IDIL CADOW 2015 XABIIBI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY BULQAAS STUDIO)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • HEESTA: XABIIBI
    CODKII: IDIL CADOW
    EREYADA & LAXANKA: ABWAAN CABDI DUSE
    MUSIC BY: SIIDII CALI WIINKEY
    VOCAL RECORDING: ABDIWELI RASTA
    DIRECTED BY: ABDIRISAK BULQAAS
    BULQAAS STUDIO.

КОМЕНТАРІ • 285

  • @abdulahimohamed5491
    @abdulahimohamed5491 5 років тому +18

    Alla Wn ilmeeyay Heestan gabadhaan aduunka ugu jeclaa ban Markan xanaaqo Igu sasaban jirtay Adaan Ragga ka xushee Wa inaan ku xasilo xgaaga Markan heystay maxay maalmuhu wanaagsanaayeen hadana USA io Somalia bn Kala joognaa Alle ha ila tuso Anizo

    • @mamahooyo9379
      @mamahooyo9379 3 роки тому

      Allow kuusoo dhawee abooowe xaaskaga

  • @naimasalah2257
    @naimasalah2257 4 роки тому +12

    mar walba oo an xajigayga isku dhacno ayaan dhagaysta heestan 13 11 2019 ayaan dhagaysanaya sanadka sanadkiisa waxan rajaynaya inaan xasilno oo khilaafku naga dhex baxo insha lah

    • @CartanCartan
      @CartanCartan Рік тому

      ❤😂

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Рік тому

      12 11 2019 anigana qofkaan aduunka ugu jeclaa baanu is waynay waana taariikh xasuusahayga kamida😢😢😢

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 24 дні тому

      Jooji Maseyrka Adiga Yarta!!...thanks.

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 4 роки тому +56

    2020 Inta iga dambeysa like dhac

  • @turkeyplaystore6941
    @turkeyplaystore6941 6 років тому +15

    Xabiibi xagtin iyo xumaha
    Xanuun yari inuu ku taabto
    Xiskayow sharaf ka xayuubsho
    Xaqiiqdi kulama rabo

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 6 років тому +11

    Heesta iyo gabdhaha Wau qurxoonyihiin surwaalka aaday ugu fool xuntahay IDIL cabdow abaayo SURWAAL IGA ILAALI YAA 😍😍😘😘

  • @xamdidheyman4204
    @xamdidheyman4204 7 років тому +8

    iidil cadow iyo xaajigeda nune masha allh hees qali ah waye adna gabadha wanadeda qado dumashi idil cadow boqorada codka nolow adiga iyo nune

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 3 роки тому +6

    Malaha ilaa 20 jeer waa ku soo ceshtay waa hees aad ii taabatay xbiibi xilbaan dusha saarnay wayn wale waa dhab inta jcylka ila daremaysa iyo masuuliyada like saara

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 6 років тому +52

    Yaa Ila Dhegeysanaya 2018❤️❤️❤️✔️✔️✔️✔️✔️🤙

  • @kitalechannelmediasomlikit8454
    @kitalechannelmediasomlikit8454 4 роки тому +1

    Yaa daawanaya 24/2/2020 heestan waxaan ku xasuusta odaygaygii
    Wuu jeclaa markasta wuu dhegaysan jiray ilaahay ha u naxariistee ilaahay janooyinkisa haku arsaaqo danbigiisi hore iyo kiisii danbe ilaahay ha dhaafo kitaabkiisa ilaahay midigta haka siiyo ilaahay qabriga ha u waasiciyo aaàaaamiin jidhkaaga jahannami ma taabato jaliilku jannada ku gee intaan dunida joogana e aan kaa danbeeyona waan kuu duceeyaa

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 7 років тому +3

    Waa yahay abaayo macaanto.waxaan sugaaba waa xaalkaad I siin laheeyd.

