FAMILY CHALLENGE ISKU BEDELAY PRANK QOSOLKA ADUUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 кві 2020

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @amiraqurux
    @amiraqurux 4 роки тому +1056

    Ar maxamedaaa qayaanole wye 😂😂😂

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 4 роки тому +171

    Waa Bilramdaan faataxad igu mara hooyo inuu Janada nagu kulmiyo😭🤲🤲🤲🤲

    • @cashacasha8026
      @cashacasha8026 4 роки тому +1

      Amin ab hoyaday shay dhimatay ilaho ha u naxaristo

    • @hibanura6086
      @hibanura6086 4 роки тому

      Alle ha idin kuku kulmiyo

    • @SafiyoSom
      @SafiyoSom 4 роки тому

      Amiin Amiin Abyo mcn Allah ha idin ku kulmiyo Insh Allh

    • @caashoraage5694
      @caashoraage5694 4 роки тому

      Allh ku caafiyo hoyo mcnto apaayo

    • @ahmedmuse248
      @ahmedmuse248 4 роки тому

      Aamiin

  • @drtaaliyasharif3601
    @drtaaliyasharif3601 4 роки тому +14

    Adna codkeda qurx marke amaanta nabiga aqrineeso😘

  • @Hundi-af-somali
    @Hundi-af-somali 4 роки тому +31

    Haha 😂 funny wlhi i love this family Insha allah waxaan rajeynaa familkaan cml inaan yeelan doono ❤️❤️❤️

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 роки тому +228

    😅 Maasha Allaah Family Qurux Badan Illaahey Haidn Xafido horay usocda ❤

  • @munocabdi1847
    @munocabdi1847 4 роки тому +355

    Muxamed yarasulalahi sala🥰
    Caleka wasalama moola moxamed 🥰
    Alla axmed isimkisa aay aamina Igarkeed🥰
    Abayaden fadumo udugtoy adoged 🥰
    Imamka jabril abubakar zadiq Ikhwankod 🥰
    Inti ashahadena dhaman imamkod 🙏😭
    Axmed nurow adoo kale maba la.umin😭😭
    Waan kujeclahay Walipa anigo Ku arkin Waxan Rajenaya mar uun inan kulakulmo Nabigenow NNKH🙏😭😭❤👈

    • @munahappy1848
      @munahappy1848 4 роки тому +8

      Ilaahay ha nala kulansiiyo nabigeenna Muhammed (N.N.K.H)😢😢😢miciisa Allen hanaga yeelo dhamaanteeeen❤💯❤

    • @munocabdi1847
      @munocabdi1847 4 роки тому +1

      @@munahappy1848 Aamin Samiyey🤲❤😭

    • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
      @umumucaadfatmamaxamedcali1572 4 роки тому +1

      صلي الله عليه وسلم 😭😭♥️♥️♥️

    • @hudaadaam4772
      @hudaadaam4772 4 роки тому

      Amiin alahaa nalakulan siyo
      Lkn wxaano daan xagedh kakenty

    • @xaragodheyman5226
      @xaragodheyman5226 4 роки тому

      Dhamaantin inshaAllah

  • @Hiduu74
    @Hiduu74 4 роки тому +7

    Saxaaf cida waad gaaaday carmal io garooop waa uun isku mid 😂😂😂😂😛 masha allah keep going family qurux badan keep going ❤️🥰🙏

  • @libanibrahim98
    @libanibrahim98 4 роки тому +4

    Mashaallah very happy to see wonderful families..may God keep you all together with your children

  • @raqiyaisak5240
    @raqiyaisak5240 4 роки тому +28

    Waaaw masha allah family aan jeclahay ilahay ha'inii xafido ramadaan kariiim waan inii jeclahay dada aan taagero ayaa tihiin farxad ku noolaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤3saaca afurka nooga hadhay intii cafimaad ku afurtay alxd

  • @amalibraahim4006
    @amalibraahim4006 4 роки тому +39

    😂😂😂😂😂😂😂 7 masaajid xamar weene kuyaala sheega kulahaa ilyaas wuu idinka raaye

  • @dahinoofficial8123
    @dahinoofficial8123 4 роки тому +15

    I love this family they made my day😂😂😂😂💖🙏💯

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 роки тому +9

    Maasha Allaah My Family aan jeclahay Allaha idin xifdiyo Love you All

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 4 роки тому +54

    Anaa u horeeyo like family's aan jclhy

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 роки тому +32

    Maanta anaa uhoreyo inta iga dambeysp like iyo subscribe ka isoo sara

  • @warsanmohamoud7581
    @warsanmohamoud7581 4 роки тому +7

    machaa allah daawashadiina SIDAAN U XIISEEYO WAAD YAABI MACHAA ALLAAG GOOD FAMILY

