Toos: Shacabkii Dabdamiska lagu Xasuuqay oo Madaxweyne Hore Farmaajo Fariin u diray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 27

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 3 місяці тому +2

    Ka guura guryaha Dowlada waad qaldan tihiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому +3

    Farmaajo sow maaha kii aad tidhaahdeen villada maxamadoow ka soo bax

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 3 місяці тому +4

    Farmaajo sawkaad
    Horey ucsyriseen

  • @احمد-ف5ف4ز
    @احمد-ف5ف4ز 3 місяці тому

    Walaala yaalow. Dhuka waxaa loogu shaqeeyaa. Waa idinka. Dabdamis. Ayaalaga rabaa dhulka. Xanaaqmajiro. Abaayayaal. Waa inaad cod sataan. Madax weynaha. Dhul. Wabilaahi. Toofiiq. Guryaha daka is laamed waa in laga kacaa❤

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 3 місяці тому

    Sheekadaas ma shaqeyneyso.dhulka dowlad baa maamuleyso sharciga ha shaqeeyo fowdaduna ha dhamaato

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 3 місяці тому

    Ar farmaajo ii geeya

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 місяці тому

    Alah maxa silac ah ilahay haidin gargaro samirki rer Gaza ilahay qalbigina haku sugo😢

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 3 місяці тому

    Ilaahay dhul aadan laheen rali kama aha in aad xoog kudagtiin. Waxtigii boobka wa laga baxay dhul ibsada anakoo dhan dhul la aan aa na haysato wanii soo duceyneynaa

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 3 місяці тому +1

    Qoor wax daba furfaray liiban shuluq iwm sacadna madaxda ganacsada wa cadowga wa madaxda habargidir sacad saleeban ceyr saruuro kuli wa wa cadowga shacabka liiban shuluqow lacagta ilahay ka lumiyo shacabka ku barkicisay yahuu

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 місяці тому

    Meeshii Mogadishu,Qaraxa laga soo abaabuli jiray waa la xoreeyay!(GUUL) Laakin Dumarka&Caruurta hala caawiyo!

  • @zakariyajama9195
    @zakariyajama9195 3 місяці тому

    Walal adiga cid kuu ah xildhibaan majiro ayagaa isku xildhibaan ah madax qaran majirto waa ii gur

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 3 місяці тому

    AAR NABSI WUU SO DAG DAGAAA

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 3 місяці тому +1

    Maatada iyo maamooyinka ayaa xoog loo sheeganayaa muuse suudi maa laga kiciyo dhulkadowlada ee mariniska

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 3 місяці тому

    Madaxweyne iga dheh!

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 3 місяці тому

    Sorry Abaayo ilaahay dhibaka ha idinkasaro

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 3 місяці тому

    Subxanalah

  • @Forlife765
    @Forlife765 3 місяці тому

    Soomaaliyeey kadigtoonaada channelkaaan sirdoonka itoobiya baa iskaleh!.

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 3 місяці тому

      Buurahacaalmadaw aaway itobiyaanka War hadii siloo fiirsho walhi itobiyankaa dhaama kuwa xilka haaya waa necbahy itobiyaanka wana necbahy ninwalboo xilhaya waa iila mid inay wax dunshaan mooyee waxba madhisaan kadaris mooyee kadhimis maleh

    • @Forlife765
      @Forlife765 3 місяці тому

      @@AhmedMohammed-k8n haa waa sax in dadka xilka haya ay calooshood ushaqaustayaal yihiin lkn channelkaan mataqaan cidda leh adigu?^^^

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 3 місяці тому

    runtii dadkan waxan moodayay inay gardarayihiin laakiin xeerada salkeeda markii la tagay waxaa soo baxday hoy la,aanta xanuunka iyo walwalka ay leedahay alaha ka saaro

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 3 місяці тому

    Markii xasan gurguurta Muslim ma aha kudhihijiri maxad umaleeysi

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 3 місяці тому

    Hassan ma dargo. Hassan tuug

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 місяці тому

    Iska dhacsha abgaal bahahin dameerada.wa.cadowgina ciil idinqaba hg ma.cabade yahuu

  • @Ahmedali-zm1ld
    @Ahmedali-zm1ld 3 місяці тому

    Alx baxa hawargidir. Hawaaranay. Reer xamarka eshoot waaye. Waxba ha ooynina. Diin haku qaraawanin. Djagaxiina u laabta

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 3 місяці тому

    iiwad sheekada farmaajo hanoosoonoqdo aa you're dreaming in the daytime