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 5 років тому +2

    ASC idil cadow waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music ta kale kama xiiso go.o heestaa aad iyo aad bay u fiican tahay thanks idil best yusuf jama UK Birmingham

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 роки тому +1

    Idil cadow waa adiga!!!
    Heestani waa hees kamida heesaha dambe ase saamaynta wayn reebay. Noolow fanaanadyda

  • @sahraelmi2581
    @sahraelmi2581 5 років тому +5

    Woow Idil nice one🙌 Xuman abid lagu maa waro so true

  • @guulmahad8993
    @guulmahad8993 3 роки тому +2

    Samuhu ma xiriir sanaado xumaan abid Laguma waaro adoo dhaxda gaaja xidhay marbuu xeys kuu daaa xareed ku dabaalataa axx amazing song oo aad I taabatay😭🤦‍♂️✌

  • @dirisleabdi9469
    @dirisleabdi9469 5 років тому +3

    caawa xabadaan baarinimadeeda aa igu socoto hablow maqla inanta oo ku xasila xageena 2019 06 09

  • @Qoraxjoogmedia
    @Qoraxjoogmedia 2 роки тому

    2016 ayaan heestan aad udhagaysan jiray waaa hees isku dhamystiran ereyo .laxam.cod music
    Waaaa dhamays runtiii

  • @NuSAbdi
    @NuSAbdi 4 роки тому +3

    Ali zaki live kiisa heestan inta ku baratay😁👋

  • @adnihaaji6119
    @adnihaaji6119 8 років тому +2

    Masha Allah fanaanad buuxdo walashay idil caday noolow ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍❤️👍🏻👍🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👍🏼👍🏼👍🏼😍👍🏻👍🏻👌🏻👍👍😘😘😘😘😍❤️

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 9 років тому +3

    abwaan Duse and Abwaan Bulqaas fanaanada idil adow waa isla hesheen ma nsha allah

  • @hooyosoomaaliyeed1921
    @hooyosoomaaliyeed1921 5 років тому +8

    2019- 07- 20 yaa jacayl dartiis la seexan waayay oo laab kaan maciin usoo doontay 🎺🎻🎻🎸🎧🎵🎵🎹🎹🥁

  • @SamiraAbdinasir
    @SamiraAbdinasir Рік тому +1

    Adaan raga kaxushe 🥹🥰

  • @amiiraabdirahmaan7933
    @amiiraabdirahmaan7933 2 роки тому +2

    waxan rajaynaya inan heshiino Ani io isagu Anigu Aadban u jecelahay laba bilood manan wada hadlin oon isku xanaaqsanahy isna igama roonan ana ma dhaamin waxan raba inan la hadlo hadana wan iska adkaynaya wlhi si xad dhaafa ugu xiisay khyrba xigi😢

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 2 роки тому

      😫😫 isku xaalad bn nhy wlhii

    • @amiiraabdirahmaan7933
      @amiiraabdirahmaan7933 2 роки тому

      @@naphizaahmad1599 🥺🥺🥺 mcney waynu guulaysan aduunka qofka daacada ah atuunbay guushu raacda

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 2 роки тому

      @@amiiraabdirahmaan7933 saaas wayeh sabarka aan badino i.a

    • @amiiraabdirahmaan7933
      @amiiraabdirahmaan7933 2 роки тому

      @@naphizaahmad1599 haa qurux badantaydii

    • @RiyaaqcaLi
      @RiyaaqcaLi Рік тому

      Abyo ma heshiisen😢❤

  • @bashiiradeinahmed389
    @bashiiradeinahmed389 2 роки тому +1

    😮farxad iyo murugaba alle weyne agtiisa umbaa laga helaa
    adane farxad ma sameyn karo ❤

  • @cumardaahir6467
    @cumardaahir6467 9 років тому +1

    Waxbaa ka dhacay, Idil Cadow fannaanad buuxda oo aan la hollin karin dheh, Siidii Cali musishanka afka ciidda u daray kuwii Yurub dheh, Bulqaas Studio, Istuudiyow noo dhuuntay dheh!!

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 6 років тому +9

    Aaax sax heesta kama dhargayo 2018❤️❤️❤️❤️

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 8 років тому +2

    Ideleey we love you so much here in Hargeisa, Abaayo hal mar nasoo mar.