  • @user-ok7ez6ru3f
    @user-ok7ez6ru3f 4 роки тому +3

    تحدي حق ضحك كان مره يجنن والله رضوان تضحكتني من اربعه ايام كنت تعبانه بس هذا فيديو ضحكت من قلبي الله يعطيك العافيه

  • @ruqiyocumaar8815
    @ruqiyocumaar8815 4 роки тому +73

    Inta family quruxda bdn tageerto like igu cimaamadaa

  • @zamzammohamed2823
    @zamzammohamed2823 4 роки тому +25

    Hhhhh wle cwa waa iga qosliseen family wnba iska jeclhy illaah amarkiis hdn malesia joogi lhaa wnba idin imn lhaa weliba mudo idinla joogi lhaa
    maasha allaah alle ha idin barakeeyo❤️❤️

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 4 роки тому +4

    Masha allah keep going they're good family masha allah always the have make funny and happiness so beautiful family masha allah allahu barikh yarabb alahuma Aamin 💗🤲👈

  • @umunaimachannel2244
    @umunaimachannel2244 4 роки тому +10

    Masha allah family qurux badan keep going ayan idin leyahy saxaaf cadi maha wu idin ka reeyi team saxaf awey de aniga team adna ayan ahy team saxaf maihi 🤣😛🥰

  • @herozaki7216
    @herozaki7216 4 роки тому +34

    Asc Ramadan kariim 🌙⭐Family Saxaaf iyo Adna 👨‍👩‍👦‍👦🙏

  • @sacdiyosiman7996
    @sacdiyosiman7996 4 роки тому +22

    M.a Allah my family aan jacelahay Allah ha idin xafido dhamaan teyna

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 4 роки тому +4

    Kkkkkk. Wallaahi maxamed hal iyo labuu idiin direyy hadalkuu idin ka badiyeyy. Sorry Team Adno 😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rayaanaadan6346
    @rayaanaadan6346 4 роки тому +3

    abyo adna ramadan mubarak الله يحفطك يا اختي كريمة maxamed waa idin gaday wallahi masha allah maskax ku dhamatay su aal ayan kuso qura saxaaf hado ka jawabo ani ahan abaalmarin igu leyahay ila so xariir adna insha allah taxane ka dhig barnaamijkaan inta ramadan ka dhiman insha allah

  • @nafisamaxamed6947
    @nafisamaxamed6947 4 роки тому +64

    Amiira qurux wey cayishey masha allah

    • @user-kd3cf3ix2m
      @user-kd3cf3ix2m 4 роки тому +1

      Haa Aniga xataa waan dareme maasha Allah Alle haw ziyaadiyo

    • @hanadsalad3836
      @hanadsalad3836 4 роки тому

      M.a dhaha gabadha cayuumina

  • @deeqoabdikadir5002
    @deeqoabdikadir5002 4 роки тому +17

    Alaa video kalaa dawanayay saa uuso orday Mashallah cute family

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому +6

    Beautiful family Mash’Allah ✨🌛😍😂😂

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 4 роки тому +12

    Masha allah wlh wan qoslay nolada famliy qurux badan ❤❤❤❤

  • @aniisaahmed77
    @aniisaahmed77 4 роки тому +81

    Kkk anagaa yaab aragnay😂😂😂😂

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 роки тому +11

    maasha allaah fmil quruxbadan alaha idin dhowro lkn odoygidhanba waad kawada roorteene hhhh keep going adinkana com

  • @kowsarnuurcdy9724
    @kowsarnuurcdy9724 4 роки тому +6

    Carmal sax waye adna iyo amira hdi comments keyga aragtin 🤚🥰

  • @sagalabdirahman9468
    @sagalabdirahman9468 4 роки тому +3

    Ilhy amarkii reer xamarka wa ku qoslaa unaka kulahaa saxaaf 🤗

  • @fardowsaqurux5506
    @fardowsaqurux5506 4 роки тому +11

    😂😂😂😂😉😂AMIIRO IYO ADNA SAXAAF WAA RUNTIISA GABAR NIN KEEDA DHIN TAY WAA ARMALI AYEE TAXAY😍😗😍😍❤💕💖👍👍💋

  • @queenhaju9226
    @queenhaju9226 4 роки тому +20

    Adno io amiiro reer x.weyno waxd
    Carmal barta iska barta😂😂😂

  • @nimcoabdullahi3802
    @nimcoabdullahi3802 4 роки тому +9

    Ilyaas qataroos mashaa Allah suaashiisa

  • @user-oq6rh5ew6j
    @user-oq6rh5ew6j 4 роки тому +12

    14:18 Saxaaf qayaano waa dhameeyay. Labo suaal oo min 2 dhibic aa laga jawaabi kadib 5 aa leenahay lagu lahaa.😂😂😂 Waa nii gaaday ninka iska qabta.

