DAGAALKA MAYDKA PROFF JAWAARI OO LA ISKU HAYSTO (3931)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 86

  • @Cabdinajiib-p6j
    @Cabdinajiib-p6j 3 місяці тому +4

    Oo maalmo kadib waxay dhihi doonaanaan dhulka lagu aasay waan u baahanahay sida ay hada u fagtaan qabuuraha muqdisho.
    Halagu aaso baydhabo oo sax ah

  • @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO
    @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO 3 місяці тому +2

    Waaowo jira ❤❤❤143 tija

  • @adenomar6153
    @adenomar6153 3 місяці тому +1

    Allah yarxamu professor jawaari ehelkiisa iyo diamant somali samir iyo iman ha la siiyo

  • @najax9388
    @najax9388 3 місяці тому +2

    Waa lagu maqlayaa

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 місяці тому +2

    Adan Madhobe meshi asaga lagu aasi laxa xashegto.

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 3 місяці тому +2

    Jawaari ehelkiisa ayaa aaska go,aan ka gaaraya siyaasad halkaas kuma jirto.

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 місяці тому

    illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo ader hala baaro

  • @ahmedabdullahimoalim9105
    @ahmedabdullahimoalim9105 3 місяці тому +1

    Wuu jiraa

  • @AbdulkadirAhmed-d4z
    @AbdulkadirAhmed-d4z 3 місяці тому +2

    Ithopia dabada u leef nacas fooqul nacas Ithopia 70 k mahan 500k hadey la imaado Cid ey wax ka qaadeso ma jirto

  • @OmarSheikh-om9uz
    @OmarSheikh-om9uz 3 місяці тому +1

    😊😊

  • @faisalmohammed7260
    @faisalmohammed7260 3 місяці тому +2

    Waan ku maqalna

  • @mahadmohamed2153
    @mahadmohamed2153 3 місяці тому +1

    Macalin lady’s garen ama lagu shirqoolaa

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому +1

    Sacad dhulkina Alshabaab haka saaro

  • @abdillahiaden-yr3gj
    @abdillahiaden-yr3gj 3 місяці тому +2

    Timir lafbaa ku jirta

  • @Daqare666
    @Daqare666 3 місяці тому +1

    Ha ka yeelina in xanar lagu aaso
    Haddi kale waa la soo qodaa week ka dib

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 3 місяці тому +1

    yaab maxuu ka baraa jawaari waqtigiisa intaa ku ekaa shaki ku laha

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 3 місяці тому

    Adowga somali Geri Kooda allh soo dedejiyo

  • @CaliMahamuud-nr3cq
    @CaliMahamuud-nr3cq 3 місяці тому +1

    😭😭😭

  • @rahmakalif-w1j
    @rahmakalif-w1j 3 місяці тому +1

    mayd kiisa inlaga tuuro xabaasha

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 3 місяці тому +1

    In la faakto ka baqeen

  • @osmanaddow473
    @osmanaddow473 3 місяці тому +1

    M

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 місяці тому

    Axsan in uusan ka qeybgallin ayagoo jawaari damujadiid suntii uunbey kutaabsiiyeen ama cunto ha ugu daraan ama biyo ugu shubaan marka lafta gareenoow dilkaagaa laddiyaar gareeyey ha imaan sallatul janaaso ugu tukobeydabo halkaas sacsi ugu dhig lugtaansheento sheento xamar damujadiid dilkaa qorsheeyi xassandhiiqo allaah umadda hakaqabado

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    DAMULJADIID WAXAY U BARTEEN DAD AY DILAAN, KABACDINA DEG DEG U AASAAN😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    WAR DAMULJADIID WAXAY U BARTEEN DAD AY DILAAN OO LAGA AAMUSO. IN BADAN AYAY DILAL GEYSTEEN. MAANTA YAAN DILKAAN LOOGA HARIN😢

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 3 місяці тому

    Waxan dowlad ma aha waa moriyan waa xardagi salbalar

  • @sedson02
    @sedson02 3 місяці тому +3

    Aadan Madoobe isna ma aasayno meykiisa waxan ku tuureena Rabdhuure Mayland , waraabaha iyo gogorku ha cunaan waayo ? Aaadan Madoobe islaan wayeela buu gurigeega ka boobay Baydhaba .
    D&M hana wareerina buuqa iska daaya .

