Mrka laga soo tago in ey Shactaro ula jeedan hdlka Isku Filan iyo Fowziya hadane waxaa lagama maarmaan ah in la fiiryo qofka qalbigiisa wxaan daremayaa in Fowziya eyna ku faraxsaneyn hadalada qaar ee Iskufilan oo si toos ah u abaaraya Muuqaal ahaanteda wxaane taas cadey u ah Falcelinteeda Fadlan hdlka shactirada ah dadbaa lagayaabaa in uu dhibayo
Xaaji Bidhe dad ku indho iyo qalbi waa wada leyihin isku si wax uma wada arkaa n umana wada dareemaan wxd tahey qof jira Zxp ilalinta dad ka kle darenkoda 🙏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Wlhi filimo badan wan soo daawaday balse filim sidan loogasoo shaqeeyey wali ma arag all somali wayn horumar ayaa inoo Ballana universal TV waxan leeyahay dadaalka sii wada Mar labaad iyo mar saddexaadba horumarbaa inoo Ballana inshallah
Hambalyo Tvga caalami ga ah ee universal tv Waxaan hambalyad si gaar ah u gu dir ay agaasimaha qayb ta hargaysa mahamed caabi digaale oo ah mu hindiska film taan casriga ah . Agaasime hore u soco waxaad soo kor dhisay wax yaabo qiimo badan Agaasime caabi waad mahad San tahay dadaalka aad Dawayasha aad ugu jiro markasta adiga iyo bahda universal tv....
Yusuf ceegaag isagoon hadal baan isaga qosolaa waa sooraan yar kulah odaygii adeerkay u tago waxad ku tirahdan ninkan ama meele Ama magaalada ka dir best jilaa😂😂😂😂
Subscribe saar si aad ula socotid musalsalka
Odayga waa runtiye Anna Ina Saqarrow Pin igu Xidh kkk
@@ytbulxan6646 biciide subscribe doonayaana waa rabshade xaraabahayaga ha ka mashquulin yuusufoow
Maaxoow dawarsiga yaree abti
Inader intan Bandooga Xaafadaha Nagu hayoo noo soo badiYah 😘😘
Inader intan Bandooga Xaafadaha Nagu hayoo noo soo badiYah 😘😘
Intii alle iyo nebigisa jeclow like saara👍
Saligana raaciya waa jimceee
❤❤❤❤❤❤
@@khadramaxamed8857 💘💘💘💘💘
Siithdtggus
Foosiya Gabo waa gabadh kalsooni miidhana wlahi inta ila aragtay like saara 👍
Team is fahmay oo director cajiiba helay
Keep going dhamantinba
abokor abdilahi sax walhi
Team gobaad&cegaag inta sugeso inay kulmaan like isaara 😀😀😀😀😀😀
Walhi ana sugayay
Hotel-kan Ay fadhiyan Hibaq Gobad & zaxipaded Xagu ku yala Azxpay Zubscribtana hay ila dhafina dhac igu siya
Waxa weyan cali jirde hotel wllshey😍
@@shariifahmed868 Thankz bro
@@nasiimmedia3778 hye wllshy qaali😍😍
Inta fawsiya gaabo iyo isku filan taageerta like iisaara
Hibaaq gobaad iyo yusuf ceegag isku filan inta taagerta liketa igu qabta
Alamaxaan kugu qabna balsheeg Asmaaaaaaaaaaaaaaa aaaaaaaa aaa 🤔🤔🤔🤔🤔🤔😴😴
Nabad iyo caafimaad allaha nagu gaarsiiyo bisha barakaysan ee Ramadaan insha allah
Amiiin
Aaamin aamin
Amiiiiin wll insha Allah
Amiiin fhamaanten
Aaamiiin
Please give cegaag more time to act, he is one of the reasons why I came to watch the Musalsaka! Thanks
in the name of allah he is the best actor of this film. legend🌹
I am like you
Same like you wacadalla.
@@hamdamohamed3946 he is not pretanded acting
WAakee markaa iga dabadeeya asxaabey???
