Mashallah, this guy he’s saying the truth true true everything he said I like him. We need this man we need as a somali people we need he please get him and give him the power
Ninka sidaan oo dhan u hadal cad oo karti ka muuqato rag tagay ayuu u yaraa bal sawiro jananadii soomaaliyeed ee laga baqan jiray hadeerna qabiilkooda ayaa waxba u arkin janan ku sheega maanta
Warkan warba mahayo ma oga miya Hassan qabuure faagte inu abi Ahmad dhunkasho kala dul dhacay o u ku ooyey dal xaraashe jilicsane gaala usujude miya 5 sano ugu dari waxan maqli jiray habro fadhiya lagdin la fududa mooryan an waxba kala ogen wa habar fadhiya lagdin la fududa
Mashallah, this guy he’s saying the truth true true everything he said I like him. We need this man we need as a somali people we need he please get him and give him the power
Legend Rooble Wlh waa Funny runta ayaa ku Jeclahay sida uu uga Ganban 😂
Ilaahow ciidankuu hogaaminayo aan ka’mid noqonaa yarab 🤲🏼 Geesiyan oo miidhan oo Somaliga xalaasha ah ayaan doonaynAa walahi 💪🏼🦾💪🏼 Ilaahay cimrigiisa ha’u siyaadiyo iyo inta cadowgooda Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 iyo kuwa Xalane fadhiya ee Arsenal maalgaliya Ilaahow geesiyada noo soobadi aan cadowga gowracne yarab 🤲🏼
Rooble libaax❤
Sxb Maxad sanid marka hore , Somalida waxay rabaan wareysi cusuba oo general aweysa ah sxb kas Soo dooba Maxad sanid
Genar.Rooble Noo soobadi wareysigiisa Please
😂😂😂😂 wlhi oday funny waye away video diyaradi casi bay ka dhigeen
Sheeko daxmartay faarax gololey iyo Askartii madaxweyne siyaad barre.
ua-cam.com/video/f1M42Ge-lPg/v-deo.html
Ninka sidaan oo dhan u hadal cad oo karti ka muuqato rag tagay ayuu u yaraa bal sawiro jananadii soomaaliyeed ee laga baqan jiray hadeerna qabiilkooda ayaa waxba u arkin janan ku sheega maanta
Runta ugu imaaw g.roble
Ninkan naga cilmi badan war kan wasiirka gaashaandhiga halaga dhigo
👍
Gar yaqan
Taliye salan ban kusarey
Nin rag ah baad waraysanaysaye su,asha uu ku waydiyo maad uga jawabtid mxd indhaha lataagi
Waryahaan doqonkaa waa mxt😊
Rooble iyo kabtan ayuub walaalo miyaa
Waa ilma adeer
Majeerteeniya ayay Kawada yimadeen waa qaxoontigaa dawarsanaya
Ahmed madoobe haduu ibnu xalaal Somali ah Yahay waxuu xorayn lahaa SomaliGalbeed oo cadowgu khayraadkii iyo dhulkii maalinba qayb qaadanaya oo Oromo iyo Amxaaro iyo Cafar ay dhulkii SomaliGalbeed uu u dhashay boobayaan walahi waa nasiib darrro in Ahmed madoobe uu Somaliya lugta ku dhagan yahay waana sirdoon cadowgu ay soo dirteen walahi wariyuhuna waa la’mid oo cadowga bahdilka Somaliya ay ku samaynayso ku Farxaya xitaa hadaan Hassan nacbannahay oo isaguba uu yahay mashruuc dalka lagu burburimayo Walahi subhannallah 😢 Lakiin waxa loo samaynayaa waxan oo idil waa shicibka Somali qabkooda in’laga jabiyo walahi waa intaa inta loo socdaa oo niyadda nalaga jabiyo oo geesinimada aan isku badalnaa inaan is dhiibin ilaahayna kama dhigo yarab oo CADOWGUNA wuu ogyahay inuunan Somalida xalaasha ah waxba ka’qaadi karayn walahi wayna halaagi iyo kabaqaadka Ahmed oo miidhan oo Arsenalka ah oo Ethiopian&Kenyan ay garab siiyaan xalanena laga maalgaliyo walahi iyagaa argagaxisada ku abuuray Somaliya InshaAllah shicibka iyo ciidankeenu waan ka adkaanaynaa InshaAllah goor aanfigayn bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
farmajo sow maha Ki dhibay gabdhi dhaqan celinta lo kenay 😂 oo qalbi dhagax u Ethiopia farmajo ha ii fanin
Ma,yaa
Warkan warba mahayo ma oga miya Hassan qabuure faagte inu abi Ahmad dhunkasho kala dul dhacay o u ku ooyey dal xaraashe jilicsane gaala usujude miya 5 sano ugu dari waxan maqli jiray habro fadhiya lagdin la fududa mooryan an waxba kala ogen wa habar fadhiya lagdin la fududa
Bal sawiro ninkan oo hadal kaan ficil u badalay
Ninkaan cilmiga cidanka inoo ka batay oo qalad iyo sax uu isku daraa wuuna isla saxan yahay.
Yacni asaga bis nuu yaqano isku arkaaa.😮
Nin general ah majira? Ka jawaab haa iyo maya😂
No😂 only rooble@@thewariah
Runta miyaa ku naceysaa😂😂
Ninkaan runta ayuu sheegay lkin wuu waalan yahay wariyaha ninkaan wareystay dulqaad badanaa 😂
Somali qofki runta ushego wu walanyahay aa la dhahaa
Xaqiiq runta wey dhibtaa dadka jaahilka ah 😅@@AbubakarAhmed-qh8qn
@@AbubakarAhmed-qh8qn
Inta runta neceb ayaa sidaas dhahdo caqliga ninkan generalka ku jiro walee kan waalidka ku sheegayo inuusan ku jirin
Kkkkkkkkkkk beenloow Beenloow Beenloow Xasan shiekh weeydiih
Nin farmashiye Ka soo khadeeyay warkiisa yaa rabo