  • @fadximaxamed7478
    @fadximaxamed7478 8 років тому +1

    esh calaa fanaanad wll waxaad tahay fanaanad aad u cod macaan sidii fanaaniintii hore laakiin wallaal waxaad ku qurux badan tahay asturaada ee wll is astur oo iska ilaali sarwaalka waad ku fool xun tahaye
    wooow esh calaa ABWAAN ereyada ayaaban ka helay

  • @samiranaji8374
    @samiranaji8374 8 років тому +9

    aaaaaaaax aaax ala heesku macana xaqdhoow xurmo iyo xanano xageyga san udhowro adan raga ka xushaye wa inan ku xasiilo xagaga walle heeskan wa hees aniga iga hadleysa alla ragu xuma o marna wanag sana allow aniga xaajigeygii iso celi markan heeskan o kale dhageystan oya o berka ka ooya inti isjecel allaha isku dayo

  • @haaruunmohamud515
    @haaruunmohamud515 4 роки тому +1

    2019 Dec 31 Ayaan dhageysanaya Saacado kooban Ayaa ka dhiman man Sanad Barwaqo Allow nooga dhig

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey3195 6 років тому +6

    Alah ninka markaa jeceshahay macaanaa aloow anigoo uqaadin heestaan ha idilin xaajigeyga cusub asxabey ilahaay inu iikaso inaa isu imaano noo duceeya 6 sanaa wada soconay summerkan soo gabagabeyneynaa ilaahow calafkeyga kadhig

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 6 років тому

      mumtaaz cadey Walashiis Alla ha idiin fududeeyo arimihiina insha Allah..keeka iyo xalwadana ii dhig xoogaa yaah😂

    • @Nada-ir9ok
      @Nada-ir9ok 6 років тому

      Mumtaaz ma is heshiin xajigagi🤣🤣 Sammerki laso dhaafe

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 7 років тому +6

    adoo dhexda xidhay gaajo mar buu xays kuu da.aa
    xareedku dabaalataa walee ereyo macno weyn leh

  • @taariikh.6870
    @taariikh.6870 4 роки тому +2

    Idil waxay u cod egtahay khadra daahir saw maaha?

  • @faizaelmi272
    @faizaelmi272 3 роки тому +1

    Yaa ila dhagaysanay 2021

  • @zaynabismaciil6057
    @zaynabismaciil6057 3 роки тому +1

    2021 inta daawaynaysa is muujiya

  • @yonis988
    @yonis988 9 років тому +33

    runtii heesta aad baan ula dhacay lakiin surwalka iyo funanada maku haboona heeste qadeyso waa hees famil ah marka waxaa ila haboon in ee qadato sawirka marwo nimo

    • @aslidagan2411
      @aslidagan2411 8 років тому +5

      idil ninkeedu qurux badanaa manshallh abyo alhakuu dayo xajigaaga

    • @saafifaraxsan6280
      @saafifaraxsan6280 8 років тому +2

      surwal ka waxkal maxa ugu dhigtan hawen ka aduko dhan baba xirta

    • @honeylove4100
      @honeylove4100 6 років тому +1

      Yonis Osman Nur runtii Idil ninkeda ladhawada dhac waa nin shidan🤣🤣🤣 Alle hakudayo abayo

    • @maymuun1434
      @maymuun1434 6 років тому +1

      Yonis Osman Nur naag surwal wadato bees fmily ma qaadi karto yaa ku dhahay nah

    • @xamdixaji8977
      @xamdixaji8977 5 років тому +1

      sax walaahi

  • @samiirshooke2827
    @samiirshooke2827 8 років тому +4

    qofwalba dookh fanaan buu leyahay faanka aan dhagaysto waa idil allaha ku dhowro

  • @KaahaNolosha
    @KaahaNolosha 8 років тому +2

    esh qiyaasak Idil Cadow fanaanad la hubo ereyo macaan iyo cod

  • @sharifacali334
    @sharifacali334 9 років тому +1

    idil cadow aad baan ku tageraa adaan raga kaa xushe wa inaan ku xasilo xagaga wa eray aad uqiima badan

