Xuseen qeyr Allaha siiyo cidi mushaar Kuma siiso shaqada uu u hayo umadda somalida , waase in lagu baraarugo somalida diinta aan aqoon halista Albaabada loogu furay oo looga faideysanayo in cadaabka loo jiito si aysan ogeyn .
Hussein Jamac Hala iga gaarsiiyo Minneapolis iyo Nawaaxigeda waxaa kajira Program loogu magacdaray Summer Jazz Festival Music iyo Gifts Ayuu soo bandhigaa lkn waxaa kuhoos duugan Gaaleysiin loogu talagalay dadka Somali the new generation of Somali children.
Waxkasta sabab kutimaada, balse soomaalida, ma raadiyaan sababta…. . Alsheydaamadii ee umadda qarxiya,(Soomaaliya) ayaa ka masuul ah, in dhaliyarada ay diinta ugabaxaan, waayo dhalintii ayaa la wareeriye oo waali iyo caafimaad darro kudhacay…..
Ninka la leeyahay somali Cowboy xuduuda shareecada islaamka wuu ka tilaabsaday oo anigu ma ahi salafi, wahaabi, ikhwaanu Muslim, sufi iyo dariiqo kaleba toona oo aan ka ahayn dariiqadii Allah ku soo dajiyey Suubane Nabi Muxammad scw oo Allah oo kaliya ayaa iska leh khalqiga jira oo dhan iyo amarka kasta oo jira oo dhan oo Allah waa "Tabaarakal-laahu Rabbil caalamiina" oo suubane Nabi Muxammad scw waxaa weeye rasuulkii Allah caalamka u soo dirsaday oo hogaanka diinta islaamkuna waa Quraanul Majiid (Quraanul Kariim) iyo axadiista Nabi Muxammad scw ka sugnaaday boqolkiiba boqol oo kaliya oo intaas wixii ka soo haraa aysan meel ku lahayn diinta islaamka iyo hogaanka muslimka oo muslimiintu Allaah oo kaliya ayey ku raacaan Xaqqiisa oo kaliya oo ay yihiin dad iyo jin muslim ah oo aan wax kale iyo dariiqo kale iyo iimmam kale iyo shiikhyo kale iyo wixii la mida waxay jidaysteen aan la soo dhex galin dariiqada Allah muslimiinta u jideeyey oo ku amray inay raacaan oo ku koobnaadaan oo ku sugnaadaan oo ah dariiqada kaliya ee Allah u soo dagsaday caabudayaashiisa jin iyo insiba inay ku taagnaadaan oo ku caabudaan Isaga oo kaliya. Somali Cowboy: Haddii xitaa uu muslim yahay wuu ku xadgudbay xuduudaha shareecada islaamka in badan oo xuduudihii islaamnimada ayuu jabiyey taasoo anan ogayn in caqli yari iyo aqoon daro iyo gaalo raacnimo iyo gaalo iska gadid iyo munaafaqayn u gaysay iyo in kale oo taas aanan sharaxaadeeda hada hayn iyo dantuu ka lahaa iyo sababtii uu ugu xadgudbay shareecada islaamka waayo Somali Cowboy shaki Kuma jiro, inuu shareecada islaamka ku xadgudbay, markaan dhagaystay hadalladiisii uu iska duubay oo hadduu dhaho ha la iga raali noqdo, anigu ma ogayn inaan ku xadgudbay diinta Somalida oo ah diinta islaamka iyo dhaqanka somalida oo ah dhaqan islaami ah oo run ay ka tahay raali.galintu, taasi waa meesheeda oo somalidu qoomuluut ma jecla, mana jecla inay la xariirto oo la xaajooto oo la dhaqanto laakiin Somali Cowboy: Hadduu yahay qoomuluut ama doonayo inuu la dhaqmo waa isaga iyo dantiis laakiin ma aha canbaartiisa inuu somalida la soo dhex galo oo Somali Cowboy: Haduu doonayo inuu wax ka ogaado Allah Midkuu yahay waa inuu akhristaa oo fahmaa Suuratu Ikhlaas (Qulhuwale), Suuradaani iyadaa u sheegaysa, Allah Midkuu yahay ee ha akhristo.
