XISBULLAH OO 110 GANTAAL OO MAANTA KALIYA KU GARAACDAY ISRAEL + WARAR KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 бер 2024
  • XISBULLAH OO 110 GANTAAL OO MAANTA KALIYA KU GARAACDAY ISRAEL + WARAR KALE
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 65

  • @user-gc6de8cb3z
    @user-gc6de8cb3z 4 місяці тому +1

    اللهم انصر اخواننا في غزه ❤❤❤

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 4 місяці тому

    اللهم انصر اخواننا في غزه اللهم ثبت أقدامهم يارب العالمين يارب فرج قريب يارب انصر نصر قريب
    لأ حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم

  • @SacadMuusecumar
    @SacadMuusecumar 4 місяці тому

    asc mawliid
    muslimiinta guul allaahu akbar

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 4 місяці тому +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha babi iyo Macalinkaa wen iyo xulaafadisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 4 місяці тому

    Ilahay ha guuleeyo reer falastin mahadsanidin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 4 місяці тому +6

    Allah ha jabiyo yahuudda iyo inta ku taageersan xasuuqa muslimiinta reer falastin

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 4 місяці тому +1

    Thanks ❤❤🎉

  • @user-jb7ky9xj7n
    @user-jb7ky9xj7n 4 місяці тому

    Allaah ha jibiyo yahuud iyo inta raacan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 4 місяці тому

    Ilaahoow guuleey reer qaza Palestine

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 4 місяці тому

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha baabiyo hana isku halaago hana isku dhameeyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda, munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 4 місяці тому +3

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 місяці тому +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 4 місяці тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey 🇹🇷 Somalia 🇸🇴 Eritrea 🇪🇷 Well come Well come turkey 🇹🇷 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin aamiin ramadaan kariim

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 4 місяці тому +4

    DUCADA MUSLIMIINTA EE RAMADHAANKA ALLAHA U AQBALO REER GAZA IYO DHAMAN REER FALASTIIN

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 4 місяці тому

    InshaAllah guul

  • @user-eh1hs7dj4c
    @user-eh1hs7dj4c 4 місяці тому

    Allaha.iskudiro.maraykanka.iyo.yahuda.falastin.gul.allaha.siyo.amiin

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 4 місяці тому

    Allow guusha sii falastiin xusbullah xuuti yuhuuda iyo uk usa allow jabi allow nayad jab hanagu ridin xeela dahagalada waad arag taa baa bi allow yuhuuda iyo na saara

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 4 місяці тому

    Masha Allah Guul Hisbulahi insha Allah

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 4 місяці тому

    Waan idin wada salamay M&M habeen wanagsan

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 4 місяці тому

    Ilaahay ha jabiyo cadow ga falastiin ❤❤

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 місяці тому

    ilaahay ha u gargaaro reer yaman iyo dhamaan islamka oo dhan

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 4 місяці тому

    🇸🇴🇵🇸❤️👍✅ thanks

  • @sheikhalbalad2061
    @sheikhalbalad2061 4 місяці тому

    Masha..alla.
    Guusha..islsmka

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 4 місяці тому

    Ilaahey yahuud iyo America alaha baabi iyo

  • @user-ld9zh9we2i
    @user-ld9zh9we2i 4 місяці тому

    Ramadan karime❤❤❤❤❤

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 4 місяці тому

    Rijaa l rijaaa laba saaxiib oo qaali ah tihiin mar walba war naga farxiya iyo jabka isbahaysiga sharka ayaan idinka sugaynaa ❤❤❤ saaxibayaal

  • @user-kt5qu9os9s
    @user-kt5qu9os9s 4 місяці тому

    Guul xisbulaah

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 4 місяці тому

    Mahadsanidiin bahda hbn❤❤❤

  • @ayanadan1282
    @ayanadan1282 4 місяці тому +1

    Asm

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 4 місяці тому

    Yaaarabi fdliga Ramadan quluubta muslimiint midkadhig xaqanana waafaji

  • @knucklescousin3259
    @knucklescousin3259 4 місяці тому +1

    Mareykan iyo israiil aa isku dhacay waa shin biryahow heesa

  • @fatumashire3406
    @fatumashire3406 4 місяці тому +1

    Waansoomanahay ducada anwadno dadkaas dhibka Allah hakaqado

  • @user-oi8lu5cq4r
    @user-oi8lu5cq4r 4 місяці тому

    Guushi way joogta ALLE hanagusimo qudus oo xor ah oonu soo booqano kuna tukano

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 4 місяці тому

    Yuhuudu wey jabeysaa insha Allah.

