Walaal dahirow abtiyashey ha igu dirin qabyaalad ma shaqeyso marka somaliland la dhex joogo qaranimo lagu shaqeyaa sharci iyo dastuur ayaanu dhiganay hadaan nahay reer somaliland waa in qof walba oo somaliland ahi ilaaliyaa una hogaansanadaa, sharcigu muwadinka xor ayuu ka dhigay lakiin wixii qarankayga dhawacaya oo dadkayga isku diraaya ma ogali, inyar aan kuu sheege haddii qof reer somaliland ahi ii aflagadeeyo qof kale oo reer somaliland ahi sharci baa ka yaal somaliland dadkeedu iyo xukumadeedu ma ogola in cirdiga iyo sharafta qof kale lagu duulo anigu oo ka mid ah tagerayasha wadani ayaa sidaa ku leh walaal daahir calasowow dhexdayadu kuma qadee hanagu guban somaliland dadkeedu waa mid marka la joogo qarinimada somaliland muxafid iyo mucaridba dhexdooda looma kala shekeeyo walaal
Munafaq
Dahir waxbaa maadfahmin xeerki la saxexay dorashadi debedeed baa khabtay waayo isaagu cirro difacisa wuu kabadiyey kharanko dhawacay
Walaal dahirow abtiyashey ha igu dirin qabyaalad ma shaqeyso marka somaliland la dhex joogo qaranimo lagu shaqeyaa sharci iyo dastuur ayaanu dhiganay hadaan nahay reer somaliland waa in qof walba oo somaliland ahi ilaaliyaa una hogaansanadaa, sharcigu muwadinka xor ayuu ka dhigay lakiin wixii qarankayga dhawacaya oo dadkayga isku diraaya ma ogali, inyar aan kuu sheege haddii qof reer somaliland ahi ii aflagadeeyo qof kale oo reer somaliland ahi sharci baa ka yaal somaliland dadkeedu iyo xukumadeedu ma ogola in cirdiga iyo sharafta qof kale lagu duulo anigu oo ka mid ah tagerayasha wadani ayaa sidaa ku leh walaal daahir calasowow dhexdayadu kuma qadee hanagu guban somaliland dadkeedu waa mid marka la joogo qarinimada somaliland muxafid iyo mucaridba dhexdooda looma kala shekeeyo walaal
Beenta jooji Adeer