Subax Wanaagsan || Nolasha Qarsoon.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 56

  • @safinuuramohamed2703
    @safinuuramohamed2703 День тому +3

    Wallhay waa ariin xanun badan allahyoow caawi yaarabi

  • @HamdaAkaatir-qy7pb
    @HamdaAkaatir-qy7pb День тому +9

    Madax waynah xilka haya iyo ku kastoo utartamaya imika ha ogaadan in ilaahay dhaamaan umadaa dhibaataysan uu idin waydiindoono xaalkooda waana masuuliyad idinka dhamaan idin saaran

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir День тому +1

      Miskiin ayaad tahy madxa ayaan haysan ma siyaasada madxa banana ayaan haysanaa. Xornimo kama jirto gayiga somaaliyeed allowa nasii madaxa fiican

  • @HamdaAkaatir-qy7pb
    @HamdaAkaatir-qy7pb День тому +5

    Waa muuqaal aad darankayaga aad ubadalay 😢😢 Ilaahaw ugargaar dhamaantood

  • @musj21
    @musj21 22 години тому +1

    Tani waa Sababta an lacagta tagero xisbi an u sin shacabka qurba jogu ha ka dheradan ku bixi dadkena xanusanaya iyo dan yarta ❤

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq День тому +1

    Yaaa Allah caawi maxamedoow khair ilahay haku siiyo

  • @CabdinuurTaqwo
    @CabdinuurTaqwo 18 годин тому

    Maxamed cabdi sheekh 😢😢❤❤😢جزاك الله خيرا

  • @igadaaqalbi-lz8tj
    @igadaaqalbi-lz8tj День тому +2

    Alle haku saacido MMTV iyo Umadda dhibateysanba inshalah

  • @dolardaadiye8055
    @dolardaadiye8055 День тому +3

    50 qof oo is abaabula oo dadkaa wax u qabta in la hello waa ay adag tahay lakin 1000 qof dagaal gala oo wax kasta baabiye waa diyaar 😢😢😢😢 yaa Allah noo gargaar

  • @Innamadar
    @Innamadar День тому +1

    Allah kariim hooyoyin uunbaa ilmuhu marku xanuusto ku duldhimata yaa rabi caruurta caafi. MMtv caruurtan waa in iskolo khaasa iyo xaromo gaar ah oo lagu hayo loo sameeyo. Howshaa waa inaad bilowdan ood albaabkasta garaacdaan. Mmtv no so bandhi markaad wax ururinaysaan wixii ilahay naga so qaado waanu ku darsanay

  • @nucmanabdiraxman7893
    @nucmanabdiraxman7893 День тому +5

    Lacagta lololaha ee wax mico ah bulshada aan ugu fadhiyin dadka baahiyaha gaarkaa ah qaba wax haloogu qabto

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 17 годин тому

    Qlpigu wu ii xanuunay wlhi waxan duco ahayn idinma awoodo ale ha idin cawiyo. Ya allah😢

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 День тому +1

    Ilahayo adigaa awood leh ee adigu u gargaar

  • @KhalidAddaani
    @KhalidAddaani 7 годин тому

    Ilaahow caawi walaalhayagaa oo wax kasta oy ka cabanayaan sii .

  • @ItsMe-d7v
    @ItsMe-d7v День тому +1

    Allow u gargaaar koko wax badan bay so saartay oo bulshda u cadaysay 😢😢😢😢

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 День тому +2

    alle ha ino yariso dhibta dalkeena taalo ma yara

  • @hibaaqjamaal9936
    @hibaaqjamaal9936 День тому

    Ilaahey ha u gargaaro

  • @asmamohamed3628
    @asmamohamed3628 День тому +1

    😢😢😢😢😢Allahayow umadaada u sahal cidina uma maqna ceelna uma qodna😢😢

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 День тому

    Ax maxamed waxabarshada waxaa ka horeeya caafimaadka ilaahow ugargaar yaa rabil caalamiin😢😢

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 20 годин тому

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah 😢😢😢

  • @CabdiraxmaanibraahinXuseen
    @CabdiraxmaanibraahinXuseen День тому +1

    waxaan ahay aabo run tii aad iyo aad ayuu ii tab tay muqal kani😢😢😢😢😢

  • @AmranAxmedAbdilahi
    @AmranAxmedAbdilahi День тому

    Allow caafi oo culeyska ka qaaad 😭😭😭😭

  • @UmoMohamed
    @UmoMohamed 21 годину тому

    Subhanallah illahay swt ha u gargaaro. Halke lagala xidhiidhkaraa?

