Gurigayga cusub markii ugu Horaysay Qaab casri ah u Hagaajiyey Daawo maashaa Allaah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Gurigayga cusub markii ugu Horaysay Qaab casri ah u Hagaajiyey Daawo maashaa Allaah

КОМЕНТАРІ • 698

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 роки тому +9

    Masha allh duunka meel qurux ayaa kadagantihiin aaqirana sidaa iyo si ka fiican ayaan idin rajenaa insha allh shekha ha ii soo duceeyo in uu alle i caafiyo 14 sano ayaan xanunsanahy cudurkey wa lagaran
    la,yahay inuu alle caafinam dag dag ah isiiyo kadibna guur xalaal ah isiiyo

    • @fsuldano5471
      @fsuldano5471 3 роки тому

      Allaha ku caafiyo

    • @jabibabaa4022
      @jabibabaa4022 3 роки тому

      Allow kucafi wallashey mcn

    • @caashocuud9105
      @caashocuud9105 3 роки тому

      Allha kucafiyo abyo mcn

    • @hooyosaynab1596
      @hooyosaynab1596 3 роки тому

      Wlshy qali ciwankaga isii

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 роки тому

      Ilaaheey haku caafiyo walalkeya 2sano komo kujiray walina waa qof xanuunsan lkn wuukasobaxay hada komada ilaaheey hacaafiyo inta xanuunsan🤲

  • @khadraqaliqurx1946
    @khadraqaliqurx1946 3 роки тому +67

    Mashalllah aniga UK baan jooja gurigaan oo kale maa arkiin xita UK gumaa aan arg inte ilaa argtey like daac igu siyaaa 🤣

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed961 3 роки тому +94

    Nimcadu ilaahay ku siyaay social media hakeenin waayo ishu waaa xaq ayuu nabigu yidhi scw oo qafku xitaa isagoon xaasidnimo ka ahayn ayay ishu kaga dhici kartaaa

  • @asiyamohamed4458
    @asiyamohamed4458 3 роки тому +40

    MashaAllah walalshey ilahay hakuubarakeyo.intaan haysan oon kamid ahayna rabigey iiima weynine ilhay hanasiiyo

  • @naimaegeh7288
    @naimaegeh7288 3 роки тому +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله

  • @munaabdi8803
    @munaabdi8803 3 роки тому +11

    Manshallah tabaraklaah waa idin jeclahay ilaaheey kuwi aduun iyo aaqira kalahabaabin ha idiinka dhigo Aamiin yarabi gurigiina hadaan idin xaqireen number 1 youtu.be aan idinleeyahay Manshallah

  • @sucaadcali3326
    @sucaadcali3326 3 роки тому +2

    Alaab qurux badan iyo gabadh gaari ah nuur calaa nuur ilfis

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 роки тому +1

    Bismi Allaahi mashaa Allaah Allaha idiin barakeeyo il xasida mid Aan dadka wax u quurin Allaha idinka xijaabo meesha iyo gutiga Cusub eed soo dahteen gurigiina illmaha iyo ilma imaandoona kuli Allaha idiin barakeeyo Aamiin yaa raxmaan ❤

  • @danaalan6639
    @danaalan6639 3 роки тому +38

    ما شاء الله لا قوة الا بالله
    wllo ilaahay haydiin bara keeyo
    qofkasta mashallah ha dhaho waa mahdsanti hiin dhamaan

  • @shuaybbana4854
    @shuaybbana4854 3 роки тому +6

    Maashalaah tabaaraka laah cadowgiina isha baxarka inshallah walaalkey iyo walaashay guul ayaan rajeynaaya inshallah aduunyo iyo kii aaqeraba inshallah mabrook alfa mabrook. Aad iyo aad ayaan idin kuugu faraxsanahay hormarka aad gaarteen inshallah.

