Bismilah wax walba waxa ka daran cudurka Ragan Mel walba woxoda Galinaya hade haweenka halmid ayaa ku yaal mukaa ku iman qabo yaab sorrywll sada 😢😢😢subaxwanagsan soomaliyey 💕💞🌹🌹🌹🌹👑👑
Caku godadle bal fiiri gabadhii buu xanuun ku riday waaba saas nimanka naagaha badan infagshan kama dhamaado baa la yiri. Abaayo wuu jiraa infection haday hooyadu qabto oo aan laga daawayn markuu ilmuhu dhalanayo waa khatar wuu u gudbaa ilmaha weliba indhaha buu wax yeelaa maraykan hooyada way ka baaraan markay dhalmadeedu soo dhowaato
Abyo infagshon dhiiga wuu jira aad ayuu u xuunyahay qandho saaid ah ayu leyahay afka xitaa wu gogoya aniga 3 biil kadib wa laiga so helii jirey marwalbo ilaa aan kenya ka so gurey hadaa wan ficanahay marki aan hawada badashey alxamdulilah
Sas ha dhahin gurka qorso ciid kasto taqano nin ama xaran kundhaca ama nagtis wu qarina aniga dumaahilkay hargaysay jooga naga kale waa qaban famillka bes lee oog nagahoda kale xita ma oogo
Abayo, it's sexcually transmitted STD you get by having unprotected sex or by multiple partners, or wife's 😢 but by right medications it cureble 💊 💊 in some case it could cause misscarege or early birth or fertility problem, pls check your partner for STD if he's has more wife 😢be responsible for your health, my sisters ❤
Bismilah wax walba waxa ka daran cudurka Ragan Mel walba woxoda Galinaya hade haweenka halmid ayaa ku yaal mukaa ku iman qabo yaab sorrywll sada 😢😢😢subaxwanagsan soomaliyey 💕💞🌹🌹🌹🌹👑👑
Farxiya sida no metelayso ka helay😂 waku salaamay from hargaysa👋❤️🥰
Ha farxiyo wa jiraa agfashinka dhiiga raaco ano xamar jogo ooo nin ii joogin ayuu igu dhacay ❤dadka rer Nairobi adbuu ugu dhacaa
Nairobi qof walba oo jooga wu qaba wax iska caadi ayu noqday lkn ma aqaano wlh
Sorrywll😢😢😢 team farxiya häbeen wanagsan 😘😍❤❣️💟💥💞👑🤩
Hbo farxiya sidaad no jilayso ayaan ka helay wlhi waliba xafdaan ka dawado ayad kaa shekynaysa from xero awr❤😂 kimis iyo sabayadna waa isku mid❤
JABATI kudhiman from garissa Cadey love ❤Farxiya
Kkkkk ya rer garissa ila ah o ila dawado
Aiii from Wajeer waa ku salaamay. Garissa cadey reer xididkey iyo reer abtigey dhulkooda 🥰🥰🥰
Farxiya sabaayad iyo kibis waa iskumid mcnto qurux leey ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Haa infection Qaar haalis jiira baby hadu hooseta ka dhaasho indha beele ku riida qaarkod waaba udhiinta laakin dadka qaar kinin siiyan ka hoorta 😢😢 naagahan 3 4 laaslaqobo Waa dhiib waxa fiican markad dareento inuu infection ninkada iyo adiiga xaata naagta lagula qaabo iska daawaysan because caafiimad ku jiira toonta iyo liin dhaanan suubax kasta biiyo ku daaro oo caabto infection isma Arkaysan
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Kimis sabaayad iyo jabaati waa isku mid abaayo Farxiya
Canjerda maxa u taqanin loxuux me ehed 😂
@@anfaccnaasir5318 ina adeer labadaba waan u aqaan canjeelo iyo loxoox inkastoo gobol kaan ku koray canjeelo laga isticmaalo
Faarax weji ileen malehee🙄😒salaama dadkeygi ❤
Waa run waayo wuxu ka mid yahay cudurada lakala qaado
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 🤲
