Qofku si u noolaado waa in uu helaaa lacag, iyadan waxa lagu helaaa saddex dariiq oo kali ah. Mida kowaad in aad dhaxasho, iyo in aad shaqaysato, iyo in aad hesho ama lagu siiyo. Wixii kale waa dariiq khalad ah magaca aad rabto u bixi. Markaaas noo sheeg sida aad ku nooshahay, haddii aadan waligaaa shaqo raaadsan.
Madaxas visa la'aan kuma tagi kartid oo dadkii lahaa baa hysta oo dhistay . Ee dalka somalia bad leedhy isaga ufakar marka hore oo xoree . Isagoo suuli ah hala soo istaagin umad kale baan xorynayaa . Adigoo soconya baad riyoonysaa ka kac oo si maan-gal ah ufeker
Shekhow shekada badan naga daaye nin shilin jeebkiisu uusan ku jirin dhaxalna uusan u oolin ma jidgooyo aada mise faataxuu shaqadu ku abuurta. Gacan aan shilin ku jirin sharaf ma lahe sheekada baraleyda daayo adiga maxaad kuso kordhisay dadka u qudbeenesid
ان تحمل عليه يلهث Waxey kusoo dagtay nin caalim ahaa oo diinta Allah yaqaanay kadibna zino iyo aduunya raacay...Sababu nuzuul ayada akhriya...xirfad shaqo xalaal ah ayaa kafiican wuxuu cabdu malik bin marwaan iyo xaajibu mansuur suubiyeen....cabdi malik waa ninkii xijaaj danbigiisa aakhiro lawadaagi doono, waa ninkii amray abdulahi ibnu zubeyr in kacbada lagu dilo, kacbadana dumiyey...intaas ma ogtahay...Beentii self help maad keentay hada.
Saso tehay wa ninki ugu furashada badna ee dhulkma musliminta furtay teda kale adi ilahay ogama iman wa nin muslima danbiyadisa ilahay bakuleh hadu rabo wu cafina hadu wu raba wu ciqaba xiligisi cadalad iyo islanimo dhaba jirtay manta maxw jira
Mash Allah
Waa sax wlhi
Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤
Meesha Afsoomaali Lee lama rabee. Ninka PHd da wato wuxuu rabaa gacan qabasho
Amazing topic 😊🎉
Qofku si u noolaado waa in uu helaaa lacag, iyadan waxa lagu helaaa saddex dariiq oo kali ah. Mida kowaad in aad dhaxasho, iyo in aad shaqaysato, iyo in aad hesho ama lagu siiyo. Wixii kale waa dariiq khalad ah magaca aad rabto u bixi. Markaaas noo sheeg sida aad ku nooshahay, haddii aadan waligaaa shaqo raaadsan.
Sh ibrahimo ilahow anaga nosodie rag naga xoreyo etopia
Cajiib
war jano gale kusodar khayr allaha kusiyee
Masha Allah
Isagu isma oga. Sxb wax waliba madax ayey leeyihiin nin madaxa looga taagan yahay mujo waxba uma taraan , maduxuna waa bariga dhexe iyo muqadasaadka gaaladu xooga ku haysato ee madaxa hala xoreeyo oo madixii Soomaaliya maahee , waa Xijaaz iyo Qudus ee halkaas haka xoreeyo si aan lugaha isugu taagno. Xaggee laydinka haystaa.
Was runta isku fikirna wan nahay wlhi madaxa musliminta wa qudus iyo makkah iyo madina ayago lagumeystana umad kale ma xorobeyso
Madaxas visa la'aan kuma tagi kartid oo dadkii lahaa baa hysta oo dhistay . Ee dalka somalia bad leedhy isaga ufakar marka hore oo xoree . Isagoo suuli ah hala soo istaagin umad kale baan xorynayaa . Adigoo soconya baad riyoonysaa ka kac oo si maan-gal ah ufeker
@westy937 kuwa dawlad Islaamka lagu xukumo ayaan Soomaaliya ka dhisaynaa leh ayaan la hadlayaa.
❤❤
dadkoo dhan wuxuu moodaya sidiisa in sucuudigu biilo
ONLF dad liita weligay ma Arag, markii Ethiopia uugu adkayd dagaal ayeye geliyeen, markii ay uugu liidatayna hubkii ayeey dhigeen.
Aniga
Maxaa looridey dowladii islaamka ee uu kasoo badbaadey? Wali waxa leesku haastaa xukunka.
Away qeybta kle 🤔?
Shekhow shekada badan naga daaye nin shilin jeebkiisu uusan ku jirin dhaxalna uusan u oolin ma jidgooyo aada mise faataxuu shaqadu ku abuurta. Gacan aan shilin ku jirin sharaf ma lahe sheekada baraleyda daayo adiga maxaad kuso kordhisay dadka u qudbeenesid
Ibrahim dheerow 2006
Shumacii Kaa damay inu Allaah dib kugu shiday ayan filaya marba haddaan maanta arkayo adigo khamiis qaba oo wax diin kusabsan kahadlaya
Maxaa markii hore uu qabay shumacii 2006 ka damayna muxuu ahaaa
Haa exactly
@@kamaalamarre5519mxuu suubi ninka?
Shamaca shiditaankiisa waxaa ka horeeya toobad keen
Soo maahan kani kii MELEZ isku dhiibay ee welibana xitaa ONLF soo dhiibay
Beenaale cidna munadhibin wnakoo onlf ah wunamatala iskumabdabaananahay
@kamaalamarre5519 kkkk anagoo ONLF ah orod iska dhaanteey
@@BEERYAHANONLF mxaa lagawada?
@@maowali6725jabhada xoraynta somali galbeed (dawlad deganka somlida ethiopia haysto)
ان تحمل عليه يلهث
Waxey kusoo dagtay nin caalim ahaa oo diinta Allah yaqaanay kadibna zino iyo aduunya raacay...Sababu nuzuul ayada akhriya...xirfad shaqo xalaal ah ayaa kafiican wuxuu cabdu malik bin marwaan iyo xaajibu mansuur suubiyeen....cabdi malik waa ninkii xijaaj danbigiisa aakhiro lawadaagi doono, waa ninkii amray abdulahi ibnu zubeyr in kacbada lagu dilo, kacbadana dumiyey...intaas ma ogtahay...Beentii self help maad keentay hada.
Saso tehay wa ninki ugu furashada badna ee dhulkma musliminta furtay teda kale adi ilahay ogama iman wa nin muslima danbiyadisa ilahay bakuleh hadu rabo wu cafina hadu wu raba wu ciqaba xiligisi cadalad iyo islanimo dhaba jirtay manta maxw jira
@@hafsaahmed5515maaha adeer ninka ay kusoo degtay waa nin reer bani israela ah oo noolaa wakhtigii nabi muuse
Kan yuusan xarko kale idinku xirxirin . Godku dhac