  • @halimodakane9857
    @halimodakane9857 3 роки тому +9

    mashaa,allah xasilooni iyo dagaanaan barwaaqo ku dhameysta nolasha abaayo GUUL WAARTO ABDI❤ guri kasto oo Muslim ahna sharta ilaahay ha inooga xifdiyo

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 роки тому +3

    Maashaa allaah 👏👏👏 illaaheey ha idiinbarakeeyo 🤲 illaaheey na ha dinxafido 🤲 ilxun👁 idinma arakto 🤲 🌷❤️🌷❤️🌷❤️🌷

  • @umuabdallachanel1548
    @umuabdallachanel1548 3 роки тому +1

    Wll nimcada rabi kusiiyey soshalmeida kadaa waa iga talo waayo isha bini adamku waa xaq nabiga scw Aya inoshegay oo yidhi qadarta wax ka hormarikara haday jiri lahayd waxay ahan lahayd isha oo keliya umadayda intoda badane il ayay idhiman nebigena scw Aya ino shegay
    Iska taxadara
    Masha Allah Allahuma bariik

  • @falissaid3523
    @falissaid3523 3 роки тому

    Manshlh Manshlh ilhy ha ku xifdiyo amiin

  • @sihaarlovely5800
    @sihaarlovely5800 3 роки тому +7

    Masha Allah abaayo Allah ha idin siyaadiyo ❤️😍intaan heysanina Allaah hasiiyo aa aniga kow ka ahay😍😍😍😍

  • @fardusfani7298
    @fardusfani7298 3 роки тому +45

    Mashaalllh wale Somali UA-cam way fahmen shaqesta niman shaqesan shaah ma Cabo😄😄😝😍

    • @angalaqaali1276
      @angalaqaali1276 3 роки тому

      Abaayo youtube lacagta selogadamya cilmigas iga maqan qaali

    • @hafsabilanbeauty4012
      @hafsabilanbeauty4012 3 роки тому

      Sax walashay

    • @aaminadiy3020
      @aaminadiy3020 3 роки тому +2

      @@angalaqaali1276 abaayo rafaadaa lamaraa lkn uultimo hadaa udhawar adeegto waalaga qeeraa anagoo dhan qeerkaan rajeyneynaa insha allah

    • @angalaqaali1276
      @angalaqaali1276 3 роки тому

      @@aaminadiy3020 haa masha allah adiga youtube matayah wa kusaraa insha allah

    • @ifraxsheikh715
      @ifraxsheikh715 3 роки тому

      Igu.caawiya.nabarka.walaasheen.fowsiya

  • @nicmabilemuxamed3544
    @nicmabilemuxamed3544 3 роки тому +6

    ماشاء الله تبارك الله الرحمن Allah ha idin barakeyo noo soo badi video yadan camal ❤❤❤

  • @shukriahmed7129
    @shukriahmed7129 3 роки тому +20

    M.a waa wurux allaha idiin siyaadiyo lkn nolosha bareefad bay kumacaan thy ee kadaaya social media ha noloshiis Allaha kxifdiyo abyo fowsiyo wixii dadka anfacaya oo wawti dhumis ageyn oo diin ah usoo gudbiya qayr Allaha idin siiyee

    • @Anfa-99
      @Anfa-99 3 роки тому

      Maasha Allaah Allaha idiin barakeeyo waa qurux badan yahay

    • @nimcoxasanlife8043
      @nimcoxasanlife8043 3 роки тому

      Waa dhiirigalin gabdhuhu si ay guryahooda u nadaamsadaan

    • @ifraaxahmedyousuf7254
      @ifraaxahmedyousuf7254 3 роки тому

      Mashaa Allah tabarakkallah ilaheey hanii xafido oo hanii barakeeyo

  • @shukrigure581
    @shukrigure581 3 роки тому +4

    Mashaallaah abaayo ilaah hakuu barakeeyo. Intee tagantahay Nairobi. Miyaa

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 3 роки тому +1

    Manshallh alle haa idiiin barakeyo qaliyey guuri quruux badan si fiican baad u habaysay

  • @fadumosacid8222
    @fadumosacid8222 3 роки тому +2

    Mashallah walahi waxan idinku jacladay runta adiga iyo sheiq badbada mashallah Ayan idin layahay

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 роки тому +4

    Masha Allah Tabaraka Allah
    Allah huma baaraka 💖💖💖💖💖💖

  • @samiiramohamad418
    @samiiramohamad418 3 роки тому

    masha allh ilfis aad ayaa jeclhy in aan daawado waxybaha aad soo Galiso lkn Daruuf ayaa ii diideyso runtii gurigaan oo kle waan rajeyna insha allh adne rabbi haguu siyaadiyo nicmooyinkiisa

