Waxan salamaya i.a inta dawan donto 2026 hada waxan mareyna ama ey ii tahay 4/08/2024 sacada 21:07 da qiiqo qof walba oo comment tigega arko waxan u rajeyna nolo qurux badan iyo cafimad😢❤
Heestaan 2011 maalin ciid ah galabkeeda ayay xarfaan ciyaal siigo ah oo party dhiganayay meel xarun ah oo gurigeenna ku dhaganayd galabkii oo dhan u shidnayd iyo 2013 sheeko aan idaacad ka dhagaysan jiray. Haddana 11sano kadib baan caaway soo xusuustay oo aan soo raadiyay.
Anigaa oo ambir second half sugayo sxpkey Abdullahi sheikh talefokisaa caisha sithaan ogadageysanayi 2012 brother Abdullahi shekuuuuuu he was wearing tshirt polo and red macawuss😂😂😂😂😂😂😂
2012 aan maqli jirey 😂❤ xasuus wallahi lkn 2012 lyrics inuu jirey ma u maleynin heesta qoraal ahaan waye😂 8 march 2024. 12:30AM habeenimo. Soonka 3 maalin ka dhiman tahay 😅Dadki iga dambeeyo JANNADA kuwii ku kulmo ALLE hanaga dhigo❤️🤲
2023 inta dawanaysa love ha usaarto 🥺
Anaa daawanaya✋😁😁
Aniga😂😂🤣
Hees wakhtigedii kcsnyd
@@Who_are_you900Ana ka dampeyay
❤
2024 inta dawanesa lovaka isku mujiya🥺
2024 inta dawanayso love haii saarto😊😢
𝑤𝑎𝑟 𝑤𝑎𝑎 𝑟𝑢𝑛𝑡𝑎𝑎 𝑛𝑖𝑜 𝑖𝑚𝑖𝑘𝑎 𝑑𝑒𝑒 😅
❤
Wllhi xiliga aan heestan maqlay waxee eheed 2014 ay aheed cid dariskeena ah aan wax isku nahy baa aroos qabeen heestaas mar aan ku dheelay kadib heesta wn jeclaaday wllhi sanado badan kadib soo xasuustay inta daa waneeso 2025 wn idin salaamay ani hada wxn daawanooyaa 2022 lkn wxn salaamaa inta daawan doonto 2025
2014 arooskii u horeyey kaga jaaso arooskii wllky xasuus markasa amba igu horeysay hees la jcldo way ahyd mar dmba barty fnnkii qaaday
Wax kawanaagsan noogu ducee
2023 Lee la maroya 2025 inte nogu wada😂
@@jnazir😂😂😂 wu na hor carary
@@ruweida9590😂
Maxan mudo raadinayey hestan wlhi😢waxan ka Xusuustaa bal i day bal i day idaawo😆finally wan helay❤
Oh my goodness 😍😍 this song can take position one in all Somali songs
Hhhh q
Waxan salamaya i.a inta dawan donto 2026 hada waxan mareyna ama ey ii tahay 4/08/2024 sacada 21:07 da qiiqo qof walba oo comment tigega arko waxan u rajeyna nolo qurux badan iyo cafimad😢❤
WakhtikeeDii Heesta Ugu Wacneed🎧
For Me Old Is More Expensive Than Gold😓💖.
5/3/2024 baa dawan haya hadad qoralkeyga aragto waxa ku rajeynaa cafimd aan isku soo duceyno sxp😊❤
Wax dhaxaa igama soo horeysid 😂
Radio barkulan hadaad ka dhageysna jirtey heestan
👍 like
Radio barkulan adiga ayaaba xasuus kale isii galiyay 😢 suwax walbo ayeeyadey digri ka dhageysan jirtay radio barkulan
Alla hesttan arosskeyga ayan ugu bashalneey wan farxa Markan hesstan maqloo🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ilaa hada mawada jogtiin?
