Waaxan Iskadigay Tagsile Kadibna Waan Afdubnay + GACAN QAAD | PRANK😱

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 178

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +103

    Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara 💟☝💟🥰

    • @foosshiikh9711
      @foosshiikh9711 Рік тому

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

    • @shamsaakshan8603
      @shamsaakshan8603 Рік тому

      Scw scw scw

    • @user-kt4ox6gh8o
      @user-kt4ox6gh8o 5 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Somalicartoon11
    @Somalicartoon11 Рік тому +9

    Waxaan waa wax La isla ogyahay

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 Рік тому +30

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

    • @xawaxasan4878
      @xawaxasan4878 Рік тому

      Fayus in aaa hesho miyaa waxas u samenesan wilkas qalad ween ku samesen

    • @diriyexasan9738
      @diriyexasan9738 Рік тому

      ​@@xawaxasan4878

    • @fowshassan5828
      @fowshassan5828 Рік тому +1

      🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭🥺🥺

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +11

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰

  • @leylojeynaali9339
    @leylojeynaali9339 Рік тому +12

    Alla waa ooyay wallhi iyadoo been ah😭

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 Рік тому +15

    Sxb iska ilaali prank yada qaaar waaa ku galafan karan 😂😂

  • @yukeyyukey4303
    @yukeyyukey4303 Рік тому +4

    San waa qalad markle ha ulaabanin

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 Рік тому +14

    Ala zakiwoooo dibkiyo qof Ah 😂😂😂😂🤴💞

  • @sowdaabdullahi222
    @sowdaabdullahi222 Рік тому +4

    Kan prank ma ahan dadka cadaaboysiin ilaahay ka cabsada Muslimka daa 😢😢😢

  • @sakiqalas1833
    @sakiqalas1833 Рік тому +5

    Riwaaydan part 2 baa sugayna

  • @mohamedali510
    @mohamedali510 Рік тому +7

    Hhh prank kan wad kufashilmaten

  • @aqaayare6766
    @aqaayare6766 Рік тому +17

    Ar prank soomalia gacan utaagay jailin waa dhaafay kan😨🤣😃

  • @zakiseef149
    @zakiseef149 Рік тому +5

    Qosalkaa iga dhameyseen wllhi

  • @mouadibrahim69
    @mouadibrahim69 Рік тому +4

    War ninku uu qoslayaa war waa wax aad isla ogaydeen 😁😁

  • @hannaabdi7541
    @hannaabdi7541 Рік тому +3

    Wllky ka daa dadka prankigan ookle plz

  • @Somalicartoon11
    @Somalicartoon11 Рік тому +3

    200k is here

  • @maxamedcabdi1507
    @maxamedcabdi1507 Рік тому +5

    Waxn prank Maha kali lugu saryo mindi hayaay😂😂😂

  • @fartunharet3309
    @fartunharet3309 Рік тому +4

    😒😒alaaa niyow mxaa kaQaldhan Wilka mxaa San uyeli muslin matixiin miyaa😰😣

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Рік тому +2

    Maskiinkaa maxaa ka rabtaan zaki somali iska dhaafa wiilka adiga iyo asxaabtaada

  • @anwarelghazi4640
    @anwarelghazi4640 Рік тому +7

    Kan prank ma,ahanee dil waaye ilahay ka cabsada😡😡😡😡😡

  • @somalia641
    @somalia641 Рік тому +2

    Qalad wayn ayaa kashay waxaad jid ufur tay dadki dad qalado Ahyeeyn birido ayagana sidaas ayeey sameenayaan qufki bili aadamka lama qalqalgiliyo waa tambi waa inaad cafis ka talbada

