Maxay Qadar u kala fur furysaa Garoonkaan ? Garoon aanan asagoo kale la Dhisin !.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 161

  • @ibnunucman5368
    @ibnunucman5368 Рік тому +88

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +49

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammad ‏صلى الله عليه وسلم❤️💝😭🕋

  • @ismailabdihakim7783
    @ismailabdihakim7783 Рік тому +30

    Wllkey Cumar inshar Allah haku barakeeyo wll waxaan rabay inaad soo sameeso video ka hadlaya jasiiradaha Somalia dadka diga ee layiraahdo bajuni waa codsi waxaan filayaa in aad codsigeeda inaad aqbasho mahadsanid

  • @realog2022
    @realog2022 Рік тому +82

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🤲🥺😭

  • @faisaxaashi4851
    @faisaxaashi4851 Рік тому +16

    ASC Walaalo Cumar waxaan doonayaa information ku saabsan nolasha gadar kirada guryaha iyo maciishada waxaan daganahay swedan ciyaalkii qaniisiin ayaa laga dhigayaa anigu reer borama ayaan ahay waan geyn karaa xagaa laakiin wadan shahaadadiisa la aqoonsanyahay ayaaa loo baahan yahay fadlan ii soo jawaab

    • @khadarboqor3363
      @khadarboqor3363 Рік тому +2

      inaadeer Caruurta Borama keen aqoon ku filan oo anfici kartaana wey taalaa meelkasta oo uu ubaahdo hadhow inuu aqoontiisa ka korodhsado shahaado aqoonsigeega leh wey heli karaan kharashaadkana wey kaaga jabantahey caruurtaaduna dadkooga Ayey lanoolaanayaan iyagoo waxbaranaya ayaad magaaladooda uga smeyn kartaa Ganacsiyo yaryar oo ay horumar degdeg ah ka sameyn karaan mahadsanid

    • @baylood.germany
      @baylood.germany Рік тому +2

      Wllo anigo ah ee Borma degana wadanka jarmalka mar aan tagay wadanka qadar run ahanti Marka noloshisa laga so tago waxa qaliya guryaha aad bay u dhib badan tahay hadaad tahay citizen waad degi karta lkn qurbo waaka qurbo uun hadad Mel gaynayso ciyalkaga borama ge oo ku dar scholka turkiga la yidha

    • @MohamedAbdijama635
      @MohamedAbdijama635 Рік тому +1

      Wll dhowr jeer buu ka hadlay nolosha qadar ee Channel kisa ka raadi

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Рік тому +3

    Maashallaah UA-cam ka aan jeclahay xigmadiisa cumar hore u soco aan 800k gaarsino walaalkeen

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Рік тому +1

    Thanks cumar

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 Рік тому +5

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ )
    Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤)
    Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔
    Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY

  • @yahyeibrahimbarre9955
    @yahyeibrahimbarre9955 Рік тому +8

    Walal codkaaga waa cajiib runti😘

  • @nuurcade8717
    @nuurcade8717 Рік тому

    MashaAllah❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +9

    Legend always legend keep going pro Omar inshar another's levels ogansho interests people's football's 💯💪😋😆

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891

    macalin Allah ha ku barakeeye taarihda yuusuf bin taashfiin ka soo hadal ado raali aha

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld Рік тому +7

    I like your podcast, because it is very informative 👍 👌. Keep on going my son and good 👍 luck

  • @AHMAD-sn2vr
    @AHMAD-sn2vr Рік тому +3

    احبك في الله

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +2

    Asc Omar inshar sodaa xaqiiqada horey na u soco.wll

  • @A.k.s.378
    @A.k.s.378 Рік тому +1

    MaashaAllah brother

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 Рік тому +3

    Cumar wanku salamay 🥰

  • @abdiazizhassan6450
    @abdiazizhassan6450 Рік тому +1

    ماشاء الله الله يحفظك

  • @barkodiiriye4186
    @barkodiiriye4186 Рік тому +4

    Asc aboowe maasha allah ilahey hakuxafido ♥

  • @shariifnahari5922
    @shariifnahari5922 Рік тому +2

    تعتبر قطر من أكثر دول العالم أمانًا. لاختبار الواقع ، تركنا بعض النقود لمدة ساعة واحدة دون مراقبة وسألنا النساء من مختلف البلدان عن شعورهن بالأمان في قطر.
    TV turkiya English

