Deg Deg S/Land Oo Iska Joojisay Diyaaradaha Itoobiya & Imaaradka, Guusha Xasan Sheekh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +12

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @diasmahamud9330
    @diasmahamud9330 2 місяці тому +2

    Furaha 2521 waxaan leh dowlada soomaaliya

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 2 місяці тому +7

    Musow umada prank iyo been umada kadaa, guul iyo gobanimo somali ween 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +3

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️❤🥰🥰💪💪💪💪💪💪

  • @ShaaficiAxmadcabdi
    @ShaaficiAxmadcabdi Місяць тому

    Soomaaliya power

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 2 місяці тому +1

    WALALAYAAL GARAAD TV GUUL IYO GOBANIMO INSHA ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +4

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰🥰💪💪💪💪

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 2 місяці тому

    Guuuul somalia

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 2 місяці тому +2

    Wa farid xasan sheq. Dhulki somaliya haduba so noleyey mashaalaah waye

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому +2

    SOOMALIYA WELIGED MA ILOOBEYSO DHULKA SOMALI GALBEED WAXAY ARAGTAY ITOOBIYA IN LAGA AMUSAN YAHAY MARKASEY MOODA INLA ILAAWAY MARKASEY HAWYSATAY BAD IYO DHUL KALE

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 2 місяці тому +1

    Waxbaa ka dhacay,, SOMALIYA WAXAY SOO NOOLAY NAYSAA
    S,Galbeed. 24 agost 24

  • @abdulkadirmohamed2589
    @abdulkadirmohamed2589 2 місяці тому

    Allaha awooda leh macnaheedu waa mid aan awood dleheen baa jiro! Waxaa sax ah ilaah baa awood leh not allaha awooda leh

  • @Mumtaazcabdiqadir
    @Mumtaazcabdiqadir 2 місяці тому +1

    Dawlad goboleedka soomaaliland ayeyna wakhtigeeda kuluminin waxaan waxba kasuuroobaynin

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 2 місяці тому

    habaar waa la habaaraaye

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 2 місяці тому

    Ciidamada gaalada soo dulay oo hooyadaa kufsadada

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 2 місяці тому

    WAA SHARCI.INAY FIULIYAAN, Sida
    DUBAI Ethiopia , 24,agosto. 2o24

  • @diasmahamud9330
    @diasmahamud9330 2 місяці тому

    Soomaali galbeed waa muqadas ineey ka xorowdo itobiya

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 місяці тому

    Waxa ceeb ah in dawladdu cashuurta hawada ku shubaan xisaab-bangi oo ka furan Imaaraadka. Waa la khalad oo aad u foolxun. (1) say ku aaminayaan Imaaraadka oo u tafaxaytay burburinta dawladaha muslimiinta.
    (2) Cashuurta ummadda ma la xadayaa maalin cad oo umaddu u jeedo. Allow ceeb badanaa.

  • @HasanMuktar-jj1lr
    @HasanMuktar-jj1lr 2 місяці тому

    Okkee Bayyegaridha

  • @XasanJamac-f8j
    @XasanJamac-f8j 2 місяці тому

    Kkķkkkkk illeyn Somaliland
    Nacabkeedu Waa noockasta
    Val beenalahan eeg

  • @madarhassan1071
    @madarhassan1071 2 місяці тому

    Dagaanka somalida galbeed guumasi aya hayisto tan iyo intii ingiriisku ka gooyay walaalahood ee uu hoos geeyay guumaystaha itoobiya xuquuqda itobiya ay kahelaan wa dil boobka hantidooda iyo dhulkooga tirtiriista shacabka isir nacaybka iyo dhustuurka talis kasta oo adis imada uukasaaro somalida itobiyaan nimada hooray noqotaba mar unbay xorobi doonaan madaxda loomagacaabo maaha kuwa for ah ee magac uyaal maatida hortooda lagu xasuuqi kama hadli karaan insha alahu mar ayay xoroobi donan siyaasi iyo shacabkuba Ala mahad leh

