Dawo Itobiya oo Qabsatay Dhulkii Somaliya,Mw Xasan oo ugaskisa oo Soo Bandhigay Qabka lo Cayrin karo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Годину тому +1

    Masha Allah mudane horad
    ,noga digtay xasan.inu..yahay
    Masiibo qaran.Aabe.allah.
    ,haku.xifdiyo. 🎉🦁🫶♥️🎊✌️

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 8 годин тому +5

    Alla run badanida❤

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 7 годин тому +5

    Waar Hasan hala
    Dilo xoolihiisana
    dadka haloceliyo

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 7 годин тому +3

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 5 годин тому +1

    WAXGARADKA SOOMAALIYA WAA IN AY IS HORTAAGAAN MAGAFAYAASHA WAA AY BILILIQAYSTEEN DALKII.
    QOLADAAN HADDII LAYSKA QABAN SOMAALIYA BAY BAY

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 годин тому +3

    ❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 5 годин тому +1

    Hadad manta kan eryi waydan wallahi somaliyey way idin dhamatay,itobiyana isaga usi tanazulay oo yidhi dalka joga yidhi
    Anigana idifaca lakin iyagu dantodey watan kana wax macnale
    uma arkan somaliyana way uso diyar garoben Sidney uqabsan la hayen ilen xogogal ayey yihin...

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 3 години тому +1

    Adeer waad talisay

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 годин тому +1

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo aaamin aaamin yaarabi ✅️

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 8 годин тому +2

    Illaahow xasan ma nexe illaahiw dalka iyo dadka somaliyeed ka badbaadi simaaliyey ninkaas sidii aad xilka u qaadi lahaydeen waliba loo maxkanadyn lahaa halagu dadaalo yaanay idin qaadin caadifafii qabiil aad eeden oo shalay aad ku garab istaagten xasan si uu u xilka M/wayne ugu guulaysto hadii kalke waxaad ka shalaayi dontaan mar xeero iyo fandhaal kala dheceen oo amxaaro qurun badan ay xaragaha soo goostay oo sidii daadkii ay idin qaaday .

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 3 години тому

    Alxamdullilaah Somaliya haddii itoobiya kuqabsanayso Somaliya hawiyoo katalinaya meeshaad foolxumada iyo gumeysigakagashaan baanu kageleynaa alxamdullilaah

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 8 годин тому +1

    Maashaa Allah kusoo

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 7 годин тому +1

    Hawiyow manatey dhowada hay in xassan Culusow laga gaaro hadan laga gaarin waxaa ka dhici doonata iyadoo waxab laga qaban karin dhibatoyin badan geyasanayo

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 7 годин тому

    Odaygoe Hawiyaa Dawlad Eryan Kara ilaa Keenya Ed Hawiye Ma Ogola inay Xasan Shiikh Eryadaan isagayba Difaacayaan ❤

  • @fardosaosmanibrahim3043
    @fardosaosmanibrahim3043 5 годин тому

    Hawaarka umada alle iyo umada nabi muxamed csw csw csw allaha qawadsiyo xaqa umada islaamkana allaha kaso saro aamin aamin aamin

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 години тому

    Xasan Sheekh wax kasta ayuu dadkii Soomaaliyeed ku sameeyay wayna dhaqaaqi waayeen. Soo inuu sii duulleyo ma aha mar hadduu arkay inaynan damqanaynin.
    فَاسْتَخَفَّ قَوْمَهُ فَأَطَاعُوهُ ۚ إِنَّهُمْ كَانُوا
    قَوْمًا فَاسِقِينَ (54).

