Asc maxamed wiilkeenoow ha dacweeynin waa wallidkaa llabaad waxba ha dhibaateen ayadaaba adigoon dacween u baqaayaa sababta ow sharcigaada ku dhu.ay ayaa labaarayaa sidaas hadeey ku bad baado wey fiicantahay
Dadka wiilka yara ee somalyeed dhibaya ama dibindabyada ku haya miyana dad islamnimo iyo somali nimo ku jirto ahayan ilahay haka qabto ku dhibayan Allah haka qabto walhi waa calool xumo waxayalha inka yar lagu xad gudbay walhi waa calool xumo
Inshaa allaah wiilkan iyo reerkiisa weey guuleysanayaan
Maasha allah guuleyso
HA SHEEGIN MEESHA JOOGTID, SIRTAADA QARSO, DAD BADAN AYA BEEN SHEEGAYA,
Canadian boy guulayso hooyo
Cadawgaga hajabo
Habar yar yacnihio eadanki sharci buu leyahay marka qofkawax kasata ad u qabto afkaaga hadii qalad kasoo gaaro walagugu dacwsyn karaa marka iska ilaaliyo hadal an waxba kuu goyney dadkuna wad wadayaan iyafa nafteeds waxa lagu maxay waa siday u gashay wakasheed iyo caruurteeda marka
adiguna hadad wad wado wax lagu dhi isna waa casiyeosagaa dhamaan marka danahaga wado afkagana waxeeda xunka illali lakiin dacwsda hawgu naxariisan oo waxay idin haystay oo dhan dacwsda ku
Muujiso
Maxamed maamada habaryartaa xaalkeeeda ka gudub sharcigagaa dawlada waydiiso cidkale habaryin ka gudub wararka badan
CDSO AABAHA, SIRTAADA HA SHEEGIN QARSO, DOWLADDA OO KALIYA SIRTADA U SHEEG, HADALKA YAREYSO, SIRTADA QARSO.
AAMUS DADKA HA U JAWAABIN,, SHIB KA DHEH, DOWLADDA SIRTADA KALA HADAL, DADKAAN BEEN AYEY KUGU WADAAN.
MAXAMAD HABO ALAAH HAKULA JIRO❤❤
Waa sax hooyo iyo aabe
Haryana afkagaxiro intaaddantada gaareeyso🎉
Habo macan saajaceshahey Alh ku siiyo hooyo Aan Ahey aad Ayan kugu damqadey really jawher waan Ahey❤❤❤❤
Mama.insha.alah.wad.kabixin.dhibke.iska.samir
Habo jid dher baa ku sugaya iska daa sisal midiya time baa kaa dhumaya habo jooji please
maxamed mediayaha iska dhaaf public
❤❤❤guul hooyo😊
Asc habaryar kanadian boy aad baankula ooyay walahey markiihore hadana waankugufarxey in aad kanada joogtid hooyo iyo wallalo alle haufudeyo ilhey hakukeeno guuleyso
Samir.ilahay.baa.kugargarayeh
Masha allaah
Maxamed Guuleeso Hooyo
All Ha ku xafedo
Aawey Ballantii,Aad Ka Qaaddey Daahir Calasow.Mr.Mohamed Canadian.?
Guulayso ❤
Canadian boy iska mammada hadelkeeda tartiib socod ogoow hadal yuukaatagin iska daa habaryartaa ee dantaada gaar waxaan ahay daagerayaashada
Maxamed dhiiqo iska ilaali habo ok
❤❤ gesi xir tugada xabiiba caloley
Tuur ninka wuu qaldan yahay
Kkkkkk maxamed waa funny 😅😅😅😅😅
Waa madax adegyahay
Maxamadow xabibi wa walidka sheydan hadhihin ilahay kacabso wixii xaqagana dhacso
Tartiibso walal
Habartar hadaad basaborkaada hesho cidna ha dacwayn cidna ha cayn dadka cafi
waa sax
XABIIBO HABAR YARTA NIN DHULBAHANTE QABE 8 CARUURE U LEEDAHAY OO WALALAHAAGA AH QAARNA KAA WAAWEYN YIHIIN IQAARNA KAA YAR YIHIIN IXTIRAAM HABAR YARTA OO CAFI FAMILY WAAYE
Inay kimushquulisay rabtaa iska daa
Masha allah
Ninka tuur maxamed
Wu kudhashee sidu uwayay sharciga 😂😂😂
Xer walahi futada halagawaso habsiga
Illahow ugargar yaarabi wilkayar yar
Maxamed waa run teed gabadhaa hadalkeed maqal warkerd dantaada qabso
waalidkaa waaye ha xirin dadkaan yey ku waalin
Subxanalaah
Asc maxamed wiilkeenoow ha dacweeynin waa wallidkaa llabaad waxba ha dhibaateen ayadaaba adigoon dacween u baqaayaa sababta ow sharcigaada ku dhu.ay ayaa labaarayaa sidaas hadeey ku bad baado wey fiicantahay
War landheeradtehe yanlagu baqsan habarta habaryartahana iyadamanta welweshan O lala xiisabtamaya ninyohow dhexeda xiidho walid Somaliyed banaha wadanka noloshoda inti badnayjigay kudhalay kukorsada kukoray yanlagu baqsan!!
Live miyaa
Sideedaba miidhiya
Warya boy wad habarantahay habaryartaada miyad xireysa wlh maduceysnid
Dadka wiilka yara ee somalyeed dhibaya ama dibindabyada ku haya miyana dad islamnimo iyo somali nimo ku jirto ahayan ilahay haka qabto ku dhibayan Allah haka qabto walhi waa calool xumo waxayalha inka yar lagu xad gudbay walhi waa calool xumo
Wiilkan maxaa ka qaldan muu danihii sa karac do maxa ka. Qaldan .muxuu midi yaha u gu waa shay da ta da karacyo
Soo dhawoow mahamed maxaa cusub noo sheeg,dadka waa ku sugaayaan
Ok
Waa runtaa
Maxamad intaa ku mash quuli lahayd waxbaro English
Waad caaye maliibaano iskadaay caasinimada
waalidkisa nin xidhaya oo shaydan ku sheegaya isana faido heli maayo hooyada walasheed haay kugu xumato wada ma ka martid maxaad u xidhaysa akhas calek waalid inkartiisa yaay kugu dhicin hoyada iyo habaryarta waa walaalo ogow doqonow
Luula