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Umadii Somaliyeed buu Sii kala geeyey oo kala Qeybiyey ee Waa In dalka Somaliya Xassan diirato laga badbaadiyaa hadii kale Somaliya Waxaan laga hadlayo bey ku danbeyn doontaa, you Somali wake up before is too late
Xuseen jaamac haka hadlo waxyaabaha muhimka ah dad badan oo kirishtaan ku faanayo aa joogo marka qofkii ashahato waa in ladarajeeyo marka xuseen wuxuu qalqal galiyay dabagalka Ethiopian ka lagu hooyo marka xuseen shaqo kale oo na anfacayso hanoo keeno
UJEEDKOODU WAA SIDAN (Ayagoo adeegsanaya habka CAMEL METHOD, beegsanayana dadka aan diinta si fiican u baran ee aan la doodi karin, siiba carruurta & kuwa aan lagu soo ababin diinta ): Ask a question to find answers from the literature Get Answers arrow_forward What alternative methods could be developed for evangelical outreach to Muslims that respect the integrity of Islamic texts? How do different cultural contexts influence the effectiveness of methods like CAMEL in presenting Christian truths to Muslim audiences? What are the theological implications of using Qur’ānic texts as a foundation for Christian doctrine in interfaith dialogues?
Gaalda wax bee isku dhax qarshaan ama baahida ama dadka waxee jacel yahiin wee og yahiin hadaye toos u abaran dadka waa la fahmaayaan marka is ilaasha aniga ma ogi waxii ka dhaxeeya ninkaan iyo ninka kale midkii run sheegah allah la jiro kan xunah ha ceebeeyo waan ku wareeraye allah masiibda naga qabto
Somalida hunguri baa meel xun ku ridaya aqirkoodana ilmahooda sidaa lagu gaaleysinayaa bal uma dhuun duleelaan in gaalku uu ku soo dhuuman karo wax yaroo xaflad beena u qabtaan caruurtooda xitaa odagan cabdisalaan la yiraahdo isaga xitaa waa hunguri doon wey iska waaweyn yihiin lakiin ma fahmaan bal ninkan deeqdarajo mana fahmi karo mashruuc baa looga dhigayaa waxay diintooda iyo umadooda dhaafsiisanayaan shilimaad yar oo hadhow meel xun ay la tagto aysan ka soo noqon karin aqligooda uusan bisleyn cano geel baa loo soo hoos galayaa aqlixumadooda
War caan in lasoo saaray ayey u egtahay, waxaase wanaagsan wiilashaan in lakala dhex galo OO media aan lagaga faa ideysan. Haduu qofku gaalyahay ama diima kale heysto Alle ayaa abuurtay OO kuleh xisaabtan. Walaalayaal is daaya waxaan leenahay cadow badan weyna naga daa ideystaan markaan isku jeesano.
Wiilkan somaliyed marku ka hadlay Arimaha somaliya iyo itobiya , muu Kiristan noqday ka horba wax lagama sheegi jirin. Ama mashruuca lagu soo qaatay , somali badan ayaaba catab xiran kuwaas wax ka sheega
Hadalkiisa miyaadan dhageysan, waa la soo saarey isaga oo hadlayo, ma adigaa inkiraya, sheekada itobiya ka weyn ee Diinta Illaahey hala difaaco dalka iyadaa ka weyne… ninkaana ha isbariyeelo, hana sheego cadeeyo mowqifkiisa diintiisa…
Diintii Illaahey hadey kaala weynaatey shaqsi isagii afkiisa ka hadlayo ee dhahayo maxey nimanku u noqdaan naebiyo iyo ilaahey muxuu… ma maqli la’dahey ninkaani inaad ogaatan waxa uu yahey, sheekadu ma joogto hebel, ee waa diintaadii oo lagu soo duuley iyo in waxwalba layska dhigo oo la difaaco diinta…
Saxibayaal Subscribe & Like Igu Sharaf Alle Haku Sharfe
Wallee xuseen waxabadan oo qarasoona buu kashifaya ilaaha haku xifitiyo yaa rabii🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
اللهم لا تجعل مصيبتنا في ديننا اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا 😢😢😢
Hussen jaamac ilahay haku xifdeyo wallaal shaqo fiican ayaad u haysaa umadaan uqubadu ku dhacda
That’s true walaal ilaahey ha ku xiftiyo adiga oo kalena Soomaali ha u badiyo Aamiin Aamiin Aamiin Alaahuma Aamiin
Maxamed Suutiya hala taageera . Waa wiil ka shaqeeya wanaagga .