Ma garanayo cida akhrinaysa comentigayga lakiin caafimaad dheer baan ilaahay kaaga baryayaa
Sidokle🤩
A aamin wll
aqoon kororsi media you too
Aameen
Aaamiiin wll Sidoo kale
Inta aana doonanyn inta isku filan miyiga aan lagu celinin like saara😂😂😂
gabadha hibaaq lasocota afsomaligeeda inta jecel like ssara 😂😂😂😂
Afsomaligeda kama helin lakin muqalkedan ka helay
Hadalkega iska dayee gabigeda ayan riyaqay
Waxaan raadinaayey qof igu ra'yi noqda oo ila fahma af soomaaliga gawadha hibaaq l socota
Funny weye gabadhasi waa ka helay afsoomali khasab ah bay wada
Af somali iska yeeeel yeeeeel weeeye 🤣🤣🤣 qushiye waaa funny
Universal tv codsi anuu ku hadlaya afka dhalinyaro badan oo Film kan lawada socona taxane nuuga dhiga yacni maalin walba nuu soo galiya 🔥💚🌺
Ramadaan ayaa taxane laga dhigayaa lasoco
Malin walpa hadii laga dhigo zhp lacag mazoo xaraynaayo imnka qaybtani waxa la rabaa ugu yaraan inay gaadho 150k oo qof lkn hadii taxane laga dhigo waxa daawnya 10k bilaa faaido ayuu ka noqnyaa dadka waxn fahan zhp
@@kingmuzze2125 sxp taxane laga dhigayaa sidii sanadkii hore 50k iyo wx kabadan daawanaya bal arki doonaa ramadaan aniga wa sida Ay iisheegeen
😂😂😂
Taaj ku leeg soo raadso inta ku qososhay like saara 😂😂😂😂🙏
Ka waran markuu yiri muraayadihii baan ka soo tagay ee Fowsia maxaa kuu yaala warqada
Kkkkkkkk
Kkkkkkkkk
@@allamagan4561 kkkkkk mayaqaan cml
🤣🤣🤣
Hhh
Kkkkk wlhi isku filan beerkuu i cadeeyey.
Foosiya inta taageersaN Like ha ila dhaafiN👍😀
Waayeel wll SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi
Hibaaq Goobad Xaaskayga Mustaqbalka aad ban Ujeclahay naagtas Dhamaan Dumarka aduunka ayay Wx DheerTahay Wlee Hibaaqay QoF Weyn Aniga iima Tihid naftaa Ku baahan 😙😙😚
Wlhi waad iga qoslisay 😂
Runtii hibaaq gabar somaliyeed oo jiliin ku gaarto Ama qaabka ee u hadleeso mawa jirto horey u soco hibaaq waana gabar dagan oo Aqlaaq fcn
Nag LA qawo xisho
@@calideeq4265 ma AabaHa Ba Qaba KuLaHa Naag LaQabo Noi Naagtas jaceyLkeeda Kax Baan La ahay
MoHamed Somali Wallahi waiga qoslisay. Bax hargeisa tag oo gurso
100% Xaga jilitaanka wxn siin lahaa
1:Yuusuf ceegag
2:Hibaaq gobaad
3:Isku filan
4:Heelo
5:Ikraan
teamka inta kalana waa wcnyin
lkn laba nin baa .
zero jilitaanka ka ah
1:SHucayb
2:Ka kalee la socda
sheeko ma hayaan wllhi ee cid dhaanta raadiya
Good wankuguu raaacsaney
Shucayb iyo saaxibkiis meesha waxba kumahayan.😂😂😂
Wa runtaa wlhi beo
Waan hubaa inaad commentigayga akhrinayso sidoo kale inaad like tana kudarto ayaan kuroon 😂😂
Been ayaad sheegtaay
@@deebeyadem1604 waa fikirkaaga 😎
Afsomali bad igaga heshy aniga sxb from Burco❤😂
@@mustafefaarah1900 thanks zhp guul iyo gobanimo
Anaa U horeeyey Maanta Tagerayaasha Filmka Inta Ceegag Iyo isku Filan Ku Haysta Like Ku soo Yaaciya
Thanks first viewer
@@univsomalitvthanks
Can I posted on my UA-cam channel
Thanks Universal Daadayasha Ku taxan ayan ahay filmka
@@univsomalitv tnkz
Nio kan yar d shucayb la yidha iyo kan la socdaaba wa dhawdhawlayaal
Filmka wa ku dheeri ,👳👳👳
Waa runtaa waaan is dhaafiyaa
@@nimonuura8474 si kale maleH labadaz wa ku dhewri mesha
waxba lama jogan 😁
Haa walhy waa ku dheeraad musalsalka sheekaba ma hayaan
Hadaad Xalaqada 12aad lasocotey❤️💁♂️
.... Fadlan...... Like....... Isaaar🙏
inta ila arktey shuceyb yare sajuuda ma muqata masha Allah ❤❤❤❤
video yayda wad is waydarinaysan wayo ikran markay cabanayso inad xalqadi hore ka dhigtan ahayd wayo imika isku filan gurigi uu ka tagay
