Isku maalin ayaynu qorshe cusub wada bilawnay Inkastoo waxa aynu soo gababaynay kala duwan yihiin 11/11/2024 Sanad-guuradeena koobad insh alh Alle ha inagu simo
Ilowshiiyo la'aan maynaan bilownayn nolol cusub maalin kasta waxa xumaan ka nasahan allaha og waxaynu rabno ee ina siiya wax ka badan waxaynu rabno Mahadsanid ustaada @ayaan Podcast-ka qiimaha badan ee aad Nala wadaagtay احسن الله إليك
Allaha ku barakeeyo wllshy wax badan baan kaa iiday ee ilaaheey ha kuu naxariisto 1aad waa kuu hambalyeeynaa waana kuu duceynaa marka 2aad waxaa kaa codsaa inaa kasoo hadasho mowduuca la xiriira waqtiga la dayaco gaarahaan dhalinyarada ❤❤❤🎉❤
Sanad khayr leh allaha nooga dhigo, adiga ajar allaha kaa siiyo wll ,sida dagananta ka muuqato aad wax u soo gudbisay waa masha allah horay u soco walaalo
Alxm 11/ 11/ 2023 ayaan soo gaba gabeeyey xidhidh sumaysaynaa sanadka soo socda ilaahy noloshaydayda iyo ta muslimiintaba ha qurxiyo❤
Isku maalin ayaynu qorshe cusub wada bilawnay
Inkastoo waxa aynu soo gababaynay kala duwan yihiin
11/11/2024 Sanad-guuradeena koobad insh alh
Alle ha inagu simo
Allah ha ku barakeeyo walalo labada daaroodba liibaan
Wuxu ibadal aqoon ahan
2022 degree ayan aha 2023 mastar ahay
Wuxu ibadalay dhaqaale ahan oo ganaci baan bilaabay
Wuxu ibadalay xidhiidh ana ❤❤ sanad aad ufiicanbuu aha
15/12/2023
hada goo'aankaygi qatay nolol wanagsan
amiin❤
7:34 ❤
Allh hakubarakeeyo qof kudayasho mudan ayaadtahay wllo qaliyeey
جزاك الله خير يا اختي استفيد منك
Yes
Ilowshiiyo la'aan maynaan bilownayn nolol cusub maalin kasta waxa xumaan ka nasahan allaha og waxaynu rabno ee ina siiya wax ka badan waxaynu rabno
Mahadsanid ustaada @ayaan
Podcast-ka qiimaha badan ee aad
Nala wadaagtay احسن الله إليك
Waa mahadsantahay wllshy qli aduunka waxaan ugu jecelyahay qof waxigu kordhiya ama wax Dantaada ah iisheega karman kuu hayaa wllo
15:48 aamiin ya allaah
Allaah ha u naxariisto my baba 😢
Waa ruguma doonaa I.a
Walal halmar wajigaaga na tus
Allaha ku barakeeyo wllshy wax badan baan kaa iiday ee ilaaheey ha kuu naxariisto 1aad waa kuu hambalyeeynaa waana kuu duceynaa marka 2aad waxaa kaa codsaa inaa kasoo hadasho mowduuca la xiriira waqtiga la dayaco gaarahaan dhalinyarada ❤❤❤🎉❤
Baraka Allah
Sanad khayr leh allaha nooga dhigo, adiga ajar allaha kaa siiyo wll ,sida dagananta ka muuqato aad wax u soo gudbisay waa masha allah horay u soco walaalo
Mahadsanid walal
Alle ha ku maamuuso
Sanadkan waxa kalon kafaiday hagaajinta qolkayga
Iyo inaan buugbadan iibsaday ❤
Waad mahadsantahay wallashay wax badan waan kaa faa.day alleh ha ku sharfo❤🎉
Wll waa ku cusbahay laakin intaan umaad qalmin walahi lakiin waad ku mahadsantahay saad dhalinta wax faaido keh usoo gidbiso
Aad baad umahadsantahay wll inoo soobadi podcastiyada ❤
M.a codkaadha degan miizanka leh dagaha kuamaahiye🙏
Alle hakusharfo🤍.