  • @yuukeycraxmaancali
    @yuukeycraxmaancali Рік тому +2

    Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa zxp cimaamadaada lama haysan karo walaalkow

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Рік тому

    Thank you Omar🙏keep going you're the best youtuper i have ever seen Wllhii

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Рік тому +2

    اخ وعليكم السلام اخي

  • @MagicGamer726
    @MagicGamer726 Рік тому +1

    I Love you all Muslim💯💯

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +4

    Wll kusali nabiga ﷺ

  • @cabdixakiinmaxamuudsrr8366
    @cabdixakiinmaxamuudsrr8366 Рік тому

    بارك الله فيك

  • @Ziinah34
    @Ziinah34 Рік тому +1

    Qofkii ugu horeyay ee dawada

  • @farxaanciise2223
    @farxaanciise2223 Рік тому

    Maa shaa alah wall cumar

  • @geescadde8397
    @geescadde8397 Рік тому +1

    Music background is another level✌

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Рік тому +13

    Akhyaarey
    Waxaan challenge kula jirnaaa
    Ajnabi fadlan naga dhisa
    Oo nagu soo biiraa
    Oo cimaamadiina nagu sharfa
    Alle ha idin sharfee
    Wax badana ayaan soo wadnaa
    Insha Allah waxan rajaynyaa in aadayn nagu khasaarin oo aad naga faaiidaan
    Insha Allah

    • @sayidali7878
      @sayidali7878 Рік тому

      maa suriyan ayd tartan kula jirta
      anigu sudani ayn la tartamaye🖕🤣

  • @ikhlaasshukri4296
    @ikhlaasshukri4296 Рік тому +3

    First comment amazing 👏 taageranimo

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Рік тому +1

    Thanks 👍 keep goin 👍

  • @muxudiincade9882
    @muxudiincade9882 Рік тому +4

    walaahi waxaa tahay ninka kaliya uqalmo 5M iyo waxkabadan

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Рік тому +2

    Good

  • @Khalduuni_Vlogs
    @Khalduuni_Vlogs Рік тому +1

    Woow Masha Allah 🎉❤

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Рік тому +4

    Qatar wadan alle wax siyey🔥❤

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Рік тому +3

    Wll horta Qatar magaaloyin waa wayn oo Dooxa aan ahayn maanay lahayn ?

  • @mahamedjamac5603
    @mahamedjamac5603 Рік тому

    Waaawaa Allah hakusharfo will qli

  • @mariamamohamed3773
    @mariamamohamed3773 Рік тому

    Jazakallah

  • @ismahancraxman2392
    @ismahancraxman2392 Рік тому +1

    Msha alalh 🥰🥰🥰

  • @Waalakasaa
    @Waalakasaa Рік тому +6

    Wll cumar runtii muqaalkaan sidaad uduubtay iyo sidaad u editing gareesay waan ka helay horey usoco👏🏻👍🏻

  • @AhmedAli-cf3hw
    @AhmedAli-cf3hw Рік тому +1

    Qofkii u horeeye maanta 🙌🙌

  • @daaniadunia
    @daaniadunia Рік тому +6

    Ku noloshaanshaha Qatar inooga waran walaal Ogaansho, ma ku fiican thy in caruurta lagu dhex korsado? Iskuulo iyo jaamacado diimi ah oo fiican ma ka jiraan Qatar?