*wallaahi waataan ka fikkirey*
Subscribe wlalahy
walahi Afkeyga kala bahdy
Agree with you 🤛
Waatan ka yaabana anba
Gabadha hibaq lasocotaa afsoomaligeda intake heshay like isara❤❤❤🦸🏿♀️😂😂😂
Kkkkkkkk
Ilaahay umada Muslim ka ah Carona haka badbaadiyo 🤲🤲
subscribe isaar wllal
Inta kasoo horjeedo isku filan iyo foosiyo in lesku diro like iisaara ✌✌✌✌✌
Masha allah ilahay ayaa
Mahad iska leh ina zoo
Gaadhziiyay inaga oo
Cafimad Qabna
☆Inta ka Habsantay
Zidayda like dhac ku zii____**
12:51 markay dhunkaneyso hibaak inanta waanka helay walalka wanaagsan WAAKAS iyo qofka kuwanaajiya wllhi Wax wacanbaa loo taraa🥰🥰🥰
Haa✔walaalku waa Qaali💯
Hhh inadeer najah ,me and you hh my phoon whsts up 0634252115 ku sugaa
Like ta horta mxa laga faaida iisarabal aan idinla arke😂
I love hapo hibaaq gobad🥰
Bal noo soo sheeg waxa aad ka hesho kuu saaray anigu 🤣
Sidoo kale ana xppti hibaaq
Hhhh inta taashka foosiya sugaysa like is muujiya
Allow soomali farxad Ku wartaa abidkood aamiin aamiin allow dalka noo hagaaji dadkana jidka mustaqiinkaa natus yaa igu taageerin dhiirigalinta dhalinyaradda igala soo xirii 6581037 an ka shaqayno hormarka dhalinyaradda
Aaaaamin aaaamin of caqli badan nolow wllo
Mshlh wllo wanku sodhawayn😍
H Gobad waa atarisho dhamays Tiran qaabka body languagekeedu waa hollywood
Muslsalka waanku xidhany inta ku xidhan sidydoo kle like hyla dhaafina Hhh foosiya ku hysataa😂😂😂
Inta ila aragtay wiilka hoteelkan ka shaqeeya in uu mask gashanyahay like 😷
WAr dadkan Af dheera hadu xidhanYahy waayo wxan wxba ahYn wax ka dhigan
War hudheelka magaciisa igu caawiya
@@hamdaahmed3769 abaayo adi caadi iska dhig noh yaan lagaa dareemin
@@hamdaahmed3769 somalida midba miid kumashqulsanyahay wilku hadu kaa hudhelka uku mashqulay adna isagi kuusi mashqushay waaa iska noca somali
Mrka laga soo tago in ey Shactaro ula jeedan hdlka Isku Filan iyo Fowziya
hadane waxaa lagama maarmaan ah in la fiiryo qofka qalbigiisa wxaan daremayaa in Fowziya eyna ku faraxsaneyn hadalada qaar ee Iskufilan oo si toos ah u abaaraya Muuqaal ahaanteda wxaane taas cadey u ah Falcelinteeda
Fadlan hdlka shactirada ah dadbaa lagayaabaa in uu dhibayo
Xaaji Bidhe dad ku indho iyo qalbi waa wada leyihin isku si wax uma wada arkaa n umana wada dareemaan wxd tahey qof jira Zxp ilalinta dad ka kle darenkoda 🙏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@@programmerrules2092
MHADSANID SXB 🙏🏼
Waa runtaa brother ma wanagsana waxyapaha qarkod in lagu yidha qofka ✋👌
Masha allah sxb waan kugu taagersanahay rayigaga waayo aad bey muhiim utahay inla dhowro qalbigeda🙏👍👍
Waan dareemay qofkii wax garada waa dareemaysaa inay isbadashay hadalada qaaaar qosola waxa laga yaaba inuu tooos qalbigeda utaaabto mhdsnid sxb
Universal Tv intey soo galiyeen ayay hadan saareen inta ila aragtay like iisaara
Markhaati ahaa 🤣🤣😂
Anaa kula arkay maxay ka wadeen tolow😄😄😄😄
Anna ku la arkay
Markhaati ka aha waxay kuso qoreen qeybtii 14
Wll manta waa jumce ku saliya nabi mohhamed scw ❤ nabbi mahhamed wuxu inaga dalbaday inan maalinka jumce saligiisa badino😥😭😥😭subxanalllah xaadir yaa rassullullah
❤اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Ilahay ha ni barakeyo ee like ii sara 💋🙌
Masha allaah
I was working as Humanitarian officer for OCHA in Hargeisa @ period of 6 months
. I really liked them love ❤️.