  • @wardabintabdirahman4155
    @wardabintabdirahman4155 8 років тому

    Wwwwwww eesh calaa hees idil cadow waxan ku jecelahay heesaheda degenaan iyo shaqsiyadeeda way degan tahay

  • @safwaantokyoFilms121
    @safwaantokyoFilms121 2 роки тому +2

    Heesta kaliyeen dar alle isaga jeclahay 2022 inta ila dhagaysanayso 👍

  • @Abdale_Osman
    @Abdale_Osman 3 місяці тому

    Dan iyo xlad dhalinyro baa nakala fogeysay gabdhan jcylkii kowad uqaday baa hestaa iqaadi jirty manta wxan kga imi wadankii anigana qurba baraf isla halgameynaa calaf hadan isu lenahy wan is heli ina adertayey😢

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 7 років тому

    samuhu maxariir sanado xumaana abid laguma waaro adoo dhexada gaajo xiran marbaa xeeys kuudaa xareed kudabaa lataa nice very very erayo mugweyn

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 6 років тому +2

    Adoo dhexda gaajo xidhay marbuu xeeys kuu daa xareed ku dabaalataa 💞👍

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 6 років тому

    Ilaahey amar kiis gawadhaan waan ka helaa walee

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 років тому +1

    mashallaha idil cod iyo quruxu buu alla isku darya sis guuul isku wara

  • @deeqoali4252
    @deeqoali4252 2 роки тому

    Heestan cali zaki aa ku soo baxay inuu asiga qady ban modi jury

  • @muxiyadiinaaden1466
    @muxiyadiinaaden1466 8 років тому +3

    xaqiiqdii kulamarabo ah waaaaaaw igadaa xasuus weeye heestan

  • @adamkismayo7714
    @adamkismayo7714 8 років тому +4

    aaad ban oga helay hestan idil cadow nolow walalla waxan ahay qof tagero dhab ah ku haya

  • @mariam-vd7xu
    @mariam-vd7xu 8 років тому +4

    idil cadoow wax ku gaaro baratakool iyo istiile ma jiro

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому +1

    Waxay ka turjumaysa heestani dhaqanka gabdhaha samaron siciid. Wa raaliyoyin illahay amarki. Allaha ii sahlo qof yar oo raliya ah

    • @heebaancumar9324
      @heebaancumar9324 Рік тому

      Gabadhan samaroon maha wll waa reer konfur galbeed ayado dhgaysan waraysi

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 Рік тому

      @@heebaancumar9324 koonfur maxay ah wll??

  • @somalilandguuldhe7725
    @somalilandguuldhe7725 6 років тому +1

    Hablihii somali da waxaa la gu idhi surwaalka ku quruxbadan tihiin miyaa niyaw yaabay anigu

  • @layaanahmed5321
    @layaanahmed5321 5 років тому +5

    Yaa ila dhagaysanaya 2019 😍

  • @My_mom143
    @My_mom143 Рік тому

    *Xalkeenu Xidigaha MaraaYa*
    _Xamdi alle ubax iNaGu XeermaY_
    *Xifaaltanka ina Dhex Mara*
    _Xaal Baan Kaa SiinaYaa_
    *Xayndaab u SameeYo Gudoon*
    JaCeYlKaYGa ina MOHamud FaRaH Wax Walba Oo Dhaca WaLe Kama FoGaaDo🥺🫂❤️

  • @ificallubaby1940
    @ificallubaby1940 3 роки тому

    Xamdi alle uoax inagu xermay🙁
    Xsuus wlhi 2020 november
    Greece

  • @liiyarmohammed4137
    @liiyarmohammed4137 8 років тому +1

    Masha allh qoftaan inaba caadi mahan waa fananda kaliya ee anan heeseheda kadalin