Sax waye maxamed suriya wa wil somaliyed o alle yaqan ah alle haino xifdiyo asago kale alle hano badiyo❤❤
Xassan shiikh maxamuud ka warrama cowboy iskaba daaye
Subxanalah ilaahow na amaanso xusenow ilaahey qeyr ha ku siiyo waa run waa sida lagu soo jiito gaalaynta ☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻
somalida ayadaba %95 waa mushrikiin waa mujrimiin wallahi yarkaan somalicowboy ma aqaano cidu yahay lakiin waxuu dhaamaa 20 milyan oo somaali mushrikiin ah oo cabudo qabiil iyo lacag aniga waan arkay video yadii somali cowboy lakiin waa muwaadin dhab ah mida kale waxii uu hormarsado ayuu helaa mida kale hadii larabo iney Somalia 🇸🇴 dowlad hesho aniga waxaan qabaa waxii oday 50 jir ah ha lalaayo markaas ayaan hagaageynaa no more fucking qabyaalad land please soomali weyn one love. Mida kala diinteena waa nasteexo midaasna yaa la ilaawin OK unity is powerful 👏
Waxyalaha aad shektay wa run lkn odayasha yan la leynin alle laynzyey😮😮
Xuseen qeyr Allaha siiyo cidi mushaar Kuma siiso shaqada uu u hayo umadda somalida , waase in lagu baraarugo somalida diinta aan aqoon halista Albaabada loogu furay oo looga faideysanayo in cadaabka loo jiito si aysan ogeyn .
Hussein Jamac Hala iga gaarsiiyo Minneapolis iyo Nawaaxigeda waxaa kajira Program loogu magacdaray Summer Jazz Festival Music iyo Gifts Ayuu soo bandhigaa lkn waxaa kuhoos duugan Gaaleysiin loogu talagalay dadka Somali the new generation of Somali children.
Waxkasta sabab kutimaada, balse soomaalida, ma raadiyaan sababta…. .
Alsheydaamadii ee umadda qarxiya,(Soomaaliya) ayaa ka masuul ah, in dhaliyarada ay diinta ugabaxaan, waayo dhalintii ayaa la wareeriye oo waali iyo caafimaad darro kudhacay…..
Waxaan oodhan ee dhaliyarada waali kurideen iyo iney diinta kaleexdaan, waxaa uguwacan, waa alsheydaamadi ee umadda qarxinayaan, oo diinta kuciyaareen, dhaliyaradana diinta kuciyaareen.
….Soomaaliya hore, dhaliyaradii da, sidaan ma ahayn….dad sharafleh ayey ahaayeen oo wax maskaxda kawareeriye majirin….ILAA Alsheedaamadii bilaabeen qarxinta iyo iney diinta kuciyaareen, wadankana dib dhigeen….
…..MAXAAD ULAYAABANTIHIIN WALAALYAAL….WADANKA SOOMAALIYA MUDO (36-sanno) OO LAQARXINAAYO OO MEEL USOCDA IYO MEEL UKAYIMID AAN LA OGEEN…..DHALIYARADIISANA WAREER LAGURIDEY, MEEL AY LAQABSADAAN AAN JIRIN…..WAANA QOFKA WAKHTIGAAS DHASHEY MAANTA WAA NIN WEYN EE 36 JIR AH…..INTOODABADAN CARUUR SIIDHALEEN, OO WELI ALSHEYDAAMADI WADANKA QARXINAYAAN…….GENERATION-KASTA AY DILAAN IYO MUSTAQBALKA SOOMAALIYA AY KUCIYAAREEN.
…..IDINKABA ISWEYDIIYA MAXAA DHALINTA MAANTA DIINTA KASAAREY OO CONFUSION KURIDEY ?