Blessings 🙏❣️.
Wlahi wadankeenu waa horu maray hargeisa daawo waxad moodaa qurbihii
Ilaahow qofaan waxba ogayn ha cadaabin😂😂😂😂
@@cabdikariimsulub3218 maxa ku gubay
@@cabdikariimsulub3218 cuqdada la dhimo🤐👎👎
@@cabdikariimsulub3218 ka xuntahay
Walaal hargaysa anagaa joogna midh izlamahayso roobkana wada dhooquu ka dhigayaa siba maaha
Waxan Sugaya Kulanka Yusuf Ceegaag Iyo Hibak Gobad Inta Ila Sugaysa Like Dhac Ku Siiya
IKRAAN MAHDI baan dhab u jeclahay ee iigu duceeya inan helo walaalyaalow hadey tolnimo jirto😢😢
ilhy idinki ma heshid
@@amaalmahamuud29 mahadsanid🙏
Iney commentigaga aqrineysa laga yaaba Na ikraney yarka wax la qabo lagugu dhufaye😁
Kuuguma ducaynayee lanadeena waaka hela
Ikraaneey hadaad i maqlayso ila shqee ragbn isukaa haynaaye 😂😂
Wlhi yuusuf ceegag wanin jira inta taageerta👍
YuuSuF ceegag
iYo Hipaaq gopaad
---------kaL iyo laap wlhi------
ismuuJiYa FunZ kooda😁☝️
Wlhi filimo badan wan soo daawaday balse filim sidan loogasoo shaqeeyey wali ma arag all somali wayn horumar ayaa inoo Ballana universal TV waxan leeyahay dadaalka sii wada
Mar labaad iyo mar saddexaadba horumarbaa inoo Ballana inshallah
Filmkani in uu khalkhalsan yahay inta aragtay like saar
Khalkhal sidee ah walaal
@@burcaawiboy2948 qaybihii hore waxaan arkaynay isku filan oo shaqo tagay waraaqdii maalinkii loo dhiibay ayaa imika lafuray
@@carabdahir9785
Haa macal intay soo galiyeen ayay saareen
degdegbaa ku jira
Haa dagdag baa ka muuqda
Intii tageerta isku filan ikaraan hibaaq inna ingiriis yuusuf ceegag iyo kamareysa taha like saare ❤❤❤
Magacaa ??
Miyaaanay Kuu shegin iyadu kulahaa
Meeshu waa magaalo Oo yaa ku yiri
Waa tuulo 😂😂😂👈 Izkufilan 😀
Inantaa nuura iyo Abdiqani waa isku soo baxanayaan Nuura si Macaan bey Wax u jishey please asxapya haloo duceeyo fanankeena Abdi Yareh😭😭My favourite fanan wllhi Allah hanookaa shafiyo yaa Ravi aameen
HADAD COMANT SOO GASHAY HA IFIIRINE 👍🏻
Hal dirac oo aad u iibisan foosiya waxay ka dgigan karta laba dirac fadlan foosiya decorationka halaga saxo
Xaqiiq wlhi Waa inay qacan qabtaan miskiinta Ileyn yagay hawsha la wadaaye
I agree with you
Waan kugu raacsanahay libaax🖐
ma ila aragtay wll iyagunba is shidaaye
Maskiinta wey dulmantey
Lapo xppi ayaan haystaa isku filan hhh like dhac kuziiya wlaalayal 😊👏❤
Hambalyo Tvga caalami ga ah ee universal tv Waxaan hambalyad si gaar ah u gu dir ay agaasimaha qayb ta hargaysa mahamed caabi digaale oo ah mu hindiska film taan casriga ah . Agaasime hore u soco waxaad soo kor dhisay wax yaabo qiimo badan Agaasime caabi waad mahad San tahay dadaalka aad Dawayasha aad ugu jiro markasta adiga iyo bahda universal tv....
