" Hamigaygu waxa uu ahaa inan Proffessor noqdo " Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Waayaha Noloshiisa Q.1AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @guuleed9980
    @guuleed9980 4 місяці тому +2

    Guul mudane

  • @AhmedYasin-my4rs
    @AhmedYasin-my4rs 4 місяці тому

    Masha Allah waa Wax lagu Farxo wllhi guulban ku rajeenaya neste madaxwayne

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 4 місяці тому

    Inanta wariyaha ah suaalo badan ayaa dhaafaya oo ka dhalanaya jawaabaha uu gud bixinayo

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 4 місяці тому

    Siyaasi xikmad badan ayaa tahay siyaasi aragti dheer ayaa tahay
    Kollay wadan si xun laysku tuhmo ayaynu joognaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 місяці тому +1

    HAMIGAAGU WUXUU AHAA INAAD TUUG NOQOTID WAANAD KU GUULAYSATAY👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

    • @samaaraqurux2736
      @samaaraqurux2736 4 місяці тому

      Niic haysaaye malayinta doller sanadkasta laga guro Shacabka xage la geeya ma lagu sameeyo marku garoon u ekaysiyay cay uga dhigaysan

  • @diicisxuun3789
    @diicisxuun3789 4 місяці тому

    Tan wareysaneysaa
    weydiisay hadal adag
    Kaba weyn da'deedaas
    Waxse ayba moog tahay
    Inay damaqday waa hore
    Nabar helay dabiib wacan
    Wax yar buu dulxaadshee
    Sidey wax u dhaceen beri
    Haddii uu warrami laa
    Warku wuu is tari laayo
    Wuxuu socon lahaa wiig
    Kolkiise uu walaalkaa
    Weyne haw raxmado ee
    Kaa waabshey yoolkii
    Waxdaddii ku garab galay
    Waddadaad ku kulanteen
    Waxtarkeed ka sheekeeyo
    Weligaa ha sii deyn
    Mabda' wadaagta uunbaad
    Wax is tari karaysaanoo
    Wada socon karaysaane
    Qabiil waa hungiyo weyde
    Dhallintana ka waanshoo
    Haku waalanina dhaha
    Waddankana ka cidhib tira

  • @ALIGuntigaab
    @ALIGuntigaab 4 місяці тому

    First viewer and First comment

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 4 місяці тому

    Hadaan fikirkayga ka dhiibto waraysigan
    Su.aalo fiican waad waydiisay gudoomiyaha lkn jawaabiha uu bixiyay su.aalo kale o qiimo leh ayaa kaaga dhalin lahaa

  • @AbdalleBuuni
    @AbdalleBuuni 4 місяці тому +1

    Inantaasi ma suaalo uu usoo dhiibay bay weydiinaysay😂😂

    • @MubYus
      @MubYus 4 місяці тому

      Haaaaa, Su,aalaha isga u soo qoray.

  • @KhalidAli-we6sc
    @KhalidAli-we6sc 4 місяці тому

    Lipaax weeyi siyaasada Fahansan.

  • @cige3636
    @cige3636 4 місяці тому

    TUUG WAYIN HAWADII IIBIYAY

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 4 місяці тому +1

    Haddana tuug xoolo dadweyne ayuu noqday.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 4 місяці тому

    Kkkoo maad noqotid fursaddo way kusoo mareene intaa been iyo huuhaa tvyada lasoo fadhido

  • @diicisxuun3789
    @diicisxuun3789 4 місяці тому

    Tan wareysaneysaa
    weydiisay hadal adag
    Kaba weyn da'deedaas
    Waxse ayba moog tahay
    Inay damaqday waa hore
    Nabar helay dabiib wacan
    Wax yar buu dulxaadshee
    Sidey wax u dhaceen beri
    Haddii uu warrami laa
    Warku wuu is tari laayo
    Wuxuu socon lahaa wiig
    Kolkiise uu walaalkaa
    Weyne haw raxmado ee
    Kaa waabshey yoolkii
    Waxdaddii ku garab galay
    Waddadaad ku kulanteen
    Waxtarkeed ka sheekeeyo
    Weligaa ha sii deyn
    Mabda' wadaagta uunbaad
    Wax is tari karaysaanoo
    Wada socon karaysaane
    Qabiil waa hungiyo weyde
    Dhallintana ka waanshoo
    Haku waalanina dhaha
    Waddankana ka cidhib tira