BEFORE SOCIAL MEDIA KING CAYDA IYO AFTER QOSALKA ADUNKA🤣……….WALA SOO JABAYE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 182

  • @akqanciye
    @akqanciye 4 дні тому +81

    Ninyahow Macalimo siduu uyaryahay iyo siduu codkar uyahay ismalan, dhalinyarada team27 raga ugu codkarsan hadalka heli og ayuu kamid yahay, Masha Allah. hada ila aragtay Like 👍 dhac kusii.

    • @fatmina08
      @fatmina08 4 дні тому +8

      Masha allah dheh plz afkada bar markasta Masha allah

    • @xalimomaxamud5864
      @xalimomaxamud5864 4 дні тому +2

      Hadana maleysiya wakhti dheer jooga asagoo ciyaala kageyey hadna kuwo soomaliya hada katagey buu ka aftahansanyahey masha allh❤

    • @akqanciye
      @akqanciye 4 дні тому +1

      @@fatmina08 👍

    • @Taliso269
      @Taliso269 4 дні тому +1

      Absolutely true m.a

    • @user-zt1ps6ws7c
      @user-zt1ps6ws7c 3 дні тому

      Haa walhi masha allah🎉🎉🎉 macalomw yaa kaa dhibadan 😅😅

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 4 дні тому +40

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢❤

    • @AyanSoumeya
      @AyanSoumeya 4 дні тому

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Asad-Haagio
    @Asad-Haagio 4 дні тому +47

    Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw❤

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 4 дні тому +18

    Ku sali nabigeena the best person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (scw) ❤🕋😊😊

  • @user-nf7xo7wd6p
    @user-nf7xo7wd6p 4 дні тому +13

    Aan ku wada salino kan ugu sharafta badana nabi maxamad scw❤❤❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 4 дні тому +22

    Next Amiira soo qabo qosol ugu dhinta cwa😂😂😂😂

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze 4 дні тому +46

    TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊

  • @Taliso269
    @Taliso269 4 дні тому +5

    Qof wax bartey qabyalad iyo qurun maba galo qofka is fahantan ba walalka ah somali nimada naga badan❤

  • @nimcoahmed8149
    @nimcoahmed8149 4 дні тому +14

    Marki 4 aan teamka viidyooyadooda aan ugu hor dawada😂🎉

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 4 дні тому +10

    Macalimo sdad Ceyda iyo team 27 badankoda isku baratan nooso same taliye waan ku wadanaye. Teeda kle cwa muuqaalka waa yar shucaace hbnka dnbe naga soo hagaji inshalah

  • @djkoosta
    @djkoosta 4 дні тому +7

    Teemka iga dambeyo video gaan wa best like ta kadhisa✌️ moaliw legend ayaa tahay dad badan ayaad dhaanta I hope dad kula mid ah anig cml wey jiraan

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak 4 дні тому +15

    Walhi ceyda video giisa hal habeen ima dhaafo

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah 4 дні тому +13

    Ceyda the legend 🔥

  • @khadrajaamac6098
    @khadrajaamac6098 4 дні тому +5

    Majiro Qof lagudaydo oo Ka sharaf badan Nabi mahamed❤

  • @RiYaqOmar
    @RiYaqOmar 4 дні тому +5

    Aad bad Umhd santihn video gan waxn ka faa'idy❤❤
    Keep going my brother's macalimo❤ and king ceyda ❤

  • @BrwaqoMuhmed
    @BrwaqoMuhmed 4 дні тому +6

    Wlhi qodob muhima ayaad cawa ka hdshay wllka wad mahdsanitiin wllahay🎉

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 4 дні тому +5

    Team mucalimo one like 😊❤

  • @sidra857
    @sidra857 4 дні тому +4

    Camerada zoomka ka saar Video iftinka ku yar xooga next iska soo sax

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 4 дні тому +8

    Ceyda macalimu so wareyso 6biil saaabto you tube ugu maqnaa

  • @Hanacake27
    @Hanacake27 4 дні тому +6

    10k wax yar Aya iga diman ee igarsiyaa please ❤😢

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 4 дні тому +2

    I can’t wait to see mcalimu reaches 1million inshallah 🤣 xariif waye nin weyn

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z 4 дні тому +5

    Team ceyda one likè❤❤❤❤

  • @RayanBilyan
    @RayanBilyan 4 дні тому +3

    Ala ceyda magaca najma wa uhagar baxey 😂najma manta wadnaye niyadina isiya najma gabar ficn naxaris ebe uyeley jh 😩😂

