PRANK DIL || NIMCA HEYBE OOHIN JABSATAY IYO YACKOO OO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 бер 2021
  • Join this channel to get access to perks:
    / @sheekoyarofficial
    [DESCRIPTION]
    #sheekoyar
    ✅ Subscribe inta nooga dheh ua-cam.com/users/SheekoYarOf...
    ✅ For business inquiries nagala soo xiriir at:
    sheekoyar@gmail.com
    +252614274162 (Muqdisho, Somalia)
    +447774486671 (Manchester, UK)
    Waad ku mahadsantihiin daawashadiina! Ha naga ilowin inaa no dhahdo subscribe, like, share iyo comment in aad ka bixiso.
    © Copyright Sheeko Yar Official
    All Rights Reserved.

КОМЕНТАРІ • 321

  • @SheekoYarOfficial
    @SheekoYarOfficial  3 роки тому +77

    Ardishaad linkigeeda waakan ua-cam.com/video/j8qtur01630/v-deo.html haloo codeeyo

    • @Kaafi.media_10
      @Kaafi.media_10 3 роки тому +1

      Prank ma ahane jiliiln waaye dhaha ruwaayad xata madhamo fashil weeye

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

    • @salahhassan9837
      @salahhassan9837 3 роки тому

      Wlhi DadkAN SidaN u tageero iyo siday igu ciyaalowen waxay zheekadan ma prank baa😂😂

    • @badboyforever8894
      @badboyforever8894 3 роки тому

      Jeekey sxbkaa istiin waaye nio waku salaamay

  • @aminokhaliif2740
    @aminokhaliif2740 3 роки тому +210

    inta Nimco heybe kal iyo laab u jecel❤ dhac✌

  • @cumarcariiri.9197
    @cumarcariiri.9197 3 роки тому +69

    Yackoo qof dagan waye qofki live u yaqana fahmi kara mar uu mooryan aha wey jirtay lkn waa nabadoon.🙏

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 3 роки тому +39

    Nimco walasha maihiyo maskiiiiiiiin😥😥😥😥😥😥 love nimco heybe ukhti

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 3 роки тому +39

    Prank waxa fashiliyay waa codka ay furtay nimco heybe hadana barnaamij socdo tell sidee tellka loo qabanaa aniga legends ayaa tahiin idinkuma dhagani lkn la qaadan karo inoo soo galiya mhdsnidiin🥰

  • @fatxituryare2756
    @fatxituryare2756 3 роки тому +7

    Wlh anaa ilin isku celin waaye nimco maskiin waxaan prank maahee iska daayaa😭😭😭😭😭😭

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 3 роки тому +9

    Hhhhhh nimca heybe inta aragtay iney gadal kabaqeso iidhaheso wu washay like iisara 😂😂😂😂

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 3 роки тому +8

    Yackow Qur-anki ma ku dhamaday maal-mahan waa xanuusanede 😁😁😁👌

  • @Niini828
    @Niini828 3 роки тому +14

    Nimco wlhi waa iga qosol siisay qac waaye ay taagan tahay🤣🤣🤣🤣

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 роки тому +10

    Nimaco way naxday maskiin 🥺

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 3 роки тому +16

    Ooooow Yackooo saan xaaaraam waaye Nicmo Haybe waa jecelnahay walaasheen Actoradeena waaye inaa ka nixisid waa khalad

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @nimcacabdiwali6972
    @nimcacabdiwali6972 3 роки тому +8

