Qaliinka wadnaha furan oo markii ugu horeysay laga bilaabay Soomaaliya ayaa lagu guuleystay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 8

  • @user-er3zn1ii9h
    @user-er3zn1ii9h 21 годину тому

    Masha Allah

  • @Seynep-ahmed
    @Seynep-ahmed 12 годин тому +1

    Alxamdulillaah ilahey ku mahadsan ❤️‍🩹☹️midaan wallhi sidan ugu farxay anoo afka tagayo ma qiyasi kartid, waxaa iciilay burburka somalia iyo wax walbo inan heysan lkn tan alx 🤲 ilahey swt abaalkiisa magudi karo ilaahow noo ziyaadi

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 12 годин тому

    Guul somalia

  • @MarionHatcher-n5j
    @MarionHatcher-n5j 17 годин тому

    Lewis Susan Williams Nancy Williams Dorothy

  • @mohamedibrahim6013
    @mohamedibrahim6013 12 годин тому

    Walaalaheena suudaan waa dad maanta dhibaateysan aan u faa'iideyno kana faa'iideysano dhaqaatiirtooda iyo engineeradooda waa dad aqoon leh.
    Yaan la iloobin in wadankaasi aad noo garab istaagay.

  • @KhadijaAli-mu9ck
    @KhadijaAli-mu9ck 19 годин тому

    Celwaaq ayaan joogaa wiilkeyga ayaa cudurkaan oo kale ayuu qabaa marka sidee idhin lasoo xiriirin karo

  • @ZadaamHussein-fv8ix
    @ZadaamHussein-fv8ix 20 годин тому +1

    Xetahay wiilkan wariyaha ah daruufta ka muqato iyo dharka oo wato wariyasha calamka sidaan ma,aha soomaaliyey 😂😂😅😅