  • @faadumosaharoqalbi1049
    @faadumosaharoqalbi1049 2 роки тому

    Masha allah tabakalah alle ha idin ku xafido qaali 🥀🥀💓💓👍👍

  • @abshiroabukar9526
    @abshiroabukar9526 3 роки тому +2

    Xafadee waye Abayo mcnto islii miyaa gurigan bismilah Masha allah la’quwata ilaa bilah

    • @Kaafiya.3660
      @Kaafiya.3660 3 роки тому

      Maya wuxu u eg yahay haligam ama south b

  • @timelogistics7684
    @timelogistics7684 3 роки тому

    Mashallaah si quruxubadan bad usharaxaday

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 3 роки тому

    M.allah beautiful home

  • @anisaabdi8743
    @anisaabdi8743 3 роки тому

    ManshaAllah hambalyo Abayoy guur cusub kheyr qabo Allah hakadigo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 роки тому +1

    Maasha allaah fowzia iyo sh c/laahi allaha idiin barakeeyo gurigiina cusub isha iyo xaasidkana allaha idinka xijaabo

  • @farxiyacismaanbarre5107
    @farxiyacismaanbarre5107 3 роки тому

    Masha allh tabaraka raxman

  • @faadumomacalin1865
    @faadumomacalin1865 3 роки тому +1

    Hada talo nabi raacesin miyad sawir sarirta saran laheden oba guriga ladhi an mala igta soo galeen subxanallah war hooy illahey kabaqa oo qowlkiina iyo ficilkina is wafajiya

  • @zahramohamed8002
    @zahramohamed8002 3 роки тому +2

    Mansha Allah ilfisa Allah kubarakeeyo. Gurigag cusub iyo dhamaan familkag

    • @dekaali3998
      @dekaali3998 3 роки тому

      Masha allh allah ku barkeyo lkn wa qeyb ka mid ah sidaad u so bandhigtay fiiyuus ayaad ku haysa sissa cml baraka llaah

  • @foosiya7899
    @foosiya7899 3 роки тому

    Maashaalaah waxa haboon nicmooyinka uu ilaahay kuguarzaaqay inaan banaanka lasoo dhigin .waxaan u fahmay inaywalaasheen inoo faa iidaynayso waa ku dayasho wacan ilaahay hakuu barakeeyo

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 роки тому

    Maa shaa Allah, TabarakaAllah Allahuma zed wabrek habo mcan So qurux Alle ha idiin barakeeyo intan heysana Rabbi swt haku irzaaqo

  • @mawliidelmibadacas8966
    @mawliidelmibadacas8966 3 роки тому +1

    Masha allaah ilxumi inima argto ilahay ha INI xafido amiin ya raxiim

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 3 роки тому +1

    Maansh Allah , Allah haydin siyaadiyo nimcada, nabad galyada amiin

  • @shaymaamohamed5960
    @shaymaamohamed5960 3 роки тому +2

    Xafadan magaceed guryaheda waa qurux ma sha Allah

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 3 роки тому

    masha allah Tabarakalah Allahuma barik aad baan u qurux badan yhy wlhi Germany iskadaa Somaalidee xataa hotelada Qaaliga sidan uma qurux badan masha allah Tabaraka raxmaan allow ubarakee

  • @xafso3332
    @xafso3332 Рік тому

    Salallaah calayhi wasalam❤🧡💛💚💙💜💖💝

  • @kawtharuae619
    @kawtharuae619 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @HodanCabdi-p9m
    @HodanCabdi-p9m 2 дні тому

    Mansha allaah tabarakalaah

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 2 роки тому

    Masha Allah
    tabarakallah

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 3 роки тому

    Maasha allah. Xaasidiint nimcadaaneey quuriwaayeen muutuunbiqaydikum baan LEENhay nolol fiican reer badbaado alaha idiinbarakeeeyo

  • @xasansheikh9621
    @xasansheikh9621 3 роки тому

    MshaAllah Allow idiin barkaye qos wangsan💘💘💘💘💘💞💞💗💗

  • @adoontiialle1365
    @adoontiialle1365 3 роки тому +2

    Masha allah ilaahey ha idiin barakeyo guriga ma yurub baa mise waa afrika mise turkey aad ayuu uqurux badanyahay