    Walahi maskinta wey neftureysaa runti samidey soo arso💪💪💪💪💪💪💪

  • @gundhigamediashow1632
    @gundhigamediashow1632 3 роки тому +16

    Prank la isla ogyahay iga dheh

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 3 роки тому +14

    Nimco Waa Qof Qalbi Jilicsan😅🤣

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 3 роки тому +9

    atorayasha codnta waan idin salamay nimco iyo yacko✌✌

  • @ikramabdi0726
    @ikramabdi0726 3 роки тому +5

    Ani ma idile oo walasha ah marka dahde qalbiga ii xanune🥲

  • @zamraaxla5459
    @zamraaxla5459 3 роки тому +4

    Laillha illaha wlhi nimco nafta qabtay Allahau Akbr miskinta kaa dhafa naxdinta

  • @fadumoali5330
    @fadumoali5330 3 роки тому +5

    Allaa baqdin waynaaa😭😭😭😭😭wlhy siduu u aamusn yahay u hadlaya 😢baqdin

  • @maxamedsuudi6098
    @maxamedsuudi6098 3 роки тому +4

    Keep going

  • @haweaomar5260
    @haweaomar5260 3 роки тому +4

    Prank ga inaa fiirsado oo dhan waxaa ku dhaafay
    Nr1 barnaamij socdo aa telfon la qabtay isagoon la ogeen qofkuu yahay... ( WAA KA QABANAA QOFKUU RABO HA NOQDEE)
    Nr2 sameecadaa la furay short film kii aa toos naloogu shiday...
    Maka soo horjeedi qaabka wax usoo gudbiseen waasoo dadaasheen MashaAllaaah awalba qaraaxo iyo waqti dhumis lee loo socday lakin cogaa cinwaanka iyo waxa la soo bandhigaayo inee is lagadaan waxaa ku jirto sharafteena
    Waayo markaas waxaan datemenaa inaa naga soo qaadeen dadka caqli leh oo maskax ku jirto
    Waa mahadsantihin

  • @faarismaxamed9434
    @faarismaxamed9434 3 роки тому +1

    Bismilah barankigiina wlh waliwaabe maraa run umoodoy runti

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali472 3 роки тому +3

    Kkkk prank nux kusamesy thanks guys

  • @mirabellamohan6662
    @mirabellamohan6662 3 роки тому +15

    Hada Hurdaa Ihyso Caloshana waa ixanuneysa marka Beri dawanaya Inshllh qosol tabartis mahayee yacko iyo nimco babkina magali karon hhh

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 роки тому +2

    Asc walalyaal hore socodah inshallah

  • @queeenqueen4843
    @queeenqueen4843 3 роки тому +5

    Wa Tagoosa Account Kaga Pinkiisa Iisheg Kulahaa😂😂😂😂

  • @cabdirashidaxmed8694
    @cabdirashidaxmed8694 3 роки тому +5

    Nimco qof lagaadi karo mahan in prank yahay wllhi waaa fahNsantahay,ileen yackow in ka suuroobin waxas waa ogtahay

  • @najma8198
    @najma8198 3 роки тому +19

    Nimaco wa isku dhexe yacadey maskiin weye isku naxaday waxa iga daran ninka kamiirad dubin fulisan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙄🙄🙄 alla beerka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdikadirali7978
    @abdikadirali7978 3 роки тому

    Yacnko i love your prank yakh

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 роки тому +14

    Walahay prank oo sidaan eh qatar waaye waxaa isoo xusuusisay habeen anigoo wadanka joogay gabar abtigay dhalay sidaas igu sameysay wexey ogeed inaan aad u necbahay xabad iyo bistoolad walahay habeenkaas ayaan go’aan ka gaaray inaan Soomaliya ku noolaanin ilaa ay nabad noqoto oo hubkan laga qaadin dadka sahal ka ku qaadanaayo xaqiiqdi habeenkaas iyo habeenkale oo ay si run ah aan u arkey ilaa iyo hada dadka sidaas igu sameeyay xitaa ma jecli inaan raadiyo meel ay ku nool yihiin marka nimco waa ay argagaxday waa run teed waa wax laga argagoxo subxaanallah

    • @sactuushcilmi8158
      @sactuushcilmi8158 3 роки тому

      Sxpy mel kasto ayey dala smlia le mhan ee ilh ina modiyo dheh shardeda

  • @haykalmuhamed6386
    @haykalmuhamed6386 3 роки тому +2

    Ax miskiin wllhy waan ka naxay 😭😭😢😢

  • @ahmedmahamud7272
    @ahmedmahamud7272 3 роки тому +1

    Asc yackow ilaahay ha ku caafiyo

  • @mariaqaali598
    @mariaqaali598 3 роки тому +2

    Halmar waan Kuu soo noqonaaa kulahaa😀😀😀👌

  • @habibafarah3409
    @habibafarah3409 Рік тому

    Mashallah family ❤❤❤❤

  • @abdurrahmanmoktar2085
    @abdurrahmanmoktar2085 3 роки тому +1

    Wadan nabadaa joogtaa mshallah waa hadal qiiro leh

  • @Niini828
    @Niini828 3 роки тому +6

    Nimco haybe ❤❤❤❤❤💐💐💐🌷🌷

  • @aweyscade6439
    @aweyscade6439 3 роки тому +2

    Sheekoyar official waxaan idinka cudsanaa inaad nooga sheekeesiin taariiqda jeeri waa cudsi

  • @umadnan7640
    @umadnan7640 3 роки тому +5

    Somalida prank ma fahansano koley wa iska firsaday like wa saray lkn prank ciyarta ka daya

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 3 роки тому +7

    Walhi nimco hebe wajikeda wauisbedele kkkkkkk maski

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 роки тому +3

    Whi qosol ayaa idilay nimco markeey ubaaqeesay kaamira maanta maskaxduu la yahay kulahaa inta gacanta dhagta korkeeda ku wareejisay