  • @farduuscabdiraxman726
    @farduuscabdiraxman726 9 місяців тому +1

    Brnk aan dawado waa kii ugu qoslka badnaa😂kulahaa baba siir waa qabaa idaya😅

  • @amenacali727
    @amenacali727 Рік тому +2

    waban kanaxay markaan arkay dhiiga .waxan okale lama sogudbiyo

  • @cadowmohamed4086
    @cadowmohamed4086 Рік тому +3

    Somalidan video yaashooda markan arko waaba iska qoslaaa ķkkkk

  • @habibahussein8802
    @habibahussein8802 Рік тому +3

    Wara ninka wadishen maxaidinkaqaldan doqomayahow😭

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Рік тому +3

    Baabuurbkan aan soconayninxaa waaye hh

  • @iskufilan__mahamud
    @iskufilan__mahamud Рік тому +2

    San qalad waaye saki

  • @xasanxuseen1963
    @xasanxuseen1963 Рік тому +2

    Zaki soomaali cunuga waa dishi

  • @mohamedcllaahi9910
    @mohamedcllaahi9910 Рік тому +1

    Waad kaga dhabayseen ee brankibaad ugu samayseen afduub dhabah

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 Рік тому +2

    Walahi.waxedabtaran.atihin.maxa.saslogugala.wiilka

  • @maxamudcabdulle9239
    @maxamudcabdulle9239 Рік тому +2

    Zaki saan maficna dadka wadnaha ha istajonin

  • @rayaanhassan7882
    @rayaanhassan7882 Рік тому +11

    Short film afduub mxa ugu soo qori weysen mgca miyaa kaa qldamay zakiyow 😂😂

  • @ibrahimsalat7442
    @ibrahimsalat7442 Рік тому +8

    Legend of prank zaki keep going sxb waiting for part 2

  • @sidra857
    @sidra857 Рік тому +4

    Alla been badanaa Prnk isla ogtihinn😁😁😁😁😁

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Aboowe iska Dafaa plz wan ka Naxay. Runti

  • @zamiyozamiita9127
    @zamiyozamiita9127 Рік тому +2

    Plz wilka ka farxi wll sixun ugashe🥺😰

  • @ifraaxiitaabdiqaadir2855
    @ifraaxiitaabdiqaadir2855 Рік тому +1

    Wllkiin mahiyo idin dhahaye zaki soomaali masiibo aa thye

  • @FaadumoCismaan-oo9mb
    @FaadumoCismaan-oo9mb 10 місяців тому

    Willka prankiga ku samay nay sayn waa ka helay wathisappkisa ma hekaraa

  • @user-oj8zy4hf5n
    @user-oj8zy4hf5n Рік тому

    Waa Laysla ogaa prankiga

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Рік тому

    Xumaa meeshuu ka bilaabay, kulahaa Mid aan hayaa 😂😂😂

  • @deeqaabdiasis9640
    @deeqaabdiasis9640 Рік тому +2

    Akh kulahaaaa hhhh ala somaliyaa

  • @najmiita1913
    @najmiita1913 Рік тому +1

    Ax apoe mcn mahen inanad sas dhan wilka ubajdisho

  • @aminabdiazizamin8805
    @aminabdiazizamin8805 Рік тому

    Zaki somali almost fair you are the most pranker

  • @mohamedcllaahi9910
    @mohamedcllaahi9910 Рік тому +2

    Kani brank maaha ee waa dhabdhabtiiyee ha iso marina sxbow
    Hhhhh igatag dheh

  • @cadnaanxuseen
    @cadnaanxuseen Рік тому +1

    Walhi arintaan ka fiirso zaki...

  • @user-pq3pv5iv3o
    @user-pq3pv5iv3o 5 місяців тому

    nin ka zaki ro aayuuba otomay bee haqiisa yoo kasoobixin wiika isk raali kali aaboowe magaceega waa raxmo❤❤

  • @nuur6536
    @nuur6536 Рік тому +4

    somaliyey wllyal waxan raba inaan noqdo youtubr walalkaa ahay,. marka haiga xasdna inaad iisaartaan,...#
    #subscribe #wllyal, #iisaara🇸🇴❤️🙏🖐🩸

