Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Qaybta dambe kaftan qosal ah ayaa Jiro dhameeso muqalka 😂🙏100k wax yar ayaa inoogu dhiman
Kasha dhib badnida hhhhhhhh wallhi waad iga qoslisay
guuleeso kashka
Masha allah laba nin aad ufuny ah tihiiin 😍. Idin taageeraa from to hargaysa. 🟢⚪🔴. HORE uso wll kashka 😍
Abowe wllhi markato waa iga quslisaa xitaa anoo murg san waxaa ku leyhy mhd snd hore uu soco guul iyo gobnino by
Incha allh qosoLkaagad ku gaadhaysa pro👍🌺
dalmar is a legend and has good voice. nika wuxu le yahay cod macaan. kashka waxad so qabataa dadka logu xiso badan yahay laguna jecel yahay geyga somalidaa♥️♥️♥️✋
Mid kamid ah fananinta ugu jeclahy somalida dalmar kutagera wllkay❤
Abdullahi kashka wlhi mnta dhan videoyadada igu horeysa mid walba wn daawaday aad bd iga qoslisey wlhi horumar wacan wllo 🙏
Wax badan ku dhaafey😃😃😄 kii yahye hanter soo daawo asna iyo kii dhaanteeye😂😂
Ilahey amarki wilkan wn tagera iyo fanankaba lkn waligey commant uma qorin lkn caawa ayan uqoray waxan lehay horay usoco wll adiga iyo fanankaba
Waxa alifey aabahey Macalin bashir badane Heesta Aroos ❤️✊🏿
bashiur badane legend wye wlhi❤️
Dalmar yare qof qalbi fican allaha ku xafido huno from 🇩🇯
Keep going my bro f :djibouti 🇩🇯🇩🇯
Anaa u horeeyo walaalkey kashka walika farxada wan ku salamay
Abti dalmar fani waaye..wan kusalamay abti mcn
Kashka qosolkiyooo lugynayaaa🤣🤏🔥🙏🏽Any way keep going pruh💫🙏🏽🥰
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢
Abdullahi kashka sxb aan taageero keep going legend
Mashaa allh madabun uku hureeyaa commentika wxn jeclhy ind isojwbto mn frère yacni wllky
Keep going abdalla wiilka kaliyah iga qosliya 😍😍😍
Dhigo biyo mahan Ina adeerkey dalmar yare waan Ku wataaa fanaan weyn
Shiiikhaalnimo ❤❤tolkeey
Kashka salsare legend keep going brathel
Kan yari waa qosolkii oo qofa😅😅😅
Kashka is a legend bro waxa so qabataa legend liicato
Heestii ugu horeysay aan bartay dalmar🥰
Kashka the big legend🕴 on the word🌍men i love you ❤💯🥰
Dalmar yare wa boqor fanaan kun comedy keep going
Dalmar yare walal qalbi wngzn 🤴🏽❤
Abdillahi Kashka Horumar wacan shp 100k coming sooon ish allah 🥰
Hampalyo kashka guuley 100 iyo wixii ka badn Allh ku gaarsiiyo
Ina adeerkey dalmar Yare hore u soco Huuno
viva kashaka i nolow Aboowe wa ku tageera han ig xanaqin okay 🥰🥰👌🥰
Omg sidaan uqoslay thank you somuch.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 naf aaathy kulahaa ar kashkaa😂😂😂🤪
Axzan ya cod dalmar ❤
www kashka lii Caato soo qabo bro 😎 # lots of respect ✊
Inta ila aragtay fananada u egyhy oo u dalamr shegay in ey tahay alfnaanad deeqsan like saar
Wow hesta igu socota bila music ah🥰
Ohh la vache Dalmar 😂😂😂 nolow deux biririh au plateau kkkk la seul chanson que le youtubeur a choisi la récompense qu'il lui a dit à kararrr😂😂