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 місяці тому +8

    Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo jawaarii kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 місяці тому +3

    Ku darsoo c rashiid Cali sharmaake aabihiis iyo sataakiil qaran ee qabuurihii qaranka gurayaa Laga kora dhistey war jawaabi waa qalinkii soomaliyee meel munaas oo aamin waa go lkiis gobolkiis u qaata meeshaan dowald Kam jirtee

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +3

    ha keenaan adeer waay ku dhamaanayaane adeer leelkase ragbaa ladhashay muumin aadan baa kadhaan saday laakiin maanta waa lawada galayaa adeer hub iyo ragba naguma yara

  • @sedson02
    @sedson02 3 місяці тому +4

    1.Meydka Jawaari halabaadho iin sun la siiyey iyo iinkale .
    2. iinankiisa iyo caruurtiisu meeshay jecelyihiin haku aasaan bes , laakiin tolka Jawaahir shaqo kuma leh meesha lagi aasayo
    3. Jawaari Xamar haddii lagu aaso beri ayay ayay kala baxayaan .
    Raxanweyney buuqa naga daaya .

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +3

    war baaydhabo ku aasa bari baay soosaarayaane maxamed saleebaan tubeecba saasaay ugu dhageen waana kuwaa soosaaray hooy

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 3 місяці тому +3

    Baydhaba ku aasa dheh muqdishadaan waalatay ee maydadkanla soo faaganaysa kala carara

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 місяці тому +2

    Yaa iskuhaleynaaya muqdisho hadeyba qabriyada faaganaayaane

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 місяці тому +2

    Hadii mamadio daaroodka ee meydkeed boosaaso loo qaadey baa beri ka maalin idinku dhici doonto

  • @sedson02
    @sedson02 3 місяці тому +3

    Xasan garguurte markay ajashiisu u timaado u dhinto beri waxaa ku aasi doonaa badweynta hindia 😂 Sharks iyo aargoosatadu ha cunaan 😂

  • @MohamedOsman-fx3wg
    @MohamedOsman-fx3wg 3 місяці тому +2

    Waa lagumaqlaa

  • @bby6
    @bby6 3 місяці тому +1

    Marxuumka dowladisa wa koonfur galbeed Hassan mooryan ba ka dambeya dilka professor jawaari

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 місяці тому +2

    Reer k galbeedoow horta waan idiin tacasiyeen odygii idinkuugu qaali sanaa baa dhintey m dheeran waan ogeyn fadln reer k galbeedo nin doorkiin meydkiis beydhabo ku aasta waa iga ralo

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 3 місяці тому +1

    Ninkan wajiga ku leh nabarka madoow waxaa haya cudur la yiraa ujeedo xun allaha caafimaad siiyo.

  • @bby6
    @bby6 3 місяці тому +1

    Kuwa daba dhilifka ah a mafiayada villa mooryan ushaqeeya ilahay umada haka qabto inshallah moalim adan ku soco karbashka runta ah

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 3 місяці тому +1

    Digil iyo mirifle run ayaad u sheegtay jawaari madkiisa waa in labaadhaa tankale bari inta lafihiisa bixiya la dhihilahaa baydhabo halageeyo maydka

  • @CaliMahamuud-nr3cq
    @CaliMahamuud-nr3cq 3 місяці тому +2

    Okay okay okay okay okay okay okay

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 3 місяці тому +1

    Shaki wayn.ayaa ku gadaaman e maydka marxuunka halabaadho

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +2

    aamin aamiin illaahaay umada hadhaafiyo kuwaa

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 місяці тому +1

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v 3 місяці тому +2

    Waa aamindarrada lava qabo dawladda xasan dhiiqo iyo damuljadiid.

  • @sedson02
    @sedson02 3 місяці тому +1

    Qabuurta Jawaari yaana la caabudin sida suufiyaasha jooga Guriceel ee qabuuraha caabuda , haddii kale al shabaab aya Qabuurtiisa burburin doona .
    Al shabaab qabuurahay soo foqaan sida damujadiid.