  • @farxiyaomar3592
    @farxiyaomar3592 2 роки тому

    Ani hestaan waxan soo radiyey 2022

  • @abtigamusse411
    @abtigamusse411 3 роки тому

    Xalkena xidigaha m seats xafiiltanka iga dhexmara xaal baan kaa siinayaa axsan idil cadow gobanimo

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 років тому +7

    erayo ayaa laso dhibay walle nice song

  • @koosaarsakariyekoosaarcali8862
    @koosaarsakariyekoosaarcali8862 6 років тому

    aw aw ilaaxad heestu way shidantahay wanna hees dhaxal gal ah wixii is jecel Alle haysku daayo family songs

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 7 років тому +1

    very very nice song salan sare abwaan Abdi duse iyo idil cadow

  • @nimoaden8795
    @nimoaden8795 8 років тому +3

    wow mashaa alaah Idil cadow cod iyo qurux

  • @ramlaabdirahman1415
    @ramlaabdirahman1415 9 років тому +1

    adaan raga kaaxushe wa inan kuxasilo agtaada eshqiyaazak

  • @zakidiini9280
    @zakidiini9280 8 років тому

    heeees aad u qiimo badan abwaanka sameeyey waa la helley dhabti abdi duse abwaan sarre

  • @nuurohussein2861
    @nuurohussein2861 8 років тому +1

    idil cadow caadi mhn heeska iyo adigaba wa shidantihiin

  • @axmednaazirwawheesshidan200
    @axmednaazirwawheesshidan200 8 років тому +3

    waw idil runti heestan wan ka helay

  • @happylove1561
    @happylove1561 8 років тому +1

    Ash calaa heees iyo style caaadi mahan idil waa shidan

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 3 роки тому

    Dumar badanoo ay hees xumo hayso hadii ay arki lahaayeen heestan way nagu wareerin lahaayeen ee bagaanay u arag

  • @khalidgreenfor1
    @khalidgreenfor1 7 років тому +2

    wow hees macaan noloow idil cadow viva 👌✌☝️👏👉☝️✌👌💕

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 6 років тому +1

    Nolow inte nolol jirto 😍😍😍😍😍
    Marwo 😍😍😍 Idil

  • @libanmohamed1196
    @libanmohamed1196 8 років тому +2

    eeshcalaa style, eeshcalaa hees midho iyo murti xambaarsan nolow idil cadow

  • @kasmaalkaska4059
    @kasmaalkaska4059 8 років тому

    War islaantu cod weynaa bismilahiye...

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 8 років тому +1

    waaw idil cadow nolow axsan hees waadka baxsatay

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 7 років тому +1

    sxb bulqaas thanks you

  • @imannadam4801
    @imannadam4801 9 років тому +1

    waaaaaw hestan wayitabatay nolow idil cadeey 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @aaminacraxmaan8363
    @aaminacraxmaan8363 5 років тому +9

    biShiiH 9,2019 yaa dhageysanaYa🤔😇

  • @cadnaancabdiwaxid6408
    @cadnaancabdiwaxid6408 8 років тому +1

    waa fanaan dhameestiran stylka weey kaga fiicnatahay fanaanda dumarka

  • @roseabeer4518
    @roseabeer4518 7 років тому +2

    waaaw maasha Allaah

  • @younggunner4500
    @younggunner4500 8 років тому +1

    woow eeshqiyaasak heestan waan jeclahay

  • @Halbeeg
    @Halbeeg 3 роки тому

    Idil cadow codkeeda kama dhergo

  • @mohamedaliabdile2807
    @mohamedaliabdile2807 2 роки тому

    Xabiibi xiqdi iyo xumaan
    Xanuun yari iniu ku taabto
    Sahroy sharafta xayuubsho
    Xaqiiqdi kulama rabo
    Xaalkeeno xidagaha maraaya

  • @barrebashaal6244
    @barrebashaal6244 7 років тому +2

    Maynuuntayda ayaaaan ku xasuustaaaa heestan one love ❤️❤️❤️

  • @Abdihakin797
    @Abdihakin797 3 роки тому

    w😮w midho murti baladhan xambarsan jaceyl dardaran 2021 iyo wixii ka danbeya inta dawaneysa Like i saara👍

