Ilaahow ninkaan markhaanti baan u ahey inuu dhiigii Muslim ka xalkiisii keeney.dawlad goboleed marabno kala qoqobnaan marabno.somaali intii hore ka cilmi badan ee dawlad xoogle oo dad cilmi leh hogaamiyaan aan dhisano 15 sano aduunkaan wax ka go,aamin doonaa insha Allah
Qabyaaladu ha dhacdo inagoo reer waqooyi oo isku duuban aan midowno soomaalia kashaqeyno isku duubnideeda guul
Ereyga waqooyi, adeegsigiisa iyo hadimooyinka ku qarsoon qof caqli lehna waa ogyahay doqona loo sheegi maayo.
@@daudsalah4832
Huuno Waqooyi waa eray fiican hadimo iyo dhibna malahan ee waa Sharaf. Ree Koonfur baa intaa ladhahaa maxaa kujaban. Cid kadideysana maanaan arag oo ree Koonfur waa hadimo leh.
Maxa waqoyi isku dubay somali o dhan haa lakin cida waqoyi goni u rabta dadku way ogyihin
Waa wax fiican in aad tiri ilahay tafaraaruqa ma raali kama aha laakiin dee khaatumo iyo maakhir waa somalia idonkuna intiina Somalia ku ahaada
Wadadkan somaliland isku xiran muxu kawada wanagi iyo khaladki bu isdhex galiyay
Nin caqli leh weeye Mashallah
Manshallah Walahi Waa Waxfiican
Allaah haku barakeeyo wllahi harti baan ahay hadalkaasina waa itaabtay
Allahayoow caqliga noo xasili
your good Somali my brother thank you 🙏I really appreciate you for uniting our Somali family
Sh.cabdiraxmaan guulayso
Ninku ma isaaqbaa
Asc manshaa allaah tabaarakallaah alaha kuxafido hadal wanaagsan baad kuhadashay
Waa ninkii ugu horeeyay ee Isaaqa een arko oo wax fiican ka hadlaya
Maahadee isaaq
Habeen kasta sowniga wax fiican kuu sheega
Mashaa allaah allow adigoo kale soo badi..somali waxgaradkeedii wuu dhamaaday rabi umada ha ufarjeeyo
Waa runtiis ninkani haddii midnimo wax lagu heli waayo ma goo, go iyo tafraaruq somaliya ha noolaato midnimo
Waa runtaa waan kugu taageersanahay hadaanahay reer awdal
SOMSLI IS RABTA, OO WAX KU HESHIIS AH, HORTA SOO HEL, DAASAD MADHAN HA U SACABO TUMINE!!!!!!.
@@mustafahassan2555
Huuno Niyadd wanaageene Ayuu Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa noogu gargaarayaa. Midda kale dad Mideysan dad baa keena horta Fikirkan uu Sheekhan Sheegayo ayaaba Nimco maqnayd oo lahelay ah mashaa Allaah. Alxamdulillaah.
Jazakalaahu keyr
Waa sax hadalkaasi. Waa xalka ugu haboon.
Waa oday niyad fiican sida ka muuqato. Midnimo waa dawada Somali oo dhan 🇸🇴❤️
Ninkaan waa nin caqli badan Somali midaysan hala doono
Runsheeg qiira waddani dhab ah jecelna dalkiisa ilaahey haku xafido
Waa wax wanagsan haduu miyirkii soo noqday ❤somaliweyn haguuleysato
الله يجزاك خير وبارك الله فيك
Anaguna khaatumo waa ka hadhnay❤❤❤❤❤❤❤❤
Ha deg degin kullinsoomaali ha ka hsdho maamulkooda😂
Haddaan reer awdal nahay waan taageersanahay
ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD & NASAARA
Adeerkay wuu xanusanay ee allah ha cafiyo
Ninkani wa Gesi run shega Somaliya ina lakagoyo mahayn hadafki SNM
Waxay ridayeen nidamki shuciga ee Siyad Bare 😂
Talohadiilarabo waataa uusheekhutaliyay halaraaco
Maasha allah, anigoo OG ah waan ku diirsaday hadalkiisa. Waan soo dhawaynayaa ninkaan, Ilaahay asagoo kale hanoo badiyo
hhhh kani waaa xaga xuska adeeee hore ayaan midnimo ugu jabnayyyy xaaashaaa lilaahi hadaalinnnnnn
Wax ilaahay nin ka dhigay ayaa hadlaya, aad ha loo dhagaysto, xaqiiq ayuu ku hadlayaa.
