Sidee ku iibsan kartaa Crypto Gudaha Binance - Buy Crypto In Binance.
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- Halkan Kala Xiriir Amka Stock wa.link/lkekfs
Premier Bank Master Card Ku IIBSO Crypto Gudaha Binance - Buy Crypto In Binance..
✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
✔️ You can Contact us Here:
► WhatsApp: wa.link/wtw90d
► Instagram: / omarroshid
► Email: engroshid@gmail.com
► www.tanaadonli...
Halkan Kala Xiriir Amka Stock wa.link/lkekfs
Maka warhaysaa crypto broker aan kugu xiraynin shuruud passport, khidamdiisuna aad iyo aad ay u yartahay loo yaqaan Mexc ustaad?
Haa sida coint loogu gato nosoo samee sxb thank you
Haa sida coint loogu gato nosoo samee sxb thank you
🎉😢
Uzaad see lacagta uga soo saaran kartaa oo wafi ahaaan ugu soo celin kartaa
Sidee USTD ugu bedelan karta Other coins thnkz bro
Saaxiib ma ogaatay
Phantom u dir wll
Muuqaal nooga soo samee walal waan rabaa mahadsanid waxbadan ayaan kaa faaidney ustaad
Ustaad ka soo samee
💯💯💯 Bank Somalia kuma shaqeenayaan
Haa sida coint loogu gato nosoo samee sxb thank you
Mahadsanid ustaad wan ka faiday
👏🏽 Thank you Eng Roshid, wax badan ayaan faaidnay
Mahadsanid walaal guuleyso.
Ustaad waa ku magadsantahay . Ustaad and baa ugu baa hanahey inaa cashir ka
Diyaarisid sida ustd loogu badalo salona
Ama bitcoin
Masha alh ustad🎉
mashallaah waad ku mahadsan tahay caawimaadada ee maka soo samayn kartaa in aan binanciga lacagta iigu jirto in aan kusoo celiyo wallet kayga waafi kolba hadaan ku iibsan karo faaidadayda maku soo ceshan karaa waafi mahadsanid
Waad mahad santahay ust lasoo samee
Hyeh walaal, mahadsanid
Omar rashid zxb wxaad igaa jahil bixizaa youtube bank makuu xiraan karaa xawaladahaaa somalia sidaa IBS bank iyo dahabkashil
Ustad jawabtada waa ii muhiim thans
Maya walaal wali UA-cam kama shaqeeyo wadanka
Masha allah brother great video
Mahadsanid walaal
Sxb Kenya joogaa mpesa maku gadan karaa
Mahadsanid sxb sificaan ayad dhalinta u lashaqeysa waxd no so sameysay hadi eey macquul thy sida coinka loo iibsado iyo sida logasaaro lacagta
Hyeh walaal mahadsanid
Ustaaad passport ma shardibaa in aad adeegsato mise waa laga maarmi karaa ??
Shukrn bro
Thanks lipaax 100 doller meeqo jaraana transection fee ahaan adoo mahadsan
Omar walla side usdt loogu iibsado coins kale noo samey video mahadsanid❤
Mahadsanid sxb mcn
Lacagta mrkaa aad coinka iibisid ma ku shuban kartaa cards kaaga?
USTD SIDEE UGU IIBSAN KARTAA COINS KALE SIDA BITCION SIDEE LOOL SOO BIXI KARAA UZTAAD INTAAA NAGA CAAWI🙏
@@abdilaahinuur3831 USDT markaan iibsato convert ayaa dhahee coinka rabtid ku badalanee markaas
Waan sugaynaa ustaad ka soo sameey muuqaal
Ahadsanid walalkey
Sidee uga labixi karaaa lacag igu jirto binance anigo heysta waafi master card ama ibs bank
wa suasha aan iswaydiinayo
My brother Omar I would like you to provide us with a video on how to exchange USDT to Bitcoin.
