів тому

    Cadawga gudaha aya inoo jebiyey somalia in ay ina eryato waayo shaqo kuma laha somaliland

  • @kfdhakal6271
    @kfdhakal6271 8 днів тому

    😅

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 20 днів тому +1

    Adna iyo kooxdeeda qatar ayay ku yihin jiritanka umada somaliyeed waa si dhasa loga taqalusaa

    • @Burcaawi2471
      @Burcaawi2471 20 днів тому +1

      🤮🤮🤮

    • @hisjama9312
      @hisjama9312 20 днів тому

      mala afka kamad hadlin ee meelkale ayad kahadashay yaa xayawaan👎👎🤮🤮🤮🖕🖕🖕? vivia DR Adna and Somaliland for ever💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 днів тому

      UMADEE SOMALIYEED?????.MAALINTAAD UMAD SOMALIYEED SOO HESHO, NOO KAALAY!!!!!.

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 20 днів тому

      @@mustafahassan2555 inta aan lafta nagaa eheyn

  • @muuseibraahim3637
    @muuseibraahim3637 20 днів тому

    Falaago weeye sl.axaad ka mid tihiin soomaaliya.waxaad ku riyooteen citiraaf.

  • @qoorc499
    @qoorc499 19 днів тому

    Beenasle. Beenasle. Dhalay waar. Aamusa. Dhulka. Soomaali. Ayaad. Leh. Hooyadiin. Usherga

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 18 днів тому

    Waa isku mid somaland iyo alshabaab lamana dafiri karo

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u 20 днів тому

    Waar aamus wax ku hadlimeyside lowclassyohow miyaanad arag kuwa inoo cadawga ah eey haysato itoopiya

  • @w410921
    @w410921 20 днів тому

    Somaliland cadaw aan Somali ahayn malaha.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 20 днів тому

    Run ayaad sheeg teen Ethiopia iyo Somaliland waa midig Iyo bixdi Ayey is.ku yihin marnba makalamaraman wlee mou labada dhinacba faaiido ulehy

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 20 днів тому

    Khatar ka weyn dad dadka kala goynaya ma jirto wana adinka

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 20 днів тому

    Waxaan la yaabay maxaabkhiyaali ka socda meeshan war dowlad kuma haysaan ee soomalidiina dhica ka raaca waana la laayay soomali cidaan islayn ma jirto ee soomalidiina dhonaca la raaca

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 днів тому

      NACALAA HOOYADAA IYO SOMALI BA KU YAAL!!!!!!!.AXMAARKAA KAA DHOW!!!!!!.

    • @w410921
      @w410921 20 днів тому

      Waa ciyaalka Amison dhashay

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 21 день тому +1

    Okay Somaliland is existing country

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 13 днів тому

    War beenta iska daya jabuuti ma calacashe oo wah kamagan ma ĵirto

  • @madarcali122
    @madarcali122 8 днів тому

    Somaliya in laga taluuso weeyi oo sadex loo kala qaybsada

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 18 днів тому

    Isaqow been dhamaatay Dee Hargaysa Burco iyo Barbara goosta oo umadaha aan nirabin qoorta uga baxa , waanala xasuuqay basd qiil ka dhigataan , Dee ayaga lama xasuuqin ee adaa xasuuqay bal caqligaad nookeenaysaan eega waxaad Laascaano iyo Boorame muuse ka gaystay miyaa niliigaystay , war dhabta aan ka hadalno khiyaaliga joojiya

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 20 днів тому

    SOOMAALI WAA WALAAAAL ALAA KA DHIGAY

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 днів тому

      MA IDINKA SLAAM BA AH!!!!!!!.NACAYB KA IYO XUMAANTA IYO MUNAAFAQADA AAD NOO HAYSTAAN, GAAL KA AYAA NOO KIIN DHAAMA, OO AANU OG NAHAY!!!!!!.

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 18 днів тому

    Nahaab , somaliland waa Gobal somaliyeed cid dhihi karta waa cadawna majirto , bakhti batihiin

  • @MohamedIlyas-yx2tn
    @MohamedIlyas-yx2tn 20 днів тому

    Waa run hala burburiyo s.laan maxaa yeelay siday qola yar oo isaaq ihi noogu amar kutaaglayn oodhulkayaga u iibsan dhimashaan ka xignaa qadhmuunka

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 20 днів тому

      Waar caacda jojiyeey somlilnd waay gulaysanysaa 😂

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 20 днів тому

      Faqash faqash xasid orodo maydkina la fadhayo uu dagalama

    • @user-vp6xv2xv5r
      @user-vp6xv2xv5r 20 днів тому

      Adiga burbur ku dhow waanay kugu soo wajahantahay ee sug ,somaliland way guulaystay, cadowgeedii hoog iyo jabaa u Sugan iyo baroor iyo cuuc iyo huuhaa

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 днів тому

      WAXAAD ISLA HAYSO SOO DAA!!!!!.ILAAHAY, HALKUU KU DHIGAYNA WAAD ARKAYSAA!!!!!!.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 20 днів тому +5

    Xaqiiqatan cadawga ugu wayn iyo khatarta koobaad ee jiritaanka mustaqbalka reer somaliland leeyahay inagoon kala reebaynin waa guud ahaanba soomaaliwayn dhamaanteed iyo dadkaad reer somalilandoow naf iyo maalba ku waydeen,, sidaa awgeed reer somaliland rabooow garansii cadawgooda,, for ever Somaliland rep,,

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 18 днів тому

    Nacdali idinkudhacdy

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 20 днів тому

    Cuqdadland lafta nagaa 😅😅😅😅😅

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 20 днів тому

      Cuqdadu waata aad rag udaba ordayso yaa xoolo dareeray

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 днів тому

      NINKA CUQDADA WAA KA MEEL WALBA KAGA CABAADAYA, NACAYB KA UU NOO QABO!!!!!.GAAL CAD IYO MID MADOW BA WAA KAA DHOW YAHAY!!!!!!.