  • @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
    @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg 4 місяці тому

    Illahayow.adaa.gargaarkaagu.ku.filayahay.omada.islaamka.reer.falastiin.rabiyow.ku.caawi.owoodaada.rabiyo.galada.isu.bahaystay.dhibaatada.shacbka.islaamka..rabiyow.dukum.daakum.ka.yeel.yuhuud.iyo.inta.taageerta.

  • @user-nw3xn7fu6i
    @user-nw3xn7fu6i 4 місяці тому

    Allaha jabiyo yuhuuda

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 місяці тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @ismDirir
    @ismDirir 4 місяці тому

    Adc hbn insha allah shahru ramadaan ay guul ugga ahaato huzbuallah iyoxuutiyiinta ay dhibaato u gaysanayaan qoom yahuud ay ka xoroobaan shacabkaa dulamka allah hagarab siiyo biidmie allah kariim mahad santihiin❤❤

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 4 місяці тому

    Ruushka iyo shinaha may huuthis cawiyan si ay jabiiyan reer galbeedka

  • @AmranCumar-wi1mc
    @AmranCumar-wi1mc 4 місяці тому

    Wa tug tug dhalay yuhudku

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 4 місяці тому

    Guuleysta goor kasta.

  • @maxamuudsocdaal2199
    @maxamuudsocdaal2199 4 місяці тому

    Illhow guul u soo hoy falstiin

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 4 місяці тому

    Masha allah thnks HBN Online

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v 4 місяці тому

    Gguuul. Weyn

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 4 місяці тому

    Asc mowliid iyo Mohamed

  • @user-ld3di6jj6k
    @user-ld3di6jj6k 4 місяці тому

    Sidan ban rabanaa warka xilihoree sofasaxa

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 4 місяці тому

    Waa Tuugo minara Homes Anaa idhaceen $8Miyan oo doolar Nadaamka u shaqeeyaan waa Wakiil Sidii Estate Agent.Sharikado Tuugo Ah ayey u adeegaan.
    Sida Primegate property,Deer Property.Deer Premium.iyo Emara Hights waa tuugo lacag barf ugu soo shaqeysey Somali buush ku dhiso waa cadaawa diaspro dad dibada ku soo dhinteen dhiig kar iyo sokor Stroke ay kurideen iska ilaaliya

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 4 місяці тому

    Asc HBN JUUL

  • @abdirahmanaahmed2718
    @abdirahmanaahmed2718 4 місяці тому

    Madaale mowliid salaan sare

  • @nastehosugule8446
    @nastehosugule8446 4 місяці тому

    Asc

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 4 місяці тому

    M.cade ma joogaa

  • @yusufmahamednur2418
    @yusufmahamednur2418 4 місяці тому

    xisbulah waa beenteed meel eber ah ayey garaacayaan weyna is'ogyihiin yuhyuuda iyo mareykanka

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 місяці тому

    Biden iyo netanyahu waa isku mid waa.laba dhagar qabe waana laba beenaale oo la Aamini Karin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 місяці тому

    Talyaani.maxaa isna dhibay waxba maaha maraykan ayaa jabay oo ka baxsday bada cas waaba talyaani

  • @ashawooo
    @ashawooo 4 місяці тому

    Amirka ma wadan garagar markibtada waa bentada waxa aye wadan huba aye uu wadan Yuhud nacalada illahaya ha ka qabta umada dhibtada hesata ee walaalah reer falsatina rabi ha uu gara walaalah inshallaha gusha waa walaalah reer falsatina

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 4 місяці тому

    Aybak miyaba kanbayn ugujirta inrafax laweraro!!! wawaxlayableh taniwaxaycadaynaysa insual lagalinkaro madaxbananida maraykanka iyo qiyamka qaranmaraykana madama siyasadisi noqotay ganacsi iyo sidigangiski lacaglagu adegsankaro cidilacagbadana dhankeda ujiro

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 4 місяці тому

    Ma dhici karto iney mareykan u raacaan dawladda yamane xuutiga waayo xuutigu wuxuu u hiilinaya waa sunni carab

  • @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
    @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg 4 місяці тому

    .rabiyow.carabti.way.dulaysan.yihiin.hiilna.kama.helin.reer.falastiin.waxay.ku.mashquulsanyihiin..bisha.rabadaan.cunid.a.baafaf.cunto.ah.reer.falastiin.dhibato.ay.ku.jiraan.rabiy.ow.ugagaar.shacbka..walalaha.xamaas.iyo.xuuti