  • @amiirabashiir3893
    @amiirabashiir3893 4 роки тому +15

    Hhhhhhhhhhhh ridwaan qosol miran waaye wlh qosol ayuba iga kenay msh allh family qurux bdn Allah ha idin xafido msh allh

  • @maryamamaxamud265
    @maryamamaxamud265 4 роки тому +30

    Masha allah fmly qurux badan fny eh masha allah wlh wad iga qosliseen ilaah mar walba haniiga farxiyo ❤❤❤

  • @kingsamiir7290
    @kingsamiir7290 4 роки тому +7

    Ya ila arkay adna iney said u jeceshahy nadiyo 👆

  • @salmaindhadeeq4155
    @salmaindhadeeq4155 4 роки тому +7

    8:51 🤣🤣saxaaf carmal baa loo yaqaanaa ku yeh naagta ninkeeda dhinto garoob ba waaka diidaye carmal iyo garoob waa isku mid wax magac looyaqaan majirto gabdha ninkeedu dhinto

  • @updynoorabdiqadir1283
    @updynoorabdiqadir1283 4 роки тому +10

    RAMADAAN MUBAARAK team adna channel Anfur wanagsan

  • @neyruusyuusf5427
    @neyruusyuusf5427 4 роки тому +21

    Waaaaaaw masha alaaah alaah idin xafido dhamantinaa wan idin jeclahay🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤

  • @abukaribrahim1843
    @abukaribrahim1843 4 роки тому

    Beautiful Familie masha Allah Ramadan mubarak

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 4 роки тому +6

    ❤❤🌹kkkkkkk ridwaan maasha alaah siwanaagsan ayuu su aal fiican idiin way ii yay ✋✋✋✋👍👍👍👍👍❤

  • @zakiismail6177
    @zakiismail6177 4 роки тому +37

    Cafimad qab haddi ku dawanayso allah ha ku barakeeyo cafinadka inta xanusan ha daweeyo #Subscribe ta ha ilo dhaafin sxpta qali ❤❤❤❤👇👇👇❤❤

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 4 роки тому +40

    Maansha Allaah full family Allaha idin xafdiyo 🥰🥰

  • @kowthershire1054
    @kowthershire1054 4 роки тому +2

    Masha allaah adna abaa ramadaan mubarak ❤️❤️

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty7863 4 роки тому

    Masha Allah Ramadan mubarag cawada familka wow dhan yahay ilahey hani barakeyo

  • @safamarwachannel9186
    @safamarwachannel9186 4 роки тому +13

    Machallah wan idin jeclahay best familly from djibouti 😊💜🌹❤😍

  • @AhmedMohamed-yb8cc
    @AhmedMohamed-yb8cc 4 роки тому +9

    Mansha allha Adna Waye Jeceshay Inanteeda Naadiya

  • @aleezapea7594
    @aleezapea7594 4 роки тому +9

    Family aan jeclahy nolasha niima cisho epid keep going 🥰❣😍❣😘wlhi qosol iguma harin 🤣🤣🤣😁😁

    • @samadoon5851
      @samadoon5851 4 роки тому

      carmal ayaa loo yaqaanaa haweenayda saygayta dhintay

  • @saciidoaxmad1281
    @saciidoaxmad1281 4 роки тому +6

    Mash Allah famil faxadada alle hani xifdiyo dhamantin

  • @sacduuofficial9579
    @sacduuofficial9579 4 роки тому +9

    Tiim adna iyo tiim saxaaf iyo tiim amiira qurux ramadanka dartiisa subiscaraab iisaara

  • @hibaqhassan6425
    @hibaqhassan6425 4 роки тому +11

    Masha Allah Abayo Allah Ku xafido dhamanatin inash Allah abYo

  • @najmaibrahim307
    @najmaibrahim307 4 роки тому +2

    M.a my family keep going adna,saxaf ,amiro qurax and my daughter nadiyo and my sons ilyas and ridwan my family daman wan idhinjeclhy

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 роки тому +4

    Mcha allaH family qurux badaN oo farxadooda wata♥️🥰💫

  • @yonkahajiali8361
    @yonkahajiali8361 4 роки тому +13

    hadaa kaheshay challenge gaan like iisaar anaa ugu horeyy
    Ramadan mubarag adna channel and our family

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 4 роки тому +11

    Maashaa Allah beautiful family ❤️🙏💐🌹👌. God bless all of u.