I hava full respect for you my brother 🤴🏻❤
Insha Allah walaalo, mahadsanid
@@Omarroshid Adigaan Mudaan wll
waannu rabnaa ka soo samee muqaal sida loo loo maalgashado solana or bitcoin or other coins thanks
wll
Markaad sidaan ugu shubatid kadib ayaad gadaneysaa waxaaad rabtid sxb
Cash ma la dhigan karaa Waafi ama withdraw ma aqbalaya mise waa deposit keliya. Mahadsanid
Asc Subax wanaagsan istaad Omar , mahadsanid
Ma Xuma Lkn Dhalinyaro wax aad Aqoon Ha iska Gelin Haddii kale waad ka shalaayin😢😮
Haa wll ka soo hadal sida usdta loogu qato coins kale mahadsanid
Lacagta marka hore ma master cardka kuso shubanayaaa ustad
Thmks bro
Qof aan passport haysan kwrn
Brother CoinEx exchange-gaas kwrn sxb safe ma yahay passport la aan ayaa la isticmaali karaa ayaan maqlee
Haa kansoo samee walal
Walaal sida udst loogu badalo bitcoin ama coins ka kale iyo sida loola baxo markaad faaaidid noosoo sameey bro waadne mahad san tahay
Oo ustaad ma waxaad wax kaga iibsankartaa uun mastercad lamagaca ancouteka xisabtaada mise card kasta wuu kaa yeelaya hadii aanu xataa card magacaagu kuu ku qoranyahay ahayn bal arinkaa naga jaahil saar insha allah
Kasodiyaari videos qabka logu badalan karo usdt coins ka kale hadhowna hadaa faaiido logala bixi karo .
Ustad mahadsanid
Ee wxad noo sheegtaa sida usdt loogu ibsado bitcoinka kale iyo
Sida loogala baxo lacagta
Hyeh walaal
Sxb lacaag sidaa luugashoo waa layaaqaan laakin lacagtaada diib umaa cishaan kartiid
Coinx iyo trust wallet kasoo hdal wll muuqal nooga samee trust wallet
Exchange Yada ka vcn waayo $100 %2 kaa qadanaa halka bankiyada markii laisku daro paymentiga kaa jaraan Total $7
So mar walba Exchange Yada vcn
Ta kale withdraw ga suall ka taagan waayo exchange qaar free malagu bixi karaa kaarka bank anoo usdt haysto suaal is waydiin mudan
Mahadsanid walaal
waa qali feega
Waaba qarise Sidee EVC to wafi lacag logu kala gudbiya
Maluga la soo bixi karaa lacagta crtpo primier banka iyo waafi
Muuqaal gaara ayaan Kasoo sameeyn walaal
Pls asxabey waxan rabay qof iga caawiya Payoneer account sida looga furto bank account waaye pls qof icaawiya mahelayaa sxbyaal ?
SXB CASHAR NOOGA SOO SAMEE SIDA LACAG LOOGALA BAXO BINANCE ADOO JOOGA SOMALIA 🇸🇴
waa iga diidayaa ustaad mida kale address maxa la galinayaa
Sidee usdt ugu badalan karaa other coins
Thanks
Mahadsanid walaal
Ustaadi noo soo samey
Hyeh walaal
Ustaad basboor sxpkey igu sameysan yahay
binance e ma ka badali kara i sheeg
Ha wansugeynaa
Soo sameey bro thbks🙏
Heyh walaal
Asc ustaad Muuqaal ka soo samey sida loo galabadalo binance USDT coins ama cryptocurrency
Wcs walaal, hyeh diyaar
MasterCard primer Bank waan galiyey xalay dogecion ayaan 49coins Ku iibsaday balse dib dambe waan u iibsan waayey
Omar Roshid zxp Affiliate marketing Muuqalo noga so same cod si waye Impact sida loga shaqeesto
Hyeh walaal diyaar
Postal code ku waydina maxa la galina marka qofki yaqano ha iso sheego
Muqaal ka soo Samey sxb arday mardhaw cryptocurrency bilaawe ahay muqaladaada bananas waa dawada sxb manad sanid Horace u soco
Ustaad aniga emaa shaqeey nayo iphone lee mow ku shaqeey naa samsungSM-A13 kuma shaqeey nayo Ana baroweyay Ustaad mastaar carka vs waafi
Sidee ustd ugu gadan karaa coinka aan rabo mahadsanid
Haa Muqaal noga soo samee sida binance wax Log gato dhexdiisa
Muuqalka kaso samee sida coinka loo iibsado
The big question is how can I withdraw money from binance to Somali Bank account
Sariflaha karaqisan sida yiksi o kle
soo suubiso premier bank master card ayaa kaa kaafinaayo
Sxb waan leeyahay wanan la bixi kari wayay ma i caawin kartaa@@abdourahmanosmanali7421
Kasoosamey adoo coins KU iibsanaya UST mahadsanid
Nga so samey tliye
Sda coin logu si badashto io io withdrawga
Kasoo samey muuqaal sida coinka aad rabto ugu iibsan karto.