  • @CaliMahamuud-nr3cq
    @CaliMahamuud-nr3cq 3 місяці тому +1

    Michael kors okay okay okay okay okay okay okay bye

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q 3 місяці тому +1

    avukat haloo qabto waa in la dacweya hassan shiikh

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 місяці тому +1

    Kuwa Hawiye waso ayuu ka mid yahay
    Sax waa la baarayaa meydka pro ka

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 3 місяці тому +2

    Allaah ha unaxariisto

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht 3 місяці тому +1

    allha unaxrsto baabba jawaari

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому +1

    Xaqdaro kii wadoow jaab

  • @CaliMahamuud-nr3cq
    @CaliMahamuud-nr3cq 3 місяці тому +1

    395 resume and i'm going to snow

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 3 місяці тому +3

    Allah yarxamu professorka jawaari dhaman ehelkisa iyo qoyskisa iyo umada somaliyeed allaha samir iyo iman kaa siyo.amin amin aamin

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 3 місяці тому +1

    😭😭😭😭

  • @CaliMahamuud-nr3cq
    @CaliMahamuud-nr3cq 3 місяці тому +1

    Google toyota dealer

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 3 місяці тому +1

    ،،maqal Wajiraa

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 місяці тому +1

    Wwwtu

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 місяці тому +1

    Inaalilaahi wainaa ileyhi raajucuun prof jawaari Alaha u naxariisto Aamiin

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 3 місяці тому

    Allaahyarxamu Prof MxedOsmanJawari: MyAaboSiidowYusuf iyo ProfesorJawari waqti isu dhow wexey ku wada dhasheen: Magaalada Afgoye" Allaahyarxamu JanadaFerdowsa Allaah ha galiyo MyAabboSiidow iyo MyAdeerProfJawari.

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 3 місяці тому

    Sh aadan wiilka uu dhalay laftiisa Amaa loo qabeeyaa Aamin maleh xisbiga Dhiig xaraan????

  • @SamoodMuuse
    @SamoodMuuse 3 місяці тому

    Alle ha una xariisto porf sh,cusmaan jawaari horaad usheegtay in dadka la layndoono sxb

  • @osmanaddow473
    @osmanaddow473 3 місяці тому

    Maclin Adan eriyada diblomaciya istacmal ee aytinta ka foogow diiniyan uma ficnan hata !

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 місяці тому

    War umada Ka xishoo Ma waxaad diidan tahay Geerida 90 jirkan dhintay shame on you

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому

    Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay dambigiisa ha dhafo janadana ha geeyo Amin yarabi.

  • @MahamadgabsoGabso379
    @MahamadgabsoGabso379 3 місяці тому

    Wallo waxay udiidiyan inaan laqaadin bayraban nio oo ay lacag kasameyan markii ba waxay dahayaan lacag haa lakeeno

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    WAR XATAA HADAY AASAAN, HADHAW FAAMIL KIISU QABRIGA WAA AY KASOO SAAR8KARAAN OO WUXUU U DHINTAY WAA LA OGAANKARA😊

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Kuwi qaranka uso shaqeya medkoda dib laga so fagay

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto,Dro jawaari aamiin aamiin yaa rabi

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    PR JAWAARI WAA IN LA BAARO WUXUU U DHINTAY. SAX BAAD KU JOOGTAA

  • @fadumohassan9532
    @fadumohassan9532 3 місяці тому

    Waxaa laguna qabuuraha iskula polizia

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 3 місяці тому +2

    Alle ha Unaxaristo Pro Jawaari Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 3 місяці тому

    Meeshii hada lagu aaso biri inay soo faagaan ayuu rabaa

  • @halimahassan5482
    @halimahassan5482 3 місяці тому

    Waxaan qaba in baydhabo lagu aaso

  • @noorismuxidin7694
    @noorismuxidin7694 3 місяці тому

    Ilahey ha u naxristo

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому

    Haaaaaaa maqal waa jiraa

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 3 місяці тому

    Maqal Wu Jiraa Ee wad

  • @hodanxuseen328
    @hodanxuseen328 3 місяці тому

    Waa Ladugay

  • @habibaahmed5775
    @habibaahmed5775 3 місяці тому

    Waa nadiif

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 3 місяці тому

    Waa ok

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 місяці тому +1

    Anigaa. La. Hadley. Sacdiyo. Jawaari. Oo. Joogto. Magaaladaan. Aan. Degantahay. Toronto Canada

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 місяці тому +1

    Jawaari. Halagu. Caaso. Halkuu. Ku. Dhashey. Degmada. Afgooye

  • @cabdirisaaqjimcaale4213
    @cabdirisaaqjimcaale4213 3 місяці тому +1

    Waxaa loo diley in uu yimaado lafta gareen sii loo dilo