Waar Allah ka baq dadku waa Muslimiin waa walalo , dhiigoodu waa xaaraam , Allah quluubtooda ha isku soo dumo shaydaanka iyo fidno wadayaasha Allah ha kasaaro , dabmunaafaq shiday Ayuu muslimku ku gubtaa , war Allah ka baqa Oo isku dirka iyo nacaybka joojiya
Fariid. Walee. Ninkan oo kale ayaan u baahanahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi geesi dhallay ❤❤❤❤❤
Waan kugu taa geer sanahay. Afhayeenka. Somalilad. Baad tahay wlaahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ader subaxana allaah
Adiga meeday caruurtadii
Dagalka ma caruur Islamed baad hub ushibaysaa
Alle ka baq
Alleh ka cabso dhiigga muslimka in la daadsho Rabbi baa inaga xarumay. Khaaf Rabbak.
Adeer waa dad walaala ah waa ka joog isku dirka umadda oo ALLah ka xishood.
Adeeerow allaah ka baq, dhiiga qofka muslimka ahi wax lagu ciyaari karo ma aha, aakhiro ayaa qaalibka aha, geeriduna intay soo jirto allaah ayaa og, jooog adeeeerow
Ilaaahy kacabso adeera waaladhimanayaa ilaahey beerkeen buracad haisumaryo
Doqon
Gudomiyah somaliland waa aniga oo ah jama waxan leeyahay dalkaka gala oo ka xoreya cadawga
Af anan afkaan ahayn ama ku hadashaa hadhow muusow joog😅
Hana ka sifeyen dalka darod iyo huwantisaba afhayenkan waa xaq hadalka uyidhi is difaaca oo xoreya dalkiina
Kan nacaska ah ma habaar buu bilaabay
Waa ninka habarjeclo u fuleysan ina sii arag
Wn ogonahy inan soomaliland lakusoduulaya balse waxab igam qaadikaran why
Dir oo dhan
Waar Allah ka baq dadku waa Muslimiin waa walalo , dhiigoodu waa xaaraam , Allah quluubtooda ha isku soo dumo shaydaanka iyo fidno wadayaasha Allah ha kasaaro , dabmunaafaq shiday Ayuu muslimku ku gubtaa , war Allah ka baqa Oo isku dirka iyo nacaybka joojiya
War ilahay ka baq dhiig muslinka ha daadin xumaha kala fadhiiso adu ileen qori ma qadanaysid
Doqon gadhkaa bilaash kaga soo baxay
Huuraalle adaa cid ubaahan ee cidi kuuma baahna daarood isku fillan jooji oohinta
Xirsi nikiqabtaba gobtu kuqabto hagu kharajiyo waa cada wax layidhi saxbka cadawgi waa cadawga saxibki saxikina wa saxibka ninkasta oo ka horyimid halgankeeni waa cadawgeni isagana qirtay in uu khayamo inagula socday oo xamar qirtay in uu hos ulahadalay siranyana inqilab kuday alla inaga badbaadiye marka maxa loo eeeganaya
Huuraal tuug adiga oo ayeeyadaa ku wada jigjig ayaan lagu arkin
Jigjiga mahooyada bale wa magalo isaaq baqyahay