    • @Bashiir-Ibraahim
      @Bashiir-Ibraahim Рік тому +2

      Qatar wab muslimiinta ugu ad adag diinta

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому +1

      Kirada qali ah sidan maqlay lkn diinta walagu barta

    • @daaniadunia
      @daaniadunia Рік тому

      Dalkeena somaliya waa cabsi, haayado shiisheeye ayaa ka soo buuxsamay oo fikradaha reer galbeedka ayaa lagu faafinaya,

    • @ibrahinabdirazak9187
      @ibrahinabdirazak9187 Рік тому +1

      @@daaniadunia aqoonta diinidiga dalalka ugu fcn bey ku jirtaa qadar

  • @djmoha9295
    @djmoha9295 Рік тому +1

    Somalia inoo geeya ✌✌

  • @malak4651
    @malak4651 Рік тому

    oo ciyaraha ma dhamaden

  • @maxamedcabduqadir4511
    @maxamedcabduqadir4511 Рік тому +3

    Qatar airways

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi2422 Рік тому +1

    Ader music iyo sawirka garonka ayad nagu badisay ee muhimada ka hadal thank

  • @mohamed2945
    @mohamed2945 Рік тому +1

    Wllhi Qadar waa Cajiib

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 Рік тому

    Waa arin marki hore Qatar ay kusal fududaatay oo aysan ka meel fiirsan disitaankiisa

  • @MohamedAhmed-td4su
    @MohamedAhmed-td4su Рік тому +4

    Somaliyey an nadafada kudadalno please guryihiina hortiisa nadifiya xafadaha qaar marka hormareso waxa kaso urayo mar marka qar calosha kuxanuneso waxad is dhahesa dad kuma noolo
    Macalin keyga jamacada idhigo aya mar nagu yiri somalida waxe unoshahay sidi xoolaha lo'da o kle markas ban weydine o macalin sidee wuxu dhahay malin ayan maqayad so hormarey waxan arkay ninki kabil yeriga maqayada o biyo kuleel ah laamiga kuso dadinayo markas ba ku iri adeer maxad wadada biyaha kulul ugu dadinen into iso firiye sixun ayuu dhahay maxa kagalay?

  • @xaaajimukhtaar503
    @xaaajimukhtaar503 Рік тому

    Aduunyo macnodaranaa.meeshi malayinka qof shaley joogeen maanta waa gabaahiir cidlo ah.

  • @faadhigotahliil1371
    @faadhigotahliil1371 Рік тому +1

    U sheeg anaga ayaa u bahan ee ha nosoo dhiban🏟

  • @legendofthepubg5636
    @legendofthepubg5636 Рік тому +3

    Asc wll ogaansho🎉❤

  • @ugaaskhaliif4636
    @ugaaskhaliif4636 Рік тому

    saaxiib sobobtii lookala furfuraayay nooma aadan sheegin

  • @khadarthalathowkhadarthala9891

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة Рік тому +1

    Codkaaga iyo editing ka 🤯

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Рік тому +1

    Ku sali nabiga scw

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Рік тому +1

    Wcs 👌 🆗️

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Рік тому +3

    Wll waxa ma ka ogthy Xabsiga guantanamo bay??! Maxaa loo sameeyay,yaana sameeyay?? Waxan maqaley muslimin badan in lagu haayo.

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 Рік тому +1

    Ustaad Omar ishar ka soo hadal finalka Argentina 🇦🇷 vs France 🇫🇷 Labo malin ka dhiman( Axada 18/12/2022)🥺Argentina 🇦🇷 guul leyhy🥺🇸🇴

  • @maxamadking6844
    @maxamadking6844 Рік тому

    Wll cumar

  • @apdishakourahmed3121
    @apdishakourahmed3121 Рік тому +2

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @tarmadicawaale5644
    @tarmadicawaale5644 Рік тому +3

    Asc Cumar inshar waxan raba inan kushego dhibaato I haysa tah taaso ah goorti aan imtixanka akhristo aan ilawayo waxyar kadi iyo waxaas aan akhrinayo xiftintiisu wax badan iguqaadato arday saaxiibkayga ah islamarki xiitiyo mawuxu illahay daadka usameeya mise waawax lakasbado

    • @cabdirisaaqsiciid9959
      @cabdirisaaqsiciid9959 Рік тому

      may wll Ee salaadan iyo adkarta Kudedal qurankana Akhri Adkartana padso wlah waad arki doonta ispedelkas
      Sidokle wxasmaysa Markad Wax aqrinayso
      iskafige wxwalpod kaga mashquli karto akhriskaga sida mopilka dadka iwm