    • @mamanasteexo6115
      @mamanasteexo6115 4 роки тому

      🤽‍♂️🤽‍♀️🎎🧨🎇🎆🎄🎃🎊🥋🎳🥊🕹🎮🎨🖼🧶🧵🃏🀄🧸🧸🎱🎯

    • @mamanasteexo6115
      @mamanasteexo6115 4 роки тому

      Dkxmbmnc.c cuz c x c v cbcnfkglhbhfjfhfjvfjkjujekkwhdvahbzbnakjsvshdbhsbshshdnlqkzn shsnsnakakbxsnsjapajdbjakqnsbs kqlqpwlshbsbsbbsnznqklqpqsnbzn xnsklqqllsnsnkskwkql s xnjskkkkkkkkkkkkkkksksvxgzhsvsy gave a,jaw hahh@&&×^^jjshsgakaghvcsh babs

  • @maqsudhassan7425
    @maqsudhassan7425 4 роки тому

    Mash alah famliye qurax badn Wlhi si kal lab ba uqolsh keep going❤

  • @nasriinamahamed390
    @nasriinamahamed390 4 роки тому +6

    Masha Allah family qurux badan aa tihiin masha Allah 💞💞💞💞

  • @caaishacabdiqaadir3975
    @caaishacabdiqaadir3975 4 роки тому +13

    😂😂😂😂😂wlhi qosolkaaa iga dhamaaday inta udanbeysay 😂😂😂my family allh idn xifdiyo🌹💘😍

  • @ummunadia4491
    @ummunadia4491 4 роки тому +7

    Hhhhhhhhhh saxaf carmal kulaha carmal iyo garoob waa isku mid carmal waxa loga yaqana gobolada waqoyi

  • @sucadabdinor878
    @sucadabdinor878 4 роки тому +5

    Ridwan waa iga qosliye wlhi 😂😂😂👑♥️

  • @munaahmed582
    @munaahmed582 4 роки тому

    Mansha allah tabaarakallah intaan idin daawanaayey qoslikii baa iga dhamaaday family qaaliya ayaad tihiin alle haydin barakeeyo love u all❤

  • @zilvaofficiall2980
    @zilvaofficiall2980 4 роки тому +17

    Sax weeyaan carmal weeyaan maxamed siciiid

    • @hamdaxayaad2245
      @hamdaxayaad2245 4 роки тому

      Carmal iyo garoob leehoo mahoo kajada kala duwan mahee

  • @nasrinahaajisacid6132
    @nasrinahaajisacid6132 4 роки тому +11

    Masha Allah Allah ina xifdiyo family Beautiful keep going ❤❣👑👑❤❤❤🙏

  • @cabdishakuur7403
    @cabdishakuur7403 4 роки тому +7

    Team Adna like isaar pls

  • @abshiramohamed6513
    @abshiramohamed6513 4 роки тому +2

    Mashallah happy family naagta as ninkeda diiktee wahaladahaa careyad

  • @MunasHome
    @MunasHome 4 роки тому +4

    Mashallah Tabarakallah Allah ha idin xafida xbty 💕💕💕

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 роки тому +9

    8:25 masjidka arbaca rukun ku darsada hhhhh

  • @zaaraabdallaomar3879
    @zaaraabdallaomar3879 4 роки тому +4

    10:9 Amiira wxy tiri cungta yar abaheda hees uqadey 😂😂 hooy Anaga nola jirta 😭😂

  • @Cumarahmed466
    @Cumarahmed466 4 роки тому

    Maashallah adna iyo saxaaf ilaahey ha idin bara keeyo caruurta Maashallah

  • @amnialim1718
    @amnialim1718 4 роки тому +24

    family quruxbdn❤️❤️❤️🔥👩‍❤️‍👨

  • @samirasanaag9310
    @samirasanaag9310 4 роки тому +12

    Xabadaa wuu idin khayameeyay garoob iyo carmal waysku mid carmal reer galbedkaa dhaha 🤣