Inta_Puntland Igala dawanysa Like dhac Igu siya🙏❣
O hagbada ayuuto u yaqaan
Ilko daba cas kaga yaal...🌹
Waar inanta fajiga isku filan u dhigaysaa
"Haa" baan u hayaa😘♥️
Hablaha reer Somaliland wale wax shidan💋💖
hablaha somaalido dhaan baa shidan❤ maha guwaas hargeyso Qudhaa❔girls of somali✔
@@deebeyadem1604 somlidu kala qurxoon Somaliland 💚❤💋
Aar kaddaa waarun teede sonaliland oo qudha 🤣🤘🙂😋
Igala 0634252115
@@deebeyadem1604 wllo somalida kale lamaba caayin xitaaye maxad laso booday e ku shiday dee adna kuwad rabtuun amaano bisinka
14:00 odayga xiiqsan codkiisa inta ku qososhay like saar😂😂😂😂
Yusuf ceegaag isagoon hadal baan isaga qosolaa waa sooraan yar kulah odaygii adeerkay u tago waxad ku tirahdan ninkan ama meele Ama magaalada ka dir best jilaa😂😂😂😂
Inta jecel in ay bisha baraysan ee ramadaan caafimaad kugaadho halkan like iisaar
Daahitaan naga joojiya ileen soomalibaan Nahee😂😂 Walhi wuu igu socda😋😍😍
Riwaayadaan inta ka heshay like saar
Isku Filan: alaabtaan dhig dhigaa iyo manager ayaan ahay😂
Waar maanta Asxaabtii Oo dhan wacay kuwaas hee like midtidhaahda dhax igu qabo Ana waxan odhan ayaan dhic badan odhan Ayaa 👍🏼👍🏼👍🏼🙋♂️☝️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙏🏿🙏🏿🙏🏿✔️✔️✔️💋💋💋💋💋💋✔️✔️
Iskufilan ceegaag ikraan hibaaq love idinku ahy wlhi inoolaada.
Waa dad Qatar eh
Horumarka la gaadhay hargaysaad ka garataa illaahay how siyaadiyo ❤❤❤
Hibaaq wlhy wxd thy jilaa iguwayn wll alle hakusharfo ifiyo aakhiraba aaamiin
Ramadaan waa coming zoon inta zugayza like ii zaarA💥
A man loyalty is proved when he’s rich, and women’s loyalty is proved when her man is poor’😂
exactly been maad sheegin qali kolkay lacag helaan waa sidaa...
Hadal raassamaal ah
Xikmad
That’s what it is girl raga lacag la helyaa dumar badayaa
@@umusahraalkhayr8551 xafhf
Hibaaq gobad kulaha oo waxad kurus iyo baruur moodid waxan gacan looma quudho universal TV best UA-cam
Anaa ugu horeeya dee midhadh baa iga horeeyee like i siiya waaldiidkiin la janeeyaye
Anuu meeshaba yusuf ceegaag baan usoo galaa inta ila taageerta like ta ha iladhaafina
Runtii riwaayadan in lasiiwado inta kufaraxsan like saara
Inta shucayb yare hdlkiis neceb like saar
hadhow ayaan daawanayaa
Inta jeceyl ay u qabto marba dib u dhigata liketa
Yuusuf Ceegaag inta Taageerta 👍
Universal TV hore u socoda liketana hayla dhaafina
SUBSCRIBE WALLAL
anaa udanbeeyey like isiiya cadaalada wax maka taqaaniin
ok.walal.subscribe isaar
😂😂😂🤗🤗🤗🤗🤗🤗
Tan Yar walhi Talent ayay leeday Apti inooogu soo dara Riwayadaha danbe
Nio hibaaq inayna waligeed magaalo arag ayaa la mooda
Siday u jilaso ooy u matalayso
Hibaaq keep going .
HibaaQ GopaaD❤ iGaraN❤
Yusuf ceegaaG❤c/isKu filaN❤
like ii saar HadaaD dartood u dawato🤗
Ikraan shamaakh iyo Xamse maahir ku haysataa
Foosiya iyo C/qani alle haysku daayo
Masugu karo kulanka yuusuf iyo hibaaq
❤❤❤❤❤❤❤❤
iLaHaY ubadka HaKuu barakeYo ee subscribe isaar wLaL❤
In shirkada lis filimka iska leeday inta aragtay like Ku qabta hhhhh
MusasalkaN anu cumamadiza ma hyzaN kar0👏Bahda universal TV 'naH wxaN leeYaY Howshad u HyzaN shacabkinaH marnapaH YanaY nuzqaamin Dadalkinana hlkaz kaga hya
Jilayaashanah wxaY mudaYiin in loo zameeYo dhirigalin waliba layzkuma jire YUSUF CEEGAG,HIBAAQ ,ISKUFILAN ,SHUCAYB YARE IO IKRAAN INTAAZ PAH HALOO QAADO CODAYN DHANKAH BUULSHADAH SI LOO 0GAADO MIDAH KU GULAYZTA APALMARINTAH JILAAGAH UGU FICAN
WAAH IGAH ZO JEEDIN UUN
MAHADZANID ✋
Xus xauuqii 1988. Kuwa dhalan doono uma fcna dhanka kale in loo rugo baa fcn.
