Yaa Dalbaday Furiinka Abasheekh iyo Aishwarya rai Wax ka Ogaaw

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Місяць тому +23

    kuwaan itaad kashekeneso siirada naiga scw maabaratid

    • @hodan22
      @hodan22 Місяць тому +1

      Adu youtube ma awodid sax sida darteed ayaad jeekey ugu mashquushaa af hindina maba taqaanid 😂😅

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Місяць тому

    Sxp heesta layidhaahdo ❤Masumu jehra noga he ❤kumar sanu heesta ii soo fasir ❤TALAASH MOVE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ww2ld8yp6r
    @user-ww2ld8yp6r Місяць тому +7

    Asc jeekey

  • @user-bi3um3um6k
    @user-bi3um3um6k Місяць тому +2

    Wiil miyey udhashy gabar lee ku arka 90ka jeekeey ama qaldanthy mise anaga nalaga qariye noso sheeg macalin👍

    • @abdiosman27-tu3bq
      @abdiosman27-tu3bq Місяць тому +2

      Jekeey wararkiisa dhan waa been xitaa luqada hindiga mayiqaano adiga ma,ogeen miyaa😂

    • @salmaanluude3461
      @salmaanluude3461 Місяць тому +2

      Jeekeey Waa Nin Cabsan Oo Beenlow Ah Warkiisa Waxba Haka Soo Qaadin
      Hal Gabar Kaliyah Ayey isku Dhaleen Waxuu Sheegaayo Waxba Kama Jiraanee

    • @zamzammaxamedxassan4968
      @zamzammaxamedxassan4968 Місяць тому

      @@abdiosman27-tu3bq halgeber ley iska dhaleen

  • @Bk-ii5ej
    @Bk-ii5ej Місяць тому

    Love you Too Macalin Jeekey Cimri dheer iyo caafimaad allaha Ku siiyo Baaba Hada Ka Hor Anoo yar Oo iskooL ka imid baa Jalaato IYO cabitaan ii gadey kuma iloobin 🥺👑❤🙌

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Місяць тому +1

    Abasheekh waa wiil fiican da beecad fiican ixtiram badan sida la’ sheego hooyadiis baa xun

    • @zamzammaxamedxassan4968
      @zamzammaxamedxassan4968 Місяць тому

      Yaa kaaga waramey adi tankale tankale duqda ayaduba Cali dheere waxay kadul qaadey oo isjecla yen reekha dheerey

  • @user-qt7to8xi3b
    @user-qt7to8xi3b Місяць тому +3

    Mcln jeekey noolow legend

  • @munasarxaliye8201
    @munasarxaliye8201 Місяць тому +1

    legend teacher jeekey

  • @user-xc9vx8uc9x
    @user-xc9vx8uc9x Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @xayaatimacaan8857
    @xayaatimacaan8857 Місяць тому

    Filimaadki hore noosoo turjum sida flimka Dost Iyo jeene ki raah old flim ❤

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 Місяць тому +2

    Funs ka SALMANKHAN WAAY WADA QOSLAYAAN😂😂😂

  • @abdiosman27-tu3bq
    @abdiosman27-tu3bq Місяць тому +2

    Jeekeey beena hawaas damiin aqoon yahan iska dhiga hhh alle haku fiyoweyo

  • @AmraanCabdii
    @AmraanCabdii Місяць тому +2

    Ad iyo Ad Wllhi

  • @Abirahman-lu3ge
    @Abirahman-lu3ge Місяць тому +2

    Macalin jeekey Keep going

  • @JeyJey-b3m
    @JeyJey-b3m 27 днів тому

    SADA macalinka

  • @queensabaNz
    @queensabaNz Місяць тому +2

    Jekey sheekada nacalad haku dhacdee Hindi bilaa diin ah maad dadka u soo gudbiso waxyaabo anfac leh oo ayaantiinka awladaha somali anfac u yeelanayo

  • @sakariyecigaal4594
    @sakariyecigaal4594 Місяць тому +1

    Salman khan oo priya o priya

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Місяць тому

    Aishwarya waxay jeceshahay salman khan ♥️

  • @XawoNur-s5s
    @XawoNur-s5s Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @safiyaali9761
    @safiyaali9761 Місяць тому

    Qalad wiil ma qaabaan gabar 12 jir ah ayey isudhaleen wiilka walaashiis ayaa dhashay qaladka iska sax

  • @munasarxaliye8201
    @munasarxaliye8201 Місяць тому +1

    xaqi sallu ayaa isku diray

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Місяць тому +1

    Dee waxan marka horeba way ku dagdagtey guur kiisa kan umayba qalmeyne way isku tuurtey ma iyada cid wayeysey qalanjadasay ahayde

    • @mariyacali6541
      @mariyacali6541 Місяць тому

      @@hamdakhader5294 kumey qasarin wataa gabadhaa quruxda badan ka heshay

  • @user-qg8zk2oj9g
    @user-qg8zk2oj9g Місяць тому

    Ma wiil iyo gabar miyey dhalen horta wllkey jwb

  • @alimohamed2491
    @alimohamed2491 Місяць тому

    Baba there is a song from the movie takkar called Palkein hon khuli ya band there is part were he saying “I never seen god but when I imagine he looks just like you sweetie your face I see god in you” I can’t translate that in somali can you please let your followers know that’s a shirk not the whole song but that part I hope you can read English because my somali is not good thank you

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Місяць тому

    Waaw

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Місяць тому

    Wiilka ma waxa dhaley in cali dheere mise labadoda dhaley

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Місяць тому

    Salman Khan ha guursato dhab buu u jeclaye

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Місяць тому

    Aishwariy Ria wali waxay jeceshahay Salman Khan

  • @Malakiiya
    @Malakiiya Місяць тому

    Nolola jidan geriya jiidan🤔

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 Місяць тому

    Gabar lee odhashe willka jeebkaa maa ka keen santa jeekey may ku dhaheen 😂

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Місяць тому

    Muxuu ka hadlaya qofkan dabaalka

  • @ishqiharuun6787
    @ishqiharuun6787 Місяць тому

    jeekey labiskan wax ka badal

  • @Suuban225
    @Suuban225 Місяць тому +1

    Jeekey beenta naga kala yareey gabar bes ayey isku dhaleen wiilka aad shegeyso ma jiro

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Місяць тому

    Horta cidaan jareerta ah hindi may rabaan inay isku badalaan qarniyada soosocda 😂😂 iyaga codaynaya hadana aroosyadooda hindi baa laga shidanayaa 😂😂😂

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude3461 Місяць тому +1

    Niyahow intaa Xashiish Kasoo Dharagto Maa Waxaa Rabtid Noo Sheegeysaa
    Mase Waxaad is Tiri Dadka Meeshaan Kujiro Waxba Ma Aqriyaan?
    Aishwarya Rai & Abhishek Bachchan Hal Gabar Kaliyah Ayey isku Dhaleenee
    Xageeka Keentay Wiilkaan Aad Sheegeyso?

  • @Hinraaz777
    @Hinraaz777 Місяць тому

    Beenaale..dadka beenta kadaaaa