Wlh Jaceelkan oo kale Aniga So arkey Marki iigu hooresey een an arkow Uma ciiyalkeyga aayan xoog ii jcldey Oon jiifka aan ka salalayey wlh Hada Alhamdulillah Wan ku guleystey Mashallah oo Waxaye ii hayeesa Sadex Uubad ah rabbi hanoo xafido Uma Ciyalkeyga AmiN Ya Rabb AmiN Walala heyga iiga danbeya waxan iidin Rajee naya Guul jaceel Inshallah ii sara Vive Jaceelka Like Like
I don't usually listen those modern songs i'm addicted in the traditional and classical songs but those singers Mursal and yurub geenyo are something else! They really touched my inner feelings😓
Mana samir darnaanine Wali waan ku sugayaa. Xaaskayga ma is arkin muddo 6 sanadood ah, duruufo jiro awgood. Iisoo duceeya in aan dib u kulunno aniga iyo xaaskayga an jeclahay
walhi heestan gabdh aan is jeclayn ayaan ku bartay iyadoo dhagaysanaysa uunban arki jiray aad baan ujecela dadku waxay na odhan jireen maad is qabtaan nasiibka na kale giiyey hada caruur bay leedahay allah udhawro marna ma ilaawo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waxan xasuustaa habeenkaan hinaasay. Anagoo aan is aqoon gabadha 2 usbuucba Kadib anoo xanaaqsan aan u imid anoon iska filanayn aya dhabanka layga dhunkaday. Bismillah wallahi inay wax dhaceenba ma moodayn daqiiqad kadib. Fg. Wiil bay iga raacday inantii Alle hadhowro. Wan faraxsany. Maantaan ana diyaar u ahay Guur. Alhamdullah.
eesh qiyaasak waa hees i martay aniga, waa hees aad music, laxanka iyo codkaba aan hore loo arag waa wax kale, hadaydaan heestaasoo kale soo qaadayn naga daaya cida iyo dhaqan xumada waa kuwa dibada jooga ayaan la hadlayaa qaxoontiga wadankoodii aamini waayay ee gaal saan cad in uu suuliga ugu dhaqo ka doortay
Heesa dhageysigood waa cadada qudha ee aan dayn kari la ahay waan meesha kaliya aan badan uu imaado akhriska Comments heesaha, waan ku raxaysta xaqiiqdi Ilahoow iga madoobe dhageysigooda 3:23 pm 13/Sept/2022
I don't usually listen to Somali songs but this is the only Somali song that I love the most sure I don't understand but I am down with it PEACE ! ❤️❤️❤️
Yaa dhagaysanaya heestan 2023. Jacaylku maaha wax sahlan is jeclaada intaad aduunka joogtan si xalaalana isku guursada oo ubad ku dhala inta is jecelow ❤ 😍
Walalo weli lamaba gaarine🤣
@@canabaadan6506 Haka jiidhin ee daa kkkkkk
😮😮
Subxaanalaah lamaba gaarine xagee aduunka udadajnasaa wll
Subxaanalaah lamaba gaarine xagee aduunka udadajnasaa wll hi
Heestan qofkii iga danbeeya 2023 /2024 ila dhageysanaya doona like ha iga ilaawin
Memories 🥺💔💔😭
Xazuuz😢
2023
😢
2024
2024 3 2
Wlh Jaceelkan oo kale
Aniga So arkey
Marki iigu hooresey een an arkow Uma ciiyalkeyga aayan xoog ii jcldey Oon jiifka aan ka salalayey wlh
Hada Alhamdulillah
Wan ku guleystey Mashallah oo
Waxaye ii hayeesa Sadex Uubad ah
rabbi hanoo xafido
Uma Ciyalkeyga
AmiN Ya Rabb AmiN
Walala heyga iiga danbeya waxan iidin Rajee naya Guul jaceel
Inshallah
ii sara Vive Jaceelka Like Like
Ilhy ha idin barakeyo dhamantinbo❤🎉
Alle ha ku xiftiyo awladad iyo xaskaga wll
Amiiin Amiiin amiin Ilahay ha isku kiina barakeeyo walaal .
