KAABA Part 17 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Written & Directed By
    Hamze Kalinle
    Camera By
    Mustafe VIP
    Editing By
    Liiban Nafaqo
    Thanks For Watching 🤩😍

КОМЕНТАРІ • 160

  • @abdihakemmohamed7462
    @abdihakemmohamed7462 3 роки тому +44

    Wll iLaaHy ha inaga kor Qaado dhamnaten dhibka xanuunka Covid-19 🤲🤲🤲

  • @csalaanmaxamed2681
    @csalaanmaxamed2681 3 роки тому +31

    Gabadha lala sootagay layaaban ismuujiya hhhh

  • @umalkhayr7230
    @umalkhayr7230 3 роки тому +19

    Gabadhan fariido la dhaho mukur badnaa 😂😂😂

  • @ifraaxapdilaahi6951
    @ifraaxapdilaahi6951 3 роки тому +21

    Ck iyo Hani show inay isku so baxayaan inta ila arakty🤩🥰

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 роки тому +3

    Labada isla so tagay jacyl dhababa halka uga dhalan darenba ka muuqda siiba gabdha quruxley mnsha allh top jiliinkeda jcylku

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 3 роки тому +11

    Wlaahi aniguh naagtan gurigah reeraha iska hurudaan ka yaaabey

    • @amalmohamed9477
      @amalmohamed9477 3 роки тому +1

      Nadee wuxu waa film guri reer lahayne😂😂

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan9382 3 роки тому +31

    Inta yadoo an daawan commentiga akhrihaysa weliba cagacadaan ku akhrinaysa ismuujiYa
    From Burao somaliland

  • @fadumomohamed1794
    @fadumomohamed1794 3 роки тому +9

    Inanka ma ilma yar baa anaa gacan u qaadi kulaha inta sideyda oo kle yaabtey loveta dhac kusii

  • @xareedhanad525
    @xareedhanad525 3 роки тому +7

    Inankaas waan ka heley uu yidhi
    Ilaahay baa raasaqada hayee
    Intaas ayaan ka heley vedio ga oo dhan. Hore u socoda hob films legin

  • @yahyemohamedosman2024
    @yahyemohamedosman2024 3 роки тому +6

    First veiwer, first like and first coment 🙋🏻‍♂️♥️

  • @idilmoha8649
    @idilmoha8649 3 роки тому +6

    Wan ka.helay gabadha wilku la so.tagay quruxley masha allah codkedana caadi maha waaba jceyl socda

  • @zalmacapdi8232
    @zalmacapdi8232 3 роки тому +6

    Barwaqo dhuupan mxan ka yapay naa madxa hoos iska dhig

  • @asmamaxamuud4711
    @asmamaxamuud4711 3 роки тому +9

    Markaad reer dul timaado waataa dhibtay leedahay 😂😂😂

  • @ridwanreys6903
    @ridwanreys6903 3 роки тому +2

    Fariiido isthe best nio❤️❤️👸

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 3 роки тому +5

    Hhh wlhi barwaaqo wan ku htsta kulaha faraj baa isoo paxay

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 3 роки тому +7

    Inta shaah cabaysa ismuujiya

  • @jamaczergio4256
    @jamaczergio4256 3 роки тому +13

    I am first person like hayla dhaafina dadkaygii

  • @ayaanlemohamednourahmed2201
    @ayaanlemohamednourahmed2201 3 роки тому +5

    Naagtan barwaqo la yira shupo shupey u eegtahy😂😂😂

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 роки тому +5

    Barwaaqo idaaya 🥰🥰🥰

  • @bintuabdirashidhassan362
    @bintuabdirashidhassan362 3 роки тому +5

    Fimkii wuu macaandaye mariya iyo fihima ayaa wax kale ka dhigy lasoo dhereeya plz

  • @kaafijamac4346
    @kaafijamac4346 3 роки тому +6

    Maansha allaah waaa ka helay film kan

  • @ameinupd1rahman335
    @ameinupd1rahman335 3 роки тому +7

    LUCKY IS BACK🥰😇

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 3 роки тому +2

    Anigu waan idinkala noqonayaa inscaripkii waayo idinma bogin wixiinuba waa musig iyo hees