….SANADKII (2017) WAXAY SHEEDAAMADI AY QARXIYEEN (200 iyo kabadan) OO ARDEYDA JAAMACADDA CAAFIMAADKA IYO MACALIMIINTOODA AY MEESHAAS KUDULEEN……MARKA MAXAY TAAS KUREEBTEY DHALIYARADA SOOMAALIYEED ???
MAHADSANID, H.J
Wcs walal xuseen allah ku xafido
Caano moss smbus from gaal Alahuma manajina
Huseen qayr alaha kusiiyo waa u dhalasho dad jacaylka iyo dad jacaylka alow na xifid
Awey wadadadi soomaaliyed maxey uga hadli layihiin
Midkan Aj family wajigiisa fiiriya xanaqa wajigiisa kamuqda markuu sheikh dabacasar diinta kahadlaya.
Thank you brother H. Jama
Thank you xusen jamac soo kashif kuwa isqarinaya
Majecli ajnabi af somali ku hadlaya
Naac da joojiya nimanka Somalia ilmihina ukaca oafunku udhigta madalo olaqada waqti fadhi kudirirka iska daya hadii kala dadka xagxaganina
Ninka la leeyahay somali Cowboy xuduuda shareecada islaamka wuu ka tilaabsaday oo anigu ma ahi salafi, wahaabi, ikhwaanu Muslim, sufi iyo dariiqo kaleba toona oo aan ka ahayn dariiqadii Allah ku soo dajiyey Suubane Nabi Muxammad scw oo Allah oo kaliya ayaa iska leh khalqiga jira oo dhan iyo amarka kasta oo jira oo dhan oo Allah waa "Tabaarakal-laahu Rabbil caalamiina" oo suubane Nabi Muxammad scw waxaa weeye rasuulkii Allah caalamka u soo dirsaday oo hogaanka diinta islaamkuna waa Quraanul Majiid (Quraanul Kariim) iyo axadiista Nabi Muxammad scw ka sugnaaday boqolkiiba boqol oo kaliya oo intaas wixii ka soo haraa aysan meel ku lahayn diinta islaamka iyo hogaanka muslimka oo muslimiintu Allaah oo kaliya ayey ku raacaan Xaqqiisa oo kaliya oo ay yihiin dad iyo jin muslim ah oo aan wax kale iyo dariiqo kale iyo iimmam kale iyo shiikhyo kale iyo wixii la mida waxay jidaysteen aan la soo dhex galin dariiqada Allah muslimiinta u jideeyey oo ku amray inay raacaan oo ku koobnaadaan oo ku sugnaadaan oo ah dariiqada kaliya ee Allah u soo dagsaday caabudayaashiisa jin iyo insiba inay ku taagnaadaan oo ku caabudaan Isaga oo kaliya. Somali Cowboy: Haddii xitaa uu muslim yahay wuu ku xadgudbay xuduudaha shareecada islaamka in badan oo xuduudihii islaamnimada ayuu jabiyey taasoo anan ogayn in caqli yari iyo aqoon daro iyo gaalo raacnimo iyo gaalo iska gadid iyo munaafaqayn u gaysay iyo in kale oo taas aanan sharaxaadeeda hada hayn iyo dantuu ka lahaa iyo sababtii uu ugu xadgudbay shareecada islaamka waayo Somali Cowboy shaki Kuma jiro, inuu shareecada islaamka ku xadgudbay, markaan dhagaystay hadalladiisii uu iska duubay oo hadduu dhaho ha la iga raali noqdo, anigu ma ogayn inaan ku xadgudbay diinta Somalida oo ah diinta islaamka iyo dhaqanka somalida oo ah dhaqan islaami ah oo run ay ka tahay raali.galintu, taasi waa meesheeda oo somalidu qoomuluut ma jecla, mana jecla inay la xariirto oo la xaajooto oo la dhaqanto laakiin Somali Cowboy: Hadduu yahay qoomuluut ama doonayo inuu la dhaqmo waa isaga iyo dantiis laakiin ma aha canbaartiisa inuu somalida la soo dhex galo oo Somali Cowboy: Haduu doonayo inuu wax ka ogaado Allah Midkuu yahay waa inuu akhristaa oo fahmaa Suuratu Ikhlaas (Qulhuwale), Suuradaani iyadaa u sheegaysa, Allah Midkuu yahay ee ha akhristo.