Insha alah Somali qalbigooda Allaha isku furo
dhanke pro illa waligay wan xusi doona
😁wll hdad iga danbayso like isar xpp 😁♥️🌍
Pretty wll SUBSCRIBE igu caawi waa ku saaray
Xabadan cusub ee ilkaha casle hada tolnahay igu universal luqa oigaso dira lmbrka 😍😍😘
23:46 Shucayb kaas yar maleh xirfadi Jilidda , ee waxaa ila wacan in dawrkiisa qof dhaama loo raadiyo , magaranaayo habsami u socodka iyo farshaxanka fanaanimo amba jiltaan , ka saara filimka .
aragti uun
mahadsanidiin
Isaga iyo weliba kaa kale la socda
@@dahraanaweys6184 Filimka kuma soo baxayaan , dadka saeeyanaya filimkuna waa inay tix gelinaya Codsiyada daawadaha .
haa wlhi intooda maba daawado anigu wn is dhaafiya isaga ito ka kalee la socdaba waa sheeko waxoodu
Wan kugu Raacsanahy
Mcha Allah shacyb yre wiil ay ka muuqato salaadu hlkaa la sii wad wlloh
inta filimkan tagera like ta ha ila dhaafina
Inta maanta ilaa 5:00 sugaysay is muujiya
Imisada lasoo geliya zhp sidoo kale imiso cisho ayuu maqnada
@@mohamedmouse365 salaasa iyo khamiis lasoo galiyaa
Please team ka production ka waxan ka codsanaya inaad inaanta fowsiya sifican ugu labistaan
Talo ku socota Universal film ku aad ayuu u fiican yahay balse hal dhibaato ayaa taal, microphone ka qariya fadlan. Sida kale film ku 100💯 waa funny
Inta tageerta yuusuf ceegaag iyo isku filan iyo Hibaaq gobaad is muujiya ❤️
Hibaaq gobaad iyo ceegaag jiliinkoodu waa active
Hadad taqaano mulkiilaha tvga universal like ha I dawanine 😂😂😂😂😂😁😁😁
35:00 yaa ila fahmay hadalka isku filan inanta ku leeyahy baaskolado mad leedahay iyaduna labadan leeyahay kolay ragga ayun ba ila fahmaye
bistoolada waxaalaga wada cajarka qurxoon
Hhhhhhh haa maaso maad leedahay
@@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 cajarka ma fahmin maxaa lagawada
Hhhhhhhh hhhhhhh baaskoolado waxaan ku xasuusutaa waagaaan shukaansi barad ka ahaa hhhhhhhh
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 SAMIIR KENNEDY ..kula fahmay
Asc fadlan igala qeybqaata cilmi baaris yare kooban.
100 qof oo runta kasheegta baa loo baahanyahay oo dumar ah oon ragoodu isticmaalin wax ah maan dooriye.
Sheeg xilliga sariirta, laga billaabo marka howsho billaabato ilaa inta ninku biyo baxo inta daqiiqo ood kuqiyaasi karto.
Kuma jirto baashaalka hore iyo taataabashadu ee kabilaaw marka faraska lugta lagu wareejiyo ilaa inta uu rasaasta ridayo.
Fadlan kanavrunsheeg cid kuujeedda maleh dambina iska ilaali.
Waa xog aruurin larabo in la ogaado.
Hadhowna haweenka ragoodu qaadka ama maandooriyaha cunaan baan boqol kaqaadeynaa.
Mahadsanidiin.
Team ceegag,gopaad,izkufilan muuqda dadka filmka u daawano
Musalasalka dhaqan miyi iyo dhalmagaala waa mid lawada suqaayo ishana lagu wadahaayo Ee horey usocda jilayaasha iyo bahda universal Tv
MusalsalKaaN waxaan darted udaawadaa Isku Filaan /Yusuf Ceegag _Abwaan Heelo _hibaaq GobaaD
hibaaq iyo muna intii ila jecel like hayla dhaafin😎😎