Garacyadii Somalia iyo cadowga Somaliland u shaqayn jiray ee saxaafada sheeganayey iyo xisbigii huwanta Wadani ayaa isu jiibiyey laakiin way fiican tahay in meel ay isugu yimaadaan si shacabku u arko in ay yihiin cadowga Somaliland oo maanta hadii mid aanu ka bixin aan la odhanayn ilaahay ha u naxariisto laakiin la odhan lahaa Ilaa jahanam yaa kilaab waxa iscadeeyey Sahan oo la amaani jiray laakiin maanta kadib lagu dari doono huwanta iyo cadowga Somaliland, qaarkood waxay shuraako la yihiin Farmaajo sida MM Tv iyo Saab tv oo ah cadowga Somaliland.
Waa hadal aan lasahlan karin in masuul dhalinayar ah oo wadanku udhashay raba inu bur burindoono hadii uu damacisa waayo Alleh hasahlo reer somaliland wxn leyey wad aragtan waxa so guxaya Ee muuse halugu fara adeygo sanadka Ilam xumayn in ladoorto mudane Abdirahman lkn Mawqifku katagan yahay mustaqbalka somaliland Kuman qancin dadka caqliga usaxiibka aha ee usoo dagalamey wadanka 😂 zamaxnakum hadi ad carootaan Reer wadiniyow 😂
Waa intiini sunta ku noolaye allah aya la jira mar hadii ku heshiiseen inaad waxyeeshan rag iyo rabbi ayuu leeyahay
Wa kuwii cashada loo qaadi jiray
saxaafada sumaysan tiriya yaanay idiin dhuuman? waa dhuuni qaatayaashii wadankooda kusoo duulay
Kani wa caado qaate
Xaaraantii Somalia cadawga gudsha u soo dirtaa loo qaybinayaa lagu hawlgalinayaa saqajaaniintii rahmanayd
Ninkii maalin laxdhay waa mucucaarid muwaadiniin noqda
Garacyadii huwanta basaasiinta u ahaa ayaa isu yimi iyagoo xisbigii huwanta Wadani u adeegaya laakiin way khaldan yihiin Mujrim shalay jabhadisii ciidamada laysay cidi dooranmayso, madexweyne Biixina waa mujaahid wadanka wax gashay oo usoo halgamay halka Ciro Cambe magafe ka ahaa Russia.
Codka sanduuqa amin bro muuse inuusan wlhi so noqonayn wlhi
Garacyadii Somalia iyo cadowga Somaliland u shaqayn jiray ee saxaafada sheeganayey iyo xisbigii huwanta Wadani ayaa isu jiibiyey laakiin way fiican tahay in meel ay isugu yimaadaan si shacabku u arko in ay yihiin cadowga Somaliland oo maanta hadii mid aanu ka bixin aan la odhanayn ilaahay ha u naxariisto laakiin la odhan lahaa Ilaa jahanam yaa kilaab waxa iscadeeyey Sahan oo la amaani jiray laakiin maanta kadib lagu dari doono huwanta iyo cadowga Somaliland, qaarkood waxay shuraako la yihiin Farmaajo sida MM Tv iyo Saab tv oo ah cadowga Somaliland.
QOF KASTAA WAA IN UU ISWAYDIIYAA ISAGA OO MIYIR QABA QOFKA UU DAWLADDIISA KU AAMINI KARO?
OO AH QOFKA UU KU AAMINI KARO MUSTAQBALKA JIRITAANKA JAMHUURIYADA
CIRRO MA YAHAY QOF LAGU AAMINI KARO MUSTAQBALKA JIRITAANKA JAMHUURIYADA SOMALILAND ??
WAA MAYA!!?? MAYA!!!MAYA!!
ICTISAAM ALA MAXAY ADOONSATAY WARFIDIYEENADII
JAMHUURIYADA SOMALILAND
IYAGOO HOOYOOYINKOOD KU DHALEEN XOR
KUNA DHASHAY JAMHUURIYAD LOO XORREEYEY
NABSIGII MUJAHIDIINTTI SNM
NABSIGA JAMHUURIYADA IYO NABSIGA CALANKA TAWXIIDKU IDIN QABAY
WAX AAN MAGAC DOLAR SIDAN
DIINAAR IYO LACAG AHAYN YAQIIN KAMA SII DAYAAN
DAB CUNAANU IDIN NIDHI!!!!!.