  • @Nicmobishar
    @Nicmobishar День тому

    ALLAH HA U GARGARO

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim День тому

    Ya Rabbi cafimad taamah sii

  • @AsmoAbdulahiGabow
    @AsmoAbdulahiGabow День тому

    Allahu akbar alloow u gargaar😢😢

  • @safinuuramohamed2703
    @safinuuramohamed2703 День тому

    Allah ha idiin cafiiyo yaarabi

  • @uoaxbarkad7472
    @uoaxbarkad7472 День тому

    Ilaahay ha u gar gaaro

  • @MarwaAhmed-ni3tw
    @MarwaAhmed-ni3tw День тому

    Alhamdullilah we take everything for granted we forget how blessed we are ya rabbi help your people

  • @asmacabdi7102
    @asmacabdi7102 23 години тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @xareed.18
    @xareed.18 21 годину тому

    Asc
    Salan kabacdi dadkan aynu ukacno oo aynu wax iskudarno alla ayaa cafimadka hayee

  • @XajiAhmedAbdi
    @XajiAhmedAbdi День тому +1

    Allah ha idin gargaro

  • @CisiMaxamuud-v3c
    @CisiMaxamuud-v3c 17 годин тому

    Maxamadow u ergo Doon dadkan wllhi wad gulaysanaysa abti

  • @atika5785
    @atika5785 День тому

    Alxmdulilaah Rabul calamiin ☝
    😭😭Allow caafi

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 День тому

    Yaa allaah 😢waa inaa cawinaa ee ururiya wax ciyaalkan aan isku darneed waxbadan bey unoqon wa dhameesan kari wayay 😢videoga

  • @LeilaGuure-yq4ex
    @LeilaGuure-yq4ex День тому

    Allah ha ugargaaro

  • @arwamustapha8969
    @arwamustapha8969 День тому

    Waaa muuqala dareen leh illahaya ha caawiyo dadka dhibtaysana

  • @zamiiraahmed1698
    @zamiiraahmed1698 День тому

    لاًحول ولا قوةً الا بالله😢😢😢😢😢😢

  • @SihaamSihaamALi-o2t
    @SihaamSihaamALi-o2t День тому

    😢😢😢

  • @fatimaosman7240
    @fatimaosman7240 День тому

    Sc halkee lalasoo xidhidhayaa please soo qora😅😅

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 17 годин тому

    Ale ha ii siiyo lacag an dadka dhiban ku cawiyo. 😢 ale ha idin gargaro wan idin ilowne wlhiye. Ala dadka waxa kaystow dadka cawiya. Tani wa aduunye. Wa laga tagyayar 😢

  • @HoodoDayib-n8h
    @HoodoDayib-n8h 17 годин тому

    😢

  • @Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm
    @Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm День тому

    😢😢😢😢😢

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 День тому

    ❤❤🤲🤲🤲😭😭🤲🤲🤲

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 День тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohamedIsmail-ro6ok
    @MohamedIsmail-ro6ok День тому

    Nolsha qarsoon ilahayaw u gargara adoomahaga kii ka masuulka haaba la waydiin doona malinta qiyame

  • @XajiAhmedAbdi
    @XajiAhmedAbdi День тому

    Cafimadka Allah bixiya

  • @ItsMe-d7v
    @ItsMe-d7v День тому

    Ax😢😢😭😭😭😭

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 День тому

    Sorry😢😢😢😢😢

  • @XajiAhmedAbdi
    @XajiAhmedAbdi День тому

    Allah wll Allah ha idin gargaro

  • @Hala_yaa
    @Hala_yaa День тому

    Dadka baahiyaha gaarka qaba iskadaaye dadkii kale ee caafimaadka qabay baa gaajoonaya subxanallah ilaahow umaddan somaliland kunool ee go'odoon kujirta ee koox yarri siday doonan yeela een umadda xuquuqdooda gawaadhi iyo guryo kadhistow aakhira xagaad gali doonta idin maanu saamixinba hadad anogoo naloo adeegan guri ama gaadhi ka eebsato xuquuqda bulshada,,,..../

  • @CisiMaxamuud-v3c
    @CisiMaxamuud-v3c 17 годин тому

    Maxamadow u ergo Doon dadkan wllhi wad gulaysanaysa abti

  • @hamzeabdiyoussouf7956
    @hamzeabdiyoussouf7956 День тому

    😢😢😢

  • @aslikeyse3877
    @aslikeyse3877 День тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @kadraapoudi5164
    @kadraapoudi5164 День тому

    😢😢😢😢