Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
Mahadsanid ajmal sida aad noolo socodsiisiyo dhulkii dalkeena
Masha allah
Ajmaley kan boos ahaan halo xisaabiyo 😊
$78000 lacag yar mahan waan fahmi la,ahay fursada kujirto.
Afgooye iyo soos dhulka maala soo sikiyay
Asc abaayo guri u dhaw baar jowhar ama geerishka caanaha lakeeno meeqo ayeey marayaan iyagana?
thanks wll
20k kabadan uma qalmo
Wa guri 50 sano kabadan dhisan waxow 5 kuno o shilin Somali ah uma qalmo xatee dumiskisa iyo qatistisaba dhibato ah lacag lan xate lagu qatan mayo
Beec ma taqaanid hala so shartagin waxaan oo kale
Shaqo fiican yaad qabatey waalida dhaqanta warkooda iskadhaaf video aad ufiicanyahey una gaabanyahey waxii loo baahna wey ku urursanyihiin
Afgooye iyo sos maxa isku keenay warkaga dib u dhageeso