Alx: Jaceel waa nolol waanan helay mid igu lamaan , guur iyo kulan kaliya noo dhiman Inshaallah
MashaAllah 🎉 hadda sadex kale waadku dartay ayaan umaleyn😅😊
Yaa dawanayo. 21 2. 2020 hadaad dawanesid lik isaar
Asxabta waad mahadsanti hiin
I don't usually listen those modern songs i'm addicted in the traditional and classical songs but those singers Mursal and yurub geenyo are something else! They really touched my inner feelings😓
Northern people call SAYTU RAXMA coz of her voice😁 she has wonderful rhytm and tone
Tttttttttttttttttttttttt5tttttt5ttttt5tttt55555tttttttttt5tttttttttt5ttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttt
🇲urzal 🇲uuse 👑
Lovely song
💮Xaga sare ma eegta
💮Samiir taag laa'aned
💮Maku seexata,
Dadka is jecel ee kale fog
Illahay ha isku Soo dhaweeyo.
Amen
Aaamiin wll0😢
From Puntland love walalaha Rer Somaliland
Mansh All bro Mahadsanid
Mursal sxb waa ramadaan qasaaid inoosooqaad aan ilaahaybarino bishan barakaysan,
Inilaahay khaykeeda inasiiyo,thank bro
Ani iyo jaceylkeygii hore Ayaa heestaan si talan taali ah u qaadi jirnay xasuus maxey aheed waagii dugsiga sare 🙌
Waxan dhageysanaya heestan 2021 xasus ayey iygo leydahay ❤😢💔
Kk
Ax😪
Still 2020 lockdown relaxing 😅🙋♀️
☺️😚
🌹
😂🤣😂🤣😂🤣🤣🙏🙏🙏
2020 Nairobi lockdown iguheli 🤣
😍🔥 can’t lie been banging this since lockdown started
2020 yaa ila dhageesanaayo
Aniga
@@muunaabdullhmeme6425 kubaashaaal xbibti
Anigah
😢
Anigah
😢
MuraadkAga oosan wll
Heestan Kama
Dhegaysiveeda
12/5/2020 ciidi
Ila dhegaysanaya
like hayla dhaafin
Mana samir darnaanine
Wali waan ku sugayaa.
Xaaskayga ma is arkin muddo 6 sanadood ah, duruufo jiro awgood.
Iisoo duceeya in aan dib u kulunno aniga iyo xaaskayga an jeclahay
Alle haku so sahalo 😓
Alaha kukeeyo aboowe ani xataa 3 sano ma arag xaajigega alow sahal amuuraha
@@maryamomaanka9157 aamiin aamiin, mahadsanid
Hilhy.lamanha kla mqan ha kulnsiyo amiiiiin
Allow sahal amuuraha waad is arkesaan Insha Allah
2020 Yaa wali ila dhagaysanaya Heestan
Hda dhageysanaya ani
walhi heestan gabdh aan is jeclayn ayaan ku bartay iyadoo dhagaysanaysa uunban arki jiray
aad baan ujecela dadku waxay na odhan jireen maad is qabtaan nasiibka na kale giiyey hada caruur bay leedahay allah udhawro marna ma ilaawo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waxan xasuustaa habeenkaan hinaasay.
Anagoo aan is aqoon gabadha 2 usbuucba
Kadib anoo xanaaqsan aan u imid anoon iska filanayn aya dhabanka layga dhunkaday.
Bismillah wallahi inay wax dhaceenba ma moodayn daqiiqad kadib.
Fg. Wiil bay iga raacday inantii Alle hadhowro.
Wan faraxsany. Maantaan ana diyaar u ahay Guur.
Alhamdullah.
This song never gets old. Waxaan dhagaysanayaa 3:27 AM. 25/Apr/2021. 😍
2020 ya ila dhageysanyo😪
Heestan xasuus gara igu ledahay cawa dhageysana oo tariiqdu tahay 30/12/2022 hawiin sabti aah sacaduna tahay 22:14 wana hawiinkii uguu dabeysay sanadka 2022 waxana galidoona sanad cusub 2023 heestan 9 years kadib mucashaqiinta waxan idin leyahay sanadkn Allha idin sahlo Rajadiina io Riyadiina Remember❤💔🥰 samiir taag la aaneed m ku seexata meel ✍🥰
Heestan saan Ujeclahy 2020 ayaan dhagaysanaaya❤
I do not listen somali song at all but when it comes yurub and faraxan kal Iyo laaba u dhagesanaya 😍😍
G
Good
Masha Allah
abdi
W
Hestani wyo iyo xasuus bay igu leeday marmarban ilmeeyaa markan soo xasuusto jawigan kujiri jiray
Waalagu soo gaaray adoo bislaaty aadhagysaty miyaaa
Hh and ubiquitous
5
M
All about love
Stay home xasuus buu nagaliyy.