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 роки тому +1

    Asc axmadow waa ka in kaarsatay maskiinta ilaaheey isheeda hakaa haayo

  • @nasronashaad9494
    @nasronashaad9494 3 роки тому +2

    Hhhhh wlhi hapo Nimco Ka Yaabsatay Ilahey Amarkiii

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 3 роки тому

    Ilahey cafimaad ha siiyo maskinka ilmu korsadaye

  • @abdullahiahmedhassan9170
    @abdullahiahmedhassan9170 3 роки тому +5

    Yacko imtaxaan waaye

  • @ayaniigal2446
    @ayaniigal2446 3 роки тому +1

    War gabadha wad kanixisay isheeda dhinac allaah kamariyo waa brank cajiib ah walaahi

  • @pilotshuute3684
    @pilotshuute3684 3 роки тому +1

    Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 3 роки тому +7

    Film hindiya sidad u fasireyseen aad idinka hindiya noqoteen. Kan prank waa dhafay brunk oow noqday😂😂😂😂

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 роки тому

    Camera manka cabdulqaadir hero aa tahay.

  • @abdiabdu5705
    @abdiabdu5705 3 роки тому +10

    Waxan filim waaye prank ma ahan😂🛩

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @xasanbalcad5318
    @xasanbalcad5318 3 роки тому +2

    weey naxday maskiin wlaahi waali ayeey kudhawaatay😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @najma8198
    @najma8198 3 роки тому +7

    Saan u qosolay waan fuuray 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 alla ma nooli🤣🤣🤣😭😭😭😭😭

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @suprazhabbad391
    @suprazhabbad391 3 роки тому +1

    Ala ardishaad sheikh salah walalkey dadka ka naso password ka isi ku laha😀🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdulkadir294
    @mohamedabdulkadir294 3 роки тому

    3:22 (Axmed sadaqow waad na xanuun sanedeeh ilaahay ka cabso aniga maad idileeh oo walaashaa eh)
    Caku yackoobow brank ku naxdin badnidaah😂✌️
    All wlhi my favourite 🌟stars baa tihiin

  • @mohambm1411
    @mohambm1411 3 роки тому +6

    Jaliin lee waye #fake prank; I have just known it from de first call😣come on guyz

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому

    Walahi yacko nimco gashey keep going

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 3 роки тому

    Kkkkkkkkk yackoo goormuu WAASHAY, yaa ka dhex qeyliyey gabadhaan weyba kashiftee, yackoo taageerayaal badan uu leeyahay ma oga, laakiin wuu ka gishtay nimco

  • @xasancalimaxamed4216
    @xasancalimaxamed4216 3 роки тому

    Nimca heybe wa wadaniyad neceb xabada wa banadiri sax ah waxan ku jecla riwayadii canad nimca heybe wan ku salamay walasheyda qaligi ah

  • @GojoNiceMM2
    @GojoNiceMM2 3 роки тому +4

    Walaahi kal.iyo laab u qoslay nimca Heybe dhimasha necba🤣🤣🤣

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому +3

    Miskiin walashy nimco😥😭😭

  • @qosolchannel5427
    @qosolchannel5427 3 роки тому

    Inta been in ay thy prankiga fahantay like saar

  • @hassanoro1
    @hassanoro1 3 роки тому +2

    kkkk wlhi si aan caadi aheyn ayan u quslaya tank's nacima geesi nimo ayan ku ogaa waa oo fulayna waad aheyt

  • @Cajaibboy
    @Cajaibboy 3 роки тому

    Yackoow walahi makuudulqaadanaaayi markale prank nuucaan inaad kusameyso Nimco yareey

  • @safiyahaji2418
    @safiyahaji2418 3 роки тому

    Sxp yackoo dad ayaad wax soo xasuusineysa e joog bro

  • @hoodomahamud6939
    @hoodomahamud6939 3 роки тому +8

    Prank laysla ogyey maxaa codka dalacay

    • @Baladulamin12
      @Baladulamin12 3 роки тому

      Awal jilin oo aha prank zax Ah mahin 😹

    • @pilotshuute3684
      @pilotshuute3684 3 роки тому

      Waa 👨🏾‍✈️ pilotshuute channel keega kuyaaca

  • @idildayniileofficial130
    @idildayniileofficial130 3 роки тому

    Abow nimco fuleysanaa😄
    Idil lee dhihi lahaa wlhi

  • @qoojeabdi1559
    @qoojeabdi1559 3 роки тому

    Hhh wx kle 😂😂😊😊😭😭😭😭Nimco waa laga waalay Yacko umadeena ma aha

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 3 роки тому +2

    WAAAY ISLA OK YIHIIN SADAX DOODA

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 3 роки тому +1

    Yackow wlhi waaka gashte nimco iyo asxbteda caaafiya

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 роки тому

    😂😂😂😂😂ardishaad dadkeena maaha canjal ayey ku galisay weyna kaa tagtay.