Xaqiiqatan colaada jirtaa xalkiidu. Waa midhkaa
Ilahay haku xafido adeer runbad shegtay
Waxan aad sheegeyso xagee joogaan ma dawlad somaliya ayaa jirta.
War waanu goosander waxaa nalayidhaahdaa somaliland
❤guul guuuuuuul
Failed soomalia italiya destroyed by xasan qaxooti
Waan run Maanta somali state waa daciif, laakiin isaaqoow Hadaad GOONI Goosadka ka Tanaasushaan anaguna KHAATUMO Waan ka tanaasulaynaa Inagaana somali xukumayna
Ninkan waa nadiif waa waafaqnay mabdaiyan wixii faahfaahin ah waa kulanka damme
Waakaawadani waakaa isbadal waasax
I agree absolutely
Qlaaahu akbar caqliga ilaahay hakuuu barakeeyo markaynu colaada jirta xalkeeda rabno waa midhkaa uu sheegay isaaq hakatanaasulo goono isutaaga hartina haktanasulo sidaasa nabad laguhelyaa
Somali Ha la mideeyo
😂😂 Hadaad taas kahartaan anagana waan kaharnay ssc
mashaalha
Waa ninkii ugu caqli badnaa ee reer waooyi iidoorow waligiin aqoonsi waa idinka xaaraaan sooo raaca soomali
That’s ture,
Waan kugu raacay Adeer,
👍🇸🇴
Maasha. Alaah. Noolow.
Soomaali. Baanu. Nahay
Reer. Waqooyi
Nin wanaagsan oo caqli badan baa tahay alah huku barakeeyo, dadka sidaa waxa ugu sheeg allah hakal qaboojio. Tolayaayd ha laska daayo dhulku uu wada deeqaa.
Waa saxan yahay shakhu
Maansha allaah somali dhaba
Masha Allah aad ayaad u mahadsantahay midnimo wax ka wanaagsan maleh ee aynu midawno cadaw geenana iska celino Somali waa Somali
I Agree with you 🎉❤
Waa run umada medeeya oo nabadna kashaqeeya
War wanaagsan laakiin haddii malag dhawaqaayo miidaamo fhego maleh!😢
Maash alaah alaha badiyo adigo kale
Sax. Sax sax sax sax waa sidaa runti waasidaa
Allah ayaa ina farey inaan
Midowno
Haye calanka soomaaliya halagatago hargaysa iyo buirco.
Waa aqali muhiimah
Alaah hakubarkeyo adeer nin kaa caqlibadan oo reer sheeq isxaaq ma arkin carbkaaga boogta alaah ha kahaayo
Masha Allah waxad tahay ninkii ay somali sugeyse (cadalad
Guull
Kani riyoonaya talaabo d/deg ah halaga qaado waayo asagoo og wixii Ina Soo maray aynigaas na ah ayuu waxaas ku hadaaqayaa.
Ma garan ninkan
MAXAA KU SOO MARAY MIYAA LAGUU TEGAY, WAR AMA TAA YEELA AMA DAAROOD WAA IDIN TIRTIRAYAA
Mashalah Afkaga cano luguqabay ❤
ADEERKA ALLAH HA CAAFIYO AAMIN AAMIN
MA JAARSAA KANI
Waa runti waa hore ayay haboonyd❤❤
Jabuuti shacab keda waa dad wanaag san
Ninkani waa somali dhabaha
Ilaahow ninkaan markhaanti baan u ahey inuu dhiigii Muslim ka xalkiisii keeney.dawlad goboleed marabno kala qoqobnaan marabno.somaali intii hore ka cilmi badan ee dawlad xoogle oo dad cilmi leh hogaamiyaan aan dhisano 15 sano aduunkaan wax ka go,aamin doonaa insha Allah
Mash aallh
Oo adeer haddaan soomaalikandnimada laysku ogalay oo maaha waxaynu isunahay inaynu garano iyo waxaynu wadaagno oo ah dhasho runa iyo alle inoo abuuray inaynu garano baa adeer waajiba
Waa ninkii isaaq ugu caqliga badnaa balse isaaq waraabe iyo biixi beey dhageeystaan.