Ilaahy ha inga badbaadiyo xanuunkan dilaaga ah
M4c
Hope wali waad nooshahy
@@mohamedabdinasir8190 xgaad noo dili indr waan noolhye kkk
waaaaah waaaaaaaaah waa hees aad umacaan waliba intay saqda dhex habeenkii anaa lay salaamaa waxa islaanta qof aanan wajigeed arakayn oo sheekhad ah oo asturan oo 30 quraankaba xafidsan oo dabeecad wanaagsan hadan wali wajigeedii haadh ayaa iga saaran waaban heli laayay
Zxip after 8 years hads noshahay qofti ma heshayna
eesh qiyaasak waa hees i martay aniga, waa hees aad music, laxanka iyo codkaba aan hore loo arag waa wax kale, hadaydaan heestaasoo kale soo qaadayn naga daaya cida iyo dhaqan xumada waa kuwa dibada jooga ayaan la hadlayaa qaxoontiga wadankoodii aamini waayay ee gaal saan cad in uu suuliga ugu dhaqo ka doortay
Heeskan wxa ii qaday ruux
Marke ahed tariiqda 14/8/2022
Sacadu ahed 1:58 hbnimo
Cwo tariiqdu tahy 4/9/2022
Sacduna tahy 2:25 hbnimo ayaan dib u dhagesanya
Cajiib🥺❤🎵🎧 9/12/2022
Ayaan dib u wada dhagesanena aniga io wlshy mcn basro io wllkey mcne Abdullahi aso qayilayo samacad no daran turub dhelena🥺❤
Ruuxi ma kula joGay ku qaday Heesta
@@mahametttarapi3721 mayah
Asc marsal iyo yurub waad mahadsan tihiin cod wanaagsan thanks best yusuf jama from UK Birmingham
9 sano laga jooga intaa heestan la qaaday welina sidii markey soo baxaday an u jeclaa u jeclahey ❤️ 2024 yaa halkan dib ugu soo noqdey sidayda😂💗
2020 ayaan dhageysana heeskan Hadad Ila mid tahay Farta Soo taag 🙋🏻♂️
Watching 2020😂✌️
Dec 16 😅😅✌
@@mushtaqnaasir857 december 30😅✌🏻
Dadka somalidu jacaylka
u nugulaa
waxaan heestanni dhagaysanayaa
19/9/2022😰😰😰
Heestan inaan anu buss wada sarnaayn ba pageka Yurub geenyo iguso dirtay sms ahaan ana telka iga bila lacag ahaaa say dhahdaa away imaso jwbaysid miyaa ku darso inaanta Safarka banu isku baranay waliba hoyadeed ba dhinac fadhida waxan ku hadlo garan wayaay! Hargeisa to Burco ahyd 4/8/2014 mantana waa 12/12/2020
inya ila dawaneysa 1 11 2019 alle ha unaxaristo marxuun c/laahi fadal iman
2020 last week Lockdown hees an booqashada u badiyo👏😂
2020 yaa ila dhageysnaya 😓😍💕💕
Waqtiyow mxa dad badanoo isjeclaa kala geysay 😭😭😭jaceylkegi hore amish mohamd aden hadaan ninkale marwadiisa oo heysata 2 ubad sidaan warka kumaqlay dhabtii waxad aheyd qof lajeclado qofkii ugu wanagsana balse waqtiga ina kale geeye waxan kurajeyna nolol qurux badan adi iyo seygaga Alle waxn idinkaga baryaa i naadan dhibato arki intaad noshahy 👍😭😭😭😭😭
5 days ago! Duco wanaag badan baad u hibausay gabadhaa saaxib.
😭😭😭😭
Heesa dhageysigood waa cadada qudha ee aan dayn kari la ahay waan meesha kaliya aan badan uu imaado akhriska Comments heesaha, waan ku raxaysta xaqiiqdi Ilahoow iga madoobe dhageysigooda
3:23 pm 13/Sept/2022
Bro izku mar dhageysanye halkee ku dhageysaneysaa
@@muhazeali2142 laascaanood
@@muhazeali2142 lascanod 😐
woooooooow ax walee waa heees surbacadka cashaqaa ma ku samalayshaa saqda dhexe habbnki miyaa lagu salmaaa way igu socota ♥♥♥♥
Waaaw we iga gadantahay hestani cadi ma aha midhaha laxanka iyo music ba wa shidanyihin ..