  • @abdirahman1264
    @abdirahman1264 Рік тому +3

    Asc
    Waxan ihaye ardey from three digito in an iska dhafo yan rabaa an dukan kuwarego
    Marka mudwacas cml ka so hadal wll
    Yacni midka fcn

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Рік тому +1

    Muqaalka inaba caadi maaha si waxad u duubtay happy ah🥰👈

  • @naaajhaaji405
    @naaajhaaji405 Рік тому

    Wll music bad nafta nagaga jarty

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet Рік тому +3

    0 comments its amazing iam first

    • @caqligal8890
      @caqligal8890 Рік тому

      What is benefit U earn if U be the first and the last one😅

    • @ib1244
      @ib1244 Рік тому

      @@caqligal8890
      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nouhmohamet
      @nouhmohamet Рік тому

      @@caqligal8890 😀😀😀😀 nothing but i love in this channel

  • @fasalka_f4
    @fasalka_f4 Рік тому

    Qatar 🇶🇦 Taariikhda xusi doonto walaahi sida fiican ay diinteena sharafta leh usoo celisay iyo galadii waa weyneed ey edbisay Messi oo xiraty qams

  • @kawsarfaaruuq3630
    @kawsarfaaruuq3630 Рік тому

    Qadar i gee cumarow❤️

  • @bilaalabdikadir3533
    @bilaalabdikadir3533 Рік тому

    Walaal omar xagee uu kabaxay kanalka ileys dhacdooyinka xaguu kabaxay wayay malmahan kalanaka ileys

  • @HANGOMEDIA1
    @HANGOMEDIA1 Рік тому +1

    Aadban ku salaamaya wll omar waxaad inooga soo sameysaa video sheekada youtuberkii isdilay prince Ae

  • @emmabts4331
    @emmabts4331 Рік тому

    Dee wll hal kalmad ayad nogu soo celcelinysaye 🥲

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Рік тому

    Tunis aya lakenayaaaa

  • @daacadcali233
    @daacadcali233 Рік тому

    Horey usaco

  • @Bacdoow11
    @Bacdoow11 Рік тому

    Keep up❤️✅️

  • @Calawi__143
    @Calawi__143 Рік тому +3

    Omor inshaar sxp wax bdn ayan ku tixanahay muqqalladada wax badn ayn kaa faaiday waxn rabaaa in ad ka soo hadashid sida dhaqaalaha loo maareeyo ama sida dhaqaale loo sameeyo codsi wyh barnaamijkan ka soo hadal sxp mahadsanid

    • @laandhereqooqoocalijibraah4676
      @laandhereqooqoocalijibraah4676 Рік тому

      Hadaan isku Dayo Oo Maankayga Gaabana Wax Ka Fiiryana Waa Sidan Saaxiib ===
      1== Hadaad Rabtid inaad Dhaqaalaha Maaraysid intan Samee === Wax Meel Dhigo Yacni Kayd Sameyso ,,,,,,,
      Meeshay Hantidaadu Ku Baxayso La Soco inay Tahay Meel Muhima iyo Meel Kale ,,,,,
      Tan Labaadna Hadaan Kuu Sheego Waa === Ganacsi Sameeyso Haba Yaraadee Sidaasaad Dhaqaale Ku Helaysaayee Sxb SHAQAALE Maalqabeen Ma Noqdee Sxb

  • @sicidgr9629
    @sicidgr9629 Рік тому

    No music please

  • @cawaleibrahim968
    @cawaleibrahim968 Рік тому

    Omar ishaar sxp ilasoo xiriir waxa rabaa inaan wax anan aqoon ulaahyn wax ka weydiiyo

  • @sakariyedhago9794
    @sakariyedhago9794 Рік тому +1

    Wll adigoo raaliya plz ilaahy hku xafido
    Wxaad ka soo hdashaa dhibaatada shukaansiga yaraanta bulaabma
    Mahadzanid wll

