Kokoyey amira iyo sundus manta wey so adegten darkodhana wey shidanyihin side ey dahayene lkni adhina halagayabo make up full make up somarso plzzz iskaso shid
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين يارب العالمين Ilaahayow gefkeena iyo geerideena ha kul minin yaarab Ilaahayow cimri iyo caafimaad nasii yaarab
An kayabno quruxdadha koko jimcihi maxana soxirata dress iyo full make up 😢plzz we just want to see you adhigo qurxon lacag na wa hesataye plzz wax shidhan sogadho❤p&l
koko hambaliyo for your 500k subscribers and i request that part2 of this video should be a must please. IT'S A HUMBLE REQUEST FROM A CRAZY FAN OF YOURS. AND INSHA ALLAH MAY ALLAH GIVE U A GOOD HEALTH.THANK YOU🙏
Omg I can’t wait xafladada koko😩❤️ hambalyo 500k queen
Hamblyo queen team koko aan hadlin commentina qorin hadaa nahay maalmaha guusha waa inaan camirnaa❤😂
mgceyga wadataa dhig yarey😂😂
@@fardowsocali8814 ruuxanteyda amaa tahay sami😅😅
Hamblyo koko hur osoco koko
Wcs qosol wang koko qali insha allh cawa Wan xerena tem koko ismuji like ta plz
Jah😊 I.a cawa waa qasab❤❤
Ayy xaflada koko wan sugi la ahay😢❤
Omg xaflada naga shid I.a dress qurux xero wa sugi la nhy 😭😭❤️❤️
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼
Kokoyey xalay ila cwa wlhi 10njer cml chenelkaga firiyay 😢 I know lkn inaa xanunsantahay xbbtii ilhey hanoka cavio😢❤❤ Half million wba kujirna jaa😂❤❤❤
Koko Mcnto Abayo lmissyou Nolasheyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
❤❤
Kokooy amiira iyo sundus sidii ciidii yeysan kuu galin oo dhar isku eg soo qaadan sadaxdiina isku dhar soo xirta❤😂
Isku dirtoooy😂😂😂😂
Koko hal codsi teamka qof wax so dhiga adaa ugu danbeeye plz naga joji o xilli hore so gali muqaalka ❤
Abayo iney mashqulde laga yaaba😢 teedhi kale wey xanusantahay😢 Ilahey ha noo caafiyo gebedheyna 😢❤
Amien 😢❤@@asmitaaahmed1335
Kokoyey amira iyo sundus manta wey so adegten darkodhana wey shidanyihin side ey dahayene lkni adhina halagayabo make up full make up somarso plzzz iskaso shid
Naaag nool umaac😂💋💋💋
Koko hambalyo abyo 500k queen ina xanun santahy walaga darema Allah kucafiyo ina ader
Koko style naga soo dhis xalfada adna ❤❤❤
Kokoye plz xaflada adna quruxdada halaga yabo sundus iyo amira weso adegten wax qurux bdn dhahayen adnah iska so shid mesha adi uqurux bdnow makeup waali nh marso plz stylka naga so qurxi love you xabibiti congratulations 🎉❤
Congratulations baby girl 🎉 team koko one love
Koko jimcaha quruxdaada waa in Loo yabaa 😊❤congratulations half million subscribers hppt yaaqey 🎉
Congratulations koko jecliyaa gabar walboo guul gaarta guuleysta gabdhaheyga isna jeclaada gabdhow
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين يارب العالمين
Ilaahayow gefkeena iyo geerideena ha kul minin yaarab
Ilaahayow cimri iyo caafimaad nasii yaarab
Scw❤❤❤
Markasta sida sheelada ama tarxada uxidho koko maanshalah❤
Hambalyo Hambalyo wlshey koko bulle intaas iyo inkabadan ayaad u qalantaa mcn I love you so much ☺ ♥ ❤ 💖 💗 💕 ☺
Dress elegant ah oo qurux badan xiro style iga sax huuno ❤
Congratulations for 500k
3days 100k
3 months 300k
9 months 500k
Record kaan Koko lee u yaalaa UA-cam
Qof Somali ah maka jabin kraaa
Xppti xafladaada inaad adiga ugu shidnaato AA raba iyo tan adnaba plz xppti❤
Ayyy hambalyo 500 kokadena inta iyo in kabadn kuu rajeyna❤❤
Lucky girl koko congratulations 500k
🎊 👏 💐 🥳 💖 💕
Ku saliva rasuulkeena muhamed scw
Scw❤❤❤