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 місяці тому

    Markasey kubleeyiin lama joojin karo

  • @HasanMuktar-jj1lr
    @HasanMuktar-jj1lr 2 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +1

    MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, LACAGTA DIYARADAHA UU DUBAY KU SHUBANAYA, MAXAY MACNAHEEDU YAHAY, DUBAY TUUGADA AYA LACAGTA KU QARSATO, XASSAN SHEKH MUXU LACAGTA TURKIA UGU SHUBI WAAYAY.

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 2 місяці тому

      waa lala yabsan yahay shirikadahaan khaaska ah oo lacagaha canshuuraha loo sameeysatay in lagu shubo??

  • @HannaMaalin
    @HannaMaalin 2 місяці тому

    Waa kobol nagamidaa hadeysan ahaayn basa boor haqaataan

  • @Secularism25
    @Secularism25 2 місяці тому

    🤷🏽‍♀️

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 2 місяці тому

    Wararka asdsheegaysid. Kafiis0

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 місяці тому

    Gudoomiye ma adigoo soomaali ah baa u naageyneysaa itobiya
    Inaan kaa haray ha moodin itobiyaay
    Soomaali galbeed waan uso soconaa
    Baddana cirka bey kuu jirtaa wasaqyahow .

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 місяці тому

    Mexey racayan hadey jojiyan diyaradaha maskiin

  • @Amiir013
    @Amiir013 2 місяці тому

    Md. Xasan wuufiicnaanlaha hadu iskadayo musuqa

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 2 місяці тому

    Waa.khalad.cadaana.in.lacagta.caanshuraha.hawada.in.imaaraadka.lagu.sHugo.waa.tuugnimo.cad.oon.u.xavant.sheekh.samaynayo.waa.inous.laga.qabtaa.boobka.là.boobayo.somaliya.hantideeda

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 місяці тому +8

    😂😂😂😂😂😂

  • @YussufhomeYuhome
    @YussufhomeYuhome 2 місяці тому

    🇸🇴🇬🇶💪💪💪♥️🥰🇸🇴

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

    WALALAHA SOOMALIYEED EE KU NOOL ITOOBIYA WAA LOO CUDUR DAARA WAAYO WAA KU AMRAN YIHIN WAX KASTOO AY YIRAHIN CADAWA KA SAREEYA

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 місяці тому

    yaahuuuuu turki cid aan ku doorsaneyno ma jiryxiriirllmmaraad iy al siisi ma rabno xsan sheeqow joog

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 місяці тому

    Waali. Cas Gobol. Wadan is moodey Gobolka woqooyi Somalia 🇸🇴

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 2 місяці тому

    Waxan u arkaa in Hargaysa ay dad waalani ka taliyaan, waxan ku la talin lahaa ciddii soomaali ah ee aqoon u leh sida dadka waalaan loogu cagli celiyo ay ka hakran tala siinta dadkaa soomaaliyeed ee ku waashay, ciil badkii ay ciil badday SSC.
    Nabadeey....!

  • @mohoasad2331
    @mohoasad2331 2 місяці тому

    Nio somLiland waji malahane😂😂😂 sow shaly heshish lama gallin 😅

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 місяці тому

    Somaliy way kaga dhabesay awal waa loo tudhi jirey

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 2 місяці тому

    Maamuladu xabashida kama daba hadli karaan ayadaa samayasatay

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 2 місяці тому

    Alla Qac baa laga yeersiiyey 😂😂😂

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 2 місяці тому

    Qof walba somali ku hadla Somali mahan waa oromadii afka baratay

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 2 місяці тому

    Somaliland Itiobia Uma Jawabi Karto Somqliya Lkn Ha Marqanland Daba Dhilif

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 2 місяці тому

    KOW

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 місяці тому

    Way cabaaden waxay yihihiin waa iney ogadan

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 2 місяці тому

    Waxba ha ina xusuusin ee warka uun soo gudbi.

