ILaah wax lala simo ma jiro subxaana laah , waxa dadka loo qaxinayo oo la rabo in ay is dagaalaan waa intay isku maqan yihiin malaayiin baa loo soo diraa wax faafisa aan la garanahayn soomaalina iyadaa isku maqan oo Indha hoodu ma arkaan waxa horyaal Oo iyagaa isu xoog wayn ‼️‼️ Alle caqliga iyo cimriga ha kuu xafido 👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐
Gaalada hadeey wadanka imaadaan oo na arkaan inaa sii fican ula dhaqmeeno saas ee ku islaamayaan, Madina waagi rasuulka ba salalaahu alaihi wasalam yahuud aa la nooleed. Marka daaciyoo cilmi adoo leheen haka hadlin arintaan.
Iney galo ku soo carbisey waa u jednah mida kale galo hadey wadanka timado jisyo karabnah dalkanah kitanka ale lagu xakumi lkn gaal qori wato iyo somali hoos carartey oo dimuqiradiyo la.cararayan doni meyno dhimasho kaxignah
@@hibohassan3817gaal ima soo carbiyesan ee indhaha aa la dahay, ee ani madiidani kitabka in lagu xukumo, een waxaan dhahy lee galada hadee imaadaan ma dhib baa kujirta hadaba qatar koobka aduunka gaalo badan timaaday, Qatar Oona ka diiday wax badan dinta ka horjeedo in wadoonkoda lagu sameyo, Markaan arintaas wexee dhalisay inee dad badan islaamaan, marka fikirka al shabaab jooji, dhimasho aan ka xegaa aa dheheesid jooji waxa nabada noo diidan waa nocaado miiran.
Al Salam Alaykom my dear young brother thank you for your advice in our president but please don’t jump there’s a lot of people Who older than you and knowledgeable very knowledgeable with cilimi our somalian sheikhs Live with them whatever that come from the social media everybody sees circle so your younger man very young man be careful sometimes I am not judging you attacking you just as a device so thank you for the great work and have a great day ..
ASC DHAMAAN WALAALAHA MUSLUMIIMTA AH SOO ILAAH MA ORAN NAFTAADA IYO EHELKAADA KA BADBAADI NAAR . SHEEQOW HALKAA AYA lLAGAGA BAAHAN YAHAY XASAN SHEEKH CILMI AAD KU GAALAYSIISO MA LIHID . RATIGA TOOQ DHEH
Masha,allah,daaci muqtaar
Subxan allaah diinta allaah ninka aanku dhaqmin walee halaag baa usuan subxan allaah xasan sheq allaah ku so hadeeyo🥰🥰💪💪🇸🇴🇸🇴🦁🦁
Daaci muqtaar ilaahey haku xafido hadalkaaga waa sax dadkaan runta ma ogola waxey jecelyihin kufri iyo gaalnimo ayey jecelyhin din islaam marabaan dadkaan haku daalin istahilkoda waa dil okelya
Istaaqfurilaah allehanabadbaadiyo waxwalbe alle ayaaog❤❤❤
الله اكبر 😊😊😊
Ladagaa lanka dawlada jooji wll Aduunka fisqiga fasahaadka dhibaatooyibka haysta soomaalida waxkale uma hayno wll
Subxanalllaah illaahey ayaacaliimul qabiir ah illaah hakubarakeyo jazakallaahu qeyr
Masha allaah daci muqtar allaah ku xafiido 👑🥰🥰💙🤍💙🔵⚪️🔵❤️❤️🦁🦁💪💪
Daaci horay usoco illaahay haka abaal mariyo noosoobadi
((Subxaana llaah))❤️❤️sax waaye hadal kaagu Kitaabka ((Alle)) in lagu dhaqmo❤️❤️❤️❤️
Mar haduu xasan sheekh ogolaado,
diin aan ahay tan islaamka ,
wixii gaaloobo oo dhan in uu masuul ka noqon doono
Xasan sheekh.
