Dhanto Ogaden oo si casri ah loo tumaayo part3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 71

  • @fowsiyofarah5721
    @fowsiyofarah5721 2 роки тому +2

    maanshaa allaah waa dhaanto iyo badh ogoobey hadaan eegay dhaantooyinkeena muusikooda caycaynka ah waxeey u qalmaan musical award waa sax habkeey u dhaceeyso muusikada xataa uma baahno inaad taqaan luqada ee waad ku raaxeeysan oo la qabsan maanshaa allaah waxaan idinsiiyay dadkeegow musical award fram fmf wbt

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +10

    Ogaadeyn waa dad dhaadheer oo qurux bdn MnzhaAlh

  • @ogadenmonitor7464
    @ogadenmonitor7464 11 років тому +1

    A good quality video. Hambalyo ayaan leenahay Ayaan Halgan iyo Bashiir Dhanaan , abawaanka allifay heesta iyo Kooxda Danab guud ahaa, filim qaadayaasha iyo inta ka qeybqaadatay duubista iyo tumista muusikada. Waxa aan jeclaan lahayn in la xuso magaca Abwaanka allifay dhaantada. Tani waxa aan ku tilmaami karnaa dhaantada Sanadka 2013.

  • @abdirahmanmahdi7823
    @abdirahmanmahdi7823 5 років тому +4

    I'm oganden frm Kenya
    ManshaAllah

  • @burqayartube9039
    @burqayartube9039 11 років тому +1

    wawawa mansha allah huuno dhantaduu macaaan badanaa wawawaw bashiir dhane wawaw ogadenia viva ethopia hadhacdo
    vivaa ogadeena mansha allah ethopia wahaqee

  • @abdihanad4975
    @abdihanad4975 11 років тому +3

    Dhiiga haba wadnaha dhaq dhaqaaqiisiyaw sida ubad aan dhalay igu dheeridaa....... Wallee meesha waxbaa kadhacay DANAB wacdarey meesha kamuujiyeen GUULEYSTA insha allaah.

  • @saalaxjimcaale3844
    @saalaxjimcaale3844 2 роки тому +1

    Dhaanto dhinacyabadantabanaysa walahi allow xornima idinsii

  • @xadfaaar6656
    @xadfaaar6656 11 років тому +1

    Maansha alaah war dadku xariirsanaa waan idinku diirsadaye idinkuna halkaas ka wada wayeene waynu wada garaacaynaaye

  • @liibaanaadan6824
    @liibaanaadan6824 6 років тому +1

    Dhool colaaco xareed biya dhigay lamood yawdhawadoo dhunakada yakhay dhabana qurux
    dhantaduna macana oo dadku xariisanaa mnshaalh

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag 11 років тому +4

    wax aan ku qiyaasaba garan mahayo quuqla aan dhagayso wax kale oo aan dhaho garan mahayee dhuuxa ayaa i dhaqaaqay jacayl jacayl jacayl.com yartan dhuubaneey dhabanada casay nin ku dhawroo jacaylkaagu dhibin la waa sida dhibica roob kaan u dhawrayoow dhankaad iga jirtuu ii dhufayni qalbigu yaa salaam ax ax ax dhiigaba wadnaha dhaqdhaqaaqiisiyoow sida ubad aan dhalay igu dheeridaa ala ala yaa salaam

  • @abdiazizismail1093
    @abdiazizismail1093 11 років тому

    Maha'allah dhaaanto jacaylka kahadlaysa midhaha dhantadan runtii waa mid ruxii garanaya jacaylka ay taabanayso thanks he who master plan of this lyrics.

  • @burqayartube9039
    @burqayartube9039 11 років тому +2

    ogadenia freedoom vivaaa vivaaa

  • @channelkadhalinyaradagerma1685
    @channelkadhalinyaradagerma1685 7 років тому +4

    Dhantadan anoo jooga dalka sacudiga magalada jesaan ayan darteed intarnetka ugali jirey waxayna ka turjumaysay meesha an jogo anoo cidla dareemayay wakhti xusuus mudan wlhi log time

  • @ceelbarde1
    @ceelbarde1 11 років тому

    waaaw.... walaahay waa dhaanto cajiib ah...aad buu umahadsan yahay soo saaraha iyo jilayaashaba....halkaa ka sii wada. ogadeniya ha xorowdo.

  • @mshek6396
    @mshek6396 11 років тому

    waryarahadeen dhaantadu macana ma ila argteen waxan ayaa dhaanto ladhaaaaaaa wow

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 3 роки тому +1

    dhool hilaaco xareed biya dhigay lamood ya udhawaado dhunkada yakhay dhabana qurux
    cajib........

