wahaabiya jawaab ayaalagarabaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @MohamedBulhan-l1l
    @MohamedBulhan-l1l 6 днів тому

    Nabigeena s c w

  • @Mohamedmoalimabdulahi
    @Mohamedmoalimabdulahi Місяць тому

    Masha allah waa sidaas shikheyga dad badan oo wahaabiyo ah ku soo hanuunayo

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 3 дні тому

    Waxaan rabaa in ley akhriyo Munaaqibka ? Kitaab wax badan lagu sheegay waaye ayey dhaheen.

  • @MohamedAhmed-jh8kq
    @MohamedAhmed-jh8kq Місяць тому +1

    Sadaqada masakinta aya lasini

  • @maxamuudgaashaami5618
    @maxamuudgaashaami5618 Місяць тому

    Su aalaha adigaa kajawaabay...sida ku cad fatwada sh ibnu cuthymiin

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 Місяць тому +1

    Ambiyada oo Dhan Mowlid U Samee 25/12/2024 Waxaa Loo Dabaaldega Dhalashadii Nibi Ciise(عليه السلام) Yaan Laga Waayin Adigo U hadlaaya Sida Aad Hadda U Hadleyso.
    =Mahadsanidin=

    • @DrAli28-Y
      @DrAli28-Y 3 дні тому

      Intee lagu dhigaaa markaa?
      Sheikha Cabdulqadir ma imaana? Sheikh Yusuf kowneyn ma imaanaa?
      Shaakir waxa uu dhahay” qofkii soo boogda sheiikha wax walibo wuu helaa”
      Isoo wac sxpow asxaabta ayaan soo wadaa insha allah.

    • @DrAli28-Y
      @DrAli28-Y 3 дні тому

      Scw scw scw scw scw

  • @shukriqooryareyqoryarey-hd6wb
    @shukriqooryareyqoryarey-hd6wb Місяць тому

    هل كان النبي من يأخذ الصدقة يا شيخ🎉

  • @MohamedAhmed-jh8kq
    @MohamedAhmed-jh8kq Місяць тому

    محمد علد وهاب مستحيل

  • @FowzaanAbdikariimMuhammed
    @FowzaanAbdikariimMuhammed Місяць тому

    Munaaqib iyo burdo ayaa ku dhex jiraaye ma cibaadaa kaas sbxnllh 😢 mnta ma wxn mrynaa shirki inaan cibaado ku tilmaano 😢😢

  • @cabdiraxmanmaxamed3093
    @cabdiraxmanmaxamed3093 Місяць тому

    Bidco horta maxaa la dhahaa ma fahnsanthay

    • @BintoHaaj
      @BintoHaaj Місяць тому

      waa wax walboo laguna dro ama laga jaro ayaa bidco la yiraahdaa

  • @AliSicid
    @AliSicid 2 місяці тому

    Adeer nabiigu ma ogaa

    • @XafsaMuxiyadiin
      @XafsaMuxiyadiin Місяць тому +1

      May mana ogaygn mana samayn khulafaa uraahidiintuna ma ogayn

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb Місяць тому

      Nacas baad tahey caqli yar
      Dhageyso shiiqa
      Kan wahaabiga waad dhageysataa
      Quful yahow

    • @XuseenBaakaay
      @XuseenBaakaay Місяць тому

      Hawartaa Ayaa ogeday

  • @Abdikadirahamed
    @Abdikadirahamed Місяць тому +3

    لايجوز الإحتفال بالمولد. قطعا لإنه بدعة مخالفة للشرع و الحقيقة ان كلامك لايجدي شيأ والدين قد اكمل الله سبحانه وتعالي وكل عمل. لم يفعل النبي صلي الله عليه وسلم ولم يفعل صحابته فهو بدعة

  • @maxamuudgaashaami5618
    @maxamuudgaashaami5618 Місяць тому

    Bidcada qeexisteeda ayaa kakhaldan wllokan...khayrka layskuguyimi hadaanuu nabigu samyn sidaas ayay bidco ku tahay tusaale hadaan hadaan salaada subax hadaan kudaro hal ragcad oo faataxo iyo ikhlaas aan akhriyo miyaanay khayr ahyn....lkn waxa bidco kadhigay waa meeshany dhacday....mawliidkuna waaa lamid

    • @Ahmed-kq4ju
      @Ahmed-kq4ju Місяць тому +1

      Salaada walagumadari karo ciladu maxeythy saasaa inalagu adoonsadey saligiga nabiga iyo taas qiyaas ha ooga dhigin wallaalo adu nabiga maka heysaa inuu yidhi yaan dhalashadeyda loo ixtifaalin jawaab sax keen sxb

  • @user-amirakaderxazhi
    @user-amirakaderxazhi Місяць тому

    walaal adiga iyo kee maxamad ci wahaab udhigay 2 deenuba bidco ayaad samayseen

  • @MussyPlayz
    @MussyPlayz Місяць тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، يا عزيزي عالم أهل السنة والجماعة وخاصة أهل التصوف، أشكرك على توضيح تناقض الطائفة الوهابية التي أسستها ودعمتها القوى الغربية وخاصة بريطانيا وكان هدفها الرئيسي تدمير الإسلام في الداخل ولهذا السبب تم تأسيسها في مكة والمدينة. إن أهل السنة والجماعة يعرفون جيدًا البدعة الخطيرة التي أدخلتها هذه الطائفة من خلال ابتكار توحيد جديد لا أساس له في الإسلام ونشره باستخدام الموارد الطبيعية الموجودة في مكة والمدينة وهذه الموارد الطبيعية هي لجميع المسلمين ولكنهم احتفظوا بأنفسهم ولا يعطون إلا للدول غير الإسلامية ولم يفعلوا سوى نشر الحروب في العالم الإسلامي. منذ نشأتهم، لن تجد حربًا واحدة شنوها ضد غير المسلمين، لكنهم شنوا حروبًا وخطابًا داخل الدول الإسلامية. لا يعرف معظم الناس أجندتهم الخفية التي تتلخص في إبعاد المسلمين الأطهار عن حب الله وحب الرسول، وهم يمثلون غير المسلمين بنسبة 100%، وشهادتهم مزيفة بنسبة مائة بالمائة، ويستخدمونها للتنكر في هيئة مسلمين. أنا سعيد جدًا لأنك كشفت عن خداعهم وكذبهم وتضليلهم للمسلمين الأطهار عن اتباع نبينا الحبيب وعبادة الله بشكل صحيح. لذا، فقد حان الوقت، وإن شاء الله، فإن تدميرهم وشيك. لقد أخذت الطائفة الوهابية كل شيء من كل بدع الجماعات السابقة، وهم يسعون جاهدين لحرف المسلمين الحقيقيين عن الطريق الصحيح.

  • @ahmetmohamet4468
    @ahmetmohamet4468 Місяць тому

    Beenta umada ladhaaf
    In nabiga lawayneeyo layskuma haystee
    Bidcadaa ku dhex qarsan ka waan tooba
    Nabiguna masamayn asxaabtuna masamayn taabicina masamayn ee yaa adi wax kaa dhagaysan marka

  • @Mohamedmoalimabdulahi
    @Mohamedmoalimabdulahi Місяць тому

    Masha allah waa sidaas shikheyga dad badan oo wahaabiyo ah ku soo hanuunayo