Daaci mukhtaroow Arin wanagsan ayad bilaawdi ee cadawbadan Aya kanaxa wixi kugusoogaaro dulqaado
Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Machallah barakallahu fik walal qali
xasan sh waa qaain lkn dad baa lagalaayo cadaabta in sh allh hadesan katowba keenin
Mashaa ((Allaah)) ((Allaha))ku xifdiyo
Masha allah
Walciyaadu billah supxanllah
Somaliyey runta aa
isu shegno doadena waa dowlad rido ah
ILaah wax lala simo ma jiro subxaana laah , waxa dadka loo qaxinayo oo la rabo in ay is dagaalaan waa intay isku maqan yihiin malaayiin baa loo soo diraa wax faafisa aan la garanahayn soomaalina iyadaa isku maqan oo
Indha hoodu ma arkaan waxa horyaal
Oo iyagaa isu xoog wayn ‼️‼️
Alle caqliga iyo cimriga ha kuu xafido
👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐
😢😮😢😢
Kitaabka ale kusabar hadii lugudhibaateeyo
❤
Gaalada hadeey wadanka imaadaan oo na arkaan inaa sii fican ula dhaqmeeno saas ee ku islaamayaan,
Madina waagi rasuulka ba salalaahu alaihi wasalam yahuud aa la nooleed.
Marka daaciyoo cilmi adoo leheen haka hadlin arintaan.
Iney galo ku soo carbisey waa u jednah mida kale galo hadey wadanka timado jisyo karabnah dalkanah kitanka ale lagu xakumi lkn gaal qori wato iyo somali hoos carartey oo dimuqiradiyo la.cararayan doni meyno dhimasho kaxignah
@@hibohassan3817gaal ima soo carbiyesan ee indhaha aa la dahay, ee ani madiidani kitabka in lagu xukumo, een waxaan dhahy lee galada hadee imaadaan ma dhib baa kujirta hadaba qatar koobka aduunka gaalo badan timaaday,
Qatar Oona ka diiday wax badan dinta ka horjeedo in wadoonkoda lagu sameyo,
Markaan arintaas wexee dhalisay inee dad badan islaamaan, marka fikirka al shabaab jooji, dhimasho aan ka xegaa aa dheheesid jooji waxa nabada noo diidan waa nocaado miiran.
Kuma fahmayaan dakani ilaa mud caqli usaaxiiba mooyaanee
❤❤❤❤
Al Salam Alaykom my dear young brother thank you for your advice in our president but please don’t jump there’s a lot of people Who older than you and knowledgeable very knowledgeable with cilimi our somalian sheikhs Live with them whatever that come from the social media everybody sees circle so your younger man very young man be careful sometimes I am not judging you attacking you just as a device so thank you for the great work and have a great day ..
Subxaanallaah
سبحان الله والعياد ب الله
Subxanalah
Naacdaadanu ma raysan lahayn neefohow
ilahayow madaxda soo hadee
Kani miyaanu ahayn ninkii qabyaaladda iyo dagaalka laascaanood taageerayay ee isku dirayay dadka walaalaha ah
Adiga ya sheekh utahay sheydhan yahaw ciyaal suuq BA tahay la fadhiso umada diinta naftada ha anfacdo wax shegto mahesid
Moryan msryan
Naagtaas gaaloowday iyo madaxweyne hassan sheikh maxaa iska galay .teeda kale naagtaas miyaa soomaaliya joogto .dowladda soomaali iyo shacabkeeda ha u gafin . Adiga naftaada hagaaji marka hore
Waa ruta Wll
Who give this guy taskiya?
Walal islamka manta jogo Aya kagabiye shaqadodi Marka Hadi shaqadena anka gabiney wanalaga shaqeysanaya
Maha qofka muslimka ahi mid marwalba dhaleeceeya muslimiinta kale
Runta u shegey galnimada bananka lasoo dhigi lale wa no jedah bari kanhy dasturka somaliyo u dagsan
Md.hasan.shek.tafadhida.marku.hadleyey.nagti.galadi.wey
gaalnimadooda wey cadahay
والعياذ بالله
ASC DHAMAAN WALAALAHA MUSLUMIIMTA AH SOO ILAAH MA ORAN NAFTAADA IYO EHELKAADA KA BADBAADI NAAR .
SHEEQOW HALKAA AYA lLAGAGA BAAHAN YAHAY
XASAN SHEEKH CILMI AAD KU GAALAYSIISO MA LIHID .
RATIGA TOOQ DHEH
Adigu qabayaalada iska dhaaf intaad dadka kale ka sheekaynayso
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
wiiloow hadaa dhalatay waa la shubi jiray mida kale hassan sheikh aqoon diineed xataa kuma dhamid bood boodka iska dhaaf