  • @Recep11349
    @Recep11349 4 дні тому +3

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉
    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

  • @MaaidoCusmaan
    @MaaidoCusmaan 4 дні тому +8

    Team cayda waa asc

  • @Samrosimin
    @Samrosimin 4 дні тому +2

    Ceyda funny waye walhi ani lee isku jawabay kulah😂😂😂😂

  • @Fans_sunmriko
    @Fans_sunmriko 4 дні тому +6

    Team king cayda one like 👍

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 4 дні тому +7

    Team wlba like ❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 4 дні тому +3

    Kokodena waan wadanaa 🥰🥰🥰🥰😍

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 4 дні тому +4

    Mucalimow next amira 😊❤❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 4 дні тому +5

    Lil macalimo lil koko kbx kbx videgiii xly❤😂😂😂

  • @user-od9fw9uy6e
    @user-od9fw9uy6e 4 дні тому +3

    Soomalinimo naga badn no qabol❤

  • @Amiiroqurux4
    @Amiiroqurux4 4 дні тому +2

    Team ceyda one like ❤😊

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 4 дні тому +7

    3:16 tiktok sharif teyzan ugu qornaan jirtay ceyda beenta jooji 😂❤

    • @Taliso269
      @Taliso269 4 дні тому +1

      Tiktok waa mardhow Facebook bu ka hadlaya long time ago 2016

  • @user-uv5ev7bj6k
    @user-uv5ev7bj6k 4 дні тому +4

    Macalimow wariye kahadal badan ma arag 😂 wiilka waraysanyso ada kahadal badan

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 дні тому +5

    Ceyda isn't easy 😂

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 4 дні тому +4

    Magac zamzam aan arkaye daraad gabadh aan abti u ahay aan tusay ceydaa ku soo amaanay markaa dhahay wey iska badbadatay

  • @Mrsaid09
    @Mrsaid09 4 дні тому +3

    Talye camerada naga so fadhiisi✌️

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 4 дні тому +1

    Very well spoken to both of you. Well done 🎉

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji 4 дні тому +3

    Macalimoo tageera lambar 1 u ahay ❤❤

  • @user-ub8rj9ub1k
    @user-ub8rj9ub1k 4 дні тому +1

    Waan ku jeclaaday waayo waan ku qancay dhaqankaaga naxariistaada iyo dabeecadshaaga shakhsi❤❤ iyo sumad kasta ood leedahy ilove you xirsi❤❤❤😊

  • @KhaderXasan-os7zh
    @KhaderXasan-os7zh 4 дні тому +1

    M.a thanks my team walba🎉🎉🎉❤

  • @Kiii629
    @Kiii629 4 дні тому +4

    Horta qof waliba wax baa halhays u ah lkn ceydoow edeyadaan like ,just ,sometimes,beeerka nooga garacaay hadalkaaga xita lama dhageysan karo hal erey somali hadu shego like ku xigto waxan rajeynaa inu iska jaro wlhi waa qaabdaro,qof aan hadal aqooon cml bey ka dhigen halhays yadaas 🙄😭🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️sidiii kle waa okeey lkn isku walaaqan somali iyo English waliba joogto ah waxa rajeyna inu comment keyga arko iska kala yareyo 🤯🤯

    • @Taliso269
      @Taliso269 4 дні тому +2

      Haa hal eray inu dhowr jeer kugu so laalabto hadalku macno dila isna daji xoga speed inu kugu furanyha moda hadalkisa ceyda inader halkas naga sax legendnow✌️

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 4 дні тому +4

    12:11 macalimoo cashir fcn nabartay thx 😂❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 4 дні тому +3