Hyeh walaal
Withrow malagu sameyn karaa cryptocuerency anoo heysta premier walletka maku shuban kara
Withdraw kasoo hadal ustadi
Fadlan adigoo mahadsan
Haa ka so same
Hyeh walaal
Kaso hada acagta sida loga baxsado waafi😮
Ustaad Sidee Usdt kuutaala Binance aad uga bixibkartaa Waafi Master card adoo Somalia jooga
Muuqaal gaara ayaan kasoo sameyn walaal hadii Alle idmo.
Ustaad suuqa waa daadsanyahy kasoo hdl pls😢
😂😂 ohinta jooji insha Allaah waa laga gudbayaa
@@Samiiroonlineofficial Maya hada ayaan isku tuuri rabaa fursadaan waanku duceeysanaayay inuu suuqa hoos usoo yara dago inta bull run ka ween dhicin hada ayaan ka faaideesan rabaa
Hyeh walaal WA diyaar
Withdraw, withdraw, withdraw please
Ani wuu iga diiday ustaad😮
@@abdulaliahmed1918 Information qaldan ayaa gudbisay lagayaabaa
Ustaad iibsashada coinka kusodar
Lkn feegu ad bu qaali u yahay
Sxb soo smee adoo coin ku iibsanayo.
Ustaad maga trump kasoo hadal ma xaaraanbaa mise aaa xalaal
Lacag binace ku jirto usdt ah master cardka maku soo wareejin kara
Muuqaal gaara ayaan kasoo sameyn walaal
zhp wax passport ah malihi waxaana raba inaan forex real account lacag kala baxo maxa xala marka
Walaal Forex ma isticmaalo
Mar walba lacagta marka ey jeebkaada ka baxeyso waa lagu fududeynaa wax kasta e walaalow hadii ad cion wax ka hesho sida aad carkaada ugu so ceshan karto noso sheeh
withdrew soo samee omar rashid
adaaba kaa shakiyeba by
addresska Somalia sidee lagu buuxiyo iyo postcode
Sosamey
Ustad trust wallet kasoo hadal ustaad
Heyh walaal diyaar
Oday noga so same
Ustaad nooso samee muuqlkas
Hyeh walaal
Hadii aan rabo inaa withdrawal sameeyo qabkee u sameeyaaa broh
Waa Fududahay walaal muuqaal gaara ayaan kasoo sameyn
Kasoo samee plz video❤❤
Hyeh walaal
Kasoo samee ustaad adigoo coin gada haa❤❤❤❤
Hyeh walaal
I can't contact the link you pinned in the comment
Linkiga Ku dhufoo walaal
@@Omarroshid Even if I click the link it sends me to your UA-cam channel wll oma
1👋
M.a sxb aad ayaad noola dalaleysaa
Mahadsanid walaal
Please withdraw from crypt to premiere bank,, please cashir noga soosamee
Zxp malgula bixi karaa hadhow cardkaga
Muuqaal gaara ayaan kasoo sameyn walaal
Kaso samee