  • @user782be
    @user782be 3 роки тому +1

    Woow fimakan 1 ilaa 17 wan daway please 19 sodaya

  • @jaabirdayib3576
    @jaabirdayib3576 3 роки тому +6

    Hob films❤

  • @hipaaqkaldeeqa9376
    @hipaaqkaldeeqa9376 3 роки тому +11

    filmku hadal makaryo xalqada xigtha lazo dhereya😘

  • @xamdaxubiindhojacayl7469
    @xamdaxubiindhojacayl7469 3 роки тому +3

    first one ka ahyyy😘💖

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 роки тому +1

    Love you team Hobflims waan idin ku heestaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanbarre2944
    @ayaanbarre2944 3 роки тому

    Walhi wa nin rageeed libaaan mariya wa madhaxlay

  • @rudwanyousufcosobsade170
    @rudwanyousufcosobsade170 3 роки тому +9

    Manzha Allah hob films keep going wllo

  • @shuushuxaaji6816
    @shuushuxaaji6816 3 роки тому +6

    Soodhakhsada next part18😂

  • @nimcociise1198
    @nimcociise1198 3 роки тому

    Maariya waan ku dakhramay

  • @izmailapdryman5802
    @izmailapdryman5802 3 роки тому +8

    Apti xalqada 2 days ka dhiga wa short film sali ah malinkasta wan egaye

  • @sadiiqcabdi4094
    @sadiiqcabdi4094 3 роки тому +1

    PLz xaLqada xigta zO badiYa 😍keep
    going dHamaantiN 🤗🤗

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 3 роки тому +6

    KEEP GOIN BROTHER
    💯

  • @safashucayb6474
    @safashucayb6474 3 роки тому +1

    𝙷𝚘𝚙 𝚏𝚒𝚕𝚖𝚜😊♥️

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 3 роки тому +4

    Inantaa wiilku wataaaa indha fariiidnimo bay leedahay

  • @salmaabdallah4564
    @salmaabdallah4564 3 роки тому +4

    Inantaa maariya la yidhaa nio jinkayga iska neceb😂raali ahow maariyay😘

  • @nimcoibrahim7914
    @nimcoibrahim7914 3 роки тому +2

    Waaruntiiye mariyay adigu gurigaagi tag innka yar iska nabad gali isaga gurigaga kaaga xaq leh😂😂

  • @khalidblodh2433
    @khalidblodh2433 3 роки тому +3

    💯Mnzha allah wad socoteen waxan si sharaf leh u💯 💯salaamaya bahda hob films iyo farsamo💯 💯yaqaanada kooxda allaah yaabarik walaaladay💯
    💯Iyo dhamaan kooxdu intay leegtahay💯
    1👋👋👋👋4👋👋👋👋👋3

  • @setwansetwan6203
    @setwansetwan6203 3 роки тому +2

    20:29 kada Maria boorash 😂😂😂😂 Ha dilin ka yare😂😂😂😂

  • @jaamacyoonis1732
    @jaamacyoonis1732 3 роки тому +8

    Kaaba keep going

    • @cawoyaray5557
      @cawoyaray5557 3 роки тому

      Faraj.ba.ifurmy.kulha😁😁😁😂😂

    • @jaamacyoonis1732
      @jaamacyoonis1732 3 роки тому +1

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
      😂😂😃😂😂😂😂😂

  • @ifraaxapdilaahi6951
    @ifraaxapdilaahi6951 3 роки тому +2

    Maria naag kulul wlhi wn jeclhy🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @salmadaudhabane3196
    @salmadaudhabane3196 3 роки тому +1

    Masha Allah haniiiiiii wll qlli wllhi ku taageersany ❤

  • @kaaahanuura6938
    @kaaahanuura6938 3 роки тому

    Liipaan biite nin nool weeye

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 роки тому +14

    **WALAL MCN ALALAH DARTIISA IGU SOO BOOQO ADUUNKA AYAA WALAL LAGU YHY WAXA LAGA YABAA INUU AALLAH KAA FARXIYO BLZ WLL MCN😭🙏😭