  • @umuaxmed9218
    @umuaxmed9218 6 років тому

    Mansha.alah walashay idil cadow adan iyo dumashigay nuune gulaan alaha idin xafido❤

  • @awilahmedsabrie1105
    @awilahmedsabrie1105 4 роки тому +1

    Haas fican walashay

  • @yaahuuyaahuu2509
    @yaahuuyaahuu2509 8 років тому

    Ww very nice heestan waxaad moodan in eey iga hadleyso

  • @hamzeilkacazeproduction2842

    2015/Sep/23 9:46pm Ayaan bilaabaY Heestan DHagaysigeeda Ilaa Manta o Ay TahaY 2023/April/15 1:32am Ayaan Wada 😢😢 Wlhi Hees La haLmaaLanta WaLi maanan HeLin 😢😢

  • @ezrafuad7001
    @ezrafuad7001 Рік тому

    Wn ka helay heestan 🥰❤️

  • @0o603
    @0o603 8 років тому

    waaaw waa gabar aaaaad u quruxbadan maxay no dheheen hawiye ha nago folxunbay leeyihiin ?

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 8 років тому +3

      yaa ku dhahay????? gabdhaha somali weyn number 1 ayey ugu jiraan gabdhaheena

    • @bilanabdi3628
      @bilanabdi3628 7 років тому +1

      yaxye dumaal usheeeg heee gadaal ka gaarkaaaaan the best girls ineee yihiìn❤❤❤❤❤

  • @sahraali5767
    @sahraali5767 7 років тому

    hees ika dagtey ii nolow idil cadow xajigeyga allow ii dhoor

  • @yuusufgeeseyabuukar4801
    @yuusufgeeseyabuukar4801 Рік тому

    Idil.alaha.ku.guuleey.hilgankaaga.w.santahay

  • @aadanalfoofficiall2149
    @aadanalfoofficiall2149 5 років тому +3

    Heestan 2019❤❤💗💗💘💘❣❣

  • @hamsemoogeali9887
    @hamsemoogeali9887 7 років тому +1

    idil fanaanad codbaxasan qurux iyo qoton leh

  • @ahmedozanigooz2903
    @ahmedozanigooz2903 9 років тому +3

    wooow caadi maha

  • @tfggdgdhd8129
    @tfggdgdhd8129 7 років тому +2

    Ishala hees macn afkada lakqabaya Cano iyo malab

  • @muunasafi3491
    @muunasafi3491 7 років тому +1

    waaaaaaaw heestan anaa iqusaysa ruunti

  • @faisoabdirhmaan6832
    @faisoabdirhmaan6832 7 років тому +2

    Masaha allha nuur calaa nuur abaayo ldil cadoow 💖💛💌👑😍😚

  • @shaficishakir3375
    @shaficishakir3375 Рік тому

    2022 yaa dhagaysanaya

  • @ciroali793
    @ciroali793 8 років тому +1

    Aax ax heestu macaanaa idil cadaw yaa salaam

  • @nasraabdalaomar5874
    @nasraabdalaomar5874 5 років тому

    Heestaan cadi mahan waan kahelay

  • @mustafecali507
    @mustafecali507 7 років тому +5

    ninka heesta sameeyey waxaad tidhaahdaan dumarku xaal ma bixiyaan dhaqanka somalida

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому

      Mustafe Cali ooo yaa udiiday Sheeko dumarka maqaldamaan miyaa ayaga Wah

    • @mohamedhamake7
      @mohamedhamake7 6 років тому +1

      Waruno xaal ma bixiyan lkn rali galin uunbu ka wada bro xaga wngsn uun ka eeg tnk u

    • @sadamsolteko8483
      @sadamsolteko8483 6 років тому

      Mustafe Brother Xalku Kii Ragu Bixin Jiray Ma aha Ee Micno Kale Buu Kawadaa Erayadan Abwaanka Sameeyay 100% Is Absolutely Completed😍😍😍