@@anjilahamid4791 war jeclida
@@Calijetecalijete soomali maka dhalaninoo 😂😂
@@anjilahamid4791 manooshahay
@@Calijetecalijete haa
2022 hada arakto comantigey iso ducey dhalinta iga dan beyao aduunka 😭
ilahay if iyo akhiroba haku naxaristo
Amin
Allah ku naxariisto
Illah hano wada naxaristo 🤲adiga, aniga io qof walpa comentiga aqrinayo aaamiin.
intii geriyote Allah u naxaristo anakana Allah hanoga daba naxaristo aamiin yarabi
Wllkei hada manooshahy🤣🤣
2021 inta dawaneyzo is mujiyah hhh
Me 22 /9/2021
Anaa kaa dam beyooy
2024 intaa dawaneysoo love haai sarto
Old is Gold Alla waqti muxuu cararayaa heestaasi waaggii ay soo baxday baan saan u dhagaysanayo dhiig kaga keeni jiray''.❤️
Heestaan waxan maqlay 2015
Wana dageysan jirtay gabar edadey ey dashay hada aana so xasustay
Inta waxan fariin ugu rebaya dadka gadashey dageysan dona
"Walal heesaha waa dhambi ee iskadaf"
Ilahay hano dhambi dafo damaanten❤
hdii aaad argty 2023 isoo duceey wll mcn 🥰🥰😭
Oky
Again 12 years ago xasuus❤😥
21/11/2023.wanii salamay inta dawanyso😂😂😂
Back to old dayz ciyaal jam 😅 2013
2021🔥🔥
January 2023 ban dhawanaya 💕🥰what a song ✨💫like sar
2012 aa dhalan yarada xaafada dhagansan jirtaya ana cunug yar ah markas maqlay xasuus walh🥵🥰
😂😂
Xasus kamapal ugand ku dhagaysan jiray 2012
waaw waa hees qaali ah adxabta hala baashaalo
Still you are waching 2023😢❤
ayyy the bast fanaan ifraax Mavio ❤🥰🙏💯
Wlhi hestan waxa kusaxasuusta wiil mohamet farxaan ladhaho on shb nahay telkisa ayaan ka xaday markaas ayaan meel tog ah lagalayyy malinti dhan kuciyarayeyy kaligeyyy hadhow ayuu iga qaatay telki opila dapa waxayna ahayd heesti igu horeysay hees aan maqlo wakhtiguna wuxu ahaa 2012 wlhi xasuus mapa ilaawi karo
Waagaas waaba yareede maxa waaye wilka sxbkaga ah hhhhh
@@muscabsaalaxdacarmadaxweyn1631 kkkk var xumida
🥺❤️Old is GolD😭💜🙌2022
6 April 2022 Masha.allah 👋🏻😜
Walee cawa xasus bankalay am not alone 😭❤️❤️❤️😭😭😭❤️❤️😱
Wa sida anpa manta zazuz galay
Old Is gold still 2023❤️
2023😁😁
Alla maxaan yaraanteeenu kusoo baashalnay heesta tani 😢 aduun waxaa farxadiiisa kala fogaaanesaan markaa 22sano kor udaafto runtiii 😭😭
2023 yaa ila dhageysanaayo ❤️✌️
The best music 29:8:2023 inta iga danbayso like isara😢🎉
8/10/2023 Sunday Xazuuz 😢 Ano yarban heesta Maqli jiray lkn maantan helay😳 Allahayow wakhtigu ii samaada😢
Ala xasuus 😥💔🥺😭😭
Dadka dawano doono 20034 waa idin salaamaye 😂
Yaaa 2022 dawani hya
Me☝️😊
Sihamey darada___😂❤
2023 🎉wlhi hestan yarantey ila hada wan jeclahay
Wah heestu run miyay u jirty waxu in dad qadeen uma malayn jirin lkn wa hees macaan 😂I'm listening Sunday 24/12/2023
Heestan jaam baan ku bartay 2015 yaa ila mida❤
Heestaan 2011 maalin ciid ah galabkeeda ayay xarfaan ciyaal siigo ah oo party dhiganayay meel xarun ah oo gurigeenna ku dhaganayd galabkii oo dhan u shidnayd iyo 2013 sheeko aan idaacad ka dhagaysan jiray. Haddana 11sano kadib baan caaway soo xusuustay oo aan soo raadiyay.