    Team caeyda Only klie ❤️

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 4 дні тому +9

    Wllo hada talanti laheen waxa noo soo dubto hada weyso waxa noo so dubta ceyda iyo amiiro oo shekysanyooo wllo waxaan ma fahmiini anke😂🤣💀

    • @MumtaasKayser
      @MumtaasKayser 4 дні тому

      😂😂😂

    • @user-ku8fq2xd8m
      @user-ku8fq2xd8m 4 дні тому

      Ar adaa wiilka ka dhac😂😂

    • @Alisha847
      @Alisha847 4 дні тому

      team qabqab kabtiiina cid uma gasho lkn ceeeeb waaye waxaaas macalimo talent wuu leeyhy ,so ereyada xanafta leh ka daa labadas na adaaba dar allee ugu ag arkeyside wa sxbadiiise

    • @Liverpoolsomaliis
      @Liverpoolsomaliis 4 дні тому +1

      talent hadow laheyn adigu comment kama soo bixi laheyn teeda kale dad sheekey sanaayo talent miyaa war ninka xaniinyaha uga fuq wax muhiim ah ayow noosoo gudbiye

    • @Taliso269
      @Taliso269 4 дні тому +1

      Amira iyo ceyda sheekey sanaya in lagu so duubo ma talent ba u aragta😂 ciyaal ba thy

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 4 дні тому +3

    Team macalimoo one like 👍

  • @SalmaanCismaan-si2gz
    @SalmaanCismaan-si2gz 4 дні тому +4

    Raabar wayn aatahay macalimow 🎉

  • @Cabdulahixamari6
    @Cabdulahixamari6 3 дні тому

    Best two legend rappers ❤❤😊😊

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n 4 дні тому +3

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz ❤❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 4 дні тому +1

    Macalimo su wax u warysanayo wariye yar aad bodaaa😂❤

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 дні тому

    Always you're gold❤

  • @SamaaraEise
    @SamaaraEise 4 дні тому

    Inankan yaree maclimoo waa aftahan masha allha❤

  • @user-of7yl6yo8g
    @user-of7yl6yo8g 4 дні тому +2

    I Aamina gabadhaas waa Aniga😂

  • @user-rz1zg5wi9x
    @user-rz1zg5wi9x 4 дні тому +3

    TEAM ASAD LIKE 🎉❤

  • @Nimco-il1en
    @Nimco-il1en 4 дні тому +3

    Macalimo manty wad shadanthy nio labis nagu garacdy😂

  • @ifrahxaji6158
    @ifrahxaji6158 4 дні тому +3

    Sidee iskubarateen rabna macalinow

  • @aouledamina7570
    @aouledamina7570 4 дні тому +2

    😂😂😂 next Amina qurux

  • @user-tt5qd7px6p
    @user-tt5qd7px6p 4 дні тому +3

    Macalimo wa Macalimo 😂😂😂

  • @ramla8285
    @ramla8285 4 дні тому

    Macalimow hala garsiyo 200k wa wiil fani ah❤

  • @kaka5p
    @kaka5p 4 дні тому +2

    Cayda is not easy 😂😅

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 4 дні тому +1

    Next amira ❤❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o 4 дні тому

    King macalimow keep going aboweh ❤

  • @yahyayahyitoo6780
    @yahyayahyitoo6780 4 дні тому

    Wllhy horta macalimoow wil wanagsan ayaa tahay waa na kutagera wllhy M.a waxgarad ayaa tahay ilahey hakuxifdiyo❤❤❤