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 місяці тому

    Guul iyo gobanimo m weyne xasan shiiq maxamed walee siyasada wuu kaga horeeyaa odayasha muuse horjoogaha u yahay

  • @MohamedAbdi-jn4tu
    @MohamedAbdi-jn4tu 2 місяці тому +2

    Haday somaliland joojiso duulimaadka fly ethiopia iyo fly dubai maxay kusafri😂😂😂

    • @younge252
      @younge252 2 місяці тому

      Turkish airline _😅_

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 місяці тому

    Haday iska joojiyaan iyagaa gaajo ubakhtiyi

  • @BashiirAdeen
    @BashiirAdeen 2 місяці тому

    You

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 місяці тому

    Dib malooo aqriyay boogii garbaduuub ka gumeeysiga iyo 77

  • @janira7480
    @janira7480 2 місяці тому

    Iska jojisay maxey tahay cinwanka iska sax Walal WAlaga joojiyay 😅😅😅

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f 2 місяці тому

    Dadka beenta kada😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohameddugsiye8552
    @mohameddugsiye8552 2 місяці тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Go'aanbaan qaatay iyo ergaan dirayaa ceeebbbb

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 місяці тому

    Wadanku ciidan degdeg ayuu u baahanyahay in loo dhiso oo aan ciidan dambe oo ajnebiya lakeenin waa in xasan gurguurte runta loo sheego

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 2 місяці тому

    Muuse biixi wax uu joojin karo majiraan Abiy ayaa u taliya koox daas

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 місяці тому

    🤣🤣🤣🤣🤣muse il bun asigaa shin ku qaba taas marqan people waxey ka dagznaayan ama ka soo dhoofaa outland iyo magaali madaxda muqdisho

  • @InaDaharDeka
    @InaDaharDeka 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 місяці тому

    Ninka la yirahdo guddoomiye, wuxuu garan wayey in maalin walba dhulka soomaali galbeed cad laga Jaro maalina cafar soo hubeydo maalin orom soo hubeeyo si dhulkas loo qaato horumar ayuu shegaya xage jooga horumar dhulkaas soomaali ayaa iska leh.

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 2 місяці тому

    Benaaley, benaaley, benaaley ! Nacdaal baa kuu gutalaa.

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 місяці тому

    Salaadu kuma ansaxdo beenale qabyaladu qadatay

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 2 місяці тому

    Iimaanka alla kaa qaad beenta daa

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 місяці тому

    maxay nagu dardadeen ma jirto wax turki laga qaado karoma cafaysan

  • @abshir5782
    @abshir5782 2 місяці тому

    Beentasa kawaran

  • @SacadCrazaaq
    @SacadCrazaaq 2 місяці тому

    Hahahaha kuma dhacaan xabashida futo car haddaad rag tihiin ku dhaca xamar baad afka qudhmuun ku taagi taqaannaan afqudhmuuneyaal iidoor ????

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому

    Beenta u miis kkkkk
    May ku dhacaan inay Ethopiya wax ja joojiyaan?
    Niyadda u dhiskkkkk
    Dadka beenta lagu mashquuliyo 34 sano.

  • @mohoasad2331
    @mohoasad2331 2 місяці тому

    Waxan maqli jire dacas kaa weyn lama gashato hdii kale waad kudhex dhacee.ethopia sidii bey noqotey somaliland sidey rabto hadey yeesho somali ayaa kudhegan hdey somali sidey rabto yeshana somaliland kudhegan 😂😂😂😂

  • @iali8540
    @iali8540 2 місяці тому

    Beenaale

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 місяці тому

    Hargeysa imminkaba sow gobol soomaaliya ka mid ah maaha .
    Waqtigii beenta iyo ri'yada lagu noolaa .