  • @xaliimoalibarrow1162
    @xaliimoalibarrow1162 3 роки тому +5

    Masha allah 💟❤♥️💗💖💕💘

  • @asmaomarshir3897
    @asmaomarshir3897 3 роки тому

    Msh alllllaaah ilaaahey gurrigiina hana iixafido ilxun ma arakto

  • @ladaneeyfarah4317
    @ladaneeyfarah4317 3 роки тому +2

    Masha Allah Rabi haydin xifdiyo adiga iyo dhamaan family kaaga❤❤

  • @shcniahmed2793
    @shcniahmed2793 3 роки тому

    Maashaa allaah gurigaa waa guri barako alaha xafido familkan Aamin ilxun ma aragto maashaa allaah cimrigooda alaha barakeeyo xoolahooda alaha barakeeyo Aamin jira oo jooga

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 3 роки тому +1

    Mash allah tabaraka allah allah haidin barakeyo❤️❤️🌹🌷🌷🌻

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 роки тому

    masha.alaaah.abaayo..kambaniyaasha.madegantihiin.

  • @sahramohamed8742
    @sahramohamed8742 3 роки тому +2

    Mansha Allah guriga iyo allabta ishcalaaa waaye allaha ha idiinbarakeeyo 🥰

  • @neeha12
    @neeha12 3 роки тому

    I think waa xaafada nasragarden masha allaah beautiful 😍 house 🏠

    • @umuyusrashariff9338
      @umuyusrashariff9338 3 роки тому

      Asc abayo do know where I can get big house like this please I'm new to the city 💕🇰🇪

    • @neeha12
      @neeha12 3 роки тому +1

      @@umuyusrashariff9338 abayo I don't live nairobi anymore but you can get a house like that at nasra garden or donholm or feda, ask reer nairobi abayo

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 3 роки тому +1

    Masha alah alah ha idin barakeyo hana idin calfo walalayl guulaysta aduun iyo akhiro

  • @raxmadagan524
    @raxmadagan524 3 роки тому

    Maashaalah.....huuno guriga iyo alabtuba waa qurux ilaahay hakuu barakeeyo.

  • @aminaali8143
    @aminaali8143 3 роки тому

    Gurigaan xagee ayuu ku yaala walaaley

  • @Mumtaasabdilhi
    @Mumtaasabdilhi 3 дні тому

    Mash allh allh hakubarakeeyo wllo

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 2 роки тому

    Sanad kahor ayn kasoo cmt gareeyay video gan Masha Allah
    Allaha isku kiin barakeeyo

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 3 роки тому

    Masha Allah Abayo video inooga soo samay guriga aadban uga helahy nashqada cadi maha inte laga helaa somaliya joga mar dhaw aroos baan ahay guri raadis baan kujera isoo jawab macanto pleas adon dhib u arkayn kutagera masha Allah inoolow🙏❤

  • @xafso3332
    @xafso3332 Рік тому

    Wacalaykumusalam waraxmah masha allaah🥰

  • @xaawokiin65
    @xaawokiin65 3 роки тому

    Masha allh allh ku barkeyo wlshey intan Hayden na ale habsiiyo

  • @ninam1000
    @ninam1000 3 роки тому +3

    Beautifull house Allahu barikum you and your family

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 3 роки тому +2

    Manshaa alllaah gurigaas o kalena ayan ka dhistey jigjiga lkn hadana qurbaha guri qab daran kujira iyo isku dhexyaac ah

    • @kowsarmohamed9937
      @kowsarmohamed9937 3 роки тому

      Alle haku garto in aad ku nolato o aad Alle ku xusto

    • @ikhlaas-9678
      @ikhlaas-9678 3 роки тому

      @@kowsarmohamed9937 amiiiiin amiiin

  • @sahroabdulkadir8657
    @sahroabdulkadir8657 3 роки тому

    Mashaa Allah abayo ilfis

  • @umaymasheikhqueen4423
    @umaymasheikhqueen4423 3 роки тому

    Mshlh abaayo ilahy haku barakeeyo anakana hana siiyo

  • @deqamohamed81
    @deqamohamed81 3 роки тому

    Xafadan waa nasra garden miiya Masha Allah

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 3 роки тому

    Mnsha allah tabaara raxmaan

  • @drsikraanalawi4894
    @drsikraanalawi4894 3 роки тому +1

    Masha allah ilahe hani bara keyo inta hesanin ilahe hasiyo Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi insha allah