Ilaahay miyirka hakuu soo celiyo intii kushubatayna waxba sheegi maysaan somaliland halkeeda ayay joogaysaa
Khaatumaanu nahay sheekh
Kkk doqontan baa dishey kkkk beesha SNM dad Wax gal ah Waa leeyihiin lakiin doqonkii aad Sheegtey baa diley
Waa Al Shabab
Allhu akbar
Waa caaqil ninkan Manshalah
Waligeed Bay taasi dhacayan inta nin naga nool yahay somaliand waan difaacaynaa ha waalan
SOMALI KALE KUU IMAANMAYSO ABSAME GALBEED BUU KA SOO DHAQAAQI HARTINA GALBEED, DEEDNA BADAAD GELAYSAA
Wabal wuxuu ku hadlayo eega bilbaan baadhayay kulaha oo ma dadkaa laguu diray dabo galkooda
Hays,basaasina soo tii layidhi iyaba waa khizeee😂
Maansha alaah ninkan wuu calool hadlay ee haladha geeysto waa hadal dhaxal gal ah soomaali haysraacdo guul iyo gobanimo
ALLA CAQLI XUMAA HARTI MAR DAMBE FUMAYSAN MEYSAN INTAAD HARTI GUMAADEEN DHIIGOODA MARIYAA BELAAYO IDINKU SOO NOQOTAYE DHULKIINA IMANSADA IIDOOROOW
Alahu,akbar
Ssc khaatumo guul guul guul
Muwaadinkaan waa ninkii isaaq ugu caqli roonaa
Midnimada xagee taal dhamaan faraalkii iyagiiba is haystee Puland, jubaland hirshabeele galmudug.
guùl guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wa sida ugu haboon haddi la helayo
Diidnay Somaliland Gooni Isu Taaga Somaliland Waa Muqadis 😂😂😂
Dil toogasha ah ayuu ku xukumanyahay hala soo qabto ,,,wanted life or die ????
Oo shacbaanow Maxaaa ku dili ma xaquuu ku hadlay
Haduu odaygaasi oran lahaa Makhnuudnimadu waa Fasax Waad taageeri lahayd
Wallee xaqiiq buu ka hadley
Ninkanu si fiican buu ufakarayaa
Cagjar zaylac in uu ku dabaasho ilaa kismaayo waa war fiican : u sheeg isaaqa: ogaadeen iyo isaaq waa( Gabay somali /ciise karuure tv:
Alla waa geesi yaase maqli
Waa talaqabeen iidoor
Kan isaaq ma ahan waa mid iska dhigaaya
Wuu xanunsanayaa miskiin
Xabadho waxaa wata hawiye iyo daarood ku aad leedahay midnimay doonayaan ayaa xabashi wata
Viva harti yaa sababay jabka snm ama gurgurte isku dhiiba ama qaran beena shegta noma taalo taas
Guul nin culus
Hargeysa caasimad iyo madaxweyne soomaaliyeed
Caasimadda somaliya waa laacaanood ama ceerigaabo
Adigu maxaaf ahayd snm waanu ahayne bilow ilaa dhamaade doolow ilaa duriya hadafkayagiins waanub gaadhnay ALXAMDULULAHI USP IYO SSC IYO SNM Markaa waxaanad joogin inaad caan ku noqoto maaha shilimo ayaad doondonaysaa qadiysdii siyaad xukunka loogs tuurayay ayaana suura gashay
SAAXIIB WAA RUNTAA WALAAHI, MUUSE HADEER DAGAALKA SOCDA EE KATAAGAN DACAWAALE MUUSE KADAMBEEYA OO XAQIIQDEEDA WAA LASOO OGAADAY, XITAA DAGAALKII CEERIGAABO RAGII WIILKA DHULBAHANTE KU DILAY, EE DAGAALKA KA BILAABAY WAXAY AHAAYEEN SARAAKIISHII MUUSE
OO MAXAMED KAAHIN SOO DIRAY.
Xirsi waa hogaamiye dhab ah oo go,aan leh somaali oo dhan hogaamin kara waa ninka kaliya ee isaaq indheer garad ah
Waan diidnay midnimo adeer tacabka ha iga daadin laxyahay
Waan taageersanahay codkaan
ANAGU HADAAN DHULBAHANTE
NAHAY HADII SOOMAALIYA XATA
ISAAQ RAACO! ANAGU SOOMAALI
WAABA KA BAXAYNAA! ISAAQ
& ANAGU MEEL ISUGUMA AAN IMAANYNO WAXNA NAGAMA DHAXAYNAYAAN! ISAAQAW
DHULBAHANTE LA'AANTII MA.
NOOLAAN KARTAAN MIYAA??
NIN YAHAW DHULBAHANTE
ISKA ILLOW TASHADA ANAGA
LA'AANTAYO INSHAA ALLAAHU
Felicitations marci boucoup