Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Gamekii xalay ee dhexmaray yaxbul iyo garyaqan qasaaro xoogan ayaa ka dhacday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +13

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QaniMedia1
    @QaniMedia1 Місяць тому +4

    Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Місяць тому +1

    Waryaqaan waxaatahay raggardhalay guuuuul iyo Guuuuuuldaroba waalaqata lakin nin naagaha googardaha butlan lahayasta in aad amarkisa didid wakusaxsantahay👍👍💪💪💪💪❤️♥️♥️❤♥️♥️♥️♥️

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Місяць тому +3

    عن أبى هريرة رضي الله عنه عن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: كلمتان خفيفتان على اللسان، ثقيلتان فى الميزان، حبيبتان إلى الرحمن ، سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم .

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 Місяць тому +6

    Waa nasiib darro in qabiil qabiil lacag lagu bixiyo

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Місяць тому +3

    Doqonkaan 30 000 bixiyay waa xaraan dad somali ayaa baahan subxaanalaah

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 Місяць тому +4

    Walaalayaal ummada soomaaliyeed ee muslmiinta ahoow inta iimaanka lahoow waxaan mabanaana waa xaraam waa xaraam !!! Ee kadigtoonaada maxaayee waa qamaar waa afxumo oo dhan waa yas iyo xaqiraad !!! Qofka waxaa shar ugu filan in uu xaqiro walaalki maxaad umalayn haduu ummada dhan xaqiro!!! Culumada gaarsiiya oo haka hadlaan oo dhalinta ha u caqli ceshaan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Місяць тому

    Waxaani xalay kamadhicin oo lasmacaayi ee waa Cay hore oo lasoodulsaray ee ilaahay halakaboqo yaxbul iyo garyaqan ismacayan xaley☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @user-jo2qu7zi7h
    @user-jo2qu7zi7h Місяць тому +4

    Waxa aduunka qaribay waa kuwaan iyo kuwolamid ah ayaa somalinimadii kuciyaaray umadiiba kuwaana qaribay dhalintii iyo midayntii umada kuwana qabil iyo qurun kuqaribay😢

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty Місяць тому +4

    WALEE BURBURKII KADIB WAXAA DALKA ISU SOO HARAY JAAHILIIN

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 Місяць тому +4

    Dahir wa ogahy d5 inu gama ka badini

  • @adanzakaria4016
    @adanzakaria4016 Місяць тому +1

    Ka 3000kun bixinayaa magicii waa masiba Qarane muu masajid ku dhiso ama agoon wax ugu Qabto belo ku ciyadhay dheh

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому +2

    Garyaqaan waa hadal yaqaan qabiil lacaayo sharaf maaha

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому

      Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN😢

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Місяць тому +1

    Kuwaan islam iyo wadan midna uma tirsana islamka aan somali kaliya ahayn eedunida ku rafaadsan baa cayaar iyo dambi iyo qabiil saas lacag ugu dira shaleybaa ka dambeysa .

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Місяць тому

    Kuwan xalane ayaa laga biilaa lacagtana laga siiyaa dahir damer na wadomo shisheye ayuu u shaqeeyaa wuxuun kunol yahay soomaali kala jajabinteda iyo israc la anteda. Waa munafaqiin kuligodba. Allahu mak finiihim bimashita Allahu ma Aamiin.

  • @museosman8296
    @museosman8296 Місяць тому +1

    Garyaqaan waa nin godan leh waxaa ku darsanayaan dhalinyarooy dalkiinau soo jeesta oo cadowgiina dal iyo dibadba oo gacanta isqabsada biri baad ka shalaayi doontaae qabiil Janne ku tegi maysaan

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Waa arka

  • @FaraxhajirSiraaje
    @FaraxhajirSiraaje Місяць тому +1

    Somaaliya burburkii dowolada kadib waxaa itaal yeeshay qabiil isle isagiibaa dad iskuheeb isu baheeystay ayaa aaqirkii isu aweedsheegtay oo ay sinaantoodii iskuheebnimada usii Kala saartay laandheere iyo laangaab taasoo keentay dadkii isku heebta ahaa dhaftoo loo sinaado isksdaa yee oraah qeebsigii loo sinan waayay waanamida hada kamuuqato nika lagabadshey teydaan kumeelmarayaa kankalana uu leeyahay anigoon LA isoo Marin waxbo lamanoqonaayo sidaa awgeed nika isagoo shahado wata rabo ingarabeeshin loosameeyo hakudaalo qabiilka tan qabyaalada intaasaan kaleeyaha tankalee aha lacagtaa meesha loo isticmaalay haday awal xalaaltahay wadakaloo kamudan ayaa badanee alle ha idinku toosiyo hadii waxii Kala tahayna xisaabteeda alle idinkuma badiyo.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    Illaaha medyadhaba hala waayo geymku xaaran waaqalad somali iney saas yeelan illaahay haka qabto umad dhimatay ayaala afligaadeyo waa ceeb

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Daahir maqaldanana EBID

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    illaahay kuwaas hacadaabo umadoodo baahan dulmi xoolo kubixinaayo yaahuu

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 Місяць тому

    Well said be a leader rather than a follower.