Kashka wslhi farxadada iska jclahy keep going bro
Masha allh
Dalmar yare waa faani walalkay alle haku xafido
Kashka waa ruux qalpi wangsan the lengeds dalmar
Legend is legend🥰
Alaylee dalmarba maanta lahelayLaba waraad afkiisa lagu baakin garaynayaa Inder afkan yara xakamee markaad qoslayso
Wlhi waa qosolkii oo qof ah 👍👍👍👍
Dalmar yare legend 🥰
Next mahamed Alta kaso dhig kashka🙏
Dalmar iyo kashka sxb mahadsanid
Viva dalmar❤💋
Dalmar waa halka fanaan o cudurka qabyalada ka fiyow nolow walalkey
dalmare yare kaftankisa waba qosol runti wa fanaan dabecaad ficaan
DALMAR YARE BIG LEGEND
Maasha allaah my brother kashka keep going
Allaha ku sharfo wad ika qoslisisey 🥺
wallhi qsol waaye ninka dalmar talented
Dalmar grand acteur
LEGEND DALMAR YARE BRO WAA KUWATAA GUULEYSO
Kashkow caawa anaa ugu horeeyee pin iigu qawo🤬Dalmaroon taageero ayaan maanta keentay dalmar intaan kaa salaamay hadaa qoraalkeyga aragtay😜
Hore u soco sxb
Maxmed alta noso qabo plz 🙏
Kashkow zxb wlhi 100k kabadan uqalanta lkn Somali dhibkeda ku adkeyn lee 🤦♂️🤦♂️✌ kuslamy brada
Kashka keep going bro qali
Form kenya
Barnamijkaan so funny 🤩wllhi kashka wllky nosobadi insha
Waaw dalmar lajen kasha ka fani
Keep going my brother 💯💯
Walahi caadi ma ahayn legend damar yare ❤❤❤⚘⚘💕💕
😂😂😂😂😂 so funny wallhi wan ka helay barnamijgada hore usoco wallka never give 🆙
Heestan uuqaday heesaha aan jecalahay beey kowtahay❤️
Masha allah kashka nolow zxb dadka noo soo badi
Aad Ayaan kugu TaageeRaa Fanaankeena Dalmar ♥️
UA-camr u soo baxay Reer muqdishu
Mansha Allah Dalmar yare iyo cabdilahi kashka idin tageera first view
Cabdilahi kashka nagtu u egyahy magaceda ya ila badhaya dalmar yare iguso mesion gareya hada aragtan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Kashka keep going wllky qali🙏
qosolka iska yaree walal waana danbi ee qosolka badani yaan qalbigu ku madowaan
Www qofan ad utagero Abtigey dalmar😊☺
HAMPALYO WLLO 1M GAARI I.A
Kashka marka qososho wlhi waan iska qosla mar waliba happy adiga iyo dalmar so funny ayaa tihiin
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Ninkas isaga dhan qosol socda wlhi horey u soco sxp
Wiil waxaa soo baxay wiilo to ah wlhi qosolkii wiiloo caadiya afkuuba kasaaranyahay
Wr niyow qosolkaga hagaaji Malayacni ayaa kuqososhaa marwalba qalbi adygna waalagaqadaa wll markaa micno uyeel qosolka xalada hakaqaadin qosolka
Cunugaaan yar qosol badanaaa
WlHi kal iyo laaap u qozlay alle ha idin dhawro wllhy ❤️💯💯💯💯
İna adeerkay♥️
Mashlah ashacal hees dalmar yare
abullahi vedio so badi plz qosol kaga u xiisnay wlalkey
qosolka maalayacnigaa iska daa barnaamijku hakuu qurux badnaadee
2diina aa funny tihiin wlh kashka iyo dalmar
Oomaygaadh
Wlhi waaa iga qoslisen keep going walalkey
Legend dalmar yare
kashka waa dhibkii oo qof ah😂😂