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 21 день тому +1

    Walaalkiis-diide : welwel baa u dambay-ya.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 20 днів тому +1

    Nac nac baad barateen isaaqoow. Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land.

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 20 днів тому

      somali dawarsato cidi kuguma haysato waxa maytidii maanta bara kiciyay cadho allaah ayaa dushiina ah Sland way guulaysanaysaa waayo maaha xaasid sida faqash

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 20 днів тому

      FAQASH, WAA IS NAQAAN!!!!!!.

  • @abshiraden6193
    @abshiraden6193 7 днів тому

    Waa been

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 21 день тому +2

    Ismail ceeb waxaa ugu filan dekediisa somalilndna waxba kama bedeli karo abiy axmedna waa nin adag guul somalilnd insha allaah allaahu akbar

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 21 день тому +2

    Somaliland has to stop the negotiations with Somalia

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 20 днів тому

    XABASHI MA RABNO

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 20 днів тому

    Yaahuuuuu ilaahay baa ku filan CADOWGA SOMALİLAND Subxanallah 😢😮😮
    Ilaahay dadkayaga ha is afgaransiiyo inta Cadowga daba Dhilifka u ah ee gudaha uga shaqaynaya 😮😮

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 21 день тому +1

    SNM LAND ANA ISAAQ LAND. WEEYE DHULKA SOOMAALIYA MALHA SNM LAND
    EE SOO RAACA DADKA SOOMAALIYEED. TAWAAWACA IYO. QAYLAD ISKA DAAYA OO.

    • @mustafefaysal-qk1dx
      @mustafefaysal-qk1dx 20 днів тому

      Maamulka Muqdisho Aan dhaafin miyaad u doodaysa imika?

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 20 днів тому

      Oromo da af somali bartay aya rawo dolka somali wxa wa heley marka snm wa la burbur na mardaw

    • @user-vp6xv2xv5r
      @user-vp6xv2xv5r 20 днів тому

      ​@@user-gl2go3kp6swaxa loo gaadhay waqtigii maafiyo huuhaa iyo been ku nool la soo afjari lahaa,somaliland cid ay baryeysaa ma jirto cadowgeeda si mug leh bay caabiyi mustaqbalkana way qoomamayn isbahaysiga xaaraanta ee somaliland ku xeeranani, waxay ku hamiyaan ee dhalanteedka ahna way naasnaasin doonaana kolkay somaliland fal celin ka samayso la yaab leh

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 20 днів тому

      Somaliland oromo miya is ka leh mise isaq land oromo noq day somaliland we burbur tay marka oromo ina ka takto ku fican mosqolow

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 20 днів тому

      Wxn oo cabaada mxaa kuugu wacan SNM dhul bay joogtaaye ukaalay intaad commenti wx kusoo qorayso

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 20 днів тому

    Cadowga Somaliland waxaa ciil ugu filan inan Ethiopia 🇪🇹 ku biirno what About that 🧐 ilayn waatan🤨 intii Somali ahayd oo dhan laynooga Taag la’Yahay ???

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x 20 днів тому

    WAAR UMADA BEENTA KA DAAYA ITOOBIYA WAA XABASHI WAXNA NOOMA AHA SOOMAALI WAA WALAAL ILAA QOYAAMAHA

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 20 днів тому

    Alshabab iyga ah guryahooda jogan,Madaxtoyada ayey jogta, iyo lamaha dawlada oodhan.Fiqi oo jahil dhakwen leh hakuwashan S/land , warabe ul; Lala gaadhi waa Cayna waxba laga jari waa Qarantashady hakuwashan Waxbkm qaadikara kolba meel haka calacasho Cida jojin mayanDameeradu.

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 20 днів тому

    Arinkani waa ka weenyahay dolada Afrika, Guul weeyn ayay u tahay somaliland iyo Etiopia

  • @MustafeTafey
    @MustafeTafey 20 днів тому +1

    Somalilnd guul

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 20 днів тому

    WAA SAKARAADKII UGU DANBEEYEY!!!!!!.DJIBOUTI WAA CADOWGA KOWAAD, KA 2 NA WAA SOMALI FAQASH!!!!!!.HALOO DIYAAR GAROOBO DAGAAL!!!!!!.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 днів тому

    Ina. Futon. Laan. Hooyadii. Xaabada. Caanjeelada. Ku. Ooyi. Jiiratay. Xaasuuso

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 21 день тому

    Way saxsan yihiin waayo adigu imisa sanadood ayaa Ismail cumar geele adaa laabta saarsaaraysay ood lahaydeen jabuuti waa walaalaheen maanta cidla ayaa Somaliland taagan tahay EE runta Hala sheego oo inay goori goortahay hal gaadho go,aan

  • @mustafefaysal-qk1dx
    @mustafefaysal-qk1dx 20 днів тому +1

    Reer Somaliland Heshiiskan MoU inuu faaiido Weyn inoo yahey Waxaad Ka garanaysaan Cadawgeenu siduu Madax Xanuun ugu riday

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 21 день тому +1

    Dawlada muqdisho iyada weeye shabaabtu waxba yaanay is qarin

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 20 днів тому +1

    Cadowga somalilan ha jabo insha allah

  • @kfdhakal6271
    @kfdhakal6271 8 днів тому

    😅

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 днів тому

    Yaa. Iyaaga. Ka. Caadoow Adan. Kii. Waa Bariga. Ku. Jiiray. Baa. Ka. Baxasan. Waayey. Yaaba. Ka. Aduunka