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 3 роки тому

    Islaanta goormaa tolaw uunsi ugu danbeysey

  • @hibohajiahmed1000
    @hibohajiahmed1000 3 роки тому +2

    gpdha lala soo baxay indha adkaa

  • @mohnazirm
    @mohnazirm 3 роки тому +4

    Arsaaqadoodey cunayaane daa masaakiinta

  • @Gacmadheere1
    @Gacmadheere1 3 роки тому +1

    Mnshlsh guul iyo gobonimo hob films

  • @ifraaxapdilaahi6951
    @ifraaxapdilaahi6951 3 роки тому +7

    Film waxn u jeclhy Parwaaqo & Hani Iyo Maria

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 3 роки тому

    Naaso dhawe dumashida

  • @almahazenyyyy7129
    @almahazenyyyy7129 3 роки тому +3

    Wll zo dadajiya qaypta xigta wa codzi 🙂

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 3 роки тому

    Waka waka walahiwaa fariid naa gurgaga tagdhe bilaa khalaaqyahay gurigaga tagdheh

  • @yasserrashed8314
    @yasserrashed8314 3 роки тому +3

    Anaa u horya manta happy

  • @yacinvlogsandfilms5725
    @yacinvlogsandfilms5725 3 роки тому +2

    Keep going 🇩🇯🇩🇯💪🏻💪🏻

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 роки тому +1

    Gabadhan ninka soracday suronaysa igu daran naa mukur loma bahno naag adagba lobahanyhy ilaa ninba soracdaye

  • @saynabahmed7504
    @saynabahmed7504 3 роки тому +3

    Wakhtigag adinka duubista joojiya o salaad taga

  • @jamacjookar9364
    @jamacjookar9364 3 роки тому +1

    Kaaapa keep goin

  • @ilyazodey9151
    @ilyazodey9151 3 роки тому +1

    Barwaaqo ayaan mesha ka wataa

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 3 роки тому

    Www filimki ba hadu macanadaye Hadal io hugontoona ma karayo la so dhereya xalqada 18

  • @sacdiyoilays9085
    @sacdiyoilays9085 3 роки тому +6

    First one like ha ila dhafin

  • @shucaybmohmoud9127
    @shucaybmohmoud9127 3 роки тому +2

    Keep going bro

  • @qadansahal121
    @qadansahal121 3 роки тому +4

    Wewe hore usocda

  • @nasiimamuxiyadiin2405
    @nasiimamuxiyadiin2405 3 роки тому +1

    Keep goin hob filimis 😘😘😍😍

  • @raxmarada8214
    @raxmarada8214 3 роки тому

    Wllayal qaybtii xigtey noogu soo dhkhsada Billis wllayal♥️💞

  • @abdimajiidheibe5533
    @abdimajiidheibe5533 3 роки тому +2

    Var different mom hhh

  • @cabdimajiidmaxamef3264
    @cabdimajiidmaxamef3264 2 роки тому

    Zaak and the Football club

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 3 роки тому

    Tani malaha maamo weliged may matalin koley may dhadhab waxba umay dhaline

  • @ifraaxyusuf241
    @ifraaxyusuf241 3 роки тому +3

    Hop films🥰

  • @raxmarada8214
    @raxmarada8214 3 роки тому

    Riwayada si aan kahelaybay umeteleen gul baan idin rajaynayaa wllayal💞💞💞💞♥️💞♥️

  • @sadiiqcabdi4094
    @sadiiqcabdi4094 3 роки тому

    Variid0 Love You wLhi zizeyyy

  • @yusrayusuf8123
    @yusrayusuf8123 3 роки тому +3

    Qofkii u horeeyay waa aniga noh

  • @aasiyamahamed8407
    @aasiyamahamed8407 3 роки тому +3

    ShaRcigaa dib loogu noqonayaa kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiqanibiixi2108
    @abdiqanibiixi2108 3 роки тому +3

