Barnaamijka Dalxiis| xalqada 13 aad ee degmada Ceel- Afweyn.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 8 місяців тому +1

    Ceel Afweyn dhul H jeclo 🔥💯❤️ Masha Allah 👀😍

    • @MARADONA.
      @MARADONA. 7 місяців тому

      dhul alle then dhul somaaliyeed

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 8 місяців тому

    Mnsha alaah ceelkaan ku dabaal bartay weeye ceelkaasi

  • @mussejama311
    @mussejama311 8 місяців тому +2

    Odaygaan waa aqoon yahan waana daacad cidduu yahayba.
    Taariikhda waqooyi ama somalilayn waa DHULOS iyo bes...

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 8 місяців тому

    🎉🎉🎉

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 8 місяців тому +1

    Dhuloos illeen wuxu ahaa quwad ingiriis jabiyey waa wareey sir baa fakatey.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 8 місяців тому +1

    Odaygan maxaa ka si ah sacadyoonis kii magaalada lahaa buu xaqooda dafirayaa, Anna waa inaan nin sacadyoonis ah soo warayystaa

    • @faysalabdirahman405
      @faysalabdirahman405 8 місяців тому

      CUQDADA ISKA SAAR WUU SHEGAY IN NINKII LABAD AHAA SACADYONIS MOHEMED NUUR

    • @YaseinAbdi
      @YaseinAbdi 7 місяців тому

      xaqiiqadu sheegay haday ku dhibayso wa xanuun adiga ku haya. tarikhada lama badali karo orod oo soo baadh beenta reerkagu jugu sheekeeyan hanoo la imaane wa Runti Maxamed dheera Asaasay magaladan isgaana gurigii ugu horeeyay ka dhisay iyo dukaanki ugu horeeyay. dhulkana dhulbahanta jogay oo uu ugu yimi isagana mayor ka noqday xiligi ingriiska ila manta reerkisun ba mayor ka ah wayo 90% magalada reerkisa daga oo ah cumar farax biciide. lakin sacad yoniskan ad sheegaysa isaga soo dajiyay goor danbe marti bayna ahayeene is daji magaldu wa magalo cumar farax biciide ee edeb u joog hadi kake orid bohol hhh

  • @kaliyexeedmedia6530
    @kaliyexeedmedia6530 5 місяців тому

    Labada Gabay ee majeerteenka nin keliya ma tirin sida odagu sheegay. Kan hore:shan bilood haddaan Ceel afweyn uga shabbacanayey…. Waxa tiriyey Siciid Fiqi Xirsi, oo Ciise maxamuud ahaa. Kan dambe waxaa tiriyey Nuur-dhegey oo Cisman Maxamuud ahaa. Labada gabayba iyo dhacdooyinkay ku abuurmeen waa la hayaa.

  • @user-oe7tj4rk7u
    @user-oe7tj4rk7u 4 місяці тому

    Biciide waa laandheeré walaahay waliba boho raga magaalada leh

  • @odaykee4342
    @odaykee4342 8 місяців тому

    ceeb afweyn buro dalka ku taal in la baabiyo weeyaan dadka halkaa dega ee kitaabkiib ilaahay qaban waayay waa magaaladaa wax laga qabtaa

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 5 місяців тому

    Ninka oo odagu sheegayo waa nuur dhegay wuxuu ahaa nin ergay ah oo somalida ukala ergeeya marka xoolaha laka qaado wuxuu ahaa osman Mohamud reer Samatar, gabayga ka tiriyey degaanka karamaanyo ,gabaygiisa waxaa ka mid ahaa kud halaayo geelaan ka wado maanta karamaanyo ,kaya kayihii dayreed miyaa waxa kan muuqdaa