MAANSHA ALAAH ILAAHEY XAFID WAA FANAANKA KALIYE EEN ISLAWEYNIN TUSHIN SHACABKA
Ma sha all codaka dhacy
Kashka my pro keep going
Ani qosolka Kashka iskajeclahy wlhi dalmar asine wa midkle🤣🤣🤣🤣
Wooow heesta wan jecelay 👏👏
Kashka keep going bro 🥰🥰😍😍😍
waan kaalanoqday sxb wayo qosalkaaga iskakeenka ah dartiis
Ee waa basxiir dalmar
Kashka iyo dhib allah ku xafido wllkey
Legend weyn ayaad kentay kashka
Cbdilahi kashaka wan kugu xidhanay ee wakhati nasii aad comentigayga ku eegtid
Qaybta dambe kaftan qosal ah ayaa
Jiro dhameeso muqalka 😂🙏
100k wax yar ayaa inoogu dhiman
Kasha dhib badnida hhhhhhhh wallhi waad iga qoslisay
guuleeso kashka
Masha allah laba nin aad ufuny ah tihiiin 😍. Idin taageeraa from to hargaysa. 🟢⚪🔴. HORE uso wll kashka 😍
Abowe wllhi markato waa iga quslisaa xitaa anoo murg san waxaa ku leyhy mhd snd hore uu soco guul iyo gobnino by
Incha allh qosoLkaagad ku gaadhaysa pro👍🌺
dalmar is a legend and has good voice. nika wuxu le yahay cod macaan. kashka waxad so qabataa dadka logu xiso badan yahay laguna jecel yahay geyga somalidaa♥️♥️♥️✋
Mid kamid ah fananinta ugu jeclahy somalida dalmar kutagera wllkay❤
Abdullahi kashka wlhi mnta dhan videoyadada igu horeysa mid walba wn daawaday aad bd iga qoslisey wlhi horumar wacan wllo 🙏
Wax badan ku dhaafey😃😃😄 kii yahye hanter soo daawo asna iyo kii dhaanteeye😂😂
Ilahey amarki wilkan wn tagera iyo fanankaba lkn waligey commant uma qorin lkn caawa ayan uqoray waxan lehay horay usoco wll adiga iyo fanankaba
Waxa alifey aabahey Macalin bashir badane Heesta Aroos ❤️✊🏿
bashiur badane legend wye wlhi❤️
Dalmar yare qof qalbi fican allaha ku xafido huno from 🇩🇯
Keep going my bro f :djibouti 🇩🇯🇩🇯
Anaa u horeeyo walaalkey kashka walika farxada wan ku salamay
Abti dalmar fani waaye..wan kusalamay abti mcn
Kashka qosolkiyooo lugynayaaa🤣🤏🔥🙏🏽
Any way keep going pruh💫🙏🏽🥰
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢
Abdullahi kashka sxb aan taageero keep going legend
Mashaa allh madabun uku hureeyaa commentika wxn jeclhy ind isojwbto mn frère yacni wllky
Keep going abdalla wiilka kaliyah iga qosliya 😍😍😍
Dhigo biyo mahan Ina adeerkey dalmar yare waan Ku wataaa fanaan weyn
Shiiikhaalnimo ❤❤tolkeey
Kashka salsare legend keep going brathel
Kan yari waa qosolkii oo qofa😅😅😅
Kashka is a legend bro waxa so qabataa legend liicato
Heestii ugu horeysay aan bartay dalmar🥰
Kashka the big legend🕴 on the word🌍men i love you ❤💯🥰
Dalmar yare wa boqor fanaan kun comedy keep going
Dalmar yare walal qalbi wngzn 🤴🏽❤
Abdillahi Kashka Horumar wacan shp 100k coming sooon ish allah 🥰
Hampalyo kashka guuley 100 iyo wixii ka badn Allh ku gaarsiiyo
Ina adeerkey dalmar Yare hore u soco Huuno
viva kashaka i nolow Aboowe wa ku tageera han ig xanaqin okay 🥰🥰👌🥰