    Wewe

  • @waafiyareofficial7174
    @waafiyareofficial7174 3 роки тому

    MUNA IYO DAYAX IYO MADAR MEESHA KEENA

  • @hoodomaxamud1548
    @hoodomaxamud1548 3 роки тому +2

    Ala hoodo janno wan u xiisnay wlhi

  • @khaliilabdirizak1530
    @khaliilabdirizak1530 3 роки тому

    Jigjiga ethiopia ma aha sidan qofkan oromada u eg na ooma hadlan xad gudubka joojiya

  • @sahradawarik766
    @sahradawarik766 3 роки тому +1

    Wllo codka zoo dheereeya

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 3 роки тому +2

    Team Culus wan idin wataa😍😍😍😘

  • @ayouchzeleban9090
    @ayouchzeleban9090 3 роки тому +2

    Manta Inta ugu Danbaysa moye Nah Male

  • @jaamaccalixusseen399
    @jaamaccalixusseen399 3 роки тому

    Aaway qaybihii kale, Waad la raagten

  • @nimcaanhaajicaddo4346
    @nimcaanhaajicaddo4346 3 роки тому

    Oo team kii Hob films ma izku shaandheyn ayaa lagu sameeyey mise sidii somtel ayey saami fureen!

  • @abdulhakimaburashid1303
    @abdulhakimaburashid1303 3 роки тому +1

    Naagtan maariya wax ka badila

  • @hawadahiye6783
    @hawadahiye6783 2 роки тому

    We are waiting for this film what happened

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Рік тому

    Hal sano kdib wxn isoo laabtay in aan daawado indhaha fariido 13:52 indhaheeda iyo jilitaankedu wxu isoo xasuusiyay qofki igu horeeyay Ee si dhaba isku jeclano 😭

  • @kalamaantv
    @kalamaantv 3 роки тому

    Inanta dhaxanta kabiidheh March na waaa lagu jiraaye tolaw dhaxantu halkay uga timid

  • @hafsaeidle2575
    @hafsaeidle2575 3 роки тому +1

    Nin laba kun sitaa tilifoon ma haleelayo

  • @mohiyadiinabdiahmed7092
    @mohiyadiinabdiahmed7092 3 роки тому +3

    Qaladaadka noso galiya neo

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 3 роки тому

    Libaan nin adeeg waa wataaaa 😊💯

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 3 роки тому +2

    20:24 intaas ayaa yar xun 😠 kla garta sax iyo khalad wiilyar iyo nin wayn

  • @inahaji2544
    @inahaji2544 3 роки тому +2

    Horayusocda❤❤❤💋

  • @ayaanlemohamednourahmed2201
    @ayaanlemohamednourahmed2201 3 роки тому +2

    War wll wxa igu cawisan heeta filmku ku bilowdey yaa qaada 🙂

  • @najaxxuseen8048
    @najaxxuseen8048 3 роки тому

    Geap goin tem hop films lkn waxn dhibsadaa xayasiiska badn fadlan kala yareya pleas waa iga codsi

  • @hindamaxamuud6647
    @hindamaxamuud6647 3 роки тому +4

    Cid iGa HoraYsa ma jirta

  • @marwacadey5980
    @marwacadey5980 3 роки тому +3

    Pls noso badiyah filimka

  • @amiiraastaraliin
    @amiiraastaraliin 3 роки тому

    Islanta caruurta dhasheyba Ku haystaaba anigu 😂😂

    • @alnaimi4035
      @alnaimi4035 3 роки тому

      Lkn magacagani naagbu u eegye

  • @susum9099
    @susum9099 3 роки тому

    Heer sare👍

  • @abdirisak_HaaJi_Officially
    @abdirisak_HaaJi_Officially 3 роки тому

    HORE QAYBTA KLE U ZOO GALIYA

  • @ismailvisualz
    @ismailvisualz 3 роки тому +1

    ReerKan guriGa weyNe quRuXda pdan GaLa hLkaY ka CaziLaNyhiin ee dhaqaaLe purpur uGa Fikirayan😹