  • @maryanabdirahman801
    @maryanabdirahman801 3 роки тому

    Masha allaah

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 роки тому

    Masha alaah quruxey alaah haidin barakeyo inta aan heysane alaah hasiiyo farxad kunolada intan cimrigina kadhiman keep going ❤❤❤

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 2 роки тому

    Bismilaah mansha allah tabarakallah

  • @maryamamohamed8830
    @maryamamohamed8830 3 роки тому +1

    Masha allah wlhi guri qurux bdan ad heshay il xun allah kaga haayo

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 роки тому

    Masha Allah tabarakallah guriga cusub 7Cisco ayaa Suratul Albaqra lagu shidaa

  • @ayaanabdi8878
    @ayaanabdi8878 3 роки тому +3

    Masha Allah tabarakalllah ❤❤❤

  • @mashallahkati896
    @mashallahkati896 3 роки тому +1

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 3 роки тому +1

    ما شاء لله لاحول ولاقوة الا بالله

  • @axmeddaakir6191
    @axmeddaakir6191 3 роки тому

    Msh allah qurux

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Рік тому

    Asc Mashaallaah 🌹👍

  • @uminasra6758
    @uminasra6758 3 роки тому +1

    MashAllah.. beautiful ❤️

  • @fowsiamohamedali7724
    @fowsiamohamedali7724 3 роки тому

    Masha allaah walaashey illaahay hay idin barakeyo alle haydin xafido ilxun illaahay idin matuso anagana wax badan ayaan kafaa idnay horay u soco xasidka beenta maalaha lataagan darbiyada hajiiran mahadsanid huuno qaali

  • @nasteexocumar1709
    @nasteexocumar1709 3 роки тому

    Masha allah ad bee uqurax badan yahay Allah ku siyadiyo

  • @زكريامحمد-ت1ع
    @زكريامحمد-ت1ع 3 роки тому

    Maashaalaah macaanto maashaalaah maashaalaah qurux walaahi ilxasad ilaahay Odinga tuso waa hooyo soomaaliyed

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 3 роки тому +2

    Mash allha mac ya juga weye cafimad ku dega

  • @umuAidha
    @umuAidha 3 роки тому

    Mashallah xabiibti hor usco

  • @ifraaxahmedyousuf7254
    @ifraaxahmedyousuf7254 3 роки тому

    Mashaa Allah tabarakkallah nuur calaa nuur

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 3 роки тому

    Masha alaah ifisey waad ifisay guriga

  • @yurubdegenchannel3538
    @yurubdegenchannel3538 3 роки тому

    Maasha Allah

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 роки тому

    Bismilaahi mashaa allaah illaahay ha kuu xifdiyo nimcadaada .

  • @maxamedabiib3035
    @maxamedabiib3035 3 роки тому

    Masha alaah walaashay

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 3 роки тому

    Mansha allah allaha kuu barakeeyo gurigaaga quruxda badan adiga iyo xajigagana allaha isku kiin barakeeyo

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 3 роки тому

    Guri fcn heshey masha allh kan ilmaha nla wadaag

  • @ummuatikahaaji9634
    @ummuatikahaaji9634 3 роки тому +1

    Alle haku barakeeyo masha alh lkn wll qolyhaa guryaha goglintooda ku xeel dheer la xidhidh gurigaga waa dhismo qurxbadn yahay lkn alaabta maha tiisi laga reebo jiifka

  • @naimaahmed2499
    @naimaahmed2499 3 роки тому

    Masha Allah beautiful house ukhti qaali. I love the carpets.

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 3 роки тому

    Masha allaah tabarakallaah ilahay hadin barakeeyo aamiin yaa allaah

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 роки тому

    Masha allah mahadsanid abaayo allaha kuu barakeeyo qurux cajab waaye Barwaaqo kuwaar waligaa

  • @xuriyoxuriyo6691
    @xuriyoxuriyo6691 3 роки тому

    Mashallah tabarakallah ilaahay Haidinxafido aamiiin yaarabi

  • @samsamabdullahi4648
    @samsamabdullahi4648 3 роки тому +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك جزاك الله خيرا

  • @rodaroda9849
    @rodaroda9849 3 роки тому +1

    Masha Allah waa quruux iyo nuus Allah haydiin barakeeyo walaal

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому

    Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️

  • @xamdabille5367
    @xamdabille5367 3 роки тому

    Masha Allah tabarakalah alow is ku king daa