SOMALIDA MARAYKAN AKHIRAA LOO DIRAYAA
Asc wll adiga aan talo ku siiyo sidan uga haflayso, calanka yuhuuda wajiga ka saartay & calaamad kiristaaka aad ku sawirtayba waa kugu danbi waayo xuseen ladtiisa wuxuu leeyahay waa alxamdulillaah hadduu toobadkeenay qirtayna danbiyadaas markaa Adiga xageed usii fogaynaysaa sxp views ku yuuna meel xun kaagelin.
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Umadii Somaliyeed buu Sii kala geeyey oo kala Qeybiyey ee Waa In dalka Somaliya Xassan diirato laga badbaadiyaa hadii kale Somaliya Waxaan laga hadlayo bey ku danbeyn doontaa, you Somali wake up before is too late
Haa somali masiixi baa tahay miyaa
Ilahoow umada kaqabo wixii dhagar umalegaya kiristanka shartoda alaha namootiyo
Somali dacaad ayaga caano nadiif ah ayey siin cadankana farbaa kudugane cancer maado kasameysan ayey kudari yaa rabb
Subhanallah 😢
Xuseen jaamac haka hadlo waxyaabaha muhimka ah dad badan oo kirishtaan ku faanayo aa joogo marka qofkii ashahato waa in ladarajeeyo marka xuseen wuxuu qalqal galiyay dabagalka Ethiopian ka lagu hooyo marka xuseen shaqo kale oo na anfacayso hanoo keeno
UJEEDKOODU WAA SIDAN (Ayagoo adeegsanaya habka CAMEL METHOD, beegsanayana dadka aan diinta si fiican u baran ee aan la doodi karin, siiba carruurta & kuwa aan lagu soo ababin diinta ):
Ask a question to find answers from the literature
Get Answers
arrow_forward
What alternative methods could be developed for evangelical outreach to Muslims that respect the integrity of Islamic texts?
How do different cultural contexts influence the effectiveness of methods like CAMEL in presenting Christian truths to Muslim audiences?
What are the theological implications of using Qur’ānic texts as a foundation for Christian doctrine in interfaith dialogues?
Ahmed ibrahim Al qazali (Ahmed Gurey ) was died in 1455 laasareytid
Gaalda wax bee isku dhax qarshaan ama baahida ama dadka waxee jacel yahiin wee og yahiin hadaye toos u abaran dadka waa la fahmaayaan marka is ilaasha aniga ma ogi waxii ka dhaxeeya ninkaan iyo ninka kale midkii run sheegah allah la jiro kan xunah ha ceebeeyo waan ku wareeraye allah masiibda naga qabto
SOMSLIDA AJ BARMAMIJKA GALAYSIINTA
Asc carurta ingeso maha
Kan dalkeena Yunnan sheegan duligaan haduu dalkeena imaado shaqo ayaa lagaqaban
Hhhhh waxas meel kasta ayee kajirtaa oo lagu faafiyaa kenya 🇰🇪 dhaxdeeda😅😅😅😅
Somalida Qurbaha dagan Gaalada ayaa sidaan ugu ciyaarto Moos buu u tuurayaa kkk waa da faayaan
Soomaalida waa dad xaaran. Suaasha soomaalidu baahi cunto ma qabto. Why moos iyo cannot geel ay ugu safrayaan? Waa dad inay dagan yihiin la arkay.
SOMALI HADEY AMERICA JOOGANA MA MOOS IYO CAANAA LAGU DAGAA
ADG ETHIOPIA 🇪🇹 TAHAY DHABTII
Atobiyo adiga ah
AJ doorbiinka ba kugu ifsan!