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 годин тому

    Allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay ee allow naga qabo xasan sharkoda aaamin yaarabi

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 4 години тому

    😢😢😢😢✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️ilahayow waxkhayr qaba noigubadal rabiyow nagasoo afjar xasan xaraash munafaq doqona duli imaan la tuug khayru masuula khaainu wadan danbiile murjima fashilan cadaw manexe xabsiyo iqaab gal insha allah alla kusooqabay insha allah xaqale qote🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👍👍👍🙏

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 4 години тому

    Waa Aabihii Soomaliyeed Oo Ugu Horeeyey Oo Xaqa Ka Hadlaayo Aan Arko Oo Ummada Soomaliyeed Runta U Sheegaayo Adeer Allah Ku Xafido Qabiilka Sharafta Leh Soomaliyeed Ee Abgaal Ama Mudulood Walaalayaalow Ka Bad Badbaadsha Wadanka Xasan Sheikh!!! Ma Ahan Shaqsigii Lagu Aamini Lahaa Madaxweyne Sheikh Sharif Hana Sii Hogaansho 1 Year & Half U Dhiman ?? Dawladnimadana Ha Sii Hogaansho Laakiin Xasan Sheikh Ma Ahan Mueaadin Wadankiisa Jecel Oo Wadankiisa Cadowga Ka Celin Kara !! Xasan Sheikh Waa Shaqsi Baahan Oo Aan Waligiis Dhargeynin Ee Soomaliyeey Xasan Baahane Halaga Badbaadsho Wadanka!!!

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Годину тому

    🙏🎉🎉🎉❤️👏👏👏🦁👍👌

  • @FahmoAhmed-ec1bp
    @FahmoAhmed-ec1bp Годину тому

    Somaliyeey talada maqlaa😢

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 2 години тому

    War odeygan muu hawiye la hadlo oo xamar tago!

  • @hibo7569
    @hibo7569 2 години тому

    🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤🖤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 годин тому +1

    Waa xaqiiqo ee allow naga qabo xasan waa fashilmay

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 6 годин тому

    Dagaalka waqooyi ka socda hassan iyo ina geele ayaa ka dambeeyey iyo muuse bixi iyo rajiimkiisa iminkana waa ka jubbaland ka bilaabay iyo gedo hadaba waxaa ka liita kuwa uu ku shaqaysanayo ee uu dhulkooda dabka gelinayo ku xigeenka raysal wasaaraha iyo ninka aqalka sare haysta lacagaha kuwaas ayuu u soo dhiibaa ay s/land shacabka ssc lagu xasuuqayo waana irirsamale oo darodka lagula dagalamayo iyo maakhir hadaba waxaa inkaari ku dhacday kuwa hoogay ee dadkoda la xasuuqayo ee ag fadhiya iyana aakhirka xamar baa lagu layn somalina waa la kala dilay gacanteda ayey isku dhamayn hadii aan la iska qaban dalimintaas ka macaashay dhiiga dad masakinta ah

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 6 годин тому

    Go A'head

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 4 години тому

    Kkkkkkkkkkkk, adeer amey kusoo weeraraan tartiib adeer waa dabaalo xukun joogee

    • @YusufHussein-l1r
      @YusufHussein-l1r 4 години тому

      Waalahi raganimo ayu kudhintay hadu dhinto

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 години тому

    Hahahahahhaha Hahahahahhaha Hahahahahhaha Hahahahahhaha

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 14 хвилин тому

    M/w hasan sheikh wuxu ku sifoobay boob iyo qabyalad kalaqaybin

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 години тому

    Wadamerdharge

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 6 годин тому

    Ku Soco

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 8 годин тому

    Too late

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 8 годин тому

    Caale ceyr balaq baa laguu soo tuurayaa ogow waa taa ku dhiman laheyd nijaas afweyne oo fardo dhaqo

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 5 годин тому

    Tactaclayaal aan Samali aheeyn. Waryaa Yaa kuyiri Madaxweynaha Qaranka beentaas horteenna kasheeg. Waa maxkamad inla geeyo dadka aan Samalida aheeyn oo migiska qabah oo jahilinta. Nabadeey Wabillahi Tawfiiq 5:07

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 Годину тому

      Odagaan Xasan Sheekh bay isku reer yihiin laakiin matoor qarannimo baa saaran, Xasanna mid u gaar ah iyo mid qabyaaladeed baa saaran...adigu labada nin ha kala taageerine labada fikradood kala taageer.