  • @Xanancadeey
    @Xanancadeey 11 років тому +2

    dhaxsinweeyo aduunyadu wadhowr cishee hayga dheeraan illah dhimashaada marqudha Dhugashaada indhuhuu kuuma dhinac maraan dhagahuuna dhawaqaaga kama dhargaan oheeeh oh

  • @suldamosuber7834
    @suldamosuber7834 11 років тому +2

    Guul ONLF nice dhaanto

  • @adenfarahabdi9263
    @adenfarahabdi9263 2 роки тому +1

    Ree tolkey nolada isha alha

  • @DjejcfvhgkjkiEofry
    @DjejcfvhgkjkiEofry 3 роки тому +1

    Wwwwwwwww xusus waa 2022 2.17

  • @fatushabdi4211
    @fatushabdi4211 6 років тому +2

    I like learning dhanto

  • @habonabdi572
    @habonabdi572 10 років тому +1

    Mansha allah guul iyo gobonimo

  • @hamdimatan9687
    @hamdimatan9687 8 років тому +10

    i love ogadenia people lode from jigjiga

  • @mahamedabdiabdullahiabdi8233
    @mahamedabdiabdullahiabdi8233 7 років тому +1

    Cool dhanto guul jowxo

  • @mshek6396
    @mshek6396 11 років тому +1

    kooxdan danab wan shidan tihiin aqyareey halka ka sii wada dhantooyinkan casriga
    ad markasta soo bandhigtan

  • @omaryare7565
    @omaryare7565 5 років тому

    I love ogadenia

  • @cawildeeq2569
    @cawildeeq2569 3 роки тому

    Walahi waa xasuus aan cadi aheen

  • @hamdiadan1890
    @hamdiadan1890 4 роки тому +1

    Hamdi

  • @muuseaxmed5401
    @muuseaxmed5401 2 роки тому +1

    💓💕💞😘💓💖💖

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 6 років тому +2

    oof caaal dhaaanto

  • @abwaannuurfartaag2698
    @abwaannuurfartaag2698 6 років тому +1

    ar iga daba geeya tolka aniga layga beeray noolaada

  • @lamicahodan828
    @lamicahodan828 10 років тому +3

    Maansha allah guulaysta huunoyin

    • @yoonisqaasim663
      @yoonisqaasim663 3 роки тому

      Yarta dhuubaneey dhabanada caseey ish calaa dhaanto waxasaa dhaanto lagaaa dhahaa ayaan halgan iyo bashiir cimrigiina allaha raajiyo dhaantadaan maanta yutube ka helay 13/6/2021 wana sanadkaas waqtigii an dawaday

  • @abdirizakyuusuf6470
    @abdirizakyuusuf6470 11 років тому

    caadi ma aha masha allaha

  • @hamseandi6745
    @hamseandi6745 7 років тому

    mnshaaalh xariir sanaa

  • @deeqmaxamed5778
    @deeqmaxamed5778 3 роки тому

    Yaa dhegeysanaya 2021 like isaar

  • @hodoabdullahi9098
    @hodoabdullahi9098 11 років тому

    Waaaw caadi maahan dhaantadaan

  • @hamseandi6745
    @hamseandi6745 7 років тому +1

    wan kahelaa

  • @jhonsmith7289
    @jhonsmith7289 11 років тому

    is this all u people ever do, dance. the pnly good thing u lot r good at is doin the ethiopian dance

  • @abdish7171
    @abdish7171 5 років тому +1

    ilove ogadenia peaple lode from DDid

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 2 роки тому

    Eesh calaa dhaanto

  • @abwaannuurfartaag2698
    @abwaannuurfartaag2698 6 років тому +1

    inta nolol jirto

  • @dhaxyaar23
    @dhaxyaar23 11 років тому

    Wow

  • @abdifatahhussein7768
    @abdifatahhussein7768 7 років тому +1

    💞💞💞💞💞👍👍👍👌

  • @siciddiriye4731
    @siciddiriye4731 2 роки тому

    س

  • @hamseandi6745
    @hamseandi6745 7 років тому

    waaw cadi maha

  • @shugriabdiafi588
    @shugriabdiafi588 8 років тому

    wankahelaaaa

  • @siciddiriye4731
    @siciddiriye4731 2 роки тому

    ق

  • @HodanaxmedHodanaxmed
    @HodanaxmedHodanaxmed 2 роки тому

    ى

  • @abdish7171
    @abdish7171 5 років тому

    Ddis

  • @nuurwalihirsi4854
    @nuurwalihirsi4854 10 років тому

    dhaanto shidan iga dheh

  • @ammussa
    @ammussa 11 років тому

    Somali land? I am your next door neighbor. Harar!!

  • @manaabewarsame283
    @manaabewarsame283 5 років тому

    Xoogga

  • @dhuulecabdi6216
    @dhuulecabdi6216 2 роки тому

    Llll
    Llllllllll

  • @youngfadxi6652
    @youngfadxi6652 11 років тому

    tyrfg

  • @nomadic247
    @nomadic247 11 років тому

    cvghu

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 2 роки тому +1

    Eesh calaa dhaanto