Taariikhdii Shirqoolkii Canjeel-Talo waa Abwaan Cali Qamar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
    wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
    fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .
    Taariikhdii Shirqoolkii Canjeel-Talo waa Abwaan Cali Qamar

КОМЕНТАРІ • 13

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 Місяць тому

    Tariikha iyo gabayada aad usoo badi. Ninkana cali qamar waa laybareeri qaran. Aad usoo warayso

  • @AxmadtayyibSaciid
    @AxmadtayyibSaciid Місяць тому +1

    Canjeel talowaa"Taaleex kuma yaal ee wuxuu ku yaal meel u dhow Eyl waana geedkii Canjeelka ahaa ee shirku ka dhacay welina waa jiraa oo waa caan.Odayga way ka qaldan tahay taasi.Midda kale Dacay keligii ma wading hawshaas inqilaabka.

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin Місяць тому

    Waa sheeko xiiso badan

  • @maxamedshariifxasan-hx7gr
    @maxamedshariifxasan-hx7gr Місяць тому +1

    Waxaas maqal waa wax sayidka lagu daleecaynaayo wax ka jirana malahan anagaa Mindhaa ciyaal ah

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin Місяць тому

    Waa taariikh mug wayn

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow Місяць тому +1

    Shirka canjeel wuxuu ka dhacay tog ayl u dhaw

  • @AxmedIbrahim-w4m
    @AxmedIbrahim-w4m 10 днів тому

    Ka reer Hagar. Muxiiyidhi ujeeday

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s Місяць тому

    Meesha lagu shiray ee la damcay in sayidka lagu inqilaabo maaha Taleex ee waa Eyl Canjeel Talawaa Eyl waxay u jirtaa qiyaasta 18km geedkii jirridiisii ayaa ilaa hadda ku taal meeshii

  • @jaamacyuusuf2697
    @jaamacyuusuf2697 Місяць тому

    Sayidku ma intu raga dumarka qadab kaga furo isagu gursanjiray shaw isagaba wax gumaysanjiray reerka 😂😂😂

    • @usfoo
      @usfoo Місяць тому

      Mlkfbfcbvkgihoiazczji omvkxg jgigdyjcZojvkizjsfwdxI

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin Місяць тому

    Waxaad kasoo hadashaa dilkii aw cabaas