Alle haku siiyo kuwo baari ah
Amin
Aamiin ilahey ha ku siiyo awlaad baariya
Aaamin aaamin aaamin aaamin Allah hakuu siiyo awlaad baariya oo aaad ku faraxdo inshallah xbbti
Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo shukrn
Waamaqlay igfashinka dhiiga raaco ilaahoow caafi intow haayo yaarabi
Kenya dad jooga dhan waa laga sheega lkn cudur weyn mahan
Septicemia baa la dhahaa waa sax wuu kaqadi kraa cnugu hooyada
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي 💖
dhaman team farxiya salan sare sorry wll❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
Wcs walashey mcn❤❤❤
❤❤❤farxiyo cadey❤❤
Nbar 1an❤❤❤
FARXIYO QURUXEEY Armalo waa midda ninkeeda ka dhintay
Asc team minweyn is ilaaliya😂😂
Ilàhay ha na ilaalliyo abaayo nin ma ilaalin karnee
@@najmaaxmed2736 haa wllahi waa runta abyo
Waa runtaa il il ma dhoorto 😊walee calaf umbaa u geeyo minyaroimo yaa hambo rabo ee halga duceeysto inta neceb minyaro inta jecel na waa hor😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@Zahrakiin-so5pp 😃😀😃😃
Abyo
شكرا❤
Wcs farxiyo cadey ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aad baan ku takeraa
Abaya waxbadan kuradiyayay alx wanku arkay😊❤
Wcs abayo farxiyo tawakal family wajira xanunkasi
Haa wajiraa waxaa ladahaa gonorrhoea ama chlamydia ama syphilis, kaa ku dacee wa syphilis yedaa abayo
Sabayadu ma kibistaaa
Haa qli
Farxiyo nin gayaankeeda maxawaye
Nin geeya.
Infection ka dhiiga raaca wuu jiraa ESR baa looyaqaanaa lkn laysma qabadsiiyo hooyaduna ilmaha uma gudbiso wyo virus ama bacteria ma keento difaaca jidhka is weerara
Doktarrka ayaba dhahay waa la is qadsiyo😂
@@halimajeylani9243 Abaayo infection ka kaadida ayaa lays qaadsiiya lkn infection ka dhiiga raaca laysma qaadsiiyo wax barta layniguma karo markaasaad lasoo taagantihiin infection ka dhiiga raaca lays qaadsiiya😆
Subxaanalah 😢😢😢
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🫶🎁👏🥰👑❤️👸
Nin qiyaana badanaa
Haa abayo woo ku dhaca
Kkkkkkk qof wax isku og waa iga walle kulahaa 😂
Team minwyn, minyaro soo dhwda😂❤
Dhawhy from minyro ❤❤
Wsc
Caku godadle bal fiiri gabadhii buu xanuun ku riday waaba saas nimanka naagaha badan infagshan kama dhamaado baa la yiri. Abaayo wuu jiraa infection haday hooyadu qabto oo aan laga daawayn markuu ilmuhu dhalanayo waa khatar wuu u gudbaa ilmaha weliba indhaha buu wax yeelaa maraykan hooyada way ka baaraan markay dhalmadeedu soo dhowaato
First 😂❤
Hàa aniga Sasa laidhahaye lkn niinkiga ayaa didaye cadi ayaan udhalaye alxmdulilah
Wcl sister farxiyo ❤❤❣️👍
Wcs abaayo 😢😢😢😢
May farxiyooy habo xeroawr iyo airport shaqo iskuma laha way kala fog yhn
igfishinkas dhiiga raaco wan maqlay wiil hbyr uahay buu ku dhacay
Ani xita first see idin dhahay 😂😂
Waa tiifoow anfishinka dhiigga
Ala waa qoslay 😂😂😂😂 farxiya sheekoyinka ree waqoyiga ah dhibay ku qabtaa😂😂😂
Acudubilaah wlh wayaab ani guur marabi😢
Kkkkkkk nagaha ruf yaansanaa❤❤❤
Candidates baa la.dhaha wa serious infection oo STI AH galmadana lagu kala qaado iyo kuwa bdn
Anaa ugu horeeye 😂
Farxiyo reer waqooyiga ayaba sa u dhahaysay ban ka helay. Saas cml shekada dhan u matal.
