Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Waad mahadsan tahay dr wax badan baan ka faiday alle kheyr haku siiyo
Thanks dr aniga dhiga cas 45 iyahay wanaka faidesa inta shegtay shugran dr
Shukran wll
Asc dr waxan qatay dawo tifow falenbo ah malinta ugu horesay gacanta icuncuntay malinta labad dawadi aya jirka iga saqdy wn xamili wayay malmo yar kadib waxa isku arky dhiiga gudaho leyga durdurayo indhaho xoqayo jirko icuncunayo faruuryaho nabro iga so baxen marna dawada iso shiireso carabka waxa ka darema marka caraf arko in igogo ayo cml xasasiyana iskama barin xasasiyada mala dhihi kara plz iso jwb
Dr sharafu korkaga ha ahaato
Asc Dr. Waad mahadsantahay Aniga hadda waxaa layga wayay dhiiga cad ee macaa lagusoo ceshaa ?
Dr irabada ayaa lagumudeey kdiba wayifadhisatay maxana kusameeya waaxalayidhi fixi aya noqotayee
Dr infection-ka xaninyaha kudhaca mxa lagu daweya
Sigo
Asc mashallah Allha gulinshallh
Dr dawada malaria dhiig yari miyay keentaa
Dr enfekshanka mxa lgu dawayaaa
Waan daremaa dhiig yari dhaqtarkuna wuxuu iyidhi vitamin b12 ayaa hooseeya ,dawadina waxba igama tarin khudradani faido ma ulee dahay vitamin b12
Maxa samese abayo