Mahadsanid qaaali isoo sheeg buugaga self developm ku saabsan 11:41
Baraka Allah 🇩🇯
Wllshy wll qali aad baad umahadsanthy waa qorshayaal fiican sii wad wll fiidhyooyada noocan oo kle
Mahadsanid ayaan
Asc sister ayaan dhalad waxaan rbaa meel aan kala soo xiriiro haddi ay macquul thy🎉❤❤❤❤
Mahadsanid wlashay
Xoog waxaa iitaabtay mustaqbal kaagu waa maanta
Sababtoo firkradaas hore Uma aminsnayn😊❤
Saaka aroortayda ayaad bishay oo waan kugu dagay ee mahadsanid gacalo.❤😊
Wll podcast noo soo badi
Ma mahadsanid wll❤💯
caadada sidee loo joogtayn karaaa qodobo mala raaci karaa mala wadaag❤
الشرفا الله عليك وبارك الله عليك واتمنى لك بالخير
Waanku jecelay hppti ayaaney ilaahay haku daayo❤️🫶🏼
Fariiiid guulayso wll
Insha allh waxan doonayaa sanadka inaan dhameeyo quraanka
Isoo duceeyo wllayal
Siidokale wllo Alle haino fudedeyo
ilaahay hakuu fudaydiyo walaalo🤲🏼
Codka hdahabiga ah Misha allah keep going sister
Guulo badan gaadh wll,soona badan podcasts-ka.
❤❤ alle haku xifdiyo wll soobadi
14-Dec
ila imika waxa uu noqday muuqaal aan tiroba 9 jeer ku ceshay
waan kugu bogaadiyaa wll waan kuu hambalyaynayaa
waxaan Rajaynayaa inaad noo wadi doonto podcast
Warkaga wxaa ku jeladay sida dagan ee deep voice ka ah eed u hadasho mhadsanid wll🎉
Waankaaga mahadcelinayaa walal. BARAKOW ❤
Mahdsanid ustaado❤
Mnshaallaah qali waa mahsanthy❤❤
Waku wataa inaader podcasts ooda kasoo qaad
❤❤❤ mashallaha ❤❤
I like this bodcast ❤
Abyo waa mahadsantah❤❤❤ gun iyo gawjeeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sanadki 22ka wxa ahaa hda aad aYan uga duwanhy hda qof qayrkeY ah ina isla barbar dhigo wa iskala weynhy
Thank you mi techer
aadbaad ugu mahadsantahy wll❤
💯💯💯💯💯💯
Marwo dhalad 🖐 salaaan kal iyo laab
Waaqac weeye wax walboo halka laga sheegay, waana wax la sameyn karo, kaliya markaad bilowdo ayaad ogaan doontaa raaxada iyo farxada gudeed ee wadada kugu sugeyso.
Keep going sister
Phone ku waaka igaa cunay wakhtigaa igu badaan waaku intu maryayayo inaa intu habeenka lagadhayo 😭😭😭😭
Runtii waxaad haysaa waddadii oogu wanaagsanayd
Sc
Noso badi hppti❤😩
Labadii bilood ee u danbeeyey ayaan ogaadey wax badan aanan ogeyn balse waxa loo baahna in aan bilowgii sanadkan ogaado 😂😂
Qorshe sanadeed waan leeyahay waana sanadkii 3aad lkn inta ii qabsoonta waa iska yar tahay hadana kama niyad jabo markasta tii waqtigu ii samixi wayey sanadka danbe ayaan ku darsadaa qorshaha Alxm anigah oo ah will da yar oo wwelli nolosha waxbadan ka ogayn gadana waxaan ka fiicanahay rag badan oo waaweyn oo belwada u tahay qorshe sandeed sorry saxiib kullma jecllayn 😢 waana taa ka tusaalle qaato mar kasta iyo maalin kasta 😊
Ayaan dhalad jamma hamblyo hno intaa kuguh soo biiray wax badan baa ka faa,iday welliba videogan kii kaa horeeyey ee adigah iyo aadan khadar cali ( Aadan sahan)🎉 6:02