Asc sis waa runteeda cubical wuu qadikaraa cirbadana lasiyaa markuu dhasho
Wu jira 2 wiil an dhalay ku dhacay qandho badan leyahay lkn nabrahas ma. Arkin
Wcs❤
Thanks 😂
Sheekadan halmar wada dhameysana qeybaheda kle la suga❤😂
Sem nahay mcnto❤
@@Sacdiyomaxamedjimcaalehaa xppti sas ba fiican❤️
ɴᴀ ғᴀʀxɪʏᴀ xᴀғᴅɪʜɪ ʜᴀʀɢᴀs ᴡᴀᴅ ʙᴀʀᴛᴀʏ😂 ᴡᴀʟʜɪ❤
Faasuliyad maxa laga wadaa😂 rer waqoyiyow
Fuul ama baraqa digirta laga sameyo
Mashallah ayaa ka dhagaysana borama sideydo kale??❤
😊😊
Wcs wuujira infacshonka dhiigaraaco korxanunbadan qandho kirjajab said ah buleyahey
Ascwlo farxiyo Maya mamaqal
QA. In mrkasta qain waa
Ilahey ha caafiyo saado 🎉❤
Isku mid Maha xere awuur iyo eri boodku way kala fogyiin laba dubai waa xafada hargeisa
Haa habo wujira ek fashin kadhiga lkn ma ogi cunuga Inu kudhaco lkn rer Kenya hada nahay biyaha tubada lee iska ilalina sasetahay na wllhi wunagu dhaca xita cunuk dhalan 10days cudur wen maha
Cudur wey mahan wu iska baxaya daawo ayu leyahay
Abyo infagshon dhiiga wuu jira aad ayuu u xuunyahay qandho saaid ah ayu leyahay afka xitaa wu gogoya aniga 3 biil kadib wa laiga so helii jirey marwalbo ilaa aan kenya ka so gurey hadaa wan ficanahay marki aan hawada badashey alxamdulilah
😂😂😂 hbo farxiya maanta sid bad uu hadashay
Carurta lagudhalo hadeyqandhadan xataaqandhada uma adkeysan karaan weykaqalajisa
Subxanallah 😢😢😢😢 sorry wll
Wcs
My waakala daan xeeroawr iyo aeeri boodkaa ad baay u kaala foogyiihin
Wa isfiilito waaye cudurka waraabow u naqaan anaga nabra afka ka soo baxa asaga leh
Fection dhiiga wa jiraa
Wax weyn mahan kaas
❤❤❤❤
Ala cudurkan jabta ladhahaa ama isfiilato labadaas umaleenaa😓😕🥺
intan qiso dawado ila 2018 nin fcn ma arko iyaga dhan qiyano socta bes 😢
Noloshu waxay rabtaa halgan. Alaa keeni mid fican❤❤❤
@@tressahassan8947 sax wlhi
Laalkiin qudbo siradu dhaqan reer waqooyi maaha qudbo sirado waxa cad in uu ninku meel kale kasoo jeedo sidaad noogu sheegtey in gabdhaha uu qudbo sireystey iney reer jabuuti tahey😮
Sas ha dhahin gurka qorso ciid kasto taqano nin ama xaran kundhaca ama nagtis wu qarina aniga dumaahilkay hargaysay jooga naga kale waa qaban famillka bes lee oog nagahoda kale xita ma oogo
Infection dhiga iyo midka gadhida xanun sas uu weyn mia bisinke 😢
Hadeba ilmaha calosha ku jiro dhibateneso xanun yar maahan
Kibiis wacajero hapo
Hargeysa hada aad bey u weynaatey farxiyaaay xero awr iyo madaarkuna iskuma dhawa
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Haaa gabadha markeey 8 bil tahay labaraa oo ladaweyaaa
Qaaando qaaandays😂
Abayo, it's sexcually transmitted STD you get by having unprotected sex or by multiple partners, or wife's 😢 but by right medications it cureble 💊 💊 in some case it could cause misscarege or early birth or fertility problem, pls check your partner for STD if he's has more wife 😢be responsible for your health, my sisters ❤
Wah qof somali la hadlosa afsomali kuso hadal si lagu fahmo wall
Ahukaansi ayaan nacay 😭
Ilahow hadu cudur iyo balayo qariyo farax ka gooy marka hore mu cadeyo wuxu qabo qumayga 😏
amiin yaa rabi🥺🤲
ASC asc asc asc asc asc asc asc
Hargeysa aad bay ubalaadhan tyy farxiyooy maaha magaalo kooban xaafadaha qaaar dhawr saacadod aya loo kla socdaa
Wuu jiraa cudurkaas herpes ayaa la dhahaa
Hbo farxiya sidaad no jilayso ayaan ka helay wlhi waliba xafdaan ka dawado ayad kaa shekynaysa from xero awr❤😂 kimis iyo sabayadna waa isku mid❤
😂❤
Wcs
Wcs ❤
♥️♥️♥️