  • @ugbadyusuf9223
    @ugbadyusuf9223 4 роки тому +4

    Masha allah 🥰❤️Wlhi adna iga qoslisay 🤣🤣🤣

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 4 роки тому +2

    😂😂😂 wu idin gaday saxaf carmal iyo garoob iskumid waye wlhi 🤣

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 4 роки тому +9

    Wwwwwwwwwwwwww mashaa allha my walahayga qaaliga wllhi qosol iku harin wllhi m.a dhamaantina waa nii jacelahay allha hanii dhoro m.a💝😍💝😍💖🥰💖🥰💖💝💖💝💖💝🤣🤣🤣💖💝💖💝💖💖💝🤣🤣

  • @nuseybaabdullahi755
    @nuseybaabdullahi755 4 роки тому +11

    M.a family aan jeclahy we love you

  • @khalidesman
    @khalidesman 4 роки тому +1

    Mzhavalllah family quruxbadan Soopadiya su,aalahasokle wlipa ifinkoo saa ufadhiya farxad waarta kunolaada 💯

  • @drshani4878
    @drshani4878 4 роки тому

    Masha allah wlhi saan uqoslay daallay rudwaan caadi ma ahan 😂😂😂 waa uu shidan yahay allaha idiin xafido

  • @queenhaju9226
    @queenhaju9226 4 роки тому +12

    Amira xsb la dhehe afke kla takte😂😂

  • @zahraabdulahi8565
    @zahraabdulahi8565 4 роки тому +16

    Masha allah

  • @queensafa735
    @queensafa735 4 роки тому +5

    Family qurux Bdn masha allah allaha nibadsho

  • @falismohamedmohamudfaalis8164
    @falismohamedmohamudfaalis8164 4 роки тому +2

    😃😃😃😃 wale saxfe Masha Allah family qurxa badaan ❤️

  • @najadmohamed9992
    @najadmohamed9992 4 роки тому +3

    Manshllh familygii aan jeclaa alle haydin dhawro💋❤❤🍁🍁❤❤

  • @abdinaziradamnor2385
    @abdinaziradamnor2385 4 роки тому +5

    M.a alaha idin xafido all famaly saxaf & adna

  • @hassanahmed1710
    @hassanahmed1710 4 роки тому +1

    masha allh wlhi aad ayaad iiga qosliseen waan idin jeclahay noo sobadiya tartan kaan cml

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 роки тому +3

    Maasha allah family qurux badan ONE LOVE YOU all

  • @axsanmedia1449
    @axsanmedia1449 4 роки тому +5

    PRANK_ABDI_FITAH_YARE_OO_PRANK_KAGA_OOYSIIYAY_SHAA

  • @maryamomohamed5725
    @maryamomohamed5725 4 роки тому +4

    NAGTA ninkeeda dhintay waxa loo yaqana armalo waa sax

  • @NimcoNimco-lo8ys
    @NimcoNimco-lo8ys 4 роки тому +3

    Family aad u Qurux badaN ayaa tiHiN Alle HYdiN barakeYo

  • @sowdakulalihi8416
    @sowdakulalihi8416 4 роки тому +3

    saxaaf been badnaa carmal garoob aa la dhahaa inta igu raacsan like 😀😀

  • @maryanibarhim9654
    @maryanibarhim9654 4 роки тому +6

    Famil qurux badan aan jacelahay walhi

  • @umalkairboqran1
    @umalkairboqran1 4 роки тому +22

    masha allllah qoys aan jeclay mashalllah hore usocda adna family

  • @samiyamohamed859
    @samiyamohamed859 4 роки тому +1

    Allaayaa xafidak qoys quruxbadan horay usocda sharafikorkiinaha ahaato 😍

  • @bushrobashir5457
    @bushrobashir5457 4 роки тому +1

    Mashllh my full family aan Aad u jecelhy Allha idin xafido nolaata walikeyn

  • @ilwaadqurux77
    @ilwaadqurux77 4 роки тому +7

    Keep going quen adna ruuxi

  • @caamircabdialiqoslaaye3002
    @caamircabdialiqoslaaye3002 4 роки тому +3

    Walashey wanku jeclahay wana ku tagera abaayo hore usoco is

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 4 роки тому +21

    🤣🤣🤣🤣adna hadalkeed leeb jclahay wllhi

  • @kautharahmed4881
    @kautharahmed4881 4 роки тому +1

    hhhhhhh msha Allah family qurux badan ayaa tihin ilahy haydin xafido