    • @amranosman1102
      @amranosman1102 Місяць тому +1

      Leader nimaduma mahan qabyalad io dad Somali laysku diro

    • @nastexocabdi106
      @nastexocabdi106 Місяць тому

      @@amranosman1102 I agree with you but what I am referring to it’s better to be a leader than a follower as a character. I absolutely do not agree with fitna or any actions that causes division between us as Somalis and especially one that causes distress between the Ummah. Amran Osman thank you for response

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u Місяць тому

    ISHAA. CAWAROOW. AWOWAYASHAA. GALO. AYEEY. USHAQA6N. JIREEN. MAHAN. CID. AY. GUMEYSTEEN. AMA. GUMEYSAN. KARAAN MAJIRTO

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Mid la
    Mida aboowe

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Місяць тому +2

    Soomaali Iyo Qabyaalad Gadaal Usocda Waligiiin. meeshiiina Fadhiya

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому

      Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN

  • @saidma1683
    @saidma1683 Місяць тому

    Majer.ten..Cabsi..Cabsi..waye..baba...waan..wataa..Cidaa...

  • @saidma1683
    @saidma1683 Місяць тому

    Ninkan...waa..saleban...garyaqan...bu..Ciil..u.qabaa..garyaqn..baa.Caayay..Naagta..ninkaa..Tik..tok..mulkilaha.waa..Majerten...ayagaa.ugu..lacag..badan..baba

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    Ceeb yaxbul maantanacay uf caydu iyo qabiilo caygu ma fiicna Cabdi ciise camal kooda maxakamaynkaraan dhalinyarada ha cayaaraan laakiin yaan umada la caayin

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    cadho calasey cadha quute yaan lala jaajgareyan waa inkaarqabe haweenka cadhadooda iyo cebaysan lahayan waxkuraadsado

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Keeba fanaya

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Asc dhamaan waa

  • @Gracias2024
    @Gracias2024 Місяць тому

    Adeer one billion kubixinayna guusha Puntland ama daarod😂😂wiilyar oo game dhelaya yaanlaga qaylin bakhiil manihin waa udirayna
    Lkin daahirka 90 jirka ah ee cuqdad darod meel lafadhiya kahadla

  • @xalaawiali
    @xalaawiali Місяць тому

    Wa geesi kudaayasho mudan Allah ha unaxaristo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Місяць тому

    Subhanallaah

  • @khada917
    @khada917 Місяць тому

    Free gusyaqaan maydka jiita aaway adoomihii miyuusan dad lahayn 😂😂😂

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Місяць тому

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: المسلم أخو المسلم : لا يظلمه ولا يسلمه.

  • @habibahashi2575
    @habibahashi2575 Місяць тому

    Waxaan waa maxay

  • @ABDULLAHADAM-xx4pe
    @ABDULLAHADAM-xx4pe Місяць тому

    Walal waxaaa tahay nin ugu asluubta badan youtubearadda oo aan arkay wax badan. Baa noo ifsay waa mahadsantahy somalia qabiiilkii lisku dili jiray hadda wali kan ayaa sociali media ka jirto aya ka daran aflagaado caay qasaaro

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 Місяць тому

    Maansha Allah waa runtaa ❤❤❤

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 Місяць тому

    Hooyadiis ayaaba laga yaabaa in ay gaajeeysantahey

  • @malakaaay
    @malakaaay Місяць тому

    kkk

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 Місяць тому

    Subxanalaah walee somalidii wey u dhamaatey aleysa cindakum rajalun rashiid war isla yaaba oo danahiina racda walaahi amar baa ku dhacdey somalida

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    War waa been daahir CALASOOW walaahi inay jabayaan ayay ogaayeen

  • @nasrinajamaali5675
    @nasrinajamaali5675 Місяць тому

    Adiga Haldane bad u janjerta warya kuwakale quran miyey aqrinayen ish

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    Beenloow ayrabooro wey haysataa puntland iyo dakado afrika ugu weyn

  • @saidma1683
    @saidma1683 Місяць тому

    Daahir..ma..rabo..nin..habar..gidir..inu..so..baxo..waliba..saleban..Daahir..ma.rabo..dahir...nin..hawiye..ah.inu..madaxa..kor..u.qado..marabo

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Місяць тому

    Waa labada gobol oo inkaari ku dhacday arinkaas darteed .

