HALKU-DHIGGA HEESTA "DULQAAD" HEESAA AU MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC IYO AU MARWO MAXAMED.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • ERAYADA C/LLAAHI CABDI SHUBE, LAXANKA TUBEEC. T.QABASHO 12.08.1968.

КОМЕНТАРІ • 22

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Рік тому +1

    اغنيه في قمة الجمال والروعه. ..... اللهم ارحم مروا محمد ومحمد سليمان و الشاعر المبدع عبدالله عبدي شبي

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 роки тому +4

    Bashiroow wallahi keed baad heysaa sxb qaali aad iyo aad baad umahad santahay
    Heestaan sidaan u fasiixa ah Kama heleysid UA-camka
    Marlabaad mahad sanid 🙏❤️🙏🙏🥰❤️🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 3 роки тому +1

      Allow idin wada naxariiso
      (Marwo Cabd)i waa fannanad aad iyo aad u cod naxariisleh bey aheyd Tubec nah iskaba daa

  • @bashiirmaxmud4924
    @bashiirmaxmud4924  3 роки тому +5

    CUDUR-DAAR. Waxaa dhici karta inaan erayada qaar qalday.

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 3 роки тому +1

    hees la qaado waa heesta ugu adag baan u malaynayaa waxaa intaas ka daran waxa wada qaadaya ama isla daadihinaya labadii fanaan ee ugu codka wanaaagsanaaa
    ALAAYARXAMA MAHAMED SALEBAN IYO MARWO MAHAMED YAAAAA SAALAAAAAAAAAAAAAAAAM

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 3 роки тому

    Erayadii C/laaahi Cabdi Shube Alle ha janneeyo dhammaan

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 роки тому

    bilaash umuu noqon boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec allah hawnaxariisto cod macaaanaa maxamed saleban tubeec

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 роки тому

    allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac9201 3 роки тому +2

    Yaa Sallam🔥 Mahadsanid
    Bashiir Jaalle🙏

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому

    Mirihii c.c.shube laxankii m.s.tubeec codka marwo maxamed iyo m.s.tubeec

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 3 роки тому +1

    Heesta Musica ey ku bilaabaneyso maxaad uga jartay wax dhameystiran baa fiican bro

  • @liibaancuunsheeye1377
    @liibaancuunsheeye1377 3 роки тому +1

    Woow waa hees dhaxal gal ah

  • @HasanAli-nj9wq
    @HasanAli-nj9wq 3 роки тому +1

    bro waxan ka codsanaa inaa soo galiso hees uu qaado cabdi tahlil magaceeda ma aqaano lkn miraheeda waxaakamida
    adaa gaarikarayee garbaduub usoo qabo youtubka dhan wa kawaye

  • @liibaancuunsheeye1377
    @liibaancuunsheeye1377 3 роки тому +1

    Hadaad arkeeyso sxb nosoo geli hees uu qado axmed nuur jangow oo la yaraahdo gorgor

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 3 роки тому

    Bro heesta Guuleed Ma Joogaa ee Xasan Aadan soo gali hadaad heyso iyadoo dhameystiran iyo heesta ey Magool wada Qaadaan ee (Raxmad)

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 роки тому

    Aun labadoodaba

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 3 роки тому +2

    Thanks bro