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 3 роки тому +1

    Nimco hore usoco

  • @daadiraxmed4646
    @daadiraxmed4646 3 роки тому

    Really prank weye walhi😳😳😳😳😳

  • @fatimamohamed6471
    @fatimamohamed6471 3 роки тому

    Yacko wallahi wn jclhy see ku helaa Aniga yar baan jcln jaray hadan wali wn raadiya

  • @ayaanumunaafac9742
    @ayaanumunaafac9742 3 роки тому

    Walaahi waan idin jeclahay

  • @yaxyecali2213
    @yaxyecali2213 3 роки тому +1

    Wn idin salamay my funs

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 3 роки тому +10

    Sheikh uweeysow parnk wadhafey kan 🤣🤣🤣🤲🤣🤣🤣

  • @mohameddeeq3931
    @mohameddeeq3931 3 роки тому +4

    Sidaane prank manoqoto nalka dhibka kadhaafa dhidid ayaa kakeenteene atariishadayna

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 роки тому +1

    Jiliin prank lagu sheegayo maxa soomalida caqligooda lagu ciyaarayo

  • @shankaabdull9507
    @shankaabdull9507 3 роки тому

    Nimco sorry abaayo saa codka u gaabisay oo cabsida ku jirta anaa qalbiga ka murugooday

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 роки тому +1

    Jekeeyan rabaa meshan inan seexiyo😂😂

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому

    Xanunki saka noqotay kulah wuu washay istidhi🤣🤣

  • @mushyaz4183
    @mushyaz4183 3 роки тому +1

    Team Sheeko

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 3 роки тому

    Nimco pranka qofka kusameyyey hadii uu ahaan lahaa qofkale umul dulqaadan laheyn lkn nin lagend ah ku sameeye waa unuka lee waaye

  • @madacade
    @madacade 3 роки тому +1

    callka aya sheekada ku dheelay waa fake

  • @AhmedMohamed-cy2iz
    @AhmedMohamed-cy2iz 3 роки тому +1

    Yackooo manaume sana

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 3 роки тому

    Wlhi waan qoslay nimco heybe cabsi wataqana Wlhi

  • @C-risaaq-Rio
    @C-risaaq-Rio 3 роки тому +2

    Intee commanti akhris uso gashay
    Is mujiya

  • @sugowmaxamed9343
    @sugowmaxamed9343 2 роки тому

    Sagna boy keep going yackooo

  • @yusufofficial2544
    @yusufofficial2544 3 роки тому +2

    No 1

  • @hananita0097
    @hananita0097 3 роки тому +2

    Prank maha kan waa flim

  • @feysalabdalla789
    @feysalabdalla789 3 роки тому

    Nimco ani waa soo duganaa kuma lohoo😅🤣🤣

  • @ustadmoohanur8947
    @ustadmoohanur8947 3 роки тому +7

    😅😅😅😅😅😅kulaha salada casir an Soo dukani rabaa,,,nimca bax salada casir Soo duko walashey ....

  • @soomaalipes1517
    @soomaalipes1517 3 роки тому

    Jeekey prankiga ma qabto miyaa

  • @madacade
    @madacade 3 роки тому +2

    kan maa prank eh marka

  • @ahmedcabdi6642
    @ahmedcabdi6642 3 роки тому +1

    Brank waali ah waaye

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 3 роки тому

    Waan arkaa in sheekada la isal jilayo lkn waab ku heeysa naa waayo Nimco iyo Axamed waa jilaayaal weeyan run ayeeyb ka dhigyaan prnk

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 роки тому

    Food cadde shekada waa halawdi waa iska baxaa muu dhahay😂😂😂😂

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 3 роки тому

    Wlh waa runteed ilaahow qaatima xumo hanagudilin. Waa lagudilaa hadii lagudhaho waxa uguhoreeya oo maskaxda kusoo dhacaya waxaa waaye khayr miyan faraha kulajiraa mise wax xun. Allow qaatumada noo suubi geeri waa xaqe.

  • @fatimabedal3150
    @fatimabedal3150 3 роки тому

    Kan filin waye filin ka dhigteene😄😂😂😂😄😄😆😆 yaaqey

  • @mhdfablous2618
    @mhdfablous2618 3 роки тому +1

    Var Prank liisla ogyahay waaye

  • @aadanabshir6874
    @aadanabshir6874 3 роки тому

    Yas

  • @mrjimceofficail6926
    @mrjimceofficail6926 3 роки тому

    Nio zxp hindada idinka ka film wcn ee maad noosoo dhigtaan