Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Juweyriyo Jano - Heesta - Jaceylkaan Igu Ligligan - Astaan Music 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2022
  • Waxaa Hore U Qaaday Xabiibi Xasan Tooxoow

КОМЕНТАРІ • 42

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 Рік тому +6

    She got it wlhi. Meesheedii bay dhigtay heestan. Wooooof woooof Juweyriya Jano

    • @seynabdinihow2960
      @seynabdinihow2960 Рік тому +2

      Runti mida aniga kugu racsan wlhi 100/100 meesheedi ayey dhigtey waxad ba muda ina hassan toxow iney Mar lawad dhalatey juweyrjya Jano the only really queen 👑

    • @MrAkim87
      @MrAkim87 Рік тому +1

      @Seynab Dinihow she is absolutely talented, not only did she master this song but all her songs are so melodically sweet and cute.

  • @mukhtoabdi8861
    @mukhtoabdi8861 Рік тому +2

    Halkeday dhigtay heestii xabiiba xasan tooxow juweriya jano fananad ka duwan fanaaninta danbe

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Рік тому +2

    Allow hanoon nagu dil heesta original xabiibo xassan tuuxow allaha cimriga dheereeyo, Juweeriya Barteeda ayey dhigtey Special vioce

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 Рік тому +1

    Undiluted voice and beauty. I can't stop watching this song and this innocent creature. Waaw

  • @xasansiciid4259
    @xasansiciid4259 Рік тому +1

    Axyaa cod wlhi wxn galay xusuus dheer aad iyo aad baan u salamayaa juweeriya

  • @jarteh3837
    @jarteh3837 Рік тому +1

    Fananada fanka juweriya best of the best

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤fankii hore waa noolyahy🎉🎉

  • @mussesheikh5569
    @mussesheikh5569 Рік тому +1

    Musika waxan tubaya Super group

  • @jaaburcabdikhadir2316
    @jaaburcabdikhadir2316 Рік тому +2

    Inantaasi barteedii bay dhigtay heestaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 7 місяців тому

    Erayadii Abwaan Barre Fiidow
    Xasuustii Xabiiba Hassan Tooxow.

  • @cabdicasiisindho2287
    @cabdicasiisindho2287 Рік тому +2

    Jano labeenta fanka

  • @abdulahishiekh948
    @abdulahishiekh948 Рік тому +2

    Inaba caadi maaha .
    Keep it up

  • @user-ot4pc4mz2d
    @user-ot4pc4mz2d Рік тому +1

    Ma Allah codbad haysa ider ina maxamed xirsi c

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 Рік тому +1

    xasuus dheer bay ii dirtey heestan waxaan ka maqlay sxb kay igu qali ahaa ma xusi karo magaciisa halkaan waayo marxuum wanu joogney xagardher 2010 heestaan oo aan aad uga heley xabibo xasan toxow markasta oo aan maqlo wuu i horyimadaa waxa uu ku geriyodey dagaalkii kismaayo mareexanka iyo ogaadenka isagu leelkase ayuu ahaa ILAHAY ha u naxariisto 😢

  • @daganryan108
    @daganryan108 11 місяців тому

    Beautiful song ❤❤❤❤

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 Рік тому

    Erayadii iyo laxankii iyo kabankii Abwaan Barre maxamed fiidow leento

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    Xabibo xasan toxow shonbe dahir furay yusuf shiqal jacel la dhisayso aniga aha xidig qurux badan marka shonbe dahir igu washtay yusuf shiqal gad gad igu hayo labada aniga ka xogay yusuf gursaday

    • @cabdiculusow8736
      @cabdiculusow8736 Рік тому

      Sxb taarkh badan heysaa intee kala Soo xariiraa

    • @hamz233
      @hamz233 Рік тому

      Wll maxaad faygartay iminka 😂

  • @laqanyoves7331
    @laqanyoves7331 Рік тому

    Heestaan orgisanal waxa qaaday xabiiba Xasan tooxow waxaa eryada lahaa bare fiidow leendo bilowgii 1990 mayadii

  • @khadarhassan5864
    @khadarhassan5864 Рік тому +1

    Anigaa isku loogaye Cakuyee-----N

  • @fowsiosmamohamed1344
    @fowsiosmamohamed1344 Рік тому

    Juwhariyo jano aniga ayaad ilaa heesi doontaa

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 Рік тому

    Codki naxariista laha ee Xabiibo Xasan inkasto la keeni karin, hadana fanaanadani yari cod aad u macaan ayay ugu qaaday heeskan inaba caadi mahan

  • @user-vv9ll7oo8x
    @user-vv9ll7oo8x 8 місяців тому

    1/12/2023 maalin xasuus ilah

  • @fadxihamse2854
    @fadxihamse2854 Рік тому +2

    Waxan ay tumayaan ayaaba cajiiba
    Dareen gaara ayuu musikaasi bixinaya cajiib

  • @dahir1802
    @dahir1802 Рік тому

    Dada wada hees Totowa ana myaan heesaa way way

  • @ahmedadin8128
    @ahmedadin8128 Рік тому

    Wah wah

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 Рік тому

    Mashaallah cod dahable nolow

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 Рік тому

    Juwayriyo janno codkaa imarooya

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому

    Hargaysa waxa aan ka codsanaya dadka fanka sharafta ka qadaya sida ali zaki iyo mame iyo amiin yare fankii hargaysa sharaftay kaqadeen

    • @saiyidali4221
      @saiyidali4221 Рік тому

      Intaad shegtay iyo inantani wa isku reer burco waliba hj😊

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Axsan hes xabibo xasan toxow leh cod wa ledahay lakin ma keni kartid qiso dhab ku dhacday wa xabibo xasan toxow ninkeda shonbe dahir family u qaday

  • @libanmohamednoor3479
    @libanmohamednoor3479 Рік тому

    Fadlan markale duuba ina fahma

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 Рік тому

      Jecaylkaan ugu leglegan
      Laxowga hada igu hayee
      Waxaan ulasii yaabanhey
      Siduu liishaanka iyo
      Leebka iyo toogta iila helay
      Cakuye laabteyda baas
      Mid aan lurka ii ogayn cakuye
      Lamaane isdiidan iyo
      Jecaylkaan liitagaa
      Inaan ku mitido libtiyo….. wan soo wadaa inta kale

  • @firririqmediaproduction7514
    @firririqmediaproduction7514 Рік тому +1

    Axsan Cod 😂
    Xasuustii Xalimo tooxow
    Laxankii,Musigii iyo Erayadii Abwaan Barre Maxamed Fidow (Leento)

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 Рік тому +1

    Fanaanad nagu qaala nnlaw

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому

    In laga joojiyo

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 2 роки тому

    🙏

  • @DoolHarun-wx3td
    @DoolHarun-wx3td Рік тому +1

    DOLOW Harun

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Рік тому

    Fananadan wa jeclahay lkn xaas matahay walhi gabadhan cimaamada ii dul dhiga