  • @amiinmohamed6717
    @amiinmohamed6717 Рік тому +2

    Dhibki o qof ah zakariye

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +15

    Legend always legend keep going saki somali best prank 💘💪💪⚽️⚽️

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Рік тому

    Everything in this vedio can be understood in just 1 second

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Рік тому +1

    Hhhh filimkaaas nagala tag Nairobi saas maa la is dhahaa Bolt ama motto lee la raacaa hh

  • @Boqor.HaysaM
    @Boqor.HaysaM Рік тому

    @zaki somali sxp waxan wa dhaqan xumo dadba idin dawanayo wxa jiro dad caqligodu yar yarahy oo wxan samen dono marka dambiga wala ledahy sxp ilen dadku isku mid ma ahn

  • @cadowmohamed4086
    @cadowmohamed4086 Рік тому +1

    Niyow wax cagli gal ah oo aan akbali karno la imaaw waxan prank ma ahane dadka ku daawanaayo waxaa ku jiro kuwa adi kaa caqli badan

  • @ilyoagabar7890
    @ilyoagabar7890 Рік тому

    Kkk ar wxni waa film nio bahasha naga baadheeya

  • @Somalicartoon11
    @Somalicartoon11 Рік тому +4

    Keep going my prozki 💪

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 Рік тому

    Zaki daaka haka habaar san

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Рік тому +1

    Zaki prank ma taqanid wilka saad yeeshe maxa waaye

  • @cqaadirmaxamed-ye2wx
    @cqaadirmaxamed-ye2wx 9 місяців тому

    Sxp iska daa pranki yadanoo kale sxp zaki

  • @hassomoha288
    @hassomoha288 Рік тому +1

    Zaki best somali yotupar

  • @kingoslo7293
    @kingoslo7293 Рік тому +1

    Shirt film inad kuso qorto bay ahyd kk

  • @rabiicomaxamoudmaxamed9221
    @rabiicomaxamoudmaxamed9221 Рік тому +1

    waxas oo kale waa doqonimo😡😡😡

  • @HUSSAINMuhammed-ck7ev
    @HUSSAINMuhammed-ck7ev Рік тому

    Walahi waxan iska daa ani 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 Рік тому +2

    ruwaayad caadi ah

  • @quenmaviochanel5964
    @quenmaviochanel5964 Рік тому

    iLhey ka baq isha bila adamka waa xanuun badan tahee😭

  • @maanali7596
    @maanali7596 Рік тому

    HOOYADAA ANAA WASA IYO TII AFKA CASAYD WAXBA HA ISKA OOHIN RAGA KUWA UGU XUNBAA KAMIDTAHAY

  • @Allah599
    @Allah599 Рік тому +1

    @Zaki Somali is kegend

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 Рік тому +1

    Waxaan prank maahan waa crime stuff ee sharciga wadanka ilaaliya

  • @apwanmilano9897
    @apwanmilano9897 Рік тому +2

    Numberka wad qarinii laxeed

  • @ismaciilshiiikh2244
    @ismaciilshiiikh2244 Рік тому +1

    Wa la isla og yaha

  • @user-xg2tm5to7s
    @user-xg2tm5to7s Рік тому

    quruxu wangahelay ❤❤❤❤

  • @zadaamchannel4423
    @zadaamchannel4423 Рік тому +1

    Waxani maha prank waa dil caadiya

  • @Qurankareem0114R
    @Qurankareem0114R Рік тому +2

    Waxan Beenta Cad Ah Nagala Tag Dad Caana TihiiNe Prank Idiimka Suurto Galayee

  • @shamsomacalin4174
    @shamsomacalin4174 Рік тому

    Nin rag laciilay xanuun badanaa waxaan barinki maahin wlhi ee waaa bahdilad uf🥺🥺🥺😥😥😥😥💔💔💔

  • @somaliya725
    @somaliya725 Рік тому +2

    Walisla ogay wlhi

  • @abdirahmanmohamed3891
    @abdirahmanmohamed3891 Рік тому +1

    WAba dishenee Waxan brank Ma aha WA wax la isku dili Karo ama xabsi laku Gali karo

