Maamulka Gobolka Awdal oo ka hadlay rabshado ka dhacay Boorama.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 47

  • @dugsigaabudardaaonline3676
    @dugsigaabudardaaonline3676 Рік тому

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin Рік тому +2

    Booram in laga qaxo ayay rabaan oo la bililiqaysto sidaa laascaanood ...

  • @dugsigaabudardaaonline3676
    @dugsigaabudardaaonline3676 Рік тому +1

    ALLAW FITANKA NAGA QABO

  • @mowlodlikeseru4533
    @mowlodlikeseru4533 Рік тому +1

    Tiimbaro maanta saldhiga waa kabixi waayey xaruntii badhasaabka ciyaal kasoosaareen😂😂😂😂😂😂

  • @abdul11771
    @abdul11771 Рік тому +5

    Sxb ciyaal lasoo diray ma ayna matalaan reer borama. Dadka reer boorama badankoodu waa ku qanacsanyihiin jamhuuriyada soomaaliland. Ciyaal yar yar oo qolyo dibadda joogaa ay dabada kasoo dirayaan waxba ka socon maayaan. Reer awdal baa iska qaban doona dadka borama dhibta ka wadda. Ilaahay ha ilaaliyo borama iyo magaalooyink kale ee soomaaliland

  • @Walf_gril
    @Walf_gril Рік тому

    Haa wareerin Borama waa casimd Labad soomalilnd💚🤍❤️👩‍🎓

  • @rayan781
    @rayan781 Рік тому

    odaygaxun e midganka badhasabku sonoqon mayo iyo dabadhilafka ree awdalba

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому +1

    15 sano kadib waxaan ahay sarkaal coidanka qaranka ah gaar ahaan galbeedka Awdal ciidanku qaranku waxaanu difaacaynaa qaranka Somaliand cadowga dibadda iyo kan gudahaba

    • @mowlodlikeseru4533
      @mowlodlikeseru4533 Рік тому +1

      Xaaraantii ku xaartey wase reer awdal adigu matihid sharfta hangaga ciyaarin Hadaa qaran difaaceyso maxaa dhiigiina u noqon waayey sida dhiiga islaamka ah . Marka gobolada isaaqa joogtaan la waayaa cida dishey kuwa gobolka lagu dilona loo diidayaa in dilo xataa maxkamda aan waxba laga dhaeysanay bal iiga hawaabtaas hadaa nintahey oo aad qaran difaaceyso???????

    • @rayan781
      @rayan781 Рік тому +1

      ilmo sino

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Рік тому

    Baqti calola waweyn kharajiya
    Horgalata hada hala dilo askariga uraya
    Ganaca aleh inidilaci

  • @ayaanibraahim9559
    @ayaanibraahim9559 Рік тому

    usgag reer boorama markayi ndifooben labaatn sano aye kibreen dagaalma ya idiinka futa xun

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому

    Qofkii soo joog laga waayo soo jiifsaa laga helaa

  • @farhangaas2190
    @farhangaas2190 Рік тому +1

    Saaka si arxan daro ah ayaa dadka qoryaha waawayn u adeegsanayaan maaha in dadka aan hubaysnayn la duqeeyo.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Рік тому

    Waa maamul xumo.
    Waa dawlad xumo.
    Kan mayerka sheegtaa waa doqon.
    Dadka waa in loo warramo,wax loo sheego si loo dejiyo.
    Wax iska aamusan oo marka wax dhacaan soo baxayo..
    .Adeer ninka dila oo hawsha dhaneeeya..
    Walaahi somaliland maamul xumo ayay u dumaysaa...
    Dad eeda saara.
    Maxaad qabataan.
    Dadka la hadla oo war galiya.
    2 dan qof waa xoolo.

  • @ahmedmuhumed5552
    @ahmedmuhumed5552 Рік тому

    baradhay.badiyad.ahaydo.shalay.bad.kusodoranay.mataa.horgalnima.ahbaad.noogu.abaal.guday. maxa.maxkadad.iyo.caday.laga.sugaya.qabiilkan.noogu.udawladaynaya.qabiilala.kan.madaxwayn.lee.kugarabfidhiyee.leh.gobolka.aqontaa.lainagu.magacaaba.nacladi.kugudhacdee.aqoontu.matan.gobolka.curyaamisaa.dagada.xidhay.erboka.xidhay.bayacmushtarka.utidhi.udaba.fadhiiso.wajaaale..umad kalafadhiiso.maranhabaabinta.iyo.cabsida

    • @abdikaderahmed1206
      @abdikaderahmed1206 Рік тому

      Hoyada iyo calosha waynba was waxatihiin coloshood ushaqaystayaal duliya Ivankalah ayatihiin dhiigi dadkiina ayaad ibsanasiin manafiqiin ayatihiin tolkiin dhinac karaaaca duliyahawn muuse ha ini waso vock you

