deeqa afro iyo somalidi maxaa Kala qabsaday kulaha makeup 💄 ki beey kasoo tagtey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 місяці тому +7

    Gabadha Soomaali diidkii baaka masayray wargabadha wadaniyadaa kafuqa❤❤Deeqo aafuro soodhawoow❤

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 3 місяці тому

      🤣🤣🤣🤣xaarood jini idoor la yidhado iya galay belo ini qaaday adeer habartan doofar dhiiqo ka so baxay uu eeg maxa lagaga maseyra alah maxu idoor ini ciilay xita farax macalin idoor iya xukunka ka qaaday leh iyan maqlayay ilahay ishina ha naga kiin duwo

    • @safiawarsame8598
      @safiawarsame8598 3 місяці тому +1

      @@dhashisheekhisaxaq9514 maxay cid ciilaan kuwaas iyagaaba magacooda ciilqabayaal iyo cuqdadlan loogu magacdaraye. Iska dhuumo aduunka ciil iyo cuqdad baad kudhamaysane daawana la idiinka waaye. Balhada yaa dadka kaasoodhexsaaray? Waa cudur kugu jira soomaaha.

    • @AbdiYare-ff7xw
      @AbdiYare-ff7xw 3 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂 ehlu naarad ba thy waxad kamid tahy shacabka wasakhda ah ee somalida ku dhex jiro runta sheeg hdi ad ku dhimanaysid xitaa bal EG sida ay u ekatayi 😅😅😅😅😅😅

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 3 місяці тому +4

    Qurux baakamuuqata deeqa iyo faaraxba waa dad aad uqurux badan 🎉❤❤

  • @SucaadMaxamuud-u7t
    @SucaadMaxamuud-u7t 3 місяці тому +1

    Kadhamo Marwada waxyahay reeer badiyaha

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu 3 місяці тому

    Waa make up iyo make up la aan leewaaye iyada lee waaye oo cayishay ❤❤❤

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 3 місяці тому +1

    War deeqa afra ma bahaley soo cuntay bisinka

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 3 місяці тому +1

    Baruurtu waa foolxumo. Deeqa naturally waa naag qurxoon laakiin hada cayil iyo labis xumo ayaa kamuuqata

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it 3 місяці тому

    Wallahi laascanood taagaradii xalay ayaan kala laabtay wayo waxan ahay islaam inaad qofkaaga oran weyso alle ka bakh eed xumaanta ogu sacaba tunto raali ayad ogatahay xumaha wadna sii dhiiri galisey

  • @LuulMohamoud-i7c
    @LuulMohamoud-i7c 3 місяці тому

    Doqon ma kaftankeedii bay run u qaadatay oo nooga sheegaysaa Dooqoafro Nin baadiyo ama jungal ku jiray maysan guuran ee naga qaleeya. Waa dheekada indoor.
    Ninka ka hadlaayow inta Deeqo uu leedahay maa la qabto muu Isaaq qabto oo noloshooda uu Muuse Biixi ka qabtaan.

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 місяці тому +3

    Filter bay naagahan ooh dhaa sooh gaalan

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 3 місяці тому +1

    Hilib qoki cuna wa lagu cayila ben maha cata nima i dhibtay 2bilod ayan ku cunay 18 kilo hilib gela iyo timir 42kila ahaye 73 ayan noqday misankayga marka somaliyey ka fuqa fanaanda qaranka

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 3 місяці тому

    Waa bila maykab gabadhu qofna manadalmo wajigiisu lakin jidhku wuu cayilikara

  • @dhookaanxirsi800
    @dhookaanxirsi800 Місяць тому

    Waa beentiis ninkaas❤❤❤

  • @ifka2877
    @ifka2877 17 днів тому

    War Dan yeesha xaawaleeyda keeyshaliga Horta miyaad laxirataan hees adinka adiin qaasa beey Deeqo idiin sameyday
    Dadkaadi maxaa ugu tagatay oo guushooda hanbalyo u tiri miyaa caayda daneeysa ratio samoliyed masaana idiin danbesay walee cadaw ma Iska celisan and 😢😢😢

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 3 місяці тому

    😢Wallahi markaan arkeeyey sifican anun u egiin waxan filaya iyade iyo hooyo dee ayan filaye