Last day of 2020 allaha sanadka soosocda khayr ha inooga dhigo aamin yaa rabi qofkastana hadafkuu leyahay allaha siiyo sida aniga iyo dadka kle
Zxp manooshahay
We still lockdown in 2020
Subxaanaka yaa cadiim.
Waaaw Well done guys best song I have ever ever ever heard
Only legends can be here in 2022 February 14th and guess what? we are single 😬😬but still listening this song
Waa hees qatar ah I can't stop listening about this music
uuu
Waa ku salaamay..6sano kadib
i have never heard like this song, it is amazing mursal and urub geenwhat what a song here
Maasha.allaah aadbaad ugu mahad san tihiin sida macaan aad heestan ugu luuqeeseen
Mahad sanidiin
2 fanaan oo qaaliya iyo hees aad u macaan,,,, xaga sare see ma garan waxa laga eegeyo mise heesta lagu kabay inta,
Ycni xidigaha Ma eegta
waLi waan ku sugayah😢
waxa isU kaayO danbaY 05julY 2022
hadanE waa 28januarY2023
alle ha iika soo dhaweyO😢
❤
heestan waxan dhagaysanaya cawa oo ay axad sogaleyso 2021\11\7 illhow noowada danbi dhaaf wakhtigu wuu socdaaye intii xanusan allh ha cafiyo intii cafmad qabtana allh ha uguwado
Ayaaaadaawnyaaaa2021😰😰😰xasuuusa igu qaali
2021 wali yaa dhagysanayah 🥰
Waa hees mcn oo labo qof oo qaaliya isweydar sanaya......💜🧡💛💙
Boqorada codka ❤sawtu raxma magaca ah dhayal uguma bixin axya cod. Still 2024
2020 yaa ila dhageysanaya farta taag😍☝️
Surbacaadka caashaqa
Maku saama leesha
Sakhda dhaxe habeenkii
Miyaa lagu salaama
Jiifka maad ka salashaa
Xaga sare maeegtaa
sormihii adoo qabaa
Adoo qaba sormihii adoo qaba
Sankhadhaba ma weydaa samir
Samir samir taagla'aani maku seexataa meel
Sahal maahan caashaqu
Been been lagu sasabayee
Ma saldhigey kashaadii
Ma saldhigey kashadii
Anba salowga caashaqa
Waan kuula simanahay
Mana samir darnaanine
Wali waan ku sugayaa
Lama helo sirteydoo
Cidna kuma suaaline
Hadba waxaad kusugan tahay hatif kula socdaan ahay
Kuu saafay hadalkee
maxan
Maxaa maxa kugu sameeya
Kugu sooray maank
Sal fudeedku waa dhibe
Isaaaa, seeg, isa seegi meene
Ha saluugin waayaha
5
Waw you already memorized, I like the song but I just can't memories all of it :-/
Thanks
Ww ciise afrika
fadlan yaa iimacneynaayo surbacaadka, surmi iyo sanqadhabo
Ya dageysanaya 2021 surbacaad
2024 September 10
2014 upto now 2023 still it is my fav song😢❤
I love this song u guys are awesome!!!!
i can't stop listening this song, it's amazing
Still best song 2017
Surbacaadka caashaqa
Mursal ft yurub geenyo
Caadi ma ah nice song mursal iyo yurub geenayo
2021/1 ya ila dhagaysanya Heestan 🥰
Whose watching in 2020?
Mahmud Said no one er u dumb?
2021
Still 2020😂lockdown 😫😠❤
Hhhhhhhhhh 🤪✌🏻
2020 yadhageysano😥😥😥😥😥
💖
Aniga kula dhagysanoyo
2020 waliba jacayl i hayo ALLAH ha igu gu leyo 😪like isara inta iga danbysa
Tariikhdu waa 18/01/2023 hapeen jimco ah wxa jira gbdho bdn aan xiriir soo wadda samynay hdda midna dhap uma jclaaan welina jcyl ima gelin hddana markaan heestan dhegysto wxaa ku fikiraa jcyl inaan sameeyo 😢😢
waxad daremi karo qofka kaliya uu jacel hayo am dawacisa gaaray
Abdirahman Maxamad saxiix
@@munanoor5537 warun wll
I don't usually listen to Somali songs but this is the only Somali song that I love the most sure I don't understand but I am down with it PEACE ! ❤️❤️❤️
Surbacaadka inta 2020 ila dhageesaneyso Like heygu qubto
Nasro Omar 😍
He's okay, but her voice is absolutely amazing! Masha Allah.