  • @SaabiriinbileKhaliif
    @SaabiriinbileKhaliif 4 дні тому +1

    😂amiira next ❤

  • @Rayaan_Hassan
    @Rayaan_Hassan 3 дні тому

    M.a keep going my bro ❤❤

  • @maryanahmed8502
    @maryanahmed8502 4 дні тому +2

    Sundus waan uu xiisanayi😂

  • @Qa.70
    @Qa.70 4 дні тому +1

    Mocalimo sxb video ga quality giisa naga hagaaji

  • @Fatma75-rg8vx
    @Fatma75-rg8vx 4 дні тому +1

    Team amiira one like 👍 ❤❤❤❤

  • @nastehaafrah3624
    @nastehaafrah3624 4 дні тому +1

    Video ga blur aa ku jiro

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 4 дні тому +3

    Muuqaalkan editkii malaga ilaaway😂

    • @sidra857
      @sidra857 4 дні тому

      Edet maaha ciladu waa Iftin la.aanta

  • @shkuurxasan5066
    @shkuurxasan5066 4 дні тому +3

    Video camerda eber waaye

  • @ShukriciiseFarah
    @ShukriciiseFarah 4 дні тому +1

    Macha alaah macalimow 🫅pro 🫡

  • @kuwiimomohamutt474
    @kuwiimomohamutt474 4 дні тому +1

    Waa ka helny barnamijkaan soo badi

  • @armaanofficial7001
    @armaanofficial7001 4 дні тому

    Ku soco macalinka

  • @ismahaanmohamed4248
    @ismahaanmohamed4248 4 дні тому

    Amiira so qawo❤

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 4 дні тому

    Team macalimo ismujiya🎉😊

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis 4 дні тому +1

    team ceyda ❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 4 дні тому +1

    One love ❤️ team ceyda 😮😅❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 4 дні тому +1

    Amira soo qaboh part 2 ❤

  • @edmanhassan9110
    @edmanhassan9110 4 дні тому

    Team macalino🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @RudanaDaahir-vx2kb
    @RudanaDaahir-vx2kb 4 дні тому +1

    Team walbah like❤

  • @user-qx8bs3ut2u
    @user-qx8bs3ut2u 3 дні тому +1

    Hada aniga hana gu adkeeninin luuqa naga fiiriyaa nooh😂😅

  • @user-ub8rj9ub1k
    @user-ub8rj9ub1k 4 дні тому

    Magacaaga waan kan ugu jecly codkuna wa kan ugu jecly meel lagu nasto agtaada ugu jecly❤

  • @Chano426
    @Chano426 4 дні тому

    Alla saa u jclhy macalimow

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 4 дні тому

    camerada zoomkeeda ? I'm editor waxan cml wey idhibee

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 День тому

    Shariiftayzan oo turkey joogi jiry ma cayduu ahaa😂😂wlh wa xsustaa wagas uu tiktok ku cusbaa.

  • @ahmedbm6875
    @ahmedbm6875 4 дні тому +1

    videoga clear maahan maxaa

  • @AnnoyedCherryDumplings-jw5tn
    @AnnoyedCherryDumplings-jw5tn 4 дні тому

    M.a wll

  • @ZakariyemahamuudCabdilaahi
    @ZakariyemahamuudCabdilaahi 4 дні тому +1

    Team walba❤😮

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 4 дні тому

    Ilaa iyo hada masaaro platform aan isticmaalo sawirkayga

  • @OmaarKamaluk
    @OmaarKamaluk 4 дні тому +1

    Ceyda Wllhi dhibti aniga so maraya 59 qof 5 like

  • @dreeamboydreeamboy8118
    @dreeamboydreeamboy8118 4 дні тому

    Part 2 Amiira qurux soqawo wallalka

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 4 дні тому

    Waaaa idin jedaaaaaaa😂😂😂

  • @maxamuudbashiir2305
    @maxamuudbashiir2305 4 дні тому

    Fast comment 😄

  • @user-uw1kc3op1d
    @user-uw1kc3op1d 4 дні тому +1

    Wariye fadhiya 😂moalimow

  • @AbuBakar-kq1dg
    @AbuBakar-kq1dg 4 дні тому

    Wxas Asad dartiss ho. Kohalaa😊😊

  • @CabdiwaliMaxamed-vt9qn
    @CabdiwaliMaxamed-vt9qn 4 дні тому

    Asc. Wll .macalimoo

  • @Abdikarin250moahed
    @Abdikarin250moahed 4 дні тому +5

    Keep going king ceyda ❤❤

  • @user-ox6xz5ux7q
    @user-ox6xz5ux7q 4 дні тому

    Mma❤