Partis hadad adeegsatay rer gaalkacyo bad tahay legend Sow sidaa mahan kulamid ban ahay oo waqtigaas bartiska aad ban u jeclaa from gaalkacyo
😂
Yaa iga danbeya ooo dawanaya😅❤❤❤
2024 January ayan idinkala soo hadlaa😊
Ala xasus😭😭abahay dhagaysan jiray 2013😭😭 wan jeclhay
Waayo wayo inta dawaneeso 2025 waa idiin salamy😢😢😢
Legends Never Died ❤️😢 Still
@@Fahmayyy manoo shahay😢
XASUUS 😢
Still iam listening
Xasuus walhi 🫀👸🤎
Axyaa hees walee xili bean ku raaxeysan jiray
Awww so cute Song 🥺❤️
25/5/2023 maalin talaado wxan rajeynaya inuu waqtiga ii samaado I.A 🥺❤️❤️
Xasuus ba karaba hadii aan noolado😢
Waa Heesta ugu shidneed Jaamamka 2013 meelahaas
31-1-2023 ayayan dhageysanoya love wa i xusuus🙏
20/9/2022 dhageesoya inta ika dambeeso waidin salaamay✋😂
Waanu kaaqaadnay😄😄😄
@@abdusalansaleban7339 thanks 😂
@@Quenhaadiya heesta marka ninka iyo gabadha hindiga ahi ku ciyarayan soo eeg dadka meshas coment bixinaaya 11 sano kahor iyo 7 sano kahor ayay coment bixiyeen waan yaabay😁
KOOSHIN YARE❤️
Nokia hadaadan kasoodhagaysan uu waliba qofkale leeyahay maadan soojabin zxp😂
Walhi xasuusu 2012 ayaan jacelaa magac duna wa ifraax ilaa hada 2023
Saas waaaaa😂
Raxma yuusuf xasan
2024 inta daawanaysa kadib markay daaci bilan kasoo arkeen 😂
21/11/2022
Maalin jimce ah welipa duhur aan kligay ahay
ayaan daawanayaa weliba anigo iska murugaysan
this was the first song somali that i ever like it
Samecase
Baliday baliday 2024 aya ku jirna ayado maalmo isku balay sanadki kampala idinka so salamaya magaladaydi❤
Waaaaw 2024 waa beertii jacaylkee
12 kadib yaan usoo xiisay🥰
old is Gold
Friday 12 May 10:28 daawanayaa
5/3/2024 ayaan soo raadiyay heestan wa top 🎉❤😊
Still 18/10/2023 😕😔
2023🥶🥰
2025 inta dawan donto wan idin salamay ❤❤
Dadka dawani dona 2027 I.n wan idin salamay
2024 intasoo booqaray ismuujiya😮😅❤❤
Legendry song ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan mxn raido ka dhageyty ani,wlshy
Back to 2013 parts ama jaam qofba siduu uyaqaan baa hestan lagau dheeli jiray galkacyo hestan inti la ii shiday maxaan xishooday ❤❤
Wllhi xasuus 2012 ayn maqli jiray anoo aad u yar oo wax yar ka hor baadiyo ka Imid haddana jaamacad iyo heer ayn marayaaa adduunyo.
ana markas 2012 jamcadan bilabay aan hestan dhagaysan jiry 🤣🤣
@@saedqozta5386 nio duqaa tahaye😅
@@sadiamohamedabdi5827 🤣😜😜🤣 wlhi dhalinyaro ahy weli 26 jira
@@saedqozta5386 Haa weli waad yartahay.
@@saedqozta5386 ma nooshay
yaa 2022 ila dawanaayo oo kibirsan kkk🤣🤣
Hhhhhh
2010 bas aan gobol kasoosaarna bay kadaarneed 😊 wali way noshahay cajiib.
My favorite ❤❤❤😅😅😅song🎤
Wara song 🤙
Anigaa oo ambir second half sugayo sxpkey Abdullahi sheikh talefokisaa caisha sithaan ogadageysanayi 2012 brother Abdullahi shekuuuuuu he was wearing tshirt polo and red macawuss😂😂😂😂😂😂😂
Waxaa heestaan idari jirtay Gabar habaryarteey dhashay oo hada. Kunool USA anoo yar qoyska hbaryar Kenya kasoguureen cawa xasuuus 2010
what a song!
2012 aan maqli jirey 😂❤ xasuus wallahi lkn 2012 lyrics inuu jirey ma u maleynin heesta qoraal ahaan waye😂 8 march 2024. 12:30AM habeenimo. Soonka 3 maalin ka dhiman tahay 😅Dadki iga dambeeyo JANNADA kuwii ku kulmo ALLE hanaga dhigo❤️🤲
Heestan marke so baxday Muqdisho imaaday 2011 hdana waa 2023 12 yeara ago😂
Heestan Rap ahan ayaan u dhageysan jiray
Only ciyaal jaam🎉😅
2013 ayaa baartis laku dheeli jiray hadana waa 2023
2025 Inta daawanaysa like reeb❤
2025 inta daawanaysa love saara
Old is gold😶
Nokia era it was it brilliant song 🎵
Same with you wllhi 😢😢
Kkkkk kulamid
😭😫2023jaceyl
30/6/2022 daawanoya amiiray daraada
Hda day hda daaawo❤😊
Inta dhageysatay 2013