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Місяць тому

    Wlh sxb adiga nin fiican ayaa tahay oo Somali ah muwadin qabiil mafiicno

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Kiis culudda ga sgwy a voiww

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    😊War maxa Lane mise meel kakale😅😅

  • @Deka_Khayre
    @Deka_Khayre Місяць тому

    Gobtu wali da Ee majabto

  • @AliSamatar-sc6vi
    @AliSamatar-sc6vi Місяць тому

    Haduu hogaamiye daacad ihi yimaado guul hadii kale maya.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Yaa badiyiy horta

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому +3

    daroodkii oo isga la gumaysto oo isaga homelees ah oo aan baa lahayn dhul hadu yidhahdo wax baan gumaysta sow aakhiro sabana maha odaydi gabayadi guba isku gabayaay darood odhan dhulka somaliyeed qoobada mj dego ayaad ku leedihin buu yidhi meel kale ma jirin marexan ayaa inyar meel ka soo ciidhiisday hadaba faankan iyo beenta may joojiyan darood gumaysi isaga ku jira ilaa iyo manta wa in hawiye haysto in isaaq haysto in itoobiya haysto in kenya haysto shame on you darood walahay hada fanka joijin waydan gabay kale lagu xaqiijinayana xaqirnaantada iyo beentada hawiye isga ku gumeeyay kana saray meesha been bad ku shekaysan yemen banu ka nimi walahay wa been dhiig kuma lihid kamna iman africa ayad ka soo jeeda dna gaga cadaysay beenta u sheeg dadka waxba ogayn aqoonta lahayn wixi loo shsheego dhegaysta

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Місяць тому

      Siilkaaga uraayo u sheeg iidoorad qaansiisad ah ayaa tahay 😂😂😂

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Місяць тому

      ​@@sabriincadey2522
      🥥🥥🥥🥥🤔🤔🤔futada so feeyd dee 🤣🤣🤣🤣

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Місяць тому

      *_sidrasirad_*
      Wa reer ciil qabi walahi wa adoomo dad adoomo ku shaagaya wa usus xaarodki isago futadoodu qawntay bay ku odhanayan futadaada iya qaawan😂😂😂

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Місяць тому

      @@dhashisheekhisaxaq9514 futo la feeydo adaa lagaa soo gaaray no one reer abaarso

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Місяць тому

      @@dhashisheekhisaxaq9514 fato la feydo iyo mid la fooraariyaba reer abaarso ayaa lagu yaan ee adiga fudada soo qaawi

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Місяць тому +1

    Waxaan halaga ilbaxo hana laioojiyo

  • @abdirahmansaidabdullaahi5136
    @abdirahmansaidabdullaahi5136 Місяць тому

    wllo walahi waxan waa shit they know waxa ay samenayaan lakin waxaas dushaanu kamaraynaa eebe wayne idinki carurtaan aad mooodo bilaa walidka ooo tik tok iyo qashinkaa qabyalada iyo tuugsiga la so fadhiya waa layskaga daba imaan idinka rabi be safe

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 Місяць тому

    Subhanallah Subhanallah I have heard the term ignorant fool but I have seen one after watching this fool has spoken. You are a Muslim man,Act like one, you are not above no one and if your forefathers her fools to don’t follow the same steps, just stating your words.

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Місяць тому

    أللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 Місяць тому

    Awagaye saleb halka aya leyihin

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 Місяць тому +2

    50 ma gosanyso shirkada tiktok hadii ad kalinta 1 gasho tiktok yaxbul 1 ayu ku jira lagama gosanayo
    Lkn yarka kale garan mayo hadusan kalin galin 50% laga gosanaya

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому

      Adna isoo boqo walal hami Ayaan leeyahay plz 😢

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 Місяць тому

      @@QaniMedia1hye wll

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Wax xun baa halkaas kasocda dadka baahan ee ehelkooda ah hadii siyaan waxay siinayaan dadka qurbaha jooga

  • @amiiraabdi3589
    @amiiraabdi3589 Місяць тому

    Beenale e