  • @youssoufaliabdillahi2367
    @youssoufaliabdillahi2367 Рік тому

    Adeer maanta wax kaa socon maayo adiga ayaa la gaa bilaabi doonta

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo Рік тому

    Qaranka qaranka e😂

  • @axmednuur9908
    @axmednuur9908 Рік тому +1

    Anagu hadan nahay borama somalilan ha nolato cadwgeduna ha jabo

  • @ayaanibraahim9559
    @ayaanibraahim9559 Рік тому

    waar nin dhintayi na uma socdaane walaahi inayi sidoodi dawersan

    • @abdirahmanoday82
      @abdirahmanoday82 Рік тому

      Ma Siil kii hoyada Aa Ka dawar san jirnay ina dhilo

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi Рік тому +1

    Cadawga somaliland kanaxo
    Nafta waa. Dadka isaaq nacaybku
    Kujiro ee kuso gabanaya hal qof Dilkiisa
    Waxanu lenahy ader anaga iskaka xigna
    wada dhalanay Waliged ban isdilijirnay
    kadib Looqisasijiray ama mag kalaqadnjiry
    Hal qof bad kahadlaysane hadan Re AWDAL nhy 100 qof haday naga Baxan We're somalilanders wana kufarxsanhy Cadawga somaliland Dhexdayadu idinmaqaado💚🤍❤️✊🏻

  • @saadocabdi5860
    @saadocabdi5860 Рік тому +1

    Waxan usheegayaa maayarka iyo badhisaabka amaanka magaalada suga oo magaalada kadaaya rabshada ninkana haloo dilo dhakhso

  • @inpektore14
    @inpektore14 Рік тому

    Sabeen mooyee sumal maleh.. gudebiirsay Waa wecelo dhilaa idin dhashay.. sasabaab ma ahee khasab ayaad ku noqonaysaan Somaliland..

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Рік тому

    Kani dharka Baluuga wata waa kuwa uu soo dirsadey muuse juudan waana ninka dhacey reer boorame hantidooda guryana ka gatey Turkiga Istanbul

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 Рік тому

    War shadab idinka waxmagarata isaaqba dhigayaga banaystay iskaga bax borama waan jihamayna.

  • @mahamudh9589
    @mahamudh9589 Рік тому

    Idinka aya waxa magarato ah

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Рік тому

    yaan ladhayalsan hawshan inay fara ka baxdo waa in gacan adag lagu qabto hadhayalsanina nimanka calosha waawaynle

  • @abdirahmanoday82
    @abdirahmanoday82 Рік тому

    Hoyada niicda Ka was la hayste

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 Рік тому

    Maxkamad ma jirto nin walba gacantiisa ayaa maxkamad u noqoneysa

  • @mohammedmowlid2293
    @mohammedmowlid2293 Рік тому

    Idinkaa waxmagarato ah ee maatida xabada kadaaya

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому

    Bal Qofkaan Caloosha Baafka ah leh caqli xumadii Muuse iyo kooxdiisi ayuu ku hadlaya

  • @ibraahimfaarax17
    @ibraahimfaarax17 Рік тому

    Reer awdal waa kibrayaan se illahy wxan karyanaa in illahy wxay doonaya hasiiyo insha allah

  • @safiyamaxmed2122
    @safiyamaxmed2122 Рік тому

    Idinka wax magaratah duli

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 Рік тому

    xaaraantii iyo xoolihii umadda sidii ay u daaqayeen ayey noqdeen calool lugo leh, xaaraantiibaa caqligii iyo damiirkiiba ka qaaday

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому

    Waar baradho kacelede

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Рік тому

    HAA ISKAA BUURBURIYAN DHUULKODA YAA GACANTA
    KAA QAABANYA😂😂😂🎉

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp Рік тому

    war iska aamusa

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 Рік тому

    Khawaarijta aya waxan wada ciidanka sirsoonku shaqadisa ha qabsado

    • @mowlodlikeseru4533
      @mowlodlikeseru4533 Рік тому

      Hhhhhhhhhh ciidanka sirsoonka 😂😂😂😂

    • @gaadhayegaadhaye777
      @gaadhayegaadhaye777 Рік тому

      @@mowlodlikeseru4533 waa inay shaqdooda qabsan ciidanka sirdoonka SL. Dadka wax burburineyey qaar baan kabo sidan oo gidaarada laga soo kiciyey waana tuugti wax dhici jirtey

    • @mowlodlikeseru4533
      @mowlodlikeseru4533 Рік тому

      @@gaadhayegaadhaye777 kkkkkkkkk war zhb cidkaaa kuriyootey miyaa ??

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Рік тому

    Calooshi u shaqeyste keliya shilomad ku gatey xoriyadiisii, sowta la bahdileynayo xildhibankiini Maxamed abiib, damiirkii waa dhintey… kuwaani Waa dad ka fog xaqiiqda