Gobanimo Daruuraha Hargeisa Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 5

  • @axmedismacil1186
    @axmedismacil1186 Рік тому +1

    Wadadi wa la nadiifiyay maansha allaha wadanka hori mar baa ka socod alle ha inoo siyaadshe

  • @abdurrazzak1090
    @abdurrazzak1090 Рік тому +2

    Kolaygii gudoon carab Farmasiigii Alla aamin bakhaarkii Ina dhoore tukaankii afay faaraddii cawke gurigii ilma jaamac qodax faaradii cabdi cilmi firijarkii Khadar nuur gurii ilma higis hudheelkii iskuulkii biyo dhacay gurigii cabdi diiriye gurii ilma xuseen rooble tukaankii fadal Cali gurigii digtoor caagane ilaayo gurigii kaltuun sheekh Cali oo ku magac dheer muraayo garaad gurigii xanse xudha amaba ilma cabdi laahi yuusuf ilma dacar farmasiigii cabdi ciise 4py4 waan u xiisay xaafadaydii waalaahi waala isu soo noqon wixii nool aduunyada waa abdirisaag Mohamed oo ku magac dheer kuukaayo oo idinka soo salaamaya wadanka talyaaniga salaansare ciyaalkii xaafad oo dhan saaxiibayaal

  • @cumarmaxamed9870
    @cumarmaxamed9870 Рік тому +1

    Qurux badnaa somaliland

  • @yaazirdejon1570
    @yaazirdejon1570 Рік тому

    Muqalada dhaman waa wada dawaday m.a hore usco 88mint ayaad Nala wadagatay oo socda 😅

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Рік тому

    Waar suuqa gobonimo ha naga caayin City hargeisa magaalo hodanee