Hambalyo koko waan jeclahy gabar walbo heer garta oo karti leh waxna baratay qof karti bdn baa thy m.aqof qurbo joogo shaqeeyo UA-cam dubayo wllkeed masul ka ah m.a qof aan xiqdi iyo xasadnimo aqoonin ayadoo keeda dubanin oo qandheesan baa la leyhy keena nala duub hadana war kama galiso hambalyo mcny 500k congratulations 🎊 👏 💐 🥳 😄
❤🎉🎉hamblyo hamblyo hamblyo koko bulle Abaayo ka badna u qalintaa
Lacag ilahey wakusiye isku qurxi oo korkaaga iyo dharkaaga halaga yabo xaflada adna dress shidan soxiro style ka iska so sax is soqurxi wax isku sobaxayo sogisho abayo ❤
Hambalyo Hambalyo Hambalyo koko 500k team koko darteed meeqo like ayaan heli karaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ssn kusugaye wandale maly queen koko 😭😭😭ano radinwyo isodacey
Hambalyo ina hooyo waa dadashay garabkaga alaha galo ❤❤
Kokoo Amiiro iyo sundus wey soo Adeegten Adina maxaa ku dhacay koko jimcaha halaga yawaayo Quruxdaada🥺❤️
Congratulations hor maris ah kookadeyda finally wxn sugnab wey Imaday 500k subscribes 😢❤
Ugu danbeen waa gaartey 500k hambalyo kokodeyda❤❤❤
Ayyy yes xaflada wanola dhigayaa lkn waa sugi lahy❤❤❤❤❤ koko goormee domalia aadeysaa alla koko cawa hargab kasmuuqda illahy hakucaafiyi🤲
حَسْبِيَ اللَّهُ لَآ إِلَهَ إِلَّا هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ🤲🤲🤲🤲
Hambaliyo walashey. Farxadada. Waa farxadayda mashaalaah. Hambaliyo
Allla mnoli iztqfrlh wlhi waa oyay saa uqoslayay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂plz koko part two so sameyyy mcneyy 😂😂ilhey hanoka cavio herkabka waa socda wlh balayada❤
Maanta dhan waxaasugaaye 500k refresh kudaalay ugudanbeen 500k congratulations my sister 🎉
499k wye adi lee dhiman bis ee gabadha camadadeda uga foqa 😂😂
قُلْ هُوَ اللَّـهُ أَحَدٌ، اللَّـهُ الصَّمَدُ، لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ، وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ.☝️☝️☝️☝️☝️
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ، مِن شَرِّ مَا خَلَقَ، وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ، وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ، وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ.🤲🤲🤲🤲🤲
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ، مَلِكِ النَّاسِ، إِلَـٰهِ النَّاسِ، مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ، الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ، مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍
Finally half million wow super proud of you abayo intan iyo in kaa badan wa uu qalanta koko congratulations 🎊
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 500k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kokoyey vedioka cawa walasodahde otherwise congratulation 500k 🎉team Koko cawa ismujiya
illaahey hormar kaaga hakugaarsiiyo❤❤❤xipiyeey
Koko wax walboo fcn kuurajayn xppti dar alle kuujeclahay walhy fariid yar oo caqli miidhan thy
Frome Duriyada❤❤❤❤
Koko style naga soo dhis xalfada adno iyo xafldadad plz
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Queen 👸 500k kabadan uqalanta waa sugaayi hanbalyo🎉❤❤
Koko caawa ayad half million xiri rabtaa i.a congratulations 👏🎉lkn dabaal daga 500k inaad noso duubtid ayan rabny macqul mathy ileen xaflada adna ayaa caawa ah sidee noqoto wan arkeynaa i.a
congratulations congratulations congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉 koko buule farxda wkhi msha alh❤❤❤❤❤
Omg congratulations 500k easy ma ahn wlhi i can't wait xafladada❤
Hambalyo 500k subscribes ❤
Intaa iyo in ka badan wad u qalantaa.