  • @feesalcali2785
    @feesalcali2785 Рік тому

    Anoo og in isla ogyahay hadanE dawanaya

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 Рік тому +1

    Wax Wax idiin sheega maweyden war dhib haysgu keensanina

  • @salwacabdicasiis
    @salwacabdicasiis Рік тому +1

    Waxaa prank ma haee wilka cil uhetseen

  • @habibahussein8802
    @habibahussein8802 Рік тому +1

    Sorry Abòwe

  • @user-wr7hr2ih4z
    @user-wr7hr2ih4z 6 місяців тому

    Qosol igu maharin😅😅😅😅😅😅😅

  • @MahadYasin-lv9of
    @MahadYasin-lv9of 11 місяців тому

    Waraa ninka hadaynin illaa uga sheegto prank inuu ahaa hadii kale xabsi isku diraaari

  • @zaienb5691
    @zaienb5691 Рік тому +1

    Maxaa barnka somalina meshi lo wado lee uwad Mee pro wilka yar pen pen ku dishen be

  • @maanali7596
    @maanali7596 Рік тому

    Aragtibaa inaga dhaxaysa

  • @aadancabdullahi2373
    @aadancabdullahi2373 Рік тому

    Uqubo alha idin kurido wyba inku dhacdy e wlaahi waxaa iindhaanty adinkoo caadi usameeyo wxaas uf

  • @Koyama548
    @Koyama548 Рік тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂 qosol ima harin😂😂😂 keep going 🙏

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman Рік тому +2

    Waxan prank ma ahan ee waa dil caadi ah 😭😭😭 illaahey ka cabsada prankiyada noocan cml naftiiney galafanayan ee iska ilaaliya wiilka waa dishen idinko usheegin iney prank tahay bax dhahdeen markasad leedihiin so qabo naxdintu naxay oyintiisan ujeeday orad ilaa gurigiisa ma istaagayo😢😢😢

    • @iidyuusuf3120
      @iidyuusuf3120 Рік тому

      imagine been tahayi wayi cada hayi😁😁😁😁😁

  • @HayanStudio763
    @HayanStudio763 Рік тому

    Ninka Waad disheen

  • @fardowsalajecley7567
    @fardowsalajecley7567 Рік тому

    Kan wula ogyhy jilinkisa wala fahma😂

  • @user-ts1ij7do7l
    @user-ts1ij7do7l 11 місяців тому

    Gacana kuqadi kulahaa 😂😂😂😂

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Рік тому +2

    Zaki 🤴❤❤❤❤

  • @user-wr7hr2ih4z
    @user-wr7hr2ih4z 6 місяців тому

    Wilka walalkin miihiyo bu nidohoyaye😢😢😢😢😢😢

  • @cabduqaadircalimaxamed3892
    @cabduqaadircalimaxamed3892 Рік тому

    Waxaan baraanki maahan sakiyoow ee waadilcaadi ah wiilka toosaa udisheen teedakale afka inuukugu dhufteey aheed xoogmaakuleedahay waakudaneesoosaa waanadilee dabal

  • @umumaxamed8655
    @umumaxamed8655 Рік тому

    Way isla ogyihiin kwrn hhhhh makerafoonkii baa ka sanqadhaya kwrn ninka hhh

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 Рік тому +2

    MashaAllah 💔🤣🤣🤣🤣

  • @user-yc6tj2zs9s
    @user-yc6tj2zs9s Рік тому

    Sorry Abowa

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 Рік тому +1

    Waidindila.walahi

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 Рік тому +1

    Sorry dadka sidaa dhan loomagalo

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 Рік тому +1

    Fashil wuuu qoslay

  • @user-tw9yz6mi7w
    @user-tw9yz6mi7w Рік тому

    Sorry abowe

  • @xalimoxasan90
    @xalimoxasan90 Рік тому +1

    Wiilka.cadi.udishen.bart2.kuso.dar.zaki