  • @nastexomaxamed5770
    @nastexomaxamed5770 Рік тому

    Asc

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597

    😁 😂 😀 🤣 😁 carab ismood carabta cadow kowaad wadanka dad saboo yihiin e 🇸🇴 somalia

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Рік тому +2

    Cumarow ilaa iyo hda waxan layabanahy sida loga smeyay wayo containerka qaabkisu waa 🟥 sidaan sida looga dhigyo kuraas io meel ciyar lagu dawan karo hadhowna marka lafurfuro ayago sidodi ah lgasosarayo mesha oo dib loo isticmali dono bala hadey macquul tahay iigaso jawab

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Рік тому +1

    QATAR hadaa xqrfaan tihiin garoomada lusail ama al bayt mid nooso rara😂🏟️

  • @Thehorn907
    @Thehorn907 Рік тому

    Yaa yacni

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 Рік тому

    Nio ciyaarahan ilaahay ha naga dhameeyo barnaamijyadii dhadhanka lahaa ee aad noo soo diyaarin jirtay bay kaa mashquliyeen

  • @Mo_daani
    @Mo_daani Рік тому

    Music baa raaxada nooga qaaday maxaa wax noo sheegtaa

  • @Caalami_Show5974
    @Caalami_Show5974 Рік тому

    Kan Soomalia Mey Ugu Deqaan, hadey Xarfaan Yihiin

  • @mohameddaahirafrax1912
    @mohameddaahirafrax1912 Рік тому

    Statdow goronkan ma mid lafurfurahaa???

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 Рік тому

    Wawe

  • @cabdallehaajimohomutt4808
    @cabdallehaajimohomutt4808 Рік тому

    Comments ugu horeyey

  • @Bigtrader86
    @Bigtrader86 Рік тому

    Ustad waxa nooga warantaa qadar ciidamadii ay qaadan jirtey loogu talagaly iney ilaaliyaan qatar world cup. Mxy ku sameyn doontaa maka diri doontaa mise? Barnaamjikaas nooga wrn ustd

  • @abdiraxmaanxasan3576
    @abdiraxmaanxasan3576 Рік тому +1

    Carabta maxaad la faanisaa waanka daalnay videoga carabta aad ka samaysay fara badnidooda may lacag ku siiyaan

    • @princessamalinda5617
      @princessamalinda5617 Рік тому +1

      cumar inshar waad cusubtahay malaha ma asigaba carabta jcl kkk carab sharaf bee lahayd nabiga scw baa ka dhashay lkn carabta hda jirto maba lanjclo

    • @maxamedcabdale6021
      @maxamedcabdale6021 Рік тому

      Oo maxa inaga galey haduu faaniyo adeeer

  • @ayaancali7858
    @ayaancali7858 Рік тому

    m.

  • @ogaalkamaanta7367
    @ogaalkamaanta7367 Рік тому +1

    Wll inshaar kasoo hadal ninka cadaan ah oo bahdilay dalkeena iyo lacagteena waxaa ugu qoran UA-cam kiisa chris must list somaliyey sharaf nooma taal ninkan report hala dhiso

  • @kingoftheworld8061
    @kingoftheworld8061 Рік тому

    Kada sharqanda

  • @JAKAARTA516
    @JAKAARTA516 Рік тому +1

    Kubadda cagta saan ujeclahay iyo saan bacaad ugu ciyaaro esmale

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf Рік тому

    Hilin dofar hadii hadii hilif lo laga daba mariyo melaha hilib yada lgu sameyo tolow ma xalalba ilen dad xalasha so saro waxe laxaririyan in ladhaqo mesha dofarka lagu sameye

  • @akuushmoallim2184
    @akuushmoallim2184 Рік тому

    Broh

  • @Muntarifootball
    @Muntarifootball Рік тому

    Muuqal sameeye qatar aa thy hada muqaladaan aa ka duubtay garoonka caalamka walaga gadi kaeaa

  • @qbc4825
    @qbc4825 Рік тому

    Muraad baa leeyahay azxaabay ii soo duceeyay