Keep going Koko bulle ❤❤❤
Hambalyo queen half million kabadan kuu rajeynaa❤
Ayyyy congrats 🎉ma gwl 500k mnshlh mabruuk ukhtii 🎉❤❤
Hambaliyo koko bule❤❤❤
An kayabno quruxdadha koko jimcihi maxana soxirata dress iyo full make up 😢plzz we just want to see you adhigo qurxon lacag na wa hesataye plzz wax shidhan sogadho❤p&l
Hambalyo hambalyo kokodeyda ❤❤❤ 500k congratulations 🎉🥳
Congratulations 500k subscribers❤🎉
Congratulations sister you deserve more
Hambalyo hambalyo hambalyo koko bulle🎉🎉❤❤wankuwata horayusoco nolashana kuraxayso❤❤my sister
Keep going sister ❤ Half million coming soon inshallah 🎉❤
Congratulations 500k walashay mcn koko bulle Hambalyo 🎉🎉 samar badan kadib 🎉🎉❤❤
Fans Ronaldo one like🎉
Hambalyo hambalyo have milyan ❤❤❤❤❤❤ 1m comonsoon❤❤❤❤ waliga ii faraxsanow walsheyda mcn
C.nuur😭😭😂
@@user-lc3vn5ys4l Cali jiis😂😂
Hambalyo hambalyo koko bulle
Hampaliyo koko bulle. Ruux lajecelyhy ❤❤❤
Koko muqalada hala dahin ada ugu danbeya qof waxsodhiga teamka😢😊
Hambaliyo Hambaliyo sister cawa dhan ban firiyaya 500k inad kashay xafladana wan soo gena insha allha ❤❤❤❤
Hambalyo 🎉🎉🎉🎉 u deserve it 🎉🎉🎉
Congratulations 500k queen 👸❤
Already wad gadhayba 500k so same go forward sis 🎉 congratulations by advance
Congratulations xppti kawsar hore u soco wllzhy mcn keep going wllo mcn
Alfa mabruk sis 500K...and Happy life ❤🎉
Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations my queenteyda koko
Hambalyo teydii kabadan uqalantaa❤❤🎉
OMG 😫 congratulations 500k🎉
Hamplyo hpptiH 500k i.n 1m coming soon ♥️👸
Congratulations 🎉 500k waaa gaaartay barnaaamijkeena maaanaaata 🎉wlshey congratulations 🎈🎉
Ayy congratulations 500k🎉❤❤❤
conguratulations koko waw wad gadhy hqlf million
Finally have million ❤ koko congratulations 🎊
Kokoo hanbalyo hanbalyo hanbalyo xbbti wan ku jeclahay gulayso abidka❤❤
Hambalyo Hambalyo ❤🎉 500k abaayo mcn com soon 600k🎉❤ insha Allah koko bulle
Congratulations 500k my sister koko bulle hambalyo
Congratulations 500k queen 🎉🎂
Hambalyo sz you deserve more than that keep going sz 🎊 🎉🎉🎉
Congratulations on 500 subscribes queen koko🎉
Koko buule congratulations 🎊 👏 500k wooow 🥰
Lucky girl koko abaayo qali congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖
Hampleyo to hampleyo my queen 👑
Congratulation koko 💙 👏 ❤️
I love you for the sake of Allah
Keep going sis❤
Kokooo gabaraan jeclahaatahay abaayo mcn 500k🎉❤❤❤ hambalyo hambalyo video ga soobadi xaflada adna isasookalakici qurux iskasoodhig quruxey cadey
Waacodsi aadan kuutaageeraa xabiibti
Congratulations koko bulle 500k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waan ku hanblyo hanbalyo walshy koko bulle 🎉🎉 inta iyo ina kabadan🎉❤❤❤❤❤
hamblyo hamblyo 🎉❤500k Queen 👑😍
Hambalyooo for 500k abayoo mcn kabadan ayad uqalantaaaa
الف مبروك 🎉❤ على 500k مقدمه أن شاءالله القادم افضل
Congratulations koko 500k is here
Illaahay ha ku caafiyo xbt ❤❤❤
Congratulations 500k ❤
koko hambaliyo for your 500k subscribers and i request that part2 of this video should be a must please. IT'S A HUMBLE REQUEST FROM A CRAZY FAN OF YOURS. AND INSHA ALLAH MAY ALLAH GIVE U A GOOD HEALTH.THANK YOU🙏