Mulkiilayaashii Meeradihii Suuqii Jigjiga ee gubtay oo loo mag-dhabay khasaarihii.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii Рік тому

    🥺.🥺.🥺. Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Рік тому

    Mashalah
    Jigjiga si fiican ayaad u gudbiseen lacagtii.
    Laakiin suuqii waaheen madaxda Hargaysa ayaa cash ahaan loogu dhiibay Wayna iska biya biyasteen Gudi looma dhiibin

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os Рік тому

    Somali American tv iyo barnaamijka KFS waa meesha kaliya oo kasoo hadlo tuuloyin aan walugeey maqlin. Halkaas oo kusfi iyo dil loogu geestay shacab somaliyeed wariye cali iyo dhamaan team ka SA tv keep going

  • @ahmedyusuf5359
    @ahmedyusuf5359 Рік тому

    Ka soo hadal arinkii generaal shegoow

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 Рік тому

    Oday yar oo daciif ayaad tahay,meelwaliba laga soo cayrsaday,beenbeen sii,voice of america,qabiiliiste xun ayaad tahay,Somali noqo, kaftankii siyaasada hada wuxuu noqday kaftan qabiil,qabiilkaaga waa ahay, maanta waxaan kaa ceshanayaa sub ka dib dambe kuma daawan doono.

  • @Sitti360
    @Sitti360 Рік тому

    Waan garay mise ayuu ina Cagjar barge ahan niiga qaatay