Pls don't say masha'Allah say soubhan Allah
Ma mursal muuse ayad leedahay waa ok kkkkk dhagaha malaha ku owdan.
5yrs ago legend 12-august-2022😳
8yrs ago filimkuu kuso gali jirey today 12-August-2022😫😩
nice nice inta 2017 daawanaysaa liketa halaygu boobo malacag ayaa laydinka siinayaa
2018 ayaan waadanayaa
20:22 friday 3/4/2020 waqtiga iikenay hestan anigo UA-cam iska waregaayo yurub iyo mursal salan boqran ba idinku salamay iyo inti ika dambesa o idil
Anba salawga caashaqa waan kula simanahay mana samir daraane wali waan ku sugaya xabibi 🥰 my king abdirahman ❤️💯💋
Boqoradii noloshayday aad ayan ugu faraxsanay inaad noloshayda qayb kamida tahay , khadra ❤️
Surbacaad 2019 Ya ila dhagaysanaya Like 💟
Aa1rys
sahal maaha caashaqu hasaldhigaay kashaadii axyaa fanaaniin mursal and yurub likeee
1/1/2023 Hellow Reer Mucaashaq Waaa Idin Salamay Ee Anigu Jacayl Ma Haysto Ogaadaa Heesta Uun Jeclahay Wllhi. 😂
Sido kale zxp dadkan suuronaya layaabay
I really like this song big up miss yurub 👏🏼👏🏼
2020🔥💯❤️
Heestan waxan ku xasuusta asxaab igu qaali ah Classmate kayga markan jaamacada dhiganjirnay
Sharmaake,zaynab,fatihia waqti quruxbadan ayuu ahaa iyo borama cadey😍😍😍
Anigaa booskii kujira ,🤣🤣dhaxanta borama waalaga bixn
12/12/2022
Waqtiga waa 12:00
Xasuus gooni ah ayee ii ledahay heestaan
Mursal iyo geenyo this the best !!hasaluugin waayaha. (G) isaseegimaynee super stars guys you a like holly wood beeleive me thanks
cette chanson me donne la chair de poule tellement que c'est vrai ce qu'il disent. Bravo Geenyo iyo Mursal.
+Rahma aden elmi,U Right,tu as raison,wa labaada fanan aan u ku jecelahay dhan ka cod ka fican iyo ixtiramka,
Rahma aden elm💗💝💖💞👠😎👮🇺🇸✈🗼
v
Rahma aden elmi 🌟💚🌟🌟💚🌟💙🌟
🌟💚💚💚💚🌟💚🌟
🌟💚🌟🌟💚🌟💚🌟
Rahma aden elmi
T’as raison wallah moi même ❤️
😍😍😍🔥🔥hottest song even in 2020
HeesTu way fadhidaa music/laxan/midho inTaba
Dareen gaarana way isamaysaa 😇
Wow wey ka baXasadeeN it's amazing song.!!!
2017 ilaa hdan dhagysta hestan mar wlpon dhagystana wxy igu siyelata xamasad cusub iyo xasuso🥺2017 wxn ahaa mid iska jecel iskana dhysta lkn hda xanun jcyl darti Ayan u dhagysta🥺💔13/7/2023/haben jumca sogalyso saacadu 20:45🤒👋🥺💔
surbacaadka caashaqa Maku saama layshaa saqda dhexe habeenkii miyaa Lagu Salaaxaa best hees 💟💔
Lama sirteyda cidna kuma suaaline my fv song 🎵 ♥
woooooooooooooooooooooooooow heestani sxb inaba caadi maah waay shidantahay sxxb
Yaa ila dawanayaaa 2021
Still watching 2020😷😷
2021 yaa dawanayoh
4:30 I get goosebumps every time ❤
Heestan xasus qali ah wiil aan deris aan ahyn hadana schol an isla dhigin jirney aya jecla hestan intu shido ayu samecad galin jirey wuu i jecla lkn aniga gadaal dambe aya fahmay walaltinimo aya la hadli jirey xafada asagana wu i jecla hada swedan ayu jogaa aduunyo walhi wala kala dheradey
Waaw that's nice song mursal muuse iyo yurub geenyo (surbacaadka caashaqa)
2021 still I am listening 👂 I like this song
29.2.2020 hadaa daawaneysid like
Habeen ciid ah
Tariqda 21/7/2021
10:00 habeenimo
📍kampala ugandha
Sidoo kale waxan dhagaysanayaa sxb habeen ciiid carafo ah 28/06/23 hargaisa