Adinku Soomaali cowboy baad ka hadlaysaane madaxweyneheena xassan shiikh maxamuud baa waxaa aad loogu badinayaa inuu kamid yahay dhaqdhaqaaqyada kaniisadda protestantiga oo u janjeerta in yahuudda daacad loogu noqdo oo waxay rabaan la fuliyo muslimiintina lala dagaalo oo wiiqo oo butburiyo oo dagaal lagu abuuro
Somalida hunguri baa meel xun ku ridaya aqirkoodana ilmahooda sidaa lagu gaaleysinayaa bal uma dhuun duleelaan in gaalku uu ku soo dhuuman karo wax yaroo xaflad beena u qabtaan caruurtooda xitaa odagan cabdisalaan la yiraahdo isaga xitaa waa hunguri doon wey iska waaweyn yihiin lakiin ma fahmaan bal ninkan deeqdarajo mana fahmi karo mashruuc baa looga dhigayaa waxay diintooda iyo umadooda dhaafsiisanayaan shilimaad yar oo hadhow meel xun ay la tagto aysan ka soo noqon karin aqligooda uusan bisleyn cano geel baa loo soo hoos galayaa aqlixumadooda
Markaa macaanaha ayaa waxgaaleysiinaya
Mayee waa laguu isticmaalayaa, maadama Soomalidu geela jecel yihiin, in caruur gaalo loo geeya caruur oo ay ka adeegtan waa waali, Illaahow badbaadi caruurta
Caanuhu wax ma gaalaysiiyaan laakiinse siduu wiilka yiri ay diinta kiristaanka ciyaalka ugu sheegaan
War caan in lasoo saaray ayey u egtahay, waxaase wanaagsan wiilashaan in lakala dhex galo OO media aan lagaga faa ideysan. Haduu qofku gaalyahay ama diima kale heysto Alle ayaa abuurtay OO kuleh xisaabtan. Walaalayaal is daaya waxaan leenahay cadow badan weyna naga daa ideystaan markaan isku jeesano.
❤❤❤❤❤🎉🎉
gool
😂 Qof Cadaan ah markuu kusootuuro Moos wuxuu ulajeedaa Daanyeer (Monkey) ayaa akteyda katahay Mardanbe Cadaanka hadeey sootuuran Moos haloogooyo.😂
Wiilkan somaliyed marku ka hadlay Arimaha somaliya iyo itobiya , muu Kiristan noqday ka horba wax lagama sheegi jirin. Ama mashruuca lagu soo qaatay , somali badan ayaaba catab xiran kuwaas wax ka sheega
Hadalkiisa miyaadan dhageysan, waa la soo saarey isaga oo hadlayo, ma adigaa inkiraya, sheekada itobiya ka weyn ee Diinta Illaahey hala difaaco dalka iyadaa ka weyne… ninkaana ha isbariyeelo, hana sheego cadeeyo mowqifkiisa diintiisa…
Et alors.. 😂 je suis fR et surtout Somalie land c’est quoi ton problème.. arrête ton bla bla … et construit ton pays.. toi qui dit que tu es Arabe😂
Communication specialist with a fake accent! Yaab anakaa aragnay!
Waa reer xamar tuuuug iyo mooryaante iyo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo American
Abaarso boy ka dhex bax adigu Oromo ayad ka thy
Diintii Illaahey hadey kaala weynaatey shaqsi isagii afkiisa ka hadlayo ee dhahayo maxey nimanku u noqdaan naebiyo iyo ilaahey muxuu… ma maqli la’dahey ninkaani inaad ogaatan waxa uu yahey, sheekadu ma joogto hebel, ee waa diintaadii oo lagu soo duuley iyo in waxwalba layska dhigo oo la difaaco diinta…
Tan maxay lataqtaqeysa soo wali Abaarso mafurna, 😂😂😂
Subxaanallah illahow ku caafi, AAd baad qalbiga uga buktaa. Somaalidii oo Diinta lagal dagaalamayo. Adiguna qabiil naceeb baa la shirtimid
Beenlow kaw boy wa wadani geesi ya idin diray dabagalkiisa ilahey heydin daba galo dadka hortoda ku dhegay inow Muslim yahay
Adiga ma didkii la gaaleye ayad Ka mid tahay.