  • @MaryanAbdiràshidmohamef
    @MaryanAbdiràshidmohamef Місяць тому

    1ruux maaguursadey ama 30ruux waaba yaabnee

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 місяці тому

    Wixii caleemaha xidhnaabaa isku waydaartay kkk wataa ayaydeed u ekaatay kkkkk

  • @Asha-p9r
    @Asha-p9r 3 місяці тому

    Subxan alah yaa rabi 😢

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 3 місяці тому

    Istaaqfurulaah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому +2

    Filters, make-up iyo contours WOW Photoshop can do wonders kkkkkkk

  • @SucaadMaxamuud-u7t
    @SucaadMaxamuud-u7t 3 місяці тому

    Wasax wll

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 3 місяці тому

    Waxaasu waxey ahaayeen mackap

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 3 місяці тому

    Dee gabadha burni baa kamuqata caatadi haday kahadhay maxaa laga raaba😂caatadaaba foolxumaye

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 місяці тому

    Macsi

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 3 місяці тому

    That is not true . Meeqaa Somali qabaan oo oo bahdilan.

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 3 місяці тому

    Markin ayado leeh dhanbegeyga baden keli waxa arkey ayado leeh geed.halai saro

  • @hisaliartan8227
    @hisaliartan8227 3 місяці тому

    Miiinchia non no capito a cquestto faccenda??????

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 3 місяці тому

    Raga somalida iyagaba gabdhah uma naxariatan waliba caruurtodo ayeye dayacn ajanib maxa lagu garaa

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 3 місяці тому

    Aniga waxaa iigu danbaysay gabadhaa iyadoo Indonesia ka raadinaysa nin ay guursato oo weliba tidhi kuwa cawaanta ah ayaan nin ka helay oo duur ka ku nool cali beysteynka sh

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Been ku xoog badnidaa😂😂😂

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 3 місяці тому

    Qorraxda ayaa sidaa u gashay

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 місяці тому

    😂😂😂 bisinka dhegdheer

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 3 місяці тому

    Da'dii baa ka daba timi

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 місяці тому

    😂😂😂😂!!! FAARAX MURTIILE😂HAHHHHHAAAA!! MAKE UP😂FREE😂!! FILTER😂WAA CEEB ASTUREE!! BUDHUUDHUQ😂BEY NOQOTEY😂!!! CIDO😂KALE😂MEY GUURSAN😂!! 2023😂AMERICA😂AYEY TIMI😂SIDAN MEY AHEYN!!

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому

    war gabdhu way is qashay naasah watii samaystay way baabeen hada wax abuurtoda laga bedelay wejiga xata inay is qashay oo uu ka xumaday baa laga yaba filterna wa beelayo nagaha somalida sharaca markay maryaan waad aragten marakay meeshan so fadhisitana waad aragteen waana kala labo camarada yaranta ayay geestan filter bay isku qurxiyaan lakiin iyada deeq wax kale u dheeg ma cawankay shegaysay bay guurstay waan maqlayay dad laeh cawanki bay guurstee cawaanku jidhkeeda ma bedeleen nagaha somalida waxan ay is mariyaan baa naaxiya intya leeyihin kub iyo dabo la waynaynayaa way hoogeen sidaasaay ku danbaynayn rayan bajaaaj waxan dadka mariso walee saasay wada noqon doonan

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 місяці тому

    Dabadaay ka fuuleen

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 місяці тому

    Nimkii cawaandiga Laascaano may keentay?

  • @AbdinurAli-z8x
    @AbdinurAli-z8x 3 місяці тому

    Ma qeer kkkkkķ

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 3 місяці тому

    Qatuma laga xun yahey tagida ay tagtey gabadhas sided bey u qorxoon tahey qabiilka iska daaya

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому

    dhiigaga marka ka tagto ma doorsoomaysid wa beene huuhada nagala taga nagahan waxan ay is mariyaan dowlad ka celisa oo ka qubt ala wayaay kuli sidasya noqonayan beri dhow nagaha somalida aduunkaka ruwwayadsan doona

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd 3 місяці тому

    Wardadqalo ayayguursatay

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 3 місяці тому

    Waa been ma guursan waxaan la kaseeyn ee beenta dhaafa

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 місяці тому

    Caku filtar

  • @ikranhassan2348
    @ikranhassan2348 3 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 3 місяці тому

    Bisinka 😂

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 місяці тому

    Ani codkeedunbn garanaya

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 3 місяці тому

    🐪🐪😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 3 місяці тому

    Weybanmartay