Omg sidaan uqoslay thank you somuch.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 naf aaathy kulahaa ar kashkaa😂😂😂🤪
Axzan ya cod dalmar ❤
www kashka lii Caato soo qabo bro 😎 # lots of respect ✊
Inta ila aragtay fananada u egyhy oo u dalamr shegay in ey tahay alfnaanad deeqsan like saar
Wow hesta igu socota bila music ah🥰
Ohh la vache Dalmar 😂😂😂 nolow deux biririh au plateau kkkk la seul chanson que le youtubeur a choisi la récompense qu'il lui a dit à kararrr😂😂
Kashka wslhi farxadada iska jclahy keep going bro
Masha allh
Dalmar yare waa faani walalkay alle haku xafido
Kashka waa ruux qalpi wangsan the lengeds dalmar
Legend is legend🥰
Alaylee dalmarba maanta lahelay
Laba waraad afkiisa lagu baakin garaynayaa
Inder afkan yara xakamee markaad qoslayso
Wlhi waa qosolkii oo qof ah 👍👍👍👍
Dalmar yare legend 🥰
Next mahamed Alta kaso dhig kashka🙏
Dalmar iyo kashka sxb mahadsanid
Viva dalmar❤💋
Dalmar waa halka fanaan o cudurka qabyalada ka fiyow nolow walalkey
dalmare yare kaftankisa waba qosol runti wa fanaan dabecaad ficaan
DALMAR YARE BIG LEGEND
Maasha allaah my brother kashka keep going
Allaha ku sharfo wad ika qoslisisey 🥺
wallhi qsol waaye ninka dalmar talented
Dalmar grand acteur
LEGEND DALMAR YARE BRO WAA KUWATAA GUULEYSO
Kashkow caawa anaa ugu horeeyee pin iigu qawo🤬
Dalmaroon taageero ayaan maanta keentay dalmar intaan kaa salaamay hadaa qoraalkeyga aragtay😜
Hore u soco sxb
Maxmed alta noso qabo plz 🙏
Kashkow zxb wlhi 100k kabadan uqalanta lkn Somali dhibkeda ku adkeyn lee 🤦♂️🤦♂️✌ kuslamy brada
Kashka keep going bro qali
Form kenya
Barnamijkaan so funny 🤩wllhi kashka wllky nosobadi insha
Waaw dalmar lajen kasha ka fani
Keep going my brother 💯💯
Walahi caadi ma ahayn legend damar yare ❤❤❤⚘⚘💕💕
😂😂😂😂😂 so funny wallhi wan ka helay barnamijgada hore usoco wallka never give 🆙
Heestan uuqaday heesaha aan jecalahay beey kowtahay❤️
Masha allah kashka nolow zxb dadka noo soo badi
Aad Ayaan kugu TaageeRaa Fanaankeena Dalmar ♥️
UA-camr u soo baxay
Reer muqdishu
Mansha Allah Dalmar yare iyo cabdilahi kashka idin tageera first view
Cabdilahi kashka nagtu u egyahy magaceda ya ila badhaya dalmar yare iguso mesion gareya hada aragtan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Kashka keep going wllky qali🙏
qosolka iska yaree walal waana danbi ee qosolka badani yaan qalbigu ku madowaan
Www qofan ad utagero Abtigey dalmar😊☺
HAMPALYO WLLO 1M GAARI I.A
Kashka marka qososho wlhi waan iska qosla mar waliba happy adiga iyo dalmar so funny ayaa tihiin
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Ninkas isaga dhan qosol socda wlhi horey u soco sxp
Wiil waxaa soo baxay wiilo to ah wlhi qosolkii wiiloo caadiya afkuuba kasaaranyahay
Wr niyow qosolkaga hagaaji
Malayacni ayaa kuqososhaa marwalba qalbi adygna waalagaqadaa wll markaa micno uyeel qosolka xalada hakaqaadin qosolka