Houssein madax yarow somali badan baa shekada kujirtey please mandow soqashif walahi somali badan baa hisqarisa oo communitiga somalida kudexjira oo qabil lagutageyra qeyr Allaha kusiyo soqaqabow saqajamintas
Alxamdulilah proud to be Muslim
Walaalayaal qofku marwalba uu kufaarta u adeego mat uun ayuu ilaahay soo hanuunin karaa markaasna haduu towbad keeno ilaahay xagiisa ku aamina inagoo lakiin ka’ilaalinayna inuu Madax dowladda ka’noqdo sabab alla garan inuu wax u qarsoon yahay Allahuma najaynaa 🤲🏼 Laakiin sidoo kale waxaa shakina nagu abuuray Hussein xagiisa maxaa keenay inuu dabagalo markuu Ethiopia 🇪🇹 dhuunta u galay isaguna afkiisuu kayidhi marar badan Gedo iyo Ethiopia 🇪🇹 waa isku dhul mana kabaxayaan marka shakiga xagiisa xagaas ayaa keenay waanna xaqiiq Hussein inuu isaguba yahay sirdoon Ethiopian ah doonayana inuu SomaliCowboy aamusiiyo siuuna u kashifo 8sano kahor wuxuu aaminsanaa oo jaahilnimo iyo aqoon darro ay ka aheed SomaliCowboy si uu gaalada ku qanciyo uu dabada I needho waana sidaan u aragnay qof iska reerbaadiyo ah oo dhalinyaranimona qaaday sxbyaal. Hussein waxay aheed inuu harab ku siiyo difaaca dalka wayna iskaashan lahaayeen walahi. Imikase gaaladaas cadaanka ee uraya dusha haka’fuulo oo kabtooda kaadi ha’ugu shubo nacaladaas ilaahay khiyaamadooda gaalada dibadda hasoodhigo oo ilaahay haku’halaajiyo waana in laga mambuucaa Somaliya noocaas oo kale inay tagaan walahi waana lagaari karaa hadii Hussein garab aan kusiino oo Madaxda Somaliyeed culays lasaaro walahi way cabsanayaan inshaAllah ceebtooda ayaa soo ifbixi Wixii Somali sharka la’jecel aamiin ilaahow diinta iyo dalka Somaliya noo badbaadi yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Walaalayaal qofku marwalba uu kufaarta u adeego mar uun ayuu ilaahay soo hanuunin karaa imikana haduu towbad keeno ilaahay xagiisa ku aaminaa, Inagoo ka’ilaalinayna inuu Madax dowladda SOMALIYEED ama maamuladaba ka’noqdo xitaa kuraasta ugu hoosaysa sabab allaa garan inuu wax u qarsoon yahay Allahuma najaynaa 🤲🏼 Laakiin sidoo kale waxaan SHAKINAY naguna abuuray dhamka Hussein xagiisa maxaa keenay inuu dabagalo markuu SomaliCowboy irinka Ethiopia 🇪🇹 dhuunta u galay Oromadii uraysay ii Hussienna isaguna afkiisuu kayidhi yutubkiisa marar badan GEDO & GARBAHAARAY in Ethiopia 🇪🇹 ay isku dhul yihiin mana kabaxayaan Ciidamada uraya 🤧 marka shakiga xagiisa xagaas ayaa keenay waanna xaqiiq Hussein inuu isaguba yahay sirdoon Ethiopian ah doonayana inuu SomaliCowboy aamusiiyo siuuna u kashifo 8sano kahor wuxuu aaminsanaa oo jaahilnimo iyo aqoon darro ay ka aheed SomaliCowboy si uu gaalada ku qanciyo uu dabada I needho waana sidaan u aragnay qof iska reerbaadiyo ah oo dhalinyaranimona qaaday sxbyaal. Hussein waxay aheed inuu harab ku siiyo difaaca dalka wayna iskaashan lahaayeen walahi. Imikase gaaladaas cadaanka ee uraya dusha haka’fuulo oo kabtooda kaadi ha’ugu shubo nacaladaas ilaahay khiyaamadooda gaalada dibadda hasoodhigo oo ilaahay haku’halaajiyo waana in laga mambuucaa Somaliya noocaas oo kale inay tagaan walahi waana lagaari karaa hadii Hussein garab aan kusiino oo Madaxda Somaliyeed culays lasaaro walahi way cabsanayaan inshaAllah ceebtooda ayaa soo ifbixi Wixii Somali sharka la’